Maayir Mooge “ Maxaad xaragoon markaad gaadhiga ka degto bus iyo boodh ayaa ku jiidhaya “.

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 26

  • @user-oi7tf9rm1f
    @user-oi7tf9rm1f 2 дня назад +6

    Waleeeeee waxaaasaaa maayir ladhahaaaa cabdikariiin axmed mooooge liiibaaaaan magax laga miskiinmaaha mansha Allah maayir iskaceli inta aqligaxun ee cilaaashiiintaaa ee miskiiinka kuwaaashay ❤❤❤❤

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 дня назад +4

    MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL MR MOOGA JOOG O JIR MAGACAGU HA JIRO CADOW HA JABO INSHAA'ALLAH MALIN TI AD SOMALILAND MADAX WAYNE HA DA AHAN LA HAD WAY SO DHOW DA HAY REER SOMALILAND U HIILI YA QARAN I MADA GUUUUUUUUUUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 2 дня назад +1

    Maansha Allaah, noolow maayir , shaqo wanaagsan baad qabatay , haysaa , Alle ha kula qabto hakuu fududeeyo inta hadhayna

  • @Innamadar
    @Innamadar 2 дня назад +1

    Maayirka maajirada c/ karim ahmed moge libaaan❤❤❤❤ nolow maajir. Hargeisa way ku baahantahy wadooyinka inga hagaji.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 часа назад

    Run sheeg badthy muwaadin maayir Wlee

  • @musj21
    @musj21 День назад +1

    URDIGAN KA SOMALILAND 🟢⚪️🔴

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 дня назад +1

    miyir qab iyo nabad !!!!!!!!! from saylac

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 2 дня назад +1

    Ilaahay ha ky xiftiyo

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 17 часов назад

    Maayir aan wadada u ooyin
    oo danyarta iyo masakiinta u tudha ayaanu ilaahay k barinay.
    wajigaaga dhabta ah alluunbaa yaqaan.

  • @AbdourahmanAli-ew2cz
    @AbdourahmanAli-ew2cz 2 дня назад +1

    Go aan kaa dadka Ku fuli meel boodh Ku jiifo laguma xaragodo waa run

  • @XuseenSheekh-c5j
    @XuseenSheekh-c5j 2 дня назад +1

    Maayar qeemal le allow ku daa

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 2 дня назад +1

    Ilaahay muse shani ha ka qabto umada

  • @AbdourahmanAli-ew2cz
    @AbdourahmanAli-ew2cz 2 дня назад +1

    Aadiyo aad ayaan kuugu taageersanahay hadal kaa iyo tilman taa

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 2 дня назад +1

    Somali uun baa yaqaan seexo oo dhereg

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 2 дня назад +1

    Nadafadu dinta waa ka badh mayar moge waxuu nadifiyaay hargeisa xar weeyin

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 17 часов назад

    Waa kaa caqligiisu hhhhhhh
    wadadu way gaajoonaysa ayu marayaa iyo faro taagtaag waar waxba hayska dhaadhicin cidaan ku aqoon 2sano ayaa kuu hadhay e degdeg noo dhaaf ilaahayna naguma kaa soo celiyo.

  • @mustafegadari5099
    @mustafegadari5099 2 дня назад

    Ilaahay umadda ha ka qabto masakiinti baad barakicisay

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 День назад

      ilaahay kaama aqbalo ee kadaa habaarka ninkaas ahlu khayrka ah. Waxaba suuragal ah inaad shayddaan tahay oo aanad insiba ahayn

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 5 часов назад

      Masaaakiintu mainta wadada kuganacaataa miskiin kadaran ayaa jidka kuxidhay

  • @YusufHashim-fx8ti
    @YusufHashim-fx8ti День назад

    War ninkana jecliya walahi

  • @hodanaxmed9324
    @hodanaxmed9324 17 минут назад

    Dee dadka meel usamee maskiinta ha eryanine

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 2 дня назад

    Magaca somaliya geebigisaba waxaa lagidhahada boodh land moge waxuu aminsayaya boodhka somaliand

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 2 дня назад +1

    Waar maayirkii ciidagalaad tahay kaalay xawaadle soo eeg dhibaatada haysata waa meeshii dadka badani kaa soo doorteen Waa adigaa xagii qabyaalada uun u leexday

  • @xamsegaabiso6499
    @xamsegaabiso6499 День назад

    Waar qofkan ayaa dadka ka qabta mala sidan cadikumahe

  • @user-rj5xg9xc1w
    @user-rj5xg9xc1w 2 дня назад +1

    Adeeer masakiinta maxaad uhaysaaa orodoo xil maxamed abiib la dood

  • @RudwaanAbdilaahi-sy5lk
    @RudwaanAbdilaahi-sy5lk 19 часов назад

    Oromada aad miskiinta haysaan magalada ka saar moyer hadaa wax qabanaso