Reer Burco oo lawaydiiyey, somalia 🇸🇴 iyo Ethiopia 🇪🇹 midkee jacashahay oo taageere??yab iyo qosol 😲

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Reer burco oo Somalia kadoorteen Ethiopia ,,,Reer booramana waxay doorteen Somalia
    yaab badana 😲 ♥️. please subscribe dheh channelka 🙏
    • sheekh c/xay oo sikulu...
    • Hees somaliland ku kar...

Комментарии • 79

  • @faaste
    @faaste  3 месяца назад +7

    Please subscribe dheh 🙏like ♥️sar

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 2 месяца назад

    Guul iyo Gobonimo, Ree Owdal dad dhalashada iyo isirka Samaale ku wayn tahay, waxaynu nahay Soomaali Wayn. ❤❤❤❤.

  • @queency7943
    @queency7943 3 месяца назад

    Viva Ethiopia ❤❤❤❤❤

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 3 месяца назад +1

    حسبنا الله و نعم الوكيل

  • @LiibanCabdi-g1f
    @LiibanCabdi-g1f 3 месяца назад +1

    Pro cabdulaahi faaste haniyajabin sxp❤

    • @faaste
      @faaste  3 месяца назад

      OK Taliye 👍

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 3 месяца назад

    Waaar anaa reer burco ah somaalinimo waxaan siisan karaa majirro alxamdulilaah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 месяца назад

    Bidnillaah Allow idin soo hadee yaraball caallamiin hadii kale caalamka idinka fadhiisi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 месяца назад

    Alla Bisinka subxaanallaah subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭😭😭‼️ somali iyo haa Ethiopian ‼️ yaaa

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 месяца назад

    Dr. Abiy Ahmed Is not easy

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 месяца назад +1

    Dadka da.da cuqdad Dishay .xabashi wa cadow ga Somalia 🇸🇴 waxa naga dhexeya cadawti mimo weyn .dad iskulka abarso dhigata muqalka kamid .dad wanagsan ku jiro .wiilka dambe 👌👍

  • @CkhaaliqAxmedaadan
    @CkhaaliqAxmedaadan 3 месяца назад +1

    SOMALILND guul

  • @ibraahinMaxamuud-l2x
    @ibraahinMaxamuud-l2x 3 месяца назад +1

    😂😂😂Reer burco caadi mah

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 месяца назад

    Soomaali waa Soomaali

  • @khadrahoussein2323
    @khadrahoussein2323 2 месяца назад

    Wa odayal walan

  • @Siciid.nairopi
    @Siciid.nairopi 3 месяца назад

    Anagu.burco.ku.dhalanay.kuwaas.waa.xabashidii.na.dewer.sanjiray

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 3 месяца назад

    Hadaanu nahay reer somaalilaan ismaraacsanin arinkaa xabashi saan
    Qadhmuun

  • @ibraahinMaxamuud-l2x
    @ibraahinMaxamuud-l2x 3 месяца назад +1

    Viva Somalia 🇸🇴 ❤

    • @faaste
      @faaste  3 месяца назад

      Guul❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@faaste SoOmaaliya Itobiyaanu kaa Jeclahay

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 3 месяца назад +1

    Gubashadii waaheen yaa kuu soo gurmaday ma xamar mise Axmaaro

    • @faaste
      @faaste  3 месяца назад

      Osheeg sxb ❤😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Maxaa waaheen keenay Maxaad nasiiseen Lacag beesha caalamku nookiin Soomarisaa na siiseene oo muuse ku diiday Somaliya oo uu jidhi waxayagu toos hanoogu yimaadaan Markii danbe idinku iska soo dirteen markuu suuqu gubtay ma baahaa noo kiin haysay miyaanu idin barinay Anagaaba abaaraa daadadka idiin soo gurman dawlad iyo tijaarba dahabshiil baaba naga dhashay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      waxaa lagugu jeclaan maayo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@faaste Somalilan waxaa kugu jeclaan mayso yaa ku baryay anaguba abaaro daadad iyo daba waanu idin caawinaa

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 3 месяца назад +1

      Nacas aan xoolaha waxba dhaamin inka badan 10 jeer ayay Hargeysi Xamar iyo koonfur u gurmatay ama abaaro ha dhacaan ama wabi ha ku fataho maxaa keenay inaad mar qudha ku faanto waa inan gumeed iyo caadadii

  • @HaniOsman-df2zm
    @HaniOsman-df2zm 3 месяца назад

    weliged bay odhanjiren galmaxast kudhawra odo maganatadhanta idoor wagashe iyo kufrigawacad allaa uyal waniniman walal ah ter iyo waga akhiro

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 3 месяца назад +1

    SUUQA WAAHEEN , MUQDISHO AYAA KUUNSOO GURMATAY EE AMXAARO KUUMA SOO GURMAN

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 3 месяца назад

      Nacas xoolaha aan waxba dhaamin inka badan 10 jeer ayay Hargeysi Xamar iyo koonfur u gurmatay maxaa keenay in marqudha ku faanto waa inan gumeed iyo caadadii

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 месяца назад +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d 3 месяца назад

    Nasguhu waa dhulbahantihii

  • @nboss8028
    @nboss8028 3 месяца назад +1

    Maalinkastaba Cody ma reer cusub baa birina waa telaviv

    • @faaste
      @faaste  3 месяца назад

      Yaba aragnay😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@faaste Kan catoosh miyaa mise waa mid u eeg kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 3 месяца назад +1

    Kkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣👍👍

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 месяца назад

    Qaldaaamiinta garaaciddii ayey u xiiseena waa in markale lagu dhuftaa oo diinta lagu soo celiyaa

  • @YUUSUFMuuse-h4f
    @YUUSUFMuuse-h4f 3 месяца назад +1

    Fataaliintii ingiriiska qoodhaha u jaqijirey

    • @faaste
      @faaste  3 месяца назад

      😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@faaste catoos ilka dheere ugeegidaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@faaste Haciyaan ha ciyaane Eedu hayska ciyaane awrka caynka ugiija haciyaan haciyaane wah wah wah

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 3 месяца назад +2

    Nasakayada na ceebeenay ha dheegasan sakeeriye jikaarto inta xunba u curuurso iyuu soo duba marka ha dheegesan kuwa walan

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

    Khasab maaha jacaylku Itobiyaan jeclahay

  • @saafi1302
    @saafi1302 3 месяца назад

    Reer waqooyi raga iyo dumarka dumarkaa caqli badan ragii maskaxdaa caqliga badashay

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 3 месяца назад

    Saswaa

  • @LilzakiZaki
    @LilzakiZaki 3 месяца назад

    Farid adun iyo akhiro ALLAH ky libano

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 3 месяца назад +1

    Ala isaaq xumaa oo naceyb iyo cuqdad badanaa

  • @Bashir114-in1rt
    @Bashir114-in1rt 3 месяца назад

    Soonaldhasland cunzuri

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Amagu hadaanu nahay SSC hadii itoobiya iyo kuwa na duqaynaya kala dooro la yidhaahdo
    100/100 kuwa iduqaynaya ayaan qaadan lahaa manq rabo in xataa xabashiyi wax yar ku samayso kuwaa isuqaynaya anoo reer sool ah ayaan jecelahay waayo waa dad soomaaliyed oo islaam ah oo aanu
    Isku dhiig nahay
    Hada ma habar jeclo ayaan xabashi ka dooran karaa anagoo is laynayna hadii xabashi wax yeelo wallaahay dagaalka ugu xun ayaan la gelayaa xabashida

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Dadku way kala soocan yihiin halkas ayaa laga garanayaa habar jeclo itoobiya ayey rabaan lkn habar yoonis way ka xanaaqayaan itoobiya

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Hooyadii iyo walaalihii ayuu doonayaa in galo ku raaxaysato

  • @somcana
    @somcana 3 месяца назад +1

    Nimaan nasabiyadooda

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 3 месяца назад

    Odayga waa oromo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 месяца назад

    Soomali itaaliya destroyed

  • @Bashir114-in1rt
    @Bashir114-in1rt 3 месяца назад

    Soomali.diid

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 3 месяца назад

    Odaga walafuuleysaan umalaynaa malaga wa qyumulidu

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 месяца назад

    Waar dhulkii hore somaliland ay itoobiya ( howd iyo rriseef eriya) si sharci dara ah uga dhacday malaso hadal qaadey markii 20km isku wareega loogu balan qaadey

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 3 месяца назад

    Odayashaan qabilka walay dhalinyarada iyo dumarka dhamo bisinka

  • @shariifmaxamuud-fd8hc
    @shariifmaxamuud-fd8hc 3 месяца назад +1

    Uromo miyaa kujirta kuwaan

  • @shariifmaxamuud-fd8hc
    @shariifmaxamuud-fd8hc 3 месяца назад +1

    Kuwaan kililkasjanaad miyeeyna arkin iyo itoobiya

  • @AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
    @AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 3 месяца назад +1

    Walalnimada somalia ta ithiopia ayaa diin ahaan dhaanta

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 3 месяца назад +1

    Laascaanod ayaad waayseene hargeisa iyo burco ha waayina
    War kiina alamtara waa soo dhaafay

    • @faaste
      @faaste  3 месяца назад

      Run usheeg😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@faaste uraaye waali burco waa kan bal iga badi

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 месяца назад

    Haaa itoobiya sakariye

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 месяца назад +1

    Ethiopia waa walaalo waa runtii sotii diyaradaha nagu garaacday .xasidiin Somalia 🇸🇴.

    • @faaste
      @faaste  3 месяца назад

      😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@faaste kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @Cabdiraxman-cd7ff
      @Cabdiraxman-cd7ff 3 месяца назад

      Alaaha ku caafiyo .😂😂😂😂

    • @FREESOMALILAND-m1g
      @FREESOMALILAND-m1g 3 месяца назад

      @@Cabdiraxman-cd7ff adigaan bogsanyn oo u baahan inaad cafimaado ee ilahay ha garansiyo xaqqa.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Xabashina waa sheganaya dadna foolxumo ayuu ku sheegayaa kkkkkkkkkkkkkkkk wuxu waa dad nasakhmay

  • @RahmaIbrahim-vs3lc
    @RahmaIbrahim-vs3lc 3 месяца назад

    Djf

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 3 месяца назад +1

    Faqaasha 😈😈😈😈😈😈😈 faqaasha Somalia 😱😱😱😱 faqaasha Somalia 🦓🦓🦓🦓 faqaasha Somalia 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 месяца назад

    Gadabuursi waligii dagaal galay lama hayo ee faanka jooji