Qof wayn baad thay allah ka baq shaydanka ka ugu xun waaka qoys islaam dumiya ku darso carab iyo labadisa daan baa isku dhaca way heshiiyeen uducee un in jacaylkaasi waaro😊
Ruumi waa qof caqli badan uunsi waa nag walan oo masayr badan ninkaan maha nin masuula wa nin nago badan mar dhow war maqla ruumiyeey urursiga dahabka kasoo hadal ma khasaaraa baye
Asc ruumi Mel aanan kaa fiirineyn ayaa kaso muuqatey hadaa RUclips ley tihiina waxaa baney saten hilibka wallalihiin in aad cuntaan waayo xantii ayaa baneysatey hadii aad tiraah do wuxuu yahaan shegeyna xantu waa in aad shegto wuxuu yahey hadii kle oo aad ku shegto wax uu san aheyna waaba been abuurasho waa tan kale xiliyada illaahey in aan ben shegno naloo baneyey waxaa ka mida marka aan isku maslaxeyno dadka isku dhacsan marka maxaqbaa meeshii aan masxalo uraadin laheyn rerka islamka ah ee dumaya in aan sii kla geyno xbbtii waxan rabnaa in aad no gudbisid wixii dantena ah ee inaka daa wixii danbi inoo soo jeedinaya dhalin yaradaa yar yarna waxaan ugu duceynayaa sidii kheyrku ugu jiro in uu illaahey waa fajiyo waa Aabe iyo hooyo wey isbaahan yihiin ay Nolol qurux badan ugu noolaadan iyaga iyo cunugooduba hadii ay calaf isku leeyihiina illaahey ha is fahan siiyo
Naa rag la guursadaa wad fariido maah sida la rabo lagam wad hel wixii u maqan ilaahay baa og waad gafaysaa reer dum reer dhism ayaa ka fiican ilhay ha isku sikhro oo qulbtooda ha mideeyo isku soonoqdkun waa qorsh ilaahay
Gardaro badnidaa markay isgursanayen miyey kaasoo wargalisay ila tali miyey kutiri waxa dhexdooda yaal miyaad ka warhaysaa ma walasha kaayar baa mise hooyaded baa tahay mise qolyihiinan baraha bulshada ka hadla waxad culayska saartan bariskina ,warhooy aqiraa dambaysa daldalan kan maalin usan waxtari dooninbaa jirta intan xisabta ale imaanin hala isxisaabiyo
Hooy ruumiyay walashay dadkii kugu xirnay markad cusbed ayanahy koley anaga kuguma baran waxing island dhaf walashey kusoo naqo tarbiyadi ubadka ad ka headline dirty iyo barnamishadadi kle koley dadka la hadleysid waa soomaliye wanna ma fahmane adi yey ku waling e danahada ka firso
Dad owlaad ka dhexeso waaye marnaba haduu calaf isugu dhiman yahay alle ha isku barakeyo insha'Allah
Mashallaah dheh reerka inshallaah farxad bey kudhamysnyaan noloshooda
Adigu hada qof weynbaad tehee maxaad ugu danbabee oo aad wiilkaas ugu xadgudbeysaa irsaaqad kale ilaaheey weydiiso tan shaqo fiican mahee
Allah ha isku barakeyo allah ha isku xiiftiyo reerkan wa somalieed wax walba waxa jawen jaleka Masha allah dadka isqaba kadhex baaxa
Ruumiyey wlaal ilaahey ka cabso reer isku noqday saas ha oga hadlin qof wanaagsan kugu aqaanee.
Eedo quruxey maanta ma hagbadii soo qadadtay masha allah caawa waad dahabsantay 😂😂😂
😂😂😂
Dhalin yaradan hadey is rabaan ilmana way haystaane isugu duceeya
Subhanallah balnagtan dulmigeda 😢 ha soo ceshan aa innalilah wa inna illeyhi rajacuun sanna 😢
@@ashaelmi3575 arsaqadaa Mel xun kagashay
Ilaahay gacmahooda hakala badbaadiyo
Hana isku badbaadiyo khayr baan urajeynaynaa
Cabdi fataax oo kale yaa helaba qofku haduu ooyo maaha macneheedu inuu nacas yahay lkn waa naxariis qofka ilaahay kubeeray nin aan ooyina waa qof qalbi adag oon dumarkana unixin
Wlhi waa ninraged lkn qofku rmarku wax jecelyahay dadku dowon bey kutilmaman
Rumiyey goormee ceeb noqotey in uu qof darenkiisa mujiyo gormese ceeb noqote in labo kalaa tagtay heshiyaan isa soo ceshtay naa waxas waa dulmi aale ka baq
Wlley hadalkaaga uma bogin wlhi subhanallah 😮
Wixii dhici doono allah og dadga weey is dagaalaan. Waana hishiiyaaan
Qof wayn baad thay allah ka baq shaydanka ka ugu xun waaka qoys islaam dumiya ku darso carab iyo labadisa daan baa isku dhaca way heshiiyeen uducee un in jacaylkaasi waaro😊
Masha Allah alfu mabruuk 💖💖
Subxanalaah walaley rerkaan dhadooda kabax heys jebjebshaan mahane iska dhaaf aduguba kaas aad isku sharaxeyso waa nine alloyaa runey kushego hooy afkada ka adkow ruumiyey
Masha allh wadnuraysa Rumiyey
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Alaha is daayo insha alah khayr ayey kudhamaan aad bay isugu qurux badanyihiin
Maanta dhagahii bey soo qaawisay ayadoo marwa ah
Xishoo walaaley
Abaayo masha allaaah dhah waa gbr gaari ah oo walaaladeeda sey iskugu tashatay u xaragoo heyso tusinooyso marka sidaas u xaragoooda ayey nadhahoysaa midakale ma ayadaa qaawan dahabkeeda ayey ku xaragoon heysaahe m.a abyo alle hakuu barakeeyo qofkan heysanne alle hasiiiyo❤❤❤❤❤❤
Masha allah ❤ruumi qurux
Horta dhagahaa maxa lososaraa dadka lotusaa sabab😮
Istuusnimo😂
Subhanallah 😢
Qebta qaraarka igadheh😂😂😂
Marnba hadafkayga iyo ilmahayga la.igama celin karo
Masha allah quruxey horay usoco
Rumiyey dadka marwalbo isdagaalo maba kala haraan wala isdagaalaa wana la iskuso labanaa dalaaqda xata kama dhamato dadkas 🤣🤣
Masha Allah dhamaystiran
Dumashi
Walaal arinkaas aad sheegaysid waa run haday qaadanayaa iyo hadii ay ka tagayaan❤❤❤
Ruumi waa qof caqli badan uunsi waa nag walan oo masayr badan ninkaan maha nin masuula wa nin nago badan mar dhow war maqla ruumiyeey urursiga dahabka kasoo hadal ma khasaaraa baye
Manta intii biro ku taaley wadna tuste mansha alllah
Scw scw scw scw❤❤❤
Xbb aad baan kuu salaams telka ninbaa ku qoran lkn anaa ku qoran
Ruumi channel waaku taageeraa horay usoco
👍👍👍
Ruumiyey wllo caawo masha allah nuur calaa nuur ayuutada miyaa soo goday😅😅😅😅 like ta bal Ana halay saaro
Abay markaa curud tahay oo waalidkaatha kalatagan
Oo Edo mesho sogasho waajibka walidka sifican maauguthun kartit
A dunka waa cathab wallahi
Wa runta wll
Asc ruumi Mel aanan kaa fiirineyn ayaa kaso muuqatey hadaa RUclips ley tihiina waxaa baney saten hilibka wallalihiin in aad cuntaan waayo xantii ayaa baneysatey hadii aad tiraah do wuxuu yahaan shegeyna xantu waa in aad shegto wuxuu yahey hadii kle oo aad ku shegto wax uu san aheyna waaba been abuurasho waa tan kale xiliyada illaahey in aan ben shegno naloo baneyey waxaa ka mida marka aan isku maslaxeyno dadka isku dhacsan marka maxaqbaa meeshii aan masxalo uraadin laheyn rerka islamka ah ee dumaya in aan sii kla geyno xbbtii waxan rabnaa in aad no gudbisid wixii dantena ah ee inaka daa wixii danbi inoo soo jeedinaya dhalin yaradaa yar yarna waxaan ugu duceynayaa sidii kheyrku ugu jiro in uu illaahey waa fajiyo waa Aabe iyo hooyo wey isbaahan yihiin ay Nolol qurux badan ugu noolaadan iyaga iyo cunugooduba hadii ay calaf isku leeyihiina illaahey ha is fahan siiyo
Aniga kuguma racsani hadalkaan wax qof iin looga dhigi karana ma ahan waxan adshegeyso walal
Wllo ruumiyeey family ka marba haday is rabaan in lakalakeeyaa waadambi sikatay iskuku xunyihii waaxas lamadhaho allheh kayab
Alle heysu sikhiro dheh inla isku diro maha
Waa sax
Xinin yaha midaa baf ah ar ruumiya😂😂😂umad mahan 😅
Mxaaba I dba dhigya nin reerkiisaba ay ila rbin.
Wan ku salamay
Asc wll
Laaba is jeceel lama dhex gaalo ninka miskinka aah isaaga ladilaay o xininyaha iyo gacan laga jebiyeey wilkisu u oyayeey 2abaduna weys raabaan
Nago nin qawiiyay kama quustan is iskada ruumiyey
ee rumiyeey somalida wa taqaan hooyo somaliyeed o yeleeysa majirto walked inta ladiilay misna sideyneysa
Mxaa dahabka iib miyaa 😂
Nin ma aha waa mid jilicsan
Rumiyey iskadaf iyagaisjecel magarani kartit
kaxishood willka maxa kakhldan
2 isqababa wey kala daran yihiin mid mid dhaamo maleh rayigaada sheegtay maxey dadkaan kugu dhagan yihiin
Naa rag la guursadaa wad fariido maah sida la rabo lagam wad hel wixii u maqan ilaahay baa og waad gafaysaa reer dum reer dhism ayaa ka fiican ilhay ha isku sikhro oo qulbtooda ha mideeyo isku soonoqdkun waa qorsh ilaahay
😂😂😂😂
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam
Wcs sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam
Gardaro badnidaa markay isgursanayen miyey kaasoo wargalisay ila tali miyey kutiri waxa dhexdooda yaal miyaad ka warhaysaa ma walasha kaayar baa mise hooyaded baa tahay mise qolyihiinan baraha bulshada ka hadla waxad culayska saartan bariskina ,warhooy aqiraa dambaysa daldalan kan maalin usan waxtari dooninbaa jirta intan xisabta ale imaanin hala isxisaabiyo
Wakaas go aankii sakadhabeeystay
Hooy ruumiyay walashay dadkii kugu xirnay markad cusbed ayanahy koley anaga kuguma baran waxing island dhaf walashey kusoo naqo tarbiyadi ubadka ad ka headline dirty iyo barnamishadadi kle koley dadka la hadleysid waa soomaliye wanna ma fahmane adi yey ku waling e danahada ka firso
😂
Qof islaam ah inaa saa u ceydid yaa kuu baneeyey
Qofka hadalkisu cadyahay
Calool kusid malahan
Qalbiga nadiifa