Qurbojoog baadiyaha aroos kooda kudhigtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350  3 года назад +318

    Waan idinka raali galinayaa intaan idinka daahay sheer iyo liketa ubadiya muqaalkaan si dhalinyaro badan u arkaan uguna daydaan lamanahaan🥰

    • @ubaxali994
      @ubaxali994 3 года назад +2

      Waan garnyaa dooxada sarmaanyo weeye adigu wllo ma halkaasad joogta😘😘

    • @yousufmocalim6753
      @yousufmocalim6753 3 года назад +4

      Walshy hora usoco insha alah janalkan waxan u rijenaa 400kun ow folow

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 3 года назад +3

      Wakuu hestaa ciyarta rer badiyahaa qurux waye

    • @ummiali1378
      @ummiali1378 3 года назад +1

      Kvhdaohfw

    • @ummiali1378
      @ummiali1378 3 года назад +1

      Lbdqefk

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 3 года назад +56

    Waaw dhulbahante arooskino Aad bu uqurux badanyahay salam sare from somaliland

    • @maanoiaxmed983
      @maanoiaxmed983 3 года назад +4

      Inpti dhaqan kaaba adi xaas maad tahay

    • @idrisyahya6978
      @idrisyahya6978 3 года назад +4

      Thank you garab kayaga somaliland

    • @roodaburale8051
      @roodaburale8051 3 года назад +1

      Mahadsanid xbbti waa curadkii abtigey

    • @abdimohamed8851
      @abdimohamed8851 3 года назад +1

      @@shariifcabdi9120 adigu waxad tahay shaydaanul insi waayo dad walaalo ah oo weligood wada yiil oo is dhalay baad rabtaa inaad dab uga dhex talaabsato. E xiahood oo alle ka cabso anagiyo dhulbahante. Afkaagu na kala dilimaayo. Mana kala maarmi doono. Oo oodi abka dhow saaxiib e

    • @shariifcabdi9120
      @shariifcabdi9120 3 года назад +1

      mohamed shaydan wax aan la arkin baa ladhaha ee qof nool oo nafi ku jirto sheydaan lama dhaho tankale ma waxa aan qoraalkan usoo qorey daba raac baa lagu dhahey shaqo la aan baa ku haysa meshad ka gubaneysid maayi lknse dadkaas waalla keygii curudka ahaa bey horteyda ku diliin oo dhabteyta ku nafwaayey intey iiga carareen hooyadeyna wey diliin ani meeshan baan ka hadlaya qabiil somali oo dhan wey wada difaacata qofkii qabiilkisa laso fara qashto haduu xata shiikh yahay waa kii ka hadle aniga maxaa igu gaara

  • @mustafkhaan4751
    @mustafkhaan4751 3 года назад +87

    TEAM dhaqankabo
    One love💙

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 3 года назад +22

    Maa shaa Allah waxaa ka dhacay qurux ilaahoow nabad nasii oo soomaali isku soo dum quluubtooda oo shuushka nag dexsaar yaa rabbi

  • @ahmedmatan9369
    @ahmedmatan9369 3 года назад +5

    Maasha Allaah walaal aad baa u mahadsantahay, waxaad aad noo jeclaysiisay daqankeeni miyi insha Allaah qurbaha waanu ka iman arooskaasoo kale ahna miyi baan ka dhigan insha Allaah❤️❤️❤️

  • @nasrabilan4893
    @nasrabilan4893 3 года назад +10

    Today I watched what I always loved
    And I love seeing my culture
    Inshalllah one day when I go back to my motherland I will be so happy and so proud to be a Somali and to have such beautiful wonderful culture 😘❤️💛✨😍😘💕 LONG LIVE MY MOTHERLAND

  • @hodomohamed9203
    @hodomohamed9203 3 года назад +19

    Sool manshllah hambalyo ayaan leeyahay hoygii darawiishta dhaqanka looga hadhay dhaqan kaaba kusoo dhawoow sool 🇸🇴

    • @hamzemouse9298
      @hamzemouse9298 3 года назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkk what is this flag😂😂😀😀

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 3 года назад +10

    Maansha allah. Walaalkaan Allahs barakeeyo. Caruur saciidana allaha siiyo.
    Cimri dheer caafimaad cibaado san baan allah uga baryayaa. Aad baad ugu mahadsantihiin doorashada arooska dhaqanka soomaaliyeed.

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 3 года назад +16

    15:07 Faraska Cilad Ba Ku Jirta, Jaro Qadiid Ah, Farasku Hadanu Sii wacan Uu Jaraysneyn (Tabarneyn) Lama Wadi Karo, Geenyada Uu La Socdo Kama kaxayn Kartid, Marku Donona Maba Dhaqaaqayo, Hadi La xanuujiyo Oo Dhenged Lala Dhacona Wabu Ku Cunayo Ama Iska ka Tuuraya.... Khatar Bu Leeyahay Hadanu Sii wacan Uu jaraysneyn.. Heesti Maxamed Mooge AHUN Iyo Hibo Nuura Waxa Ku Jirtay Kelmeda..
    Geenyadi Jaraysani, Ma Taqaan Jikaarke. Wa Kalaam Saxeex.. Neefku Hadi Jaraynta Hore Ka Xumaato Sida Dib Loogu Jareeya Ama Dib Uu Hagaga Waba Iska yartahay Cilada Wa Adagtahay In Laga Saaro..... Fardaha somaliduna sidasay uu badanyihin oo wakhti badan ma geleyan tababarka fardaha iyo waxyabo badano kele....

    • @cajabfiqi
      @cajabfiqi 3 года назад +1

      fardahan intaa xadhko lagusoo xidhxidhay baa meesha lakeenay fardo latababaray maaaha dadku RUclips bay kabaran karaaan how to train horses 🐎

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 3 года назад

      @@cajabfiqi
      Aad iyo aad..
      In badan ban arkay fardo noocasa..
      Wan arkay fardo la jaraynayo.
      Kuwo Xadhig lagu xidho geed lagu wareejiyona wan maqlay.
      Hawl badan ba inoo taal..

  • @dekomohamed8499
    @dekomohamed8499 3 года назад +2

    M.a wlhi qurux waaye arooska dhaqanki iyo hidihii lagu qabtay alle ha isku barakeyo reerka 👏👏👏💯💯💗💗

  • @laarij682
    @laarij682 3 года назад +14

    Maasha allah wall aad baan uga helay arooskaan.
    Salaan baan idiin soo dirayaa Seattle washington adiyo caruuska iyo caruusada.

  • @Fawzia87H
    @Fawzia87H 3 года назад +23

    Somalida wa dad walal ah may Allah bring us together with peace, love, and brotherhood. Sending the couple many happy years to come insha Allah.

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 3 года назад +17

    Reer ayeeyday dhulbahante waa idin salaamay😘😘😘😘

    • @fadumobulale173
      @fadumobulale173 3 года назад +1

      Salamulah ayeeyo dhal darwiishey❣️🥰🥰

    • @VEllaa-e9i
      @VEllaa-e9i 3 года назад +1

      Waan kaa qaadbay ayeeyo macaan❤️❤️❤️❤️

    • @sahrujaali4086
      @sahrujaali4086 3 года назад +1

      Wnkaqadnay mcntii

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад

      Waaan kaa Qdnay Ina Ayeeyl😂😍

    • @FaadumoFaarax-wc2gs
      @FaadumoFaarax-wc2gs 6 месяцев назад

      Wnka qaadneyyyy ayeeyo qliyeyy❤

  • @nimcoBeauty2346
    @nimcoBeauty2346 2 года назад

    masha Allah, cawa ayan channelkaga helay , videoyadada dawashadooda laga dhargimayo. guul iyo gobanimo inaderro. hore u soco.

  • @ladaneey509
    @ladaneey509 3 года назад +3

    Wlhi arooskan waa shidanyahay wanba qiirooday aroosyada miyaga waba qurux masha allah allah barakeeyo lamaanahan 👏👏👏👏

  • @ikraancumar3406
    @ikraancumar3406 3 года назад +1

    masha allah wlhi wa kafiicn majiran dhaqankeena

  • @deqatahliil9158
    @deqatahliil9158 3 года назад +21

    Maasha Allah aadbu uqurx badanyahay gabadhena Alaha ku xafido

  • @bashircambe-jr8765
    @bashircambe-jr8765 3 года назад

    Woo nasiib badanyahay ninka aroska ah gabar Qurux badan ayuu hele dhaayle ah masha Allah

  • @Hassannour14
    @Hassannour14 3 года назад +15

    Mashallah waa wax aad u qurux badan in aynu ku faano hidiyo dhaqankenii soo jireenka ahaa, waxaan rejaynayaa in dadka Qurbajogta ahi ku daydaan lamaanahani qurxoon. Walaheyy ku mahadsanid soo gudbintada adina 🙏🙏

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 3 года назад

    Dadkeni hore cajiib ayey ahaayen marka barwaqada ee ciyaaraha laysugu yimaado waxey odhan jireen
    ALLAHAYOW KUFRIYI MEYNO KIBIR UGA DHAWAAN MEYNE SACABKUNBA KALKII GALEY masha allah weeye ciyaarta iyo jawiga arooskuba

  • @nourabdiwarsame6640
    @nourabdiwarsame6640 3 года назад +7

    Koorta iyo xarigeedu(koorashiid) qurax badana masha'Allah.

  • @abibawale4976
    @abibawale4976 3 года назад

    Xaqiiq ahaan aad iyo aad baan uga helay wan kugu bogaadinaya in ad no so bandhigay wixii ugu qurux badna oo ah aroos qof qurbaha ka tegay dhigtey oo miiga ah anigu qurbahan waan ka imanaya waxaan soo raasdsanaya gabdh wanaagsan oo aqbali karta in loogu dhigo miiga aroos dhaqmeed iyo ciyaar nuucaas ah waayo waa wax qurux badan mana Ilaawi doono 🥰🥰☺😚😘😘

  • @cabdiqadirmaxamed8291
    @cabdiqadirmaxamed8291 3 года назад +49

    Gormad adi aroskada nosoduubee😂😂😂

  • @halimaabdiislaweyn3663
    @halimaabdiislaweyn3663 3 года назад

    Masha allh Aroos qurux badan iskuwara ubad khyr qaba oobariya ilhy haidinku irsaqo

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 3 года назад +9

    kabax ciyaar reer bari manshallah hooobeey hoobeey❤❤❤❤❤

  • @caaishaa1433
    @caaishaa1433 3 года назад +1

    Gabdha ha sidee u asturanyihiin an ba ka helay masha allah

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 3 года назад +4

    Maashaa Allah dhaqankeena miyiga qurux badanaa ku dayasho AYay muda yihiin reerkaan allaha ha isku barakeeyo

  • @umams2905
    @umams2905 3 года назад

    Waxaan kufarax sanahay inaan kasoo jee do gobolkaas sool ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sunduscabdimahad4263
    @sunduscabdimahad4263 3 года назад +9

    Waaaw ciyaartan sacab ban u aqaan
    Dhaqankaabay dadkii aàn fahmayey dhaqankooda ayaa utimi keep going sister

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 года назад

    Ala dhankaabay xagaan jiray wallo maansha alaah qurux jiib iyo jaan somali baa leh aduunka kale qoraal bay racaan

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 3 года назад +11

    ماشاءالله تبارك الرحمن منظر لايمكن ان اصفه وشعور لايمكن ان اترجمه....اختي أقول لك تقدمي الي الأمام...فا الله معك......همة عالية....

  • @abdifitaxhassan4977
    @abdifitaxhassan4977 2 года назад

    Masha Allah Baraka Allah wllhi keep going

  • @RahmaAhmed-li2jy
    @RahmaAhmed-li2jy 3 года назад +4

    Masha Allah wa aroos dhaqameed cajiib ah Allaha isku barakeeyo reerka cusub❤

  • @jabra0563
    @jabra0563 3 года назад +1

    gabar somaliyed oo asalkii dhaqa keena soo gudbineso dhiira galin ayee mudantahay mahadsanid walaashey

  • @abdiwahabalisalad3002
    @abdiwahabalisalad3002 3 года назад +8

    Aroosku aad buu uqurux badan yahay masha Allah .waan xamaasooday be 😀 anaba isku maleynaayey

  • @ZR-qz5qb
    @ZR-qz5qb 3 года назад

    asc msha allah quruxbadana ma na qaano dhaqankeni waxn u arkaa sax sax sax saaaaaaax wada oo badiya

  • @almothanaaa
    @almothanaaa 2 года назад +3

    بارك الله لهما ورزقهم الرفاه والابناء الصالحين🌹❤❤❤❤

    • @ah5023
      @ah5023 2 года назад +1

      أمين امين 🤲 يا ربي

  • @maryanabdisalan1274
    @maryanabdisalan1274 3 года назад

    Dadka hotelada lacagata ku dhiibaya waxaan leyahy sidan hala yeelo wlh qurux😍😍😍

  • @AutumnHarvest24
    @AutumnHarvest24 3 года назад +4

    Maa shaa Allah Beautiful our culture ❤ 💖 ♥ 💕 💙 💓 ❤ 💖 ♥ 💕 💙 💓 ❤

  • @zamzamahmed8370
    @zamzamahmed8370 3 года назад +2

    Qurux wlhi qof makeup marsan malahan dhar qafiifaa qof wato malahn music malahan masha allah whi rerkaas si alle raali kayhy udhismay

  • @safiyoquruxaxmed3794
    @safiyoquruxaxmed3794 3 года назад +20

    😁😁😁😁😁 caadi maahan nabee aroos maba ladhihi karo waa aroosyaalo💞💞💞💞💞💞💞💞💗💗💗💗💗💗💗❤❤❤❤❤❤❤❤hambalyo hambalyo hambalyo

  • @fartunabdullahi
    @fartunabdullahi 3 года назад +1

    Masha allah hambalyo qoska alaha barakeeyo wiil iyo caano gabar iyo caano thanks abaayo wan ku farxay muqaalka from USA 🇺🇸

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 3 года назад +14

    Wa MashAllah mar hadii jaandheer noocyadisa kala duwan la ciyarey

  • @zakkihuzzein1153
    @zakkihuzzein1153 3 года назад

    Wow wow ciyaartaa reer sool iyo sanaag baan aad u aqaan oo ka helaa

  • @fadumadaahir4638
    @fadumadaahir4638 3 года назад +3

    M.a aroos qurux badan ciyara dhaqameedka waa jeclahy ✌

  • @gahayrschools2597
    @gahayrschools2597 3 года назад +1

    Halkaa aroorka qoladiinnii reer Galguduud iyo Doollo waxa idinka badiyey arooskaa Ceerigaabo. Outstanding

    • @sagalali8612
      @sagalali8612 3 года назад

      Ceergabo maha wa sarmaanyo sool

  • @fathiaibrahim6651
    @fathiaibrahim6651 3 года назад +8

    Mansha Allah WA xaflada qurux badan mahadsanid wakhtiga ad galisay walaal meel Indhaha u roon

  • @rodanur2279
    @rodanur2279 3 года назад

    Mashalla walle gabadhaha yaagbadho dhaafay aloolada sameeyey

  • @alkadirsuge2391
    @alkadirsuge2391 3 года назад +3

    Masha Allah aroos qurux badan wllhi, Allah ha isku kiin barakeeyo. qofkii guur raboow arooskaaga miyi kudhigo

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl 3 года назад

    sool hoyga dhanqanka soomaaliyeed masha allah.

  • @darwiishdigeed7804
    @darwiishdigeed7804 3 года назад +2

    Alla qurux badanaa aroosku mansha allah walahi waka helay arooskan iyo qabka ay gabadhu nogu duubtey gacanta alleh kuma gooyo wall mansha allah

  • @idalahow
    @idalahow 2 года назад

    Soomali Dhan waa iskumid - Meelkasta intaan ayaa kasocota. Wadanka Kenya Baadiyaha waa Sidan. Mashallah

  • @mohamedcabdirashid130
    @mohamedcabdirashid130 3 года назад +17

    Hadaan nahay REER SOOL Sidaas baan hablaha ugu aroosnaa Ka warama

  • @khadromohamed1752
    @khadromohamed1752 3 года назад +1

    Masha allah hamblayo hamblayo isku wara abid reerka arooska walhi wan ku haystaa arooska miyiga 👌👏👏❤️❤️💯🥰

  • @samawadeinaxasan5798
    @samawadeinaxasan5798 3 года назад +4

    Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo aroos wacan 👍👍💕💕👍👍

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 3 года назад +1

    Masha allah waa qurux wallahi san aya fiican in aroosyada lodhigto musiga wuu nadhibay

  • @افنانحسينأحمد
    @افنانحسينأحمد 3 года назад +17

    Qurbo kastood joogto dhaqankaaga lagama tago e waa lagu Canada ❤❤❤❤❤❤❤🤍

  • @sadiyomohamud8441
    @sadiyomohamud8441 3 года назад

    Dhaqan kaaba gobol somali dagtoo dhan ayaan kugu soo dhawryneynaa
    Horay usoco dadka waxbaad dheertahay

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 года назад +3

    Mansha Allah بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فى خير waa aroos milgo leh

  • @hamdaqueen2794
    @hamdaqueen2794 3 года назад

    M.nsh allh Aroos kaqurux badan maba Arag barakalaah

  • @amatullaahbintumaxamed8892
    @amatullaahbintumaxamed8892 3 года назад +7

    بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 года назад +1

    Masha allah qurux iyo jawi mcn badan wlhi aroos magaalo iyo buqiisba looma baahna barakooba leyahay rerka cusub ❤️🌹💐🎁

  • @ashaawed2703
    @ashaawed2703 3 года назад +3

    maasha allaah aloolada iyo aqal labodaryaan ah waa farsamo gabdhaha daraawiisheed gaar u ah❤❤

  • @sahrujaali4086
    @sahrujaali4086 3 года назад +1

    Watasa quruxsanti dhaqankaba dagankii garadada iyo cuqaasha dhex joogta wxan kasosalamaya isla sool 🥰🥰🥰🥰🥰 wnkugufanaa wllo

  • @nasteexoidil677
    @nasteexoidil677 3 года назад +3

    Mn sh allah Aroos quruxbdan allah hbrkeeyo qoyska ❤

  • @halimohassan7717
    @halimohassan7717 3 года назад +1

    MANSHA ALLAAH ALLAYAA BAARIK FII HORTA DHAQANKAABAAY WAXBADAN AYAAN KULASOCDEY LKN WAAGUUL MARHADAAD MAANTA JOOGTID GOBALKA SOOL GAARAHAAN MIYIGII ANKU DHAYSHEY AANOOGA SOOTEBINEYSID AROOSKAN QURUXDA BADAN INABA CAADI MAHA ADIGUNA GEESIYAD BAADTAHAYE EE HORE USOCO GUULBAAN KUU RAJEYNAYAA SALANSARE EDO 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤩🤩🤩🤩🤩😘

  • @abdulqahm1190
    @abdulqahm1190 3 года назад +3

    Masha Allah this is amazing it’s really made my day
    Jazaka Allahu khairan walaale

  • @zuhaypaziciith2237
    @zuhaypaziciith2237 3 года назад

    Wara arooska mcnaaa wlhy wanka hellypa 3 jeer ku cell ceshtaypa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤩

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 3 года назад +5

    💖💖💖💖💖💖🥰🥰🥰mansha'alah Alfa Mabruuk, wacdaro ayaa ka dhacay, beautiful wedding.

  • @luckyosman8102
    @luckyosman8102 3 года назад

    Maaaasha Alh byo qli anagaa insha Alh ku dhiban raba waana kusoo waci doona insha Alh maalinteyda walise ma guursan🤔lkn waan rajjeynin

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 года назад +3

    Ababay qurux wlhi ubax cabdulhi waku salamey abaayo. Waku mahadsanthy sida nogu so gudbiso dhaqankena wanagsan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 месяца назад

    Wiil. Iyo. Caano. Gaabadh Iyo. Naabada. Masha. Allh. Ilahoow. Naagu. Soo. Ceeli. Nabada. Iyo. Faaraxaad. Isha. Allh. From. Buraco. Waa. Idin. Laanay

  • @shugrixasan4612
    @shugrixasan4612 3 года назад +12

    Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo 🥰💘❤💯

  • @fatumaabdiqadir9157
    @fatumaabdiqadir9157 2 года назад +1

    Masha Allah lakin aros sidan ah waligey ma arag iyo gabadh lagaracayo🥰🥰😍

  • @farhaan9020
    @farhaan9020 3 года назад +5

    Maasha Allah
    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @naimosulaiman8881
    @naimosulaiman8881 3 года назад +2

    Waaaaaw💗💗💗💗💗 Masha Allah arooski ugu qurxanaa ever waye, baarakallah

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 3 года назад +20

    Reer lagu nasto oo lagu nagaado ilaahay haka dhigo

  • @deqamohamud9804
    @deqamohamud9804 3 года назад +1

    Waxan ku farax sanahah inan daawan jiray muqalada ad no so gudbiso waxanse kufarax sanahah manta inad jogtid gurigi garadada ee gobolka sool iyo arooskii Faysal abshir garaad iyo marwadisa Aasiya gobti layga beeray hambalyo doxadii adin dacare oo doogle iyo camaare ❤️❣️😍

  • @daacadyare742
    @daacadyare742 3 года назад +4

    Jeceylkeyga riyada ilahey haku dhowro mcnto

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 3 года назад +2

    Walahi xamaasad baa i qabatay masha alah aroska wiil iyo caano gabar iyo caano kheyr alaha iska siiyo aamiiin

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 3 года назад +3

    MashaAllah ♥️💎🌸🌹🎁😘🥰💰🎁💯👍Allah ha isku xifdiyo Allah ha isku barakeeyo Amiin ♥️

  • @ibonur9447
    @ibonur9447 3 года назад +1

    Aad iyo aad baan idiin salaamayaa Salaan ka timi galbeedka Bali dhiig.

  • @hamdia6591
    @hamdia6591 3 года назад +4

    Waaaw wax badan baa sugeyne 👏👏👏👏👏👏👏

  • @nasramuuse3564
    @nasramuuse3564 3 года назад

    Mansha alllaah ale heysu barakeeyo gabadhaa aroos kii ugu qiimo iyo sharaf badnaa aya lo dhigey lkn wa odey aad uga weyn

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 3 года назад +3

    mash Allah Allah ha kuu xifdiyo abayo qaali guulayso guulayso guulayso abayo qaali horey usoco Allah ha barakeeyo lamaanaha

  • @aliamerica5321
    @aliamerica5321 3 года назад

    Wow😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮mahadsanid mcnto

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 3 года назад +3

    MashaAllah best aroos I have watched 😍 ❤

  • @cabdirisaaqcumar3357
    @cabdirisaaqcumar3357 3 года назад +2

    Masha Allah Aroos ka qimo badan lama arag wali walahi 🌹 ilahay ha isku barakeeyow

  • @atif9308
    @atif9308 3 года назад +9

    Masha allah kudayasho mudan yihiin

  • @miskisagal1069
    @miskisagal1069 3 года назад

    Mnsh allh reer sool dadkaygii hidaha iyo dhanka saad uhysan wili waad ku amaanan tihin

  • @yousifmohammad964
    @yousifmohammad964 3 года назад +13

    Kaa qurbaha kayimi reermiyigii ayuu hablihii ku qaali gareeyay soomali dhibadanaa😂

    • @adontiialle8171
      @adontiialle8171 3 года назад +1

      😂😂😂

    • @maymunabintu1389
      @maymunabintu1389 3 года назад

      Dadka dhulkan ka tagaya wadankii dhib la adeen iyo khalash kordhis wle

    • @kadarkhalifabdi9664
      @kadarkhalifabdi9664 3 года назад

      🤩🤩

    • @Liban14398
      @Liban14398 3 года назад

      @@maymunabintu1389 Qorbaha markan ka tago adiga Camal oo rar miii ah ayan iskaga qabsan laha san Camal hhhh

  • @ahmedomar1663
    @ahmedomar1663 3 года назад

    Maaaaasha Alllah Baaadiya waaa lama huurrane

  • @bahsanmahad8933
    @bahsanmahad8933 3 года назад +3

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo isku waara ubad kheyr qaba kala hela wlhi roosyada magaalada wuuka qurux badan yahay ❤💖💫💥💫💯

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 года назад +2

    Masha Allaah Hambalayo Hambalayo Hambalayo guurkiina guur khayr gurigiina gurinagi Allaah ka dhigo Allaahuma Aamiin hantida umada Somaliyeed ee Sool salan sare 🇸🇴🇸🇴❤️

  • @axlamalo58
    @axlamalo58 3 года назад +5

    beautiful wedding😍😍😍😍😍😍ماشاءالله

  • @haliimohirsi58
    @haliimohirsi58 3 года назад +1

    Www reer daraaaaawiiisheeeed noolaada dad aaan jeclahy😍😍😍

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 года назад +8

    Maasha alaah 🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 2 года назад +1

    Maasha allah miyiga waa qurux iyo ciyaar dhaqameedyada keep going somali maxamed

  • @sagaleymohamed2703
    @sagaleymohamed2703 3 года назад +3

    Masha Allah qurux waye 🥰🥰🥰😊😊👏👏

  • @safaahmed465
    @safaahmed465 Год назад

    badiya han waxage👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉