Lujain dhalashadeedi waxi dhacay😔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 ноя 2024

Комментарии • 70

  • @fatimahosh5552
    @fatimahosh5552 6 месяцев назад +17

    Illhay wu awooda inu cafimadkeda uso celiyo and you are strong mommy 😢❤

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 5 месяцев назад +8

    Si kasta lo dadaali lahaa lujain Illhay baa sidaa u dooray Alxamdullh haday kuu qoslayso

  • @fatumahassan3812
    @fatumahassan3812 Месяц назад

    Wlashay waa qadar waan idiin jecelahay lujain allaah ha shaafiyo❤❤❤

  • @asmacalibeey2821
    @asmacalibeey2821 6 месяцев назад +8

    abaayo gabadhaada ahlu jenna waaye anaga mustaqbal aduunka baan kafakarnaa laakiin lujain mustaqbalkeeda waa jnnada inay ahlu jannatahay qalbiga ku dakso

  • @amiraa9577
    @amiraa9577 12 дней назад

    Rabbi kucafiyo ❤️caruurta

  • @umuasiha.bintuaisha
    @umuasiha.bintuaisha 5 месяцев назад +3

    Apaaay horta Maasha'Allah waa dulqad bdnthy ilaah sabarkaaga hakugu awaaal mariya insha'Allah sabarkaaga iyo dulqaaadkaaga waad ku awaal marina aduun iyo aakhiraba

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 5 месяцев назад +5

    Allaha kuu fududeeyo abyo wax qoran ayey ahayd aniga labo ayaa laygu qalay labana caadi baan udhal qalin dhibmalahan islamaha somalida lama dhegaysto

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr 4 месяца назад +1

    Qalad malihid qof uguboo waxba kala ogeyn ahyd😢😢😢

  • @isseisse715
    @isseisse715 15 дней назад

    waxaan ahy Doctor waxkasta oo aad sheegtay si malin la ah ayaa u aragnaa , sidaad sheegtay waxti bdn ayaa foolanaysay dhakhatiirta waxay ahyd inay ku sheegaan khatarta ka imaan karta ilmaha oo kafka ku daaha , pantograph waxa ladhoho ayaa jira oo foosha lagula socdo 4 saac hadii minko sidii larabay u furmi waayo qaliin ayaa ku samaynaa waliba aad ayaa ugu sharaxnaa hooyoda khatarta ay leedahy foosha oo daahda , illhy qalbiga haku dajiyo wllo mahadsanid.

  • @IstahilAli-r3j
    @IstahilAli-r3j 3 месяца назад

    Iminkana ilaahey Haku catfish wll inbadan waan sugeyey shekadan 😢😢

  • @ashahandulleh7492
    @ashahandulleh7492 5 месяцев назад +3

    Abaayo first if all, thank you so much for sharing your story. This is good information and will definitely help many. You are right. It's good to be informed, but no matter how much you had educated and prepared yourself. The outcome would still have been the same. What Allah has planned will happen no matter what the circumstances are. I hope and pray that you dont think for a minute that you could have done anything differently to prevent this outcome. You did Everything right amd you are an amazing mother ❤

  • @khadraabdi2896
    @khadraabdi2896 5 месяцев назад +2

    Dhibakasa aniga igu dhacadaye dhega aadaga an sameye gabadha la xunusataye ina kasto illahaye qadaraya 😢😢😢

  • @nadiracutieali8372
    @nadiracutieali8372 6 месяцев назад +3

    Abayo you are amazing hoyo mashallah ❤ may Allahi Protect you, and your beautiful kids sister.

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 5 месяцев назад +1

    Abayo aad baa u qurux badantahay masha allah hoyo fican karti badan baa tahay ilaaheyna qofka u jeclayahay ayuu imtixaanaa abaayo sabarķa allah kuu ziyadiyo ajarkagana allah kama habaabiyo

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 5 месяцев назад +1

    Thnks ABAAYO sidaad noogu sheegtey qisada

  • @sucaadoRaage-qu5iu
    @sucaadoRaage-qu5iu 6 месяцев назад +1

    Really Wlh wa sax marka ugub thy wa iska saas aniga xitaa anigo qalin ka ordayo ayan curudkeyga wyayy illahow saqqir akhiro iga dhig adne ku cafi ❤

  • @ismahanmohamed5747
    @ismahanmohamed5747 4 месяца назад

    Sorry abayo ilahay haku cafiyo gabartada

  • @fatimaabdulle2573
    @fatimaabdulle2573 5 месяцев назад +1

    Allah ku caafiyo abayo hooyo adag batahay abaalkaga Allah janokadhogo

    • @deeqaomar2647
      @deeqaomar2647 5 месяцев назад

      Waxaad tahay hooyo mudan in lagu daydo. Gbadhaada sidaas baa Alle uqadarey, ogoow haddii adduunkoo dhan isku imaan lahaayeen waxba arrintaasi kama bedelin kareen. Illaa wuxuu Eebeheey qorey ayaa meesha ka socdey. Waxaan Allaah kaaga baryaa inuu caafimaad aad carruurtaada ku korsato kusiiyo.

  • @ishoafro763
    @ishoafro763 5 месяцев назад

    Abayo you’re the most. Strongest mom I have ever seen keep going and my dua is always with you thanks for the great information it will help a lot of mom’s .🌷

  • @AsumoMuuse
    @AsumoMuuse 4 месяца назад

    Aalllah ku caafiyo wlomcn hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤

  • @xilojano2048
    @xilojano2048 6 месяцев назад +2

    Ŵax qoran bay ahayd wana runta dumarkà warkoda lama dhagaysto wayo dadka isumid mhn qof walba ka kle wka duwn yahy allaha ku caafiyo amin

  • @sundusabdikadir5024
    @sundusabdikadir5024 6 месяцев назад +1

    Abaayo qalbiga alle ha kuu qaboojiyo waa qadar waxa kugu dhcay talo dhaxal gala ah waad nasiisay thnks.

  • @safiyajama5223
    @safiyajama5223 5 месяцев назад

    Abayo Allah kuu caafiyo Anay igu dhacday oo cunugayga laydhahay waaqaliin anow xanun iqaban dad badan ayaa idhahay did lkn masha Allah ninkayga ayaa idhahay yeel qalinka wana lay qalay ibidii ayaaqalashay

  • @love4allah11
    @love4allah11 5 месяцев назад

    Subxan Allah aniga gawarteey koowaat xata saas ayan ku dhalay sokor Aya igu soo baxay waneh liga keenay foolka inti waqtigey la gaarin wana li soo vacuum gareeyi Alxamdulillah weey fiican tahay hada 8 sano ayay ku jirta hadii neh lii soo dhihin lahay c section marabta hori ayaan ka qadi lahay
    Wil keey lamad ano fool ihaasto oona liga keenay waneh ano oo kuli an furmay aa is wareeji aslam markii aay c section ligu sameeyay. Hadaneh Alxamdulillah lama bil ka hor ayaan c section ki afaraat galay Alxamdulillah
    Not always c section is bad

  • @HalwaAbdi-c6c
    @HalwaAbdi-c6c 5 месяцев назад

    Waxii qornaa way dhaceen allh ku cfyo abyo

  • @ilhanbashir3587
    @ilhanbashir3587 6 месяцев назад +2

    Ilaaahey Dhankaga haku saqiro.

  • @naimafarah8966
    @naimafarah8966 5 месяцев назад

    Lujain qosol qurux maashaa Allah farxadeedaan jeclahay ee Allaha noo xafido. Abaayo adna waa dadaashay si kastoo wax loo badalo qadar lama celin karo wax kastana sababay u dhacaan. Hooyo qaaliyaa tahay qosolkaagaa anagana energy ka helnaa maashaa Allah abaayo ii faraxsanow waligaa.

  • @nasraarab3339
    @nasraarab3339 5 месяцев назад

    allaha ku caafiyo wllo

  • @yasmins7472
    @yasmins7472 5 месяцев назад

    Waa qadar alle ayaa kugu dhacday lkn mother&baby center service Fiican ma lahan lkn mid ogow epidural ayada ayaa ilmaha wadnaha hoos Rida,
    C section business ayuu noqday means adigoo u baahneen ayaa lagu bush garenayaa vacuum section Waa isku wada mid lkn Adiga illahay ayaa u qadaray İnay wax ugu soo garaan

  • @minnadiamond9743
    @minnadiamond9743 6 месяцев назад

    Allaha sabrka Allaha kusiiyay kuu siyaadiyo wlhi somaliada qaliinka ma jeclo xita cirbada diid aya lagu dhahaa aniga intaad diiday ayaan hadane dalbaday markii leydhahay waa diiday xanuunka foosha hore Uma aqoon dad ayane I dhahay jiis ayay Dadka ka dhigta cirbadiina waa qaatay qalinkina ma diidaneen in gebdheyda badbaado muhim ii aheed Allaha Ayaane I waa fajiyay aniga Allow towfiiqda na waafajiye oo ubadka no xafid qardka kuwii ku qancane naga yeel

  • @lifetimeofficial1632
    @lifetimeofficial1632 6 месяцев назад +1

    Illahay ba jano kula doonay wll dheh alxmd ❤illahay waxba Kuma aha inu hada ka qaado❤

  • @fardowsohaji9538
    @fardowsohaji9538 5 месяцев назад

    Illhe cafimad taam hakusiiyo insha allh

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 6 месяцев назад +1

    Wll waa qadar illhey ee malinkastaa diidna oo xitaa asbuucyo kudarsanaa lkn maqaan soo jiididaa ayaa wax udhubtay hadana waan maqlaa ilmo lasoo jiiday oo madaxu dherado oo laleyahay dibow ulabaa adiga wax qalada kuma lihid

  • @bshroosmail7678
    @bshroosmail7678 5 месяцев назад

    Walashay arinkan ku dhacay familyga dhan weydiden inlaqalo vacuum ayana looga dhaliyey wadanki Alx ilmaheda waxba kuma noqonin wax walba waqadar abayo tnx wlhi hooyo xaamila ahay talo fican wnka qatey ilahay haku cafiyo lujeeyn ❤

  • @youdontneedmyname730
    @youdontneedmyname730 5 месяцев назад

    Ilahey ha ku xifdiyo mom but please mar walbo waxa tirahda alhamdulilah subxanallah

  • @deqaabdullahijama8984
    @deqaabdullahijama8984 5 месяцев назад

    Eebbe caafimaad hakuusiyo ilmahaaga mcney❤

  • @MARYANHaji-pi2wx
    @MARYANHaji-pi2wx 5 месяцев назад

    Alle caafimaad Tama ha siiyo wll

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 5 месяцев назад

    Adi ma qaldanid kuwa dhaqaatiirta isku sheegaaya ayaa qaldan haday kuu sheegi lahaayen qatarta ku imaan karta waad ogolaan leheed lkn mar qornayn

    • @istarhussein-iu6us
      @istarhussein-iu6us 4 месяца назад +1

      Abaayo aniga way igu dhacday lkn ninkeyga I kortagnay labo mar marko birta kuso jiday marka sadaxad birti xoga o uso jodaye darted dairbiga ayu ku dhacay wajigisa ilaa dairbiga wada dhig waxa mode madaxa cuniga inow laso goay inow dhigi iska tiray ayo iso Daye mar 4 inow birta kuso qabto ninkeyga Dr intow badka gacanta ka galiye kala turay markaso dhacay bax qalin u diyari sida aya leygu qalay alxamdullah🤲 wu cafimad qaba hada waa 8 jir

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr 4 месяца назад

    😭😭😭😭 sorry abyo

  • @SalmoAbdi-d6r
    @SalmoAbdi-d6r 6 месяцев назад

    Abye alle hakucaafiyo nunada be strong naag dame hadhagaysan alle talo saaro hortaa usoco

  • @IstahilAdan-vz2nd
    @IstahilAdan-vz2nd 6 месяцев назад +1

    Strong mom abayo keep going you doing good job

  • @AminoHassan-y6w
    @AminoHassan-y6w 6 месяцев назад

    Khsladkaas waan sameeyay laakiin cunugtayda way saqiirtay

  • @monajama6511
    @monajama6511 5 месяцев назад

    Wall waa qoraal rabi ee ha is canaan

  • @UmalkhayrAbdilahi-dw5hw
    @UmalkhayrAbdilahi-dw5hw 4 месяца назад

    Ax😢 wll waan ka xumahay wll Lkn alxmdillh cala kuli xal 😊

  • @runibrahimabdullahisheik2777
    @runibrahimabdullahisheik2777 6 месяцев назад

    Wax qoranee ahaayeen wax walba Allaha ku caafiyo abayo

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 6 месяцев назад

    Sorry abayo mcn allah ku cafiyo gabdha

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 5 месяцев назад

    Abayo Allaha Kuu Caafiyo inshallah 😢Ani cunugiiii 3 Aad uur aha kiii labaad Qaliin diida cunigaga biyaha Ka dhamaden indhaha qaliinka marmar Uu badbado yaha

  • @queenamiira9513
    @queenamiira9513 4 месяца назад +1

    Alla abayooy xald adg bad soo martay 😢alle ha qadirka ah haku cafiyo nuunaha yar

  • @caynibilan4915
    @caynibilan4915 6 месяцев назад

    Ilham❤ abaayo you are strong human ❤

  • @anisamohamed9720
    @anisamohamed9720 5 месяцев назад

    Abaaayo 😭😭

  • @sadiya910
    @sadiya910 5 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @mariamisse7572
    @mariamisse7572 5 месяцев назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AyaanSiyad-ur7by
    @AyaanSiyad-ur7by 5 месяцев назад

    It’s not your fault dear wa qorneed 💔

  • @H-Abdull
    @H-Abdull 6 месяцев назад

    Adiga iyo carurtada ilahy haidhin xifdiyo

  • @mohamedmohamudjama5251
    @mohamedmohamudjama5251 5 месяцев назад +1

    Ilaahy ayaa qadaray abyo hooyo samir badan baad tahy aniga Ilmihi igu horay 11 saac ayu kafka ku jiray madaxa qaybna bananka jogtay inta kalena Ilmihi gudaha ku jiraa wlhi ilaahy isahlay hada wuu fcnyahy madaxa ayaa xoga dhinaca u yara dheer alx sidisa kale waxkasta waa qdar markasta an soo xSusto wlhi wan jiririciida alx cala kuli xaaal

    • @ShamsoAbdi-bg8oh
      @ShamsoAbdi-bg8oh 5 месяцев назад +1

      Abayo hadda meeqa sano ayuu jiraa fahamkiisa see waaye ani curadeyda 2saac kafka ku jirtay ayadoo suuxsan ayey dhalatay ispitalka 2 isbuuc ku jirtay hadda waa 5 jir hadalka si fcn Uma karto fahamkana wuu ku yaryahay alx.

  • @bariramohamed9201
    @bariramohamed9201 6 месяцев назад

    😢

  • @Happy204q
    @Happy204q 6 месяцев назад

    Sorry abaayo dadka dadkale aa waalo

  • @munacadow94
    @munacadow94 5 месяцев назад

    Abyo illahey aya qadarta wato mrka samirkga aya ku tageysa abalmarin weyn malinta aaqiro

  • @dekomohamedahmed1407
    @dekomohamedahmed1407 6 месяцев назад +1

    Wellcome xbbti

  • @sadiyoabdulqadir825
    @sadiyoabdulqadir825 6 месяцев назад

    Adi qalad malihid e dhaqaatirta aya qalad leh o qasab kuso saaray

    • @sadiyoabdulqadir825
      @sadiyoabdulqadir825 6 месяцев назад +1

      Waayo Mashallah gabdha misaan ahan wey korsaneyd caadina uma so bixi karin wa sababta ay uso dhaqaaqi weyday ayaga laga rabay xlada in ay fiirshan kuna sheegaan dhibaatada ay cunugta gali karto hadi aad si folatid ayna si adag kula hadlan waliba raaciyan hadi dhibkaas yimaado wa in aad saxiixda intaa hadi ad maqli laheyd hooyo aya thy Waxa dhihi laheyd cunugteeda hali badbaadiyo please qaalinkana wa fahmi laheyd ula jeedkisa waayo frist baby Ana qaliin ku dhalay ido le leyhy cunuga aya halis ku jiro wlh kama fikirn nafteeda hore aya ka aqbalay cunugeega dartiisa ❤lkn wax walbo Wa qadar rabbi lkn dhaqaatiirta aya saraya dadaal la’aanta

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 6 месяцев назад

    Welcome to the youtube habo❤❤❤❤

  • @aishosulayman
    @aishosulayman 5 месяцев назад

    Samirkaagad janada kugali xbt

  • @frau6191
    @frau6191 6 месяцев назад

    Wax kasta xaga allah bay ka qornayen lkn hooyada ilmaha ugu horeya waxba ma kala oga waa inay qof khibrad leh hospitalka usi xagaysata

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 5 месяцев назад

    Adi ma qaldanid kuwa dhaqaatiirta isku sheegaaya ayaa qaldan haday kuu sheegi lahaayen qatarta ku imaan karta waad ogolaan leheed lkn mar qornayn

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 5 месяцев назад

    😢