DAYAX DALNURSHE IYO XASKISA IN LABAHDILO YA KADAMBEYAY🙊🙈

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024

Комментарии • 207

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  4 года назад +33

    Naag Karmeed Weeye

    • @ubahibrahim9050
      @ubahibrahim9050 4 года назад +2

      Naag karmed maha e waa doqon mac la afufay ah 2 mid uun in ay kaba fadhisiso gabi ahanba fanka iyo in ay xoriyadisa usidayso maxa walay mariskeda halkas kujire

    • @mariaahmed9762
      @mariaahmed9762 4 года назад

      Arooska wuxuu ahaa qaraabadayda inkastoo ka baaqday waxaa loo yeeray dayax si uu oga heeso arooska marka uu imaaday hoolki xaaskiisa no timid waxayna tiri dayax hal saac joogaa irida ayuuna ka baxaa markaas waxaa loogu jwbay macquul mhnn ilaaa iyo 10:00 hbnimo wa inaa joogtaa way diiday amarkana farxiya bixisay ka dib waxaa la dhahay lcgta noo celiya waana lagu oriyey ma u ciyaariyo aroosada dhahay saas ayey wax u dhaceen ka dib keyow ayaa la wacay saas ayaa loogu sacbiyey ilaa 10:00 waa joogay

    • @shushucalishushucali2462
      @shushucalishushucali2462 3 года назад

      Abdulhi awey maryan ruun

  • @somalitwinsbro4462
    @somalitwinsbro4462 4 года назад +58

    Asc waxaan nahay wiillal mataano ah waxaan furanay youtube channel 🙏🙏 nosaara

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 года назад +20

    DAYAAX WAA NIINKA UGU WANAGSAAN RAAGA SOMALIYEED AADBU UU QADARIIYA

  • @saidohayle8694
    @saidohayle8694 4 года назад +17

    Qadar keyow mahan inshaqadiisa uu ujojiyo dayax madixiisa maxa yelay shaqada iyo sxbtinamada kala sara teda kalane dayax asigaa lagaraba in uu bulshadisa qanacsado mahane sodono inuu udhaqmo mahan qadarne wuusaxanyahay halagalexdo wiilkas dadkiisa jecel keyow guul

  • @hannasharaf5459
    @hannasharaf5459 4 года назад +18

    Khadar waxba ma samaynin shaqaa loo yimid Dayax naagtisa dhib u keentay.

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 4 года назад +15

    Gurigsia ha jogo hadey sas thy waxn wa shqo haduu qadar ka hesay aroskas wa shaqo wacn

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 4 года назад +8

    Nin naagtisa ku faraxsan baa merl walba la mara hadalkedana adeeca dayax iyo farxiya hore u socda somalidan inta xun baa badane ha u joojinina sidaad ku faraxsantihiin yeela👍✌💝

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 4 года назад +28

    Kalsooni haday jirin JACAYL ma jiro.
    Nin fanaan ah ha Guursan Hadaa rabto inaad Aashuun ku rido.👌

    • @zahradubow4423
      @zahradubow4423 4 года назад +1

      Maasha Allaha cabdullaahi aqliga Allaha kuu barakeyo

    • @djuumanuura8027
      @djuumanuura8027 3 года назад

      Dayax axmed karbash girl set hatbbc

    • @djuumanuura8027
      @djuumanuura8027 3 года назад

      Amish children se bbc bukarey edit face copy

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    Ninka bisniska ah naagtiisa ma.xanaaqdo xukun xad dhaafna waa dhaacatu nisaa nabigana waa ka dayriyey noocaas haduu siaday rabto uu uyeeley ma ahan inay xaniinyaha kaqawto mise bacdeen waa aroos waana farxad ceeb caleek dheh tani waaxukun allahugar.gaaro hadayse run qabto haka.reebto fanka

  • @kaafiyagobaadofficial4232
    @kaafiyagobaadofficial4232 4 года назад +15

    lcg wxb shegi myso plse gabdhisa wxy ku farxsan Tahay hadu u sameyay ceb mhn wx ksta wx ka qalisan inu wxy xaskisu ku frxsntahy inu u sameyo ha waro jcylku dayaax io farxiya💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤

    • @anisomohad8614
      @anisomohad8614 4 года назад

      Wnkugu racsanahy tas😍😙💋

    • @halimaahmed2202
      @halimaahmed2202 4 года назад

      Wan kurac san hay walashey

    • @husseinduk3519
      @husseinduk3519 4 года назад +1

      Oo maxay cunaysaa malin wlaiba hadi ayada la qadariyo ayada maxa mel wlaiba kenay

  • @istel3283
    @istel3283 4 года назад +7

    Waa runtaa walaalkey🇸🇴✍🇸🇴Somali dab ayeey huriyaan dab ma damiyaan ayaamahaan✍🇸🇴✍🇸🇴 waa kugu raacanahay in labada wiil laysku dirin laysku xuuxin✍🇸🇴✍🇸🇴Mar walba dhinac wanaag ayaa wax laga fiiriyaa🇸🇴🇸🇴in laysku maslaxo waan jecelaan lahaa runtii✍✍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yaasiinciise9942
    @yaasiinciise9942 4 года назад +2

    Walle qaboojinta gabadha wxa ka horeeya in allah wadadiisa laraaco oo allah la taali gasho hees waa danbi ninka heesaya oo danbiga ku jira naag buu raali galinaya maha waxu ku mahad sanyahay ee wuxu ku mahadsanan laha inuu heesaha iskaga daayo kadib gurigisa haku raaligaliyo hadday sax tahay waxa ka muuqda lkn ani waxan qabaa inuu yahay nin lagumaysto oo kaliya

  • @fariidomaxamed1645
    @fariidomaxamed1645 4 года назад +9

    masha allaah.waa qoys isku faraxsan oo ixtiraam isku haya
    alle wax fanka ka waraansan ha siiyo

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 4 года назад +7

    Aniga waxan dhihi laha farhiyo ma ehen iney sas dhahado iney ugolato ey ehed oo iska amusanato hadow dayax waxi laga dalbaday sameyn lahaye Wax sas uweyn ma ahan Ilen wa inyar ila Albabka ila Miiska farhiyo gurigeda haiska joogto Ilen ninkeda In lugta ugu hirnato walaga ficanyahy shaqadisa ayba kaxirtay koley lamaane isku faraxsan aya tihin sidas iskugu hirnada ❤️♥️😘🥰

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 4 года назад +7

    Aniga fikradeeyda qadar keenyow wax fiican oosameeyi aniga ba hadaan biiskiisa joogilahaay waan sameeylahaay anigoo saaxiibkeey ceebtiisa dawoolaayo oo oroosadii intaas sugeeysay arooskeeda inoo farxad kudhoco arooskeeda intaas sooqawan qaawisay aaqir laxda yacni ugudambeentii itadoo taagan in hadal eey kanaxdo in ladhoho mafiicno tankale haweenkaan waahaweenka leelat cumrigeeda horiyaa looyiray bun hadiilawaayo badalkiisa marka dayax dalnuushe waxaan dhihilahaay qadar keenyow u mahad celi wlhi aniga heesaha saas uma dhageesto lawadoodana aqoon u malihi lkn waxaan kahadlay rayigeeyga bas wabilaahi toofiiq

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 4 года назад +7

    Asc yey kudaalinin waa wiil iyo abtigiis qadar iyo Dayan❤️🤪

  • @Ummumuhammad-hl4wu
    @Ummumuhammad-hl4wu 4 года назад +4

    Horta aniga kama helo hees,
    lkn waxuu ku tagey dayax wuuba tagey,
    Haduu camirto saaxiibkiis ama walaalkiis maxaa dhib ah,
    Dayax waxaan u arkaa Nin xaasid Ah,
    Waayo meel hadaad ka dhamaato qofkii doono ayaa qaadan kara.

  • @hsadia2799
    @hsadia2799 4 года назад +3

    I guss in lagu xushmooyo choice koda ✌👌

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 года назад +6

    ILOVE HIM AND HE DID GOOD JOB

  • @exxaasle4031
    @exxaasle4031 4 года назад +2

    Kadar keyow tagerihiso like isar

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 4 года назад +7

    Naagta waa naag xun wayo qof Fanan ah iney si xad dhaaf ah ay U xakunto maaha Ninkedana Sharafta ayay ka qaaday daciif bay ka dhigtay

  • @faizoabuukar5624
    @faizoabuukar5624 4 года назад +4

    wlhi kuma frxin qbka ay dyax ula dhaqman frxiyna hdi ay jirto hdlka lga shgyo weyku qaldnathy ilen wuxuso dhaweynooyo waa aroosd ma ahn nag madx bnn wa ngta uu drteda howlka u imdy ilama ahn inuu wrksi run yahy wyo dayx aroos ayn ku kalny frxiyana wey la scotay gbdho bdn aya swro la galyy frxyo mrke gbr so ag istgto wey ubannysy si ay swr ula gsho wlibo arosks dhexdisa wxn arky gbr fudd qbto dayxna aad utaagerto mrke dyx argty sida amal deymon cml hab usiiisy iydo frxyo jgto hda mey bilawe inee dhhdo ninke nag lma so kri krto iln ninkeda in la tgero wey ogthy ani ahn ma aminsni ee ddka aya frxiyo ka mseryo

  • @ridwaanali4692
    @ridwaanali4692 4 года назад +2

    Dhilo mazayr iyo fanaan gursi 🤔

  • @sihamyusuf2547
    @sihamyusuf2547 4 года назад +2

    Dayax dalnurshe waa lahesto Naag walan waye naagti la Aroosayo kamaseraysa xanuun waye gabadhaan waxeda kadarey waye

  • @hireqalbi5505
    @hireqalbi5505 4 года назад +1

    Wiilku ma noole😁xabsi bukujiraa mad na dhahdaan😏😏

  • @YusufAli-dj5em
    @YusufAli-dj5em 6 месяцев назад +1

    Dayax.Guleyso.waa.nin.wanagsan❤🎉

  • @sacdiyocooking3783
    @sacdiyocooking3783 4 года назад +1

    Naag fiican waaye

  • @xafsocali9365
    @xafsocali9365 4 года назад +2

    Danbi waxaa ugu filan heesta rabbi hasoo hanuuniyo wanku faraxsanahay inuu ku dhegdhegin mid ajnabi ka ah naagaha taas rabay oo ku qeeliyay waxaan leeyahay rabbi ha soo hanuuniyo

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 4 года назад +2

    Gabar aroosad ah mey ka miseeree hadii uu daba socdo iyo hadii hor socdaba waa qof la qabo waye keeyow na waa doqon meel walalkii lagu xumeyay buu ka heesay

  • @exxaasle4031
    @exxaasle4031 4 года назад +1

    Wll dayax xoolawaye waqtiga yuu kaalu minin

  • @sharafiinaofficial4893
    @sharafiinaofficial4893 4 года назад +1

    Ayagabo gabadha wey ka oysiueen weyna niyad jabiyeen in lagarave eheed muxuu dadka lacagta ugu qadanayan hadey xumeynayaa anaga xaskiisa kama xumin walhi markaan aragnay wan kufaraxnay markii sidas udhaqmeyn oo latugay eydiiden malaga farxinlahaa

  • @canabciise6593
    @canabciise6593 4 года назад +2

    qurunka qoyskow yaan lagaadaremin qabyalada iyo eexda ku hadlesid

  • @AliKhan-sq9iz
    @AliKhan-sq9iz 4 года назад +1

    Shugran walaale aniga waxaan uarkaa xaaskiisa ayaa qaladka iskaleh taasi waa araktideeda

  • @umumaida2205
    @umumaida2205 4 года назад +7

    Nagta wa qof xun wlhiy aqoon uma lihi lkn wax wacan ninkaga hadii u ku jecelyahay adan aad jeceshay o aad isu qiimaysan ad ban ugu faraxsanahy tas lkn ninkaga wixi sharaf dhac ma ficna ninkaga sharaftisa ilali

    • @mr-romeo1131
      @mr-romeo1131 4 года назад

      Dayax wa aqyat arintii oow ayan hore kahadlayay farxiyo dartee ayan udayay maslax inan nak laqaado sida darteeda loogu dooray wana kabaxsaday dayax adalkow shegay karumeyay guulesto

    • @umumaida2205
      @umumaida2205 4 года назад

      @@mr-romeo1131 wllo somaliga so qortay wlhiy waxba kama fahmin side wax tiri adigu

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 4 года назад +1

    Hadeyba taasi jirto waay ku qaldantahay xaska dayax cadadiska noocaas ahna waa ceeb

  • @jecelowxaragojecelowxarago6263
    @jecelowxaragojecelowxarago6263 3 года назад +1

    Xaqiiq xarvaney 🔥

  • @somalicomedian8511
    @somalicomedian8511 4 года назад +8

    Mey sxp dayax markasta muuqaldanyahy Wayo meshan waashaqo
    Qofkasta waxeyradsata wixi udan ah
    Ok
    Midakle qadar keyow wuusaxsanaa
    Madama uu shaqadisa ilashanayey
    Wayo manta hadii aad waxgadeysid ooqofkle aasaxibi tihinkulagadayo
    Xita wllka hoyadadhashay
    Ooshaqadalagaceyriyo
    Adinah madheheysid wllkey maxalogaceyriyey wanbaxaa
    Wyo adi wadshaqeysanosa wllka ama sxpka shaqada asaanacay
    Siduudonaba haunecee
    Somaliyey calosha hala iskufuro
    Gacmo wadajirbey waxkugoyan

  • @روروثلاث
    @روروثلاث 4 года назад +1

    من زينها شايف نفسها

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 4 года назад +2

    Waa saxan yahay dayax dalnuurshe
    Mada uu lamaanihiisa
    Raligeliyey

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 4 года назад +5

    Somali wareer madeyso labo isjecel lama daaynaayo kuwa iskuxun lamadeynaayo somali waxaa kubatay xiqdi subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah

  • @fardowsacisman7959
    @fardowsacisman7959 4 года назад +2

    farxiyo iyo dayax keep going

  • @fardoosa1239
    @fardoosa1239 4 года назад +1

    Dadka maxa kagale nin iyo nag is qawo hees ee rawan iyaga qalad walahi

  • @aminasheegow8429
    @aminasheegow8429 4 года назад +1

    😍💞💞💞😍😍💯💯💯💞

  • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
    @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 года назад +3

    Naagta ninkii aroosaaye aaway muu isaga la ciyaaro Dayax iyo Xaaskiisa guul iyo gobanimo

  • @gabarbanadir69
    @gabarbanadir69 4 года назад +1

    Riham love ❤️ I agree 100/100 percent your opinion Manshaa alaah thanks my sis 👏👏👏👏👏👏

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Aww, ihihihjihihihi yareyfarxiyeeetofaceedakaroon fariiidad iyaaaaa seebaaye malaroonoo waatane.familiyaale

  • @lijpesoma5254
    @lijpesoma5254 4 года назад +1

    Asc walaalkey cabdulaahi muxuu kuhaystaa qadar maaka hadashid Qadar inuu ka gardaran yahay maa usheetiin doqoka dayax ah ilaahey waxaan kaber yey in uu xaqii qadar kasoo baxdo waa maxay wanaaguu suubiyey maskiinkuu dulsaaranyahay isagaba kategey lagacta muxuu uqatey dayax inuu kaxumaado waaqad gabdhaha wuu kabaqay sababtoo aha gabdhaha wiilalbaa ladhashey ayaa wasaya qararka dayax hajoojiyo qadar yan lagu dibaawin ninweyn baatahay wiilasha heshiisii walaalkey qadar waarufiyaan wiilkaas yaa isdira y qabrigiisa ha gubtee wikaas dabka shiday

  • @aminasheegow8429
    @aminasheegow8429 4 года назад +1

    😍💯💯💯💯

  • @aishaomar4003
    @aishaomar4003 4 года назад +2

    Nin walbo aqtiyarkisa ayuu leeyahay qadar keyow wuu saxan yahay 🙏❤

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 4 года назад +1

    M.a ugas ad baad u falanqeyae arinka qab oditinimo ah horta dayaax iyo xaaskiisa waxba way Ku heshiyeen wana will dadacad u ah xaskiisa m.a marka xaskiisa maraarka qaarne way waxaad moda ineey ka bad baadineeyso wayo ninkani waa faanaan faanaanee waa bulsho nadanyahay arinka khaderkeyow uu sameeyeey waa laga ficnaay wayo mel lugu xumeeyeey saxibka luguma labto hunguriga sharafta ayaa ka qalisan

  • @kahmed7150
    @kahmed7150 4 года назад +1

    ASC waraa dhiici Karti in labada Canaan la wada casuumay xafladda mar hadii you Ka baxay dayax meeshi was inuu buuxshaa works kale macaw yeelay qarash ayaa meesha kaga baxay qofa aroska qaba

  • @hafsamohammed8745
    @hafsamohammed8745 3 года назад

    Wana so raga kala logabahayo.Allow raga iyo dumarka isqawa nolosha umacaney

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Iyaaaaaah, waa lay garab socdaa farxiyeeto khayrto dumaar caday yarta lajecel princeseseseses maaamusho aqoonbadan caqli badan hablaha dhigey uwato qiimobadan ahaoo qadarinbadan iyo darajo leeyahoo wax badan lay soo dhaweeyaayoo latgu farxaayoo muuqayga iyoiyo.tu ii dhigmatana maleh Nolol. Familibaynu nahay reero.asww mashaaaalah.

  • @umumaida2205
    @umumaida2205 4 года назад +1

    Ninkas dayax waxan huba in una nin zxp lahayn sababto ah qof dumar o xaaskisa ay umad ka dhex sartay

  • @musdafabdi7964
    @musdafabdi7964 3 года назад

    Mawanaagsano in sidaa looladhaqmo dayax wlhi wa family ga ugu quruxda bdn dunida lagana hadl hayo mel wlbo frxadooda masha allah hore usocda dayax iyo familygiisa 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 4 года назад +1

    Gabar in uu laheeso mafiicna ayaadoo uu danbi ahaa fanku hadane dambikalle waaye oo kamaqan

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 4 года назад

    Waa hubaal waxaa dabka sii hurunaaya dhalin yarada dab munaafaq shada waxaa Ku gubda muumun 👍👍👍👍🌹🌹🌹🙏🙏

  • @gabarbanadir69
    @gabarbanadir69 4 года назад +1

    Abdulahi moalin Hussein libaax nin aan caqli Ku tiriyo ayaad a tahay fatlan ninkaan keligii aduunka xaas ka qabo inta naga dayso wax ka qiimo badan oo lagula wadaago keen ama aan comment aan ka bixino nala Wadaag 👌😅😅😅😅

  • @عليمحمد-ش2ل9ن
    @عليمحمد-ش2ل9ن Год назад

    Garoob ay aheed matkuu guursanaayay farxiyo dayax waa wiil kareer ah

  • @zamzamadan6664
    @zamzamadan6664 4 года назад

    nin fanan ah Ayan gursana nagna ma arkikaro Mel islamagasho anako nin fanan ah naqabin ayaba masernadile kkkkkkkkkkk

  • @aashajama2011
    @aashajama2011 4 года назад +1

    Asc haduu xaaskiis uu qamcinay uu jecela yahay muuba isaga baxo gabar wey la heesi weyna soo ag istaagey maxaa yeeley adigaa tiri fanan ayaa noqo masajidka gal markaa gabar kuuma soo dhawaaneyso waa iney ku tiraahdaa heesaha iska naaf mid kale fananiita ayagoo xaasas qabaan ey gabanaha la heesaan jecelka ayaa qalad laga fahmey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @samircade2981
    @samircade2981 4 года назад

    Adiga xitaa isku diraale ayaad tahay
    Innamiim laa yudqululjannah

  • @maryamabdi8161
    @maryamabdi8161 4 года назад

    Naya naima barre farhiya aadab kayelo weyna kusaxsante ninkidha leee rebatee

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 4 года назад

    Shaqadada iyo famliga kala saar fanku sidaa maaha dib isugu noqo dayaxoow Waxbaa kaaqaldan fanka iska dhaaf diinta faafi yaaab 😂😂😂😂😂😂

  • @nwlabdillahi8684
    @nwlabdillahi8684 4 года назад

    Aniga ahaan waxan oran lahaa. Farxiya way khaldan tahay inay Ninkeeda udiido Inuu caruusada uheeso. Waayo ninkeedu waaa fanan somaliyeed marka lagayimaado inuuu yahay xasle waliba hore uga hadlay Inaanu gabarkale laciyaarin.

  • @abdullahiali8674
    @abdullahiali8674 4 года назад

    Dayax ma ahi wax jira wax kaloo ka xun ayaa sugaya nin inkiray qabiilkiisa jareernimadiisa habunbuunin dayax waa wasaq

  • @deeqoluul7800
    @deeqoluul7800 4 года назад

    Dayax dalka nuurkisa cadowgada gacta ka hoos walhi waa wiil qadarin io karamo leh ad u dulqad bdn 10 sano ayu somali u dulqadnaya Mashallh

  • @nasriinsiyaad6887
    @nasriinsiyaad6887 4 года назад +1

    Qadar ba ka dan Bey wilka coman tiga nee run bu ushegay

  • @maryanmuuse7336
    @maryanmuuse7336 4 года назад

    Soomalida waxbaa isaga qaldan nin walba codkiisu bariis ku raadsadaa haduu dayax janiskisa ka faaideysan waayay qadar looyerey waa ku qasban yahey in uu ka shaqaysto dadka dhahaya sxbki ayaa laxumeyay maxuu ka soo dooney awal sxbkis malacagtu wax ka siinayay waa maya dadyahow wiilasha heysku dirina

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 4 года назад

    Wlhi xajiyadisa aaada ayuu u rali galiyo

  • @naciimaali8664
    @naciimaali8664 4 года назад

    Aniga waxan Lula talinlaha Dayax in uu fanka isaga baxo mar hadu sababto ah fananimada waa shaqo marna hadatahay shaqaalo waa in aad ka amarqadato qofka ayaad.u tahay shaalo marka wuu istahilaa in lafowdeeyo xita kun madaxa logajibiyo
    Tan labad Khadar Keyoow wax qalad ah
    mu samen shaqadisa ayuu gutsy wuuna ku mahad sanyahay

  • @maryamashariif6851
    @maryamashariif6851 3 года назад

    Fanaanka qadar la yiraahdo wax walba wuu ku saxanyahay waana ku taageersanahay falkii uu ku dhaqaaqay maxaa yeelay sidaad bulshadaada u qanacsato waa in aad u sameesaa wax walba oo iyaga raali gelinaayo muhiimadu ma ahan in uu arooska uu ka heesay muhiimadu waa aroosyada kle oo ka dambeeyo arooskaas ileen haduu isna ka tagi lahaa shaqadiisa bulshada wee ku faafi laheyd in uu khadar uusan rabin in meel lagu casuumay diiday fanaanka dayax isaa goaan ku gaaray wax walba oo ka soo gaaray arooskaas marka isna goaankiisa wuu ku saxanyahay dadka kle ee arooska fanaaniinta ugu yeertayneh waxaan leyahay wax fcn maadan sameynin mee san aheyn qof baniaadam ah in aad buuq ku furtaan aduunyada waji io wanaag ayaa lagu joogaa marka hadii dhaci weesay sidaad wax u rabteen waxaa wanaagsaneed si sharaf leh in aad ku tiraahdaan walaal waa iska bixi kartaa oo si wanaagsan aad ku dhameyn karteen maxaa yeelay hadaad si wanaagsan ula hadli laheydeen iyadoo is qab qabsi imaanin wuu idinka tagi lahaa waliba si sharaf leh

  • @fadumomohamed2857
    @fadumomohamed2857 4 года назад

    Hahahahaj walahay waa sheeko cajiiba haduuba awal horay uu u sheegay in ay daba dhigtaan mahayn cadaw badana waba leeyahay wiilkaan reerkisa u go.ay

  • @mohamedhashi2362
    @mohamedhashi2362 3 года назад

    Gaabdha waalina haaday tiirahdo xaabiibi shaaqada ayan kuuracaya ooshaqadi iyo biilki iyo caanhodi aankeni waayo soo dhibmaha saas waanwada haasana guuriga aya noo joogan shaqada iyo jaacelka shooga aha haalkal saaro raagow

  • @Haniyeta1
    @Haniyeta1 4 года назад

    Been badanadii walalow maalin walbo aan ka daawanaa RUclips asagoo maslax gabdho la taagan aroosyada uu joogo iyo showyada Waxa uu diidaa waa in gabadh la heesaa!

  • @saafiismaacil641
    @saafiismaacil641 4 года назад +2

    Waa layaab arin taan

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад

      Subscribe igu caawi walashay qali mahadsanid

  • @shamsajama4931
    @shamsajama4931 4 года назад

    Walaalow hadan arkay fiidiyowgan marka wiilkan fanaanka ah haduu rabo inuu ahaado fanaan waa inuu gabadha uu qabo la hadlaa hadii kale shaqadiisa fanaanimada uma shaqaynayso nin fanaan ah waa nin bulshada oo dhan ay hor istaagayaan isbeshali gabadhaha

  • @hafsamohammed8745
    @hafsamohammed8745 3 года назад

    Dayax dalnurshi xasakisa utihgiliya m.a

  • @fahmofaarax5975
    @fahmofaarax5975 4 года назад +1

    Masha Allah fariyo Allah ku xafido naag karmeed waaye ❤

  • @ilisaalii7823
    @ilisaalii7823 4 года назад +1

    Alla dadkana wil fican u xaskisa jaceyl hadi la arko wala cayna hadu xumeyo nh wala cayna dayax io xaskisa maseer aya idinka hayo wlh cadawgena onolada wll dadkan ha u jojin farxada ayey ku qori la yihiin horay usoco❤❤❤👸🤴🌹💯♥️

    • @anshaxmedia9221
      @anshaxmedia9221 4 года назад

      M.A Thank u Sis In.A Tcla Wan guleysaneynA Adun io AkhirBa

  • @xamdimohamed1237
    @xamdimohamed1237 4 года назад +1

    Somalidu wafadulmiran haday diday maxay max lagaxayeesino

  • @shushucalishushucali2462
    @shushucalishushucali2462 3 года назад

    Abdulahi waxan kuwey dinaya maryan ruun awey wll

  • @faizoabuukar5624
    @faizoabuukar5624 4 года назад +1

    hdaaa caaan nqto sabr ayaa lo bahnyhy wlhi anigo can ehn aybo ka xnqp ddka qr wexe so qorayn

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 года назад +4

    DAYAAX DALNUURSHE WAA NIIN AAD UU WANAGSAAN JACEELKIISANA HAADUU HEESTO MAXEEY KA RABAAN

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 4 года назад +3

    🇸🇴👍👍❣❣❤❤❤🙏🏻🙏🏻

    • @deeqomohamuud73
      @deeqomohamuud73 4 года назад +1

      ❤🙏🏻❤🙏🏻❣❣👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @faizoabuukar5624
    @faizoabuukar5624 4 года назад +1

    ddka qr ee comntyada so qora wa mucjiso kma firsdan wexy so qoryan mna is dhahn wu dhiba qoflkan

  • @sacdiyocooking3783
    @sacdiyocooking3783 4 года назад

    Waa laga masheerasan yahay

  • @aishayarrashidan3537
    @aishayarrashidan3537 4 года назад

    ani ahanteda sxbtinama iyo shaqada wa kala mid

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 3 года назад

    Dayax 👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 4 года назад +1

    Asckm my family lovely aanjecleen seetahiin

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 года назад +1

    Masha alh geep going

  • @ilmaaabochannel7019
    @ilmaaabochannel7019 4 года назад +4

    Adiga ninyahow nin weyn aya tahay maxa ku daba dhigay dadka is qawa war ilahey ka baq nin wax wangsan shegayo aya u maleysa war ninyhaow views raadi lkn hebel aya nag furay iyo heblaayo aya la furay waxasi wa ceeb somali dhaqan uma siiba raga in ay waxasi ka hadlaan isku xshow dee walale dad afarahooda kabax tada mel u yeel dhibkaan manta aad view's ku radineyso berito adiga ayu ku qabsan donaa maxa ku hadli doonta war si kale wax ku raadi sidani wa ceeb walale

    • @ummuhafsuus4966
      @ummuhafsuus4966 4 года назад

      Walal anigaba waan yaabay ninkaan hadalka kama firsado

    • @daadirbashaash4816
      @daadirbashaash4816 4 года назад

      Wllo si xun wx ufahn tay qofka marku youtubaro yahay xaq ayuu ule yahay inuu wx so ban dhigo ficil xuna ka musan hadlin arin dhacdy le ayu noso bandhigay mrka wll isku lawo

    • @abubakartagtagsade3169
      @abubakartagtagsade3169 4 года назад +1

      Nin kaan waxuu is ka dhiga qaf wanagsan lkn ma wangsano asiga ayaaba dumar lafuray iyo nin naag furay ayuu kahela taasi waa ceeb wax kale maa ka hadashit

    • @ilmaaabochannel7019
      @ilmaaabochannel7019 4 года назад

      @@daadirbashaash4816 si xun waxba uma fahmin brother ee ninkaan maficna waxyalaha uka hadlayo nin rag ahna kuma wangsana bal kwrn qofka u leyahay xaskiisa ayu hoos u dhigay hadi aad adiga ahani lehed mx daremi lehed waxasi wax nin rag ah ku fcn mahan in u ka hadlo lkn asaga hunguriga aya mel xun ka galay

    • @daadirbashaash4816
      @daadirbashaash4816 4 года назад

      @@ilmaaabochannel7019 ok pro lkn sxb qof wx mowsan ka shekin xaqiqda jirto le ka hadly mrka dhb mlhan qofka si un wad ufahmi kartaa nrka fakirkaga iyo araktidada wd ufuran tahay keep going

  • @abubakartagtagsade3169
    @abubakartagtagsade3169 4 года назад +1

    Waa inuu shaqesta layada gurigeda joogtaa

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 4 года назад

    walee Somali qabiil kama tagto

  • @ayaandhoolayaan8248
    @ayaandhoolayaan8248 4 года назад

    Sax wllhy runta bada ka hadashy

  • @BB-cn1dl
    @BB-cn1dl 4 года назад

    ayada maqabo ama iceka maqabo

  • @هينوي
    @هينوي 4 года назад

    Waa wacal lacagna
    Way rabtaan uf

  • @fartunali8451
    @fartunali8451 3 года назад

    Adiga taas maxaa kaagalay

  • @jamanesofficial8842
    @jamanesofficial8842 4 года назад

    Dayax waa laga qaldan yaxay

  • @marwadahir927
    @marwadahir927 4 года назад +2

    So rac si ad war bixin dhameys tiran u hesho