Maalmihii Nolosheena Part 33 oo aad u xiiso badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Maalmihii Nolosheena Part 33 oo aad u xiiso badan

Комментарии • 170

  • @hibanuura658
    @hibanuura658 3 года назад +6

    Nacimo jokarey hadaan nahay funs kaada waxan kacodsanena ina Naasir dhere ino soceliso abyo please
    Inta igu racsan like

  • @Haldha189
    @Haldha189 3 года назад +14

    Inta nasir ila sugeyo inu ruwad lasodigo nacimo , like kusharfa✅

  • @aaminasahra3900
    @aaminasahra3900 3 года назад +4

    Baran baro mombasa igu dhibaty marekana majoogtaa😭😭😭

  • @Jackcadnaa-b6q
    @Jackcadnaa-b6q 3 года назад +33

    First one team naciima jokar one love idin leyahay ❤❤🙏
    Like ta ha ila dhaafin hadaa aqirso qoraalkan wlshy ama wllky

    • @mrj7204
      @mrj7204 3 года назад

      Sunday's susu abayo ee saara subscribe

    • @xubikhalifa9637
      @xubikhalifa9637 3 года назад

      Tugsigi halkna ma latimid sumyooy

    • @cabdixakiinindhayare5113
      @cabdixakiinindhayare5113 3 года назад

      @@xubikhalifa9637 Gabadha Aflagaadada Ka Daa Waa Walaasheene

  • @shukrimohamud670
    @shukrimohamud670 3 года назад +3

    Qofkii ugu horeeya oo dawada and the first like .... Ruwayada saan ula socdo Inna ba caadi maha

  • @sundussuleman8527
    @sundussuleman8527 3 года назад +11

    Jokarteyda❣❣❣💋wa qofka kaliya ano xanaqsan marka firsado qoslo

    • @mrj7204
      @mrj7204 3 года назад

      Sunday's Suleman abayo ee saara subscribe

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 3 года назад +8

    Abu dabai baa 700 oo qof airport keeda ku dilay kkkk 😱😂😂🌚 Covid19 xitaa intaas qof madilin 😂😁

  • @idmanheyle7177
    @idmanheyle7177 3 года назад +10

    Nimco jokar wan kugestaa rubayadan❤️❤️❤️

    • @mrj7204
      @mrj7204 3 года назад

      Usman heyle faadlan ee saara subscribe waala

  • @oosabuuko4625
    @oosabuuko4625 3 года назад +4

    naciimo jookar masha'allah waa noog nool
    nasiib badnaa kii eey xalaashiisa noqotay

  • @samirasaam802
    @samirasaam802 3 года назад +2

    Ayuub qaraami I like him⚘⚘🥀🥀

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 Год назад

    Muuqalkan wax badan raadiyay naciimo jookar funny waaye

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 3 года назад +1

    Manshaaalh ilahyow xafido nacaam joker inshaaaaalh 💕💯💕💯💕💯💕💯💕💯💕💕💕love

  • @Yusra765
    @Yusra765 3 года назад +5

    Aniga ugu horeya😂

    • @mrj7204
      @mrj7204 3 года назад

      Jojo waalaa ee saara subscribe

  • @amalgilin7551
    @amalgilin7551 3 года назад +2

    Waad raajiseen qaybtan, Jookareey hada kadib naga soo dhakhsada adiyo teamkaagu

    • @mrj7204
      @mrj7204 3 года назад

      Amil ee saara subscribe waala

  • @iknow_my_enemy9750
    @iknow_my_enemy9750 3 года назад +2

    Jooker cdi mhn..odaygaan timaha fiiladaa leh kulahaa😂😂 9:03

  • @hibanuura658
    @hibanuura658 3 года назад +2

    Jokarteytha cashaqa🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 3 года назад +1

    Waa iga qoslisay naciimo jookar😁😁😁

  • @hafsaahmaddaahir-qr1ut
    @hafsaahmaddaahir-qr1ut Год назад

    Nimco fanny weye 😂😂😂

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 года назад

    Nasir dheere. Africa. Miyuu aaday

  • @hamisamevlogs2275
    @hamisamevlogs2275 3 года назад +1

    Niciima joker😋💖🤩

  • @rayaanapdillahi4038
    @rayaanapdillahi4038 3 года назад +2

    😅😅😅 waa rer shiid kulaha jookor

  • @saadiamohamed7699
    @saadiamohamed7699 3 года назад

    Ayuub yare so funny wlhi 😅😂😊😉

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 года назад +1

    Hhhh ustaada samiixa soo xasuustay macalimada masaarida 😁

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 3 года назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂 maxey tahay qofkaan duulahayya 💔😹😹😹

    • @zainabmahamed3937
      @zainabmahamed3937 3 года назад

      Bisinka iyo burdaha maxay tahy qofkan duulahaya kulaha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @beerlulaapdiqani4262
    @beerlulaapdiqani4262 3 года назад +2

    Wa so rajisey😂

  • @maryammaxamed6365
    @maryammaxamed6365 3 года назад +1

    Alla qusul badanaa 6bilood buukusocday

  • @deeqacabdirisaaq4822
    @deeqacabdirisaaq4822 3 года назад +1

    Ruwayadaan malmihii nolosheena mahan ee wa dhex galis 😂😂😂

    • @mariawasuge3323
      @mariawasuge3323 3 года назад

      Waaban ba yaabanaa joker oo dacwa lohesto igu danbese kkkk meqa marbaan magaceda aqriyay mataqan 😂

  • @mohamedtahir6
    @mohamedtahir6 3 года назад

    Musiibo waa naciimo😂😂🔥

  • @Haldha189
    @Haldha189 3 года назад +6

    Nacimo why are not fulfilling our request , where is nasir dhere please include him ,waiting next ruwayad with him🙏

  • @samiira12wars47
    @samiira12wars47 3 года назад +1

    😁😁😁😁wlhi I love this team

  • @anisahussein1759
    @anisahussein1759 3 года назад +1

    4jir iyo book aqris😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdi6766
    @hamdi6766 3 года назад +1

    Kkk ma caano gelbaa burcadle aR nacima

  • @ayankuryachannel8220
    @ayankuryachannel8220 3 года назад +1

    Masha allaah abayo sakada ka helay side u samesan tahay iyo color kaba

  • @juweeriyailkacas8799
    @juweeriyailkacas8799 3 года назад +1

    HhhHhhh niciim wan ku wata

  • @fardowsadhagfar3706
    @fardowsadhagfar3706 3 года назад +1

    horay u soco Naimo

  • @amranmohamed6934
    @amranmohamed6934 3 года назад +1

    Jokarey riwayada nola so dhaqso wad Naga rajisene

  • @fadumo601aligent4
    @fadumo601aligent4 3 года назад +1

    Ẅr̈ää äÿüüb̈öẅ s̈ẍb̈ n̈g̈d̈ää ḧëë k̈k̈k̈ är̈g̈äg̈ïẍïs̈ö m̈än̈ïḧïn̈ë 🤣🤣🤣

  • @anzaakramfrah6432
    @anzaakramfrah6432 3 года назад +2

    6 bilooduu kusocday kulahaa

  • @nastehanoor8933
    @nastehanoor8933 3 года назад +2

    Geeynyada madaw aaawe ....????

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 3 года назад

    Mashallahi Naciimo Jookar

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 3 года назад +2

    🤣🤣🤣wilkeygi baa lasodonay

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 года назад

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysoننننننم

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa 3 года назад +18

    Alle drtii subscribe igu saar plz 😭😭😭😭😭😭

  • @Kbkhalidbaashe
    @Kbkhalidbaashe 3 года назад +1

    Keep going wll

  • @awesomeman2251
    @awesomeman2251 3 года назад +1

    Reer baadiye mareekanka joogo maxaa ka rabtaa kulahaa kii runta ahaa kuu keenaa

  • @sadiobulle7077
    @sadiobulle7077 3 года назад +1

    Qeybta kale sobobsiiya jokareey

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 3 года назад

    Kkkkkkk wiilkaygi baaa laygaso doon kulah jokor

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 3 года назад +1

    Bisinke maxay tahay qofkaan duulahaya kulahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @sucaadomaxamuudmaxamed6273
    @sucaadomaxamuudmaxamed6273 3 года назад +3

    uurki aawe waxba qaldan sow tey nin kalle laheed waxaba siyaaa

    • @hamdi6766
      @hamdi6766 3 года назад

      Amba wan radinoya

  • @sawdashaqale843
    @sawdashaqale843 3 года назад

    Nimco waa qof xarifda

  • @maxedshingaanic7422
    @maxedshingaanic7422 3 года назад +1

    Asc nacimo jookar waa dagerahaka maxed shiingaani waxan gacudsana inat magaceka halmar ikasalatit channel kata

  • @asmahanisteela6046
    @asmahanisteela6046 3 года назад

    Gabadhi hooyadiis lafuro iyada waa lafuraa

  • @sawdashaqale843
    @sawdashaqale843 3 года назад

    Jokr waa xrpo

  • @Najmanalka208
    @Najmanalka208 3 года назад +1

    Kuweit caan ka ahay kulaha

  • @farhiyamahomed3234
    @farhiyamahomed3234 3 года назад

    gabadha hooyadeed hadii la furo ayadana waa la furan

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 3 года назад +1

    Mmadu caadi maaha lug iyo gacan bey israacisay 🤣🤣🤣

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 3 года назад

    Sahro cumar wey yaabtay rerkan rorayan weyba ka horeyan cidi lo yimid kkkkk

  • @sowturaxma9580
    @sowturaxma9580 3 года назад

    Joker Alla ku jecliyaa Liz bilod xafaduu ka adeegayey ku teh

  • @user-sn6nw5qx5x
    @user-sn6nw5qx5x 3 года назад +1

    dhogortu kasoo urayso aa 🤣🤣🤣🤣🤣 akh

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 3 года назад +2

    Keep going jokar and her team am sprt you

  • @marianali9559
    @marianali9559 3 года назад +2

    Korontada ka maqan tahay caadi ma ahan walaahi waa la heshay sahra.

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 3 года назад

    Wadaadkaan wada joogno caruurta isku dhalnaa igu kaa qoran
    Ala jookar dhip badanaa🤣🤣🤣

  • @drneehaachannel3687
    @drneehaachannel3687 3 года назад

    Naciima 900 boqol ban america ku dilay xamar ba tarxiil la igu kene 😀😀

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 3 года назад

    Geenyada madow iyo faraskii cadaa sidan u sugayey ruwayadii ba iga dhamaday yaa ila mida

  • @wisemanhaji5781
    @wisemanhaji5781 3 года назад +2

    Naciimo

  • @mohaaozil8174
    @mohaaozil8174 3 года назад +3

    Keep going my sister intaa ka dib wxn idin ka codsan inaad soo boqota channel mohaa ozil subscribe fadlan

    • @mrj7204
      @mrj7204 3 года назад

      Moha Ozil waalaa ee saara subscribe

  • @fatimafariido6527
    @fatimafariido6527 3 года назад

    Nimco Jookar waa sodoh caqli bdn
    Naagtii wiilkada guursato warbaa u yaal
    Nimco quruxey jiroo mgca ha jirro

  • @ahmedabdinoor5245
    @ahmedabdinoor5245 3 года назад

    khaladaadka sogaliya pls ....hhh

  • @nadiaosman7211
    @nadiaosman7211 3 года назад

    I love u naciima joker❤️❤️❤️

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 3 года назад

    Kkkkkkkk ala jookarbaa sodoh indhahu u shidan yihiin weeye

  • @hashimabasssharif8430
    @hashimabasssharif8430 3 года назад

    Cunuga aad dhalayso suu u egyahay ayaan rabnay waa irregular waye dramahaan

  • @amaarahahmed3843
    @amaarahahmed3843 3 года назад +1

    Niciima keep going 🥰🥰

  • @cashocasho3097
    @cashocasho3097 3 года назад

    Jokar dhib badanaa hooyo maa gabar bixisa hhhh

  • @alinhosayid5490
    @alinhosayid5490 3 года назад

    Wiilkeyga 4 xaninyot waaye kulah

  • @ayubabdikadir3105
    @ayubabdikadir3105 10 месяцев назад

    😀😁🤣🤣🤣😍

  • @princessdagan6015
    @princessdagan6015 3 года назад

    Kkk afar xininyood aaa kkkk. Ma labo abuu cabaas bu leeyahy hhh

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 года назад

    Aduunka macnaha la,idiin keenay waa ka gudawaynyahay sidaad doorateen. Adinkoo raali ah waqtigiina qaaliga ah wax macno idiin sameenaya galiya......!!!!!!

  • @xayaatibushra7747
    @xayaatibushra7747 3 года назад

    Lkn naasir dheere baryahan laguma arage mee jilitaanka wuu ku ficnaaye

  • @umusihamsiham1109
    @umusihamsiham1109 3 года назад

    Keep going jookar

  • @nadifodahirali2747
    @nadifodahirali2747 3 года назад

    Ninka timaha xirtay isla fur dheh raga lama oga in ay tinta xirtaan sharciga islaamka ilaali walaalow

  • @najahjirde8270
    @najahjirde8270 3 года назад

    Qoslo igu hadhin 🤣🤣

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 3 года назад +1

    Kkkkkkkkkkkkk ala ya iqosla

  • @fatumahassan6478
    @fatumahassan6478 3 года назад

    Ruwayad inbdn ansikaye

  • @happydhuux9967
    @happydhuux9967 3 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxedshingaanic7422
    @maxedshingaanic7422 3 года назад +1

    Hadiyadana ii awodin gusoqado booqortoyati ajuuran oo anika gasojeda

  • @amaaldheman515
    @amaaldheman515 3 года назад

    9 jir baan kugu dhaley🤣🤣

  • @xamdibarrow5497
    @xamdibarrow5497 3 года назад

    M.a

  • @sumayedagan7402
    @sumayedagan7402 3 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 6biloot bokusacday

  • @Juura77
    @Juura77 3 года назад +3

    Aduunka ayaa walaalayaal lagu yahay Subscribe isaara please Asxaapey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @mahirmohamed9923
      @mahirmohamed9923 3 года назад

      Waan kuu saaray adigane iisaara qali

    • @Juura77
      @Juura77 3 года назад

      @@mahirmohamed9923 hye Abyo

  • @abdisamad-yare
    @abdisamad-yare 3 года назад

    Ruwayada maxa ka qaldan qeebtii hore iyadoo uur leh ee abti liibaan xaas kiisa ku jilesay hada kii asgariga ahaa ayee xaas kiisa ku jilee. Jokar wax naga dhaadhici

  • @shugrihurfe509
    @shugrihurfe509 3 года назад +1

    Naciimo jookar kal iyo laab baan kusalaamay 🙋

  • @aminohamdi9510
    @aminohamdi9510 3 года назад

    6 bilod ayuu ku socday ku lahaa

  • @user-sn6nw5qx5x
    @user-sn6nw5qx5x 3 года назад

    20:25🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @fartunsuleiman8941
    @fartunsuleiman8941 3 года назад

    Nimco jokar is funny

  • @truelife6820
    @truelife6820 3 года назад

    Nimco jookar saan mxa waye mxa kawadaa saan acudubillh ma kaligaaga boqol qof matalooyo wanba kuwareeree

  • @diijainaadeer9838
    @diijainaadeer9838 3 года назад

    Naciimo sikadhada aad wiilka ka sikatay waka baxsatay laaakiin taabashadana Ku Dar ileen waa kaa ajnabiyee

  • @naciimoabdiladiifmhmud2970
    @naciimoabdiladiifmhmud2970 3 года назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkk kkkk

  • @rahamhmd2249
    @rahamhmd2249 3 года назад +1

    joker darted ufiirsadaaa flimkaan

  • @muunawarsme2116
    @muunawarsme2116 3 года назад

    ruwaayadu tii hore maanay la sono xalqadii hore sowkii kani askariga ahaa niciimi uurka lahayd abti liban qabay

  • @hoodomustafe442
    @hoodomustafe442 3 года назад

    Nicimo jokar please nasir away😥