Abayo waxaan ahay walalaha kugu xiran waxaan rabeyy in aan usoo guro lkn halwa abaan rabey in aan ka ogaado waxaa la ii shegey school ka caruurtu dhiganayaan ayaa Talaalka aadan ogeyn bay talaallayaaan wax ka talalayaana laba yaqaan kumana sheegayaan in caruurtaadii latalaley
M.a tan kale qaxootiga hadi aan ka diwan gashanahay wadanka dr free miyaa mase lacagta adiga iska dhibaayo aniga south africa Waxbarasho waa free Hospital waa free Inkas ayaa ku fican yahay
Waa free diwankashiga walalo lacag l'aan aya isiku dhibeysa lakin boqolal kun ho sudan ho ciwan intey ka maree habee ki mesha waa la sexda rafad iyo dhibato badaan ayey imika yalatey Un masar Aniga 15sano joga kar bluuk wan ahysta hadana wax fa'ida kumma qaabo wan iska labanaya
Hal sawaalba qaba huno wan rajeynyaa ina iga jwbtan kwrn hadan imika sogalay wadanka UN waqti dheer iqabtey mxn intan ku joogaya se wx barsho masii gali karo sida barashda luuqda
@Abuisra949 ad iyo ad walalo waa nacay siba Un masar 15 kaar bluuk ahysta hadana wax fa'ida kama ahyo wana ku daalay ruunti hada waan iska labanaya dad badan ho bluuk haysta wey iska wada labteen
@habiboanshur9989 maxaan ku labta subaxdi lahis qorayo ho waliba habeenki ad sexaneysid subaxda kale ka imaneysid hadana faa'ido la'ayn ika wad ALLEH WEYN arzaqda baxsha
Mashalah waxbarashada soomaaliya dugsiga house dhexe dhamaystay dugsi sarrema bilaabi karaa mas a r thank ❤
M.a somali mel walbo ayaan jognaa alle hanagu amaansado qof walbo somali ah meshu jogo aamin yaa rabbi ❤ from south africa ayaan idinka ao salama
please add quran too for children ❤thank you sister and brother
Masar saan maqlay gebdhahii ila imaaday 5 bil aaa looqabtay mida kale yuuenku ciyaalka 20 dolar eey siiyaan aaan maqlay anaka wax barasho kama rabnee ilaah ilaah amuuraha hanoo saqiro asxbey ducada igu sookaba muraad aan leeyahee 40 qof ducadooda waa aqbale
masha allah thank you 🙏
Alxmdulaah qoysksn jeclaa بارك الله فيكم ❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah maryan cadey ikhamada sedelagu hela qofka heysto basaborka yurub abaayo igaso jawab jkq 🎉🎉🎉🎉🎉
Masha allah
Masha Allah ❤❤❤
Mansha allah familey alah inibarakeyo
Jazaaka Laahu kheer
Masha alah tabaarakalaah abayo adi iyo wlle aad baa u mahad san tihiin sidaa ugu hamuun qabay masar ayaa iiga haqab tir teen pls wax barashada hadaa awoodaan noʻgu so darara mahad sanidiin abayo❤❤❤❤
Mansha Allah
Allaha idin xifdiyo
Kaarka yuuenka hadaan iska xiro masar masii joogi karaa mise iiga soo jawaab abaayo Ajar iyo xasanaad Allah idin ka siiyo
Abaayo medical visa Mala Hella masar wll maryama iyo abdalla alle ha idin xifdiyo adinka iyo caruurtiinaiyo dhamaan soomaalida oo idil
اللهم صل علي سيدنا محمد وعلي ال محمد
Wlly. Dhaqtarada qali miyaa. Kheer aleh haku siiye. Qlinka inaan imada rabaaye
Subxanallah alla somalidu ayagaa xaasid isku ah maxa beentaas iyo lugooyadaas kuwata
Abdullahi inter view lottery maser maku fcnthy in lagu galo ka soo hadal pleas
Salalahu calayhi wasalam ❤❤
Qaxooti marabee ee Somali passport daganaasho ma'iisaaraayan ?
Walaalyaalaw please cafimaadka kaso hadla iyo qof cafiimaad ku yimaada side ayuuu wadanka kusiii joogi karaa please kaso hadala
Masha ALLAAH
Maryaan Iyo Abdullahi Masar Hargab Aaan Caadi Ahyn Ayaan ka soo Qaaday Ilaaa Tacbaan cml😂🎉❤
walal waxan hesta karka qxodiga yaman somali inan ku ahay qoxoti
Marsha alh shugran maryan iyo abdilahi warbixinta sobadiya
asc wllayal hadi afrikada qaxoti ku ahay oo an rabo inan xata imado kawaran
Asc. Marayma. Tilifankaah. Shaa. Shada. Ma ma no so. Raarikardaa wll.
Mansha allah lkn dugsiyada quranka hakaso ilabina walalahey idinko mahadsan❤❤
Warqada cad ilmaha isgulka maku keesan karaa abaayo maryan
Wll passaport djiboutien lama rabo miya pls iso jawab❤❤❤❤❤
Masha Allah Cardka Yellow Ga 5 Group Canada Malagu xareysan Karaa
Maya blue le lagu xaresta canada anaa jogo masarna jogijiray
Abayo waxaan ahay walalaha kugu xiran waxaan rabeyy in aan usoo guro lkn halwa abaan rabey in aan ka ogaado waxaa la ii shegey school ka caruurtu dhiganayaan ayaa Talaalka aadan ogeyn bay talaallayaaan wax ka talalayaana laba yaqaan kumana sheegayaan in caruurtaadii latalaley
No 1😂 xbbti
Kkk ana siido kle 2027 aya balanta la isiye.. wa qof dhintey iyo qof nool...
Qofki qaxoti kenya ama reer c/lahi qofki ka.vala jogo oo qaxoti ku ah lkn raba masar maheli kara kar kiis fcna haysta kwrn
Qoxootiga Wadankaan Degan Baad Ka Mud Tahay Sxb
Waad na lugayseen waxbarasha kaga hadlaynaa hadana kaadh qaxooti
M.a tan kale qaxootiga hadi aan ka diwan gashanahay wadanka dr free miyaa mase lacagta adiga iska dhibaayo aniga south africa
Waxbarasho waa free
Hospital waa free
Inkas ayaa ku fican yahay
Waa free diwankashiga walalo lacag l'aan aya isiku dhibeysa lakin boqolal kun ho sudan ho ciwan intey ka maree habee ki mesha waa la sexda rafad iyo dhibato badaan ayey imika yalatey Un masar
Aniga 15sano joga kar bluuk wan ahysta hadana wax fa'ida kumma qaabo wan iska labanaya
Wall malayska qadaa south Africa lacag se mabixiyaan
Un iga dhaaf meel lagu rafaady waaye waa oyaa marki balan leeyahy sudaan qabsatay😢
Ma laga yaabaa inaad Syria u soo wareegtaan madaama syrianku yihiin dad fiican, oo laga yaabo inay ka jaban tahay Egypt
Please Abdlle iyo maryan i cawiya lacag yar iso dira hooyo somali ahay
Kan jalaha hadaa helo 5groupka marekanka maku xaresankaraa
Masar ma lugu imaan karaa qof wataa passportka yuu eenta oo uu dalkale ka qatay
Wax Walba Waa Qaali Noloshana Wey Dhib Badan Tahay Mida Kale Meel Caruur Dhaqan Toosin Loo Keensado Masar Maaha Maxaa Yeelay Wax Walba Oo Daroogis Ah Waa Free Oo Meel Kasta Ayaa Lagu Gadaa Soomaaliyeey Haku Soo Lugoina Masar Ma Ufiicna Dhalinta Soo Koreysa
Soomaaliyeey Masar Waxba Mayaalo Ninkaana Asigaaaba Qoxooti Ku Ah Masar Mudo Sanooyin Ah Asigoo Filaayey In La Dhoofiyo Ilaa Hadana Lama Dhoofinin Tan Kale Kaarka Buluuga & Kan Jaalahaba Waa Isku Mid Wax Isma Dhaamaan ?Soomaalida Masar Joogto Kaarka Buluuga Waxay Uqiimeeyaan Waxay Tahay Kaarka Buluuga Ruuxa Wata Wuxuu Ku Fiican Yahay Waxay Tahay Hadii Aad Caruur Xanuunsan Aad Wadato Oo Lagu Daaweyn Waayay Dalka Masar Ayaa Lagu Qaadi Karaa ?Kaarka Jaalaha Waa Laguugu Soo Dacwoon Karaa Oo Hadii Xaaskaaga & Caruurtaada Hadey Yurub Kuu Jiraan Adoo Sita Kaarka Qoxootiga Jaalaha Haduusan Qoxooti ga Ka Diiwaan Gashaneyn Sidee Loigu Dhoofay Adeer Dadka Beenta Ka Daa
Hal sawaalba qaba huno wan rajeynyaa ina iga jwbtan kwrn hadan imika sogalay wadanka UN waqti dheer iqabtey mxn intan ku joogaya se wx barsho masii gali karo sida barashda luuqda
Maya mel walba waa sharci lakin taalo wax barasho moye nolosha masar adbey uu xuuntahay xanuun badan walaka qaada dhor gabdhod ho Somalie ha ku dhintey masar qabow xuun wey ledahay
@@SahraIbrahim-j3n😂😂😂 wadanka wuu kasoo booday
@Abuisra949 ad iyo ad walalo waa nacay siba Un masar 15 kaar bluuk ahysta hadana wax fa'ida kama ahyo wana ku daalay ruunti hada waan iska labanaya dad badan ho bluuk haysta wey iska wada labteen
@ faraj kheeer badan Allah haku furo walal. Masar waa Meel nolol adag
@Abuisra949 AMIIN AMIIN walalo mcn dhamaanteen baa INSHA ALLAH
Qaxootiga marka lagaso tago daganaasho kuma jogi kari miyaa ama basaboor somaali
Wad ku jogi karta hadaa inqamo heshid
Kkkkkkkkk، UN nimaan aqoon baa waxka doonta Hoo...Oo kugo,weeye waxoodu
Mudo 15 sano aya joga wax faaida kama helin waa mel dhimatey inad isku duleyso yey rabaan imika waxey noqotey UN sudan
Hakadalin anibo 18 jogay inkaton adijirin marki bilawey ado waleysoqdey ku lalabo
@habiboanshur9989 intee jogta imika
@habiboanshur9989 maxaan ku labta subaxdi lahis qorayo ho waliba habeenki ad sexaneysid subaxda kale ka imaneysid hadana faa'ido la'ayn ika wad ALLEH WEYN arzaqda baxsha
Sxb e-mail-kaaga iisoodir waxan ubahantahay inaa kulasooxariiro mahadsanid
Weeykan maxaan kaa caawinaa 😂😂
@habonkahiye2797 waxan ubaahnaa information dheerad ah OO masar kusaabsan marka halkee kaalsoxariira? mahadsanid
🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah maryan cadey ikhamada sedelagu hela qofka heysto basaborka yurub abaayo igaso jawab jkq 🎉🎉🎉🎉🎉