Baga baga baga waan ku faraxsanahay mujrimiintu inay ku dhamaadan Inta daacada ah ee muslimka ah ee aan daalimiita ahayn ilaahoow kabad baadi kuwa damul jadiid iyo kuwa taageersana ilaahoow kudhamee
Adeer mahad salaad waa halyey wuxuu mudan yahay in loo dhiso taalo loo dhiso xasana waa ninka ugu daacadsan wixii madax na soo maray waa farxad warkaaga caawa good thanks
Sanbalooshe in La fashiliyaa la Rabaa Laakiin sanbaloolshe waa ka dheereeyaa mahad kawanle ugu horayn inuu kala diro ciidanka nisa uu mahad meesha keensadey
Istaqfurullah dadka dhahayo baga wax fican maha waxa dhimanayo wa somali haddu alla badbadiyey lascano nabad ka dhigey xamarna illahay ha kadhigo nabad wa maalin Kheyr leh o soonka u dambeya illahow dhinac walbana somali nabad ka yeel illahow isjeleysi dhaxdoda baraf iyo biyo qaboow dhaxdhig amin somali wa dhigeye meelkasto u joogo farxad ku noolada o nabad ku ciida ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
TAASAA WELIBA XASAN RABAA IN UU MASUUL KANOQDO HUBKA SOO SOCDA MADAAMA CUNAQABADAYNTII LAGA QAADAY SOMALIA. HUBKII LA KEENABA DALKAA LUGU DUQEYNDOONAA.
wll cabdulaahi balwaan waad mahad santahay. Maansh allh maansh allh ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🙏🙏💕💕🇸🇴🇸🇴👍🎊🌻
Balwaan weriye qaaliya wadani dhab ah noolow mudane ❤❤❤❤❤❤❤❤😂
Cabdilaahi balwaan ilaahay haku xafido
You are the.most honourable professional somali journalist in the century base on the reality on reporting
Maasha ALLAAH
BALWAAN waa sax nin runsheg ah aa tahay ❤❤❤
Cabdulaahi ha oron qaran qaran soomaaliya kama jiro iminka
Somalia no government no police no justice too much corruption
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Baga ala farxad waynaa waa bishii laascaanood caawoo kale lagaraacayey ee uu xasan iyo kooxdiisu dhaqaalaha iyo hubka kusiinayeen in caruurta laascaano laduqeeyo oo kufaraxsanaydeen damul jadiidow kudhamaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤farxad xasanow kudhimo
Saas ha dhihin qaali xumaanta qofkii geestay ayaa ilaahay ka jaaseenayaa ,wanaaga ka xignaa ilaahay naga qaaday ayaa mahad leh iyagana xaqa ilaahay ha tuso❤
Sifican irir shamaale balo idin dartay nabsigi ayaa ku soo deg degay reerihi daarood ka nebcaa
@@mohamedmohamud4316wll
@saynabdaye7382 wll ilaahay ayaa u hiiliyay umada islaameed ee reer sool iyo ducadayadii intayada caafimaadka qabta from dir cafimaad qabta
❤❤ssc Xataa kabihii ciida ayey magacaaga ku qoreen ❤❤❤❤ forza grande giocatore Balwaan
mr balwaan waxaa tahy ninka fog qabiil iyo qurun oo og in somalinimadu ka macantahy qabyalada guuleyso cabdullahi balwaan walal
Shacabka ilaahay
Ha badbaadiyo iyo inta daacada ah
Dulmi jadiid iyo inta dulmiga kuraacdayna ilaahay haka dhameeyo
xasankaasaa leh soomaaliya anaa saan doono kayeelaya dastuurkeedii isagoo aan ka talin karin xamar wuu riyooday walee
Ha lasoo Qabto Mahad Salaad binu Kaaratee Aabaha Qaraxyada!
Aabbaha Qaraxyada MAHAD Salaad
Waa Argagixiso no.1
Baga baga baga waan ku faraxsanahay mujrimiintu inay ku dhamaadan
Inta daacada ah ee muslimka ah ee aan daalimiita ahayn ilaahoow kabad baadi kuwa damul jadiid iyo kuwa taageersana ilaahoow kudhamee
cabdulahi balwan walal mahad xasan dhamantood waa afduub waana la ogyahy in aan wadanku dagin baa la rabah waa mashruuc besha calamka they know that
Xasanoow maha ka soo bax 😂😂😂 I love that
Me too 😂😂😂
Oo ma ayakii lee isa saaraya😅
Subxaana lah iloow umaddada usoo gargaar ilaahow cadawga naga qabo yaarabi adaa raxmaan ah oo raxiim ah
Run badane cabdulaahi Balaam💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
Tareen ka xasan qaa’in waa kaa Dee Asaa xilal u ma gacaabay Ragii AS wax ka soo ahaay, waa dowlad wada Khawaarij ah 🫵
Abuu maahir mahad salad wan ogayn waxas inay dhacayna xassan duufle gurgurte wle wax badan ba Ku dhiman
Waa mirihii uu gurtay xasan shiiq yaa isgaatar reer maxaan cunaa
ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤
Mahadsanid weriye🌺🌹💐🌻🌻🌹💐💐💐🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
Mahad salaad sira waaweyn ayuu xasan shiikh ka hayaa !
cabdulahi balwaan waa iga qoslisiyah mahad kawaanle
Asc. Cabdulahi Balwaan. Ciid Mubarak kuli caam wa antum bakhayr. 🎈🎉
Alle ha ugargaaro shacabka masakiinta ah
Nin abeesa koriyoow adigaa u aayi xasan sheikh iyo sxb maahir geel qal laba tuug anugkaa leh midhihedii wataas aragti gaab yadii
Xasan dhiiqo dalka halaga qabto
Hassan Sheikh waa burburiye Somaliyadii wacanayd
Asc ruun sheeg Ayaan tahay wadani dhab ah waa balwaan ka hufan qabiil❤❤❤
ALLE Somali iyo dalkeena ha u gargaaro dhib ayay kujiraan umada somaliyeed gaar ahaan caasimada somaliyeed
Adeer mahad salaad waa halyey wuxuu mudan yahay in loo dhiso taalo loo dhiso xasana waa ninka ugu daacadsan wixii madax na soo maray waa farxad warkaaga caawa good thanks
Balwaan xasan shiikh
Iyo maĥad waxbay
Isla ogyihiin
Wuu uyaqaan aqoon Xasan ee faro ayaa laga hayaa. Danbi ayey geliyeen way kushaqaysteen kadibna Rikato. Ay ugu haysteen. Xasan Culusoow kusoo dhawoow h.g.
Habargidir wey dhowdahay
Mahad salaad waa alshabaab
Xasan & mahad & yahuudz waxbsy isla ogayn
Sorting xasan guurguurte laga haayey haduu sheegaa mahad salaad kkkkkkkkkkkk hayeey xasan waa lagu sheegaa shangalalax
سلام قولا من رب رحيم 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
, HASSAN SHIIKH iyo isagu waa isku mid. Adiga stay safe hadaa wali joogto xamar.
Cabdullahi Balwan Tooshka midnimada Soomaliyeed.
Mahadsani Masuul.
Viva Balwan
ANIGA HORAAN U SHEEGAY HADDII MAHAD SALAAD UUW XILKA KA QAADO XASAN DHIIQO WAA KA SHALLAANAYAA WAA MARKII LA WEERARYEY HOTEL XAYAAT
subxaaanlah
Gurguurad miyaa dhacay caawa😂😂the first of
Run sheege Mohamedow soo baxa xasanow soo bax musiibao Allaha idinku rido
Bismi Allahi Raxmaani Raxiim.
Walee waa yaab 🤫. Shacabka masaakiinta ah Allah badbaadiyo.
Hee kaxaab xaabiya dheh hays casilo xasan shek
Hayey
rabiyooow nagaqabo yaaa Allh yaawaduuud🤲🤲🤲🤲🤲💔😭😭
WAA WEYRAXAA MAXAD QARAXUU WADAA MAHAD GALMUDUG ALOOW HANOO KEENIN ALLOOW SHARIISA NSGA HAAY REER GALMUDUG ALLAHA IDIN BAD BAADIYO
Sanbalooshe in La fashiliyaa la Rabaa Laakiin sanbaloolshe waa ka dheereeyaa mahad kawanle ugu horayn inuu kala diro ciidanka nisa uu mahad meesha keensadey
Aamiin alla ha bad baadiyo f mj
Umada ha idinka iido sharkiina Allaha idnku cesho
Istaqfurullah dadka dhahayo baga wax fican maha waxa dhimanayo wa somali haddu alla badbadiyey lascano nabad ka dhigey xamarna illahay ha kadhigo nabad wa maalin Kheyr leh o soonka u dambeya illahow dhinac walbana somali nabad ka yeel illahow isjeleysi dhaxdoda baraf iyo biyo qaboow dhaxdhig amin somali wa dhigeye meelkasto u joogo farxad ku noolada o nabad ku ciida ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Marki la duqeenayey lasacanod hawiye iyo isaaq heeso macaan iyo niiko ayaa u daarnaa xataa islaam nimo waa ugu naxarisan waayeen subhanalah marka nabsigi ayaa ku soo deg degay irir shamaale micnaha qol yihi daarood naceeb ka
@@mohamedmohamud4316daarood iyo hawiye ma taagna calanka buluuga iyo somalinimo ku dhimo qabiiil muxu taraya intad hawiye iyo daarod isku hysatan Oromo idin qabsanayso o walhi ah
Waa kuwaa duqeeyee Aaway dawoladii Xamar Xasab Dameer
Dad dad koodi Ilaashaday buu
Lahaa Anigaa Xukuma Seyelac
Hawiye Idha Adakaa isku sheexa
Dhiiga Islam ka Joojiya
Salaan Sare brother Balwaan,
Hassan Sheikh asaga laftigiisa ayaa shabaab ah maxayeelay Ciidamadii Qaranka waa la tirtiray Hassana Ma ka lajeclayn
Mahad shaqadiisa horey buu ka bilaabay hhhhhh ar ninku dhaqsa badanaa
Waa lakala shakiyey waa la isu badheedhey baa ka dambeysey miyaaa
😂😂😂
MADAXTOOYADA WAABA YAR TAHAY XASAN DHIIQO IYO AADAN MADOOBE TOODII BAA SOO GASHAY OGAADA
Guul balwaan
abwaan cabdulahu balwaan
Brother codka iska hagaaji ayaantaan dhan maqalkaagu wuu yar yahay, aad ayuu u hooseeyaa
MUQDISHO WAXAY NOQOTAY NO MAN´S LAND IYO BAHALA GALEEN😢
Mahad siruu ka hayaa ceebaa ka dhacday puntland madaxweenaha ha iska soo dhiibo😂😂😂😂
Mahad salaad waa shaqaysanayaa kkkkkkkkkkk
Subxaanallah subxaanallah
Mahad salad waad mahadsantahay. Shicibka iska ilaali
Xamar waa nabad 2 hoobiyana waxaan aheeyn madhicin muqdishana ragii lahaa oon horgolo aheeyn ayaa ku nool naktaana lagagelinayaa horgolada aad ushaqeyso iyo wixii lamid ah
Fahad Yaaasiin Taliyahii hore. Waaa nooga digay mahad kawaanle. yahay nin laba shaarle ah oo Halis ah. xasan sheikh isagaaa ka madax adeegay.
adeer dulmi qofkii sameyah wa ku soo labana
Jecliyaa jabka .. Mahad karataay.. alaah maxaa dadku ku dhamaday Xamar wadooyinkeda iyo hoteladda iyo hoolasheed
Hassan wa al shabab mahad na Wea amiirkii shacabka somliyeed Alla umaqan 😢🙈
Xasan shiiq iyo qabiilkiisa weeye
Ilaahoow xaq ma moogid
Ilaahay baa. Ku filan. Waxweyn. Maaaheyn. V. Waxay. Ahayeen. 3. Baaloto. Ooo. Kaliyah. Wadanka. Waa. Nabad. Waxaasna. Waxba. Mahan. Hanoo. Buubunin. Waa. Waxan. Jirin. Nabad. Ilaahay. Baa. Keenay. Insha. Allah. Hadanah. Ilaahay baa. Noo. Kordhinaaya. Nabada
mahad salaad, mahad salaad, baad noogu waasheen, haddaad run sheegaysaa maa lasoo qabto oo kadibna maxkamad militari lasaaro oo Immadda laga dhexsaaro
Ok
Xasan Sheekh nin dawladnnimo wax ka yaqaan ma aha . Isago waxba faraha ku hayn buu boqortooyo doonayaa.
dulmigii reer sool bishan oo kale sanadkii hore 2023 waa kii xasan sh argagixisada. snm taageerayey jecliyaa Xasan jabkiisa arey fillada kasoo bax
Muqdisho al shabab ba lawareegi dhoonto inta Hassan dhiiqo madax ka yaheeey Allle shacaabka haka qabtiii
Xasan sheikh. Abeeyso. Uu madax tooyada Soo dhex gashaday. Wixii gaara isaga lee sabab u ah.
Siyaasada saxiib joogta maleh lkn danjoogteeleedahay mahad salaad maanta 30 shawaab ayuudalacsiiye intuuxafiiska katagin xamareey xaalqaado
Allahayow ka qabooji
🎉
TAASAA WELIBA XASAN RABAA IN UU MASUUL KANOQDO HUBKA SOO SOCDA MADAAMA CUNAQABADAYNTII LAGA QAADAY SOMALIA.
HUBKII LA KEENABA DALKAA LUGU DUQEYNDOONAA.
afatahan
“Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhowrataa abid’e”
Hooyada
ilahyow noo gar gar cadawgan naga qabo adiga awood leehe
Mogdisho anakaa joogna mahad amaan iyo duco ayuu mudanyahay.. mahadkii la amaanay
❤❤
Mahad salaad wuu shaqeysanayaa.. howl fiican ayuu wadaa
Xasan wax Saas ula shaqaystuu Rabaa cadbulaahiyow
Mahir mahad salad iyo madaficda iyo qaraxyada mehshoda aye kabilawanee ila la togda dayuskan dhigya cabka
Xasan gurguurte tuute ha soo xidho Muqdisho baa lagu haystaa ee maxuu galmudug kadoonayaa
Damulshaydaan ale wadanka haka qabto
Balwaanow abgaal magaaladooda haku mintideen, shalayna c/lahi yusuf iyo cali m geedi ayaa gacatooda ku soo celiyey!
Hassan sheik wa loh soh jestey ka yaaac hassanow kkk