Lady Lujain
Lady Lujain
  • Видео 5
  • Просмотров 13 787
Wada sheekeeysi into waqti dhumis!
Wada sheekeeysi into waqti dhumis!
Просмотров: 839

Видео

Maxaa nolasha kaa xayiri kara?!
Просмотров 3,2 тыс.5 месяцев назад
Maxaa nolasha kaa xayiri kara?!
Lujain dhalashadeedi waxi dhacay😔
Просмотров 6 тыс.5 месяцев назад
Lujain dhalashadeedi waxi dhacay😔
Cerebral palsy maxaa la dhahaa?!
Просмотров 2,4 тыс.6 месяцев назад
Cerebral palsy maxaa la dhahaa?!
May 8, 2024
Просмотров 1,6 тыс.6 месяцев назад
Calaamadaha autism lagu ogaado!

Комментарии

  • @amiraa9577
    @amiraa9577 12 дней назад

    Rabbi kucafiyo ❤️caruurta

  • @isseisse715
    @isseisse715 15 дней назад

    waxaan ahy Doctor waxkasta oo aad sheegtay si malin la ah ayaa u aragnaa , sidaad sheegtay waxti bdn ayaa foolanaysay dhakhatiirta waxay ahyd inay ku sheegaan khatarta ka imaan karta ilmaha oo kafka ku daaha , pantograph waxa ladhoho ayaa jira oo foosha lagula socdo 4 saac hadii minko sidii larabay u furmi waayo qaliin ayaa ku samaynaa waliba aad ayaa ugu sharaxnaa hooyoda khatarta ay leedahy foosha oo daahda , illhy qalbiga haku dajiyo wllo mahadsanid.

  • @fatumahassan3812
    @fatumahassan3812 Месяц назад

    Wlashay waa qadar waan idiin jecelahay lujain allaah ha shaafiyo❤❤❤

  • @najmawehlie6281
    @najmawehlie6281 3 месяца назад

    Mashallah

  • @IstahilAli-r3j
    @IstahilAli-r3j 3 месяца назад

    Iminkana ilaahey Haku catfish wll inbadan waan sugeyey shekadan 😢😢

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr 4 месяца назад

    Qalad malihid qof uguboo waxba kala ogeyn ahyd😢😢😢

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr 4 месяца назад

    😭😭😭😭 sorry abyo

  • @AaminoMohamed-r5b
    @AaminoMohamed-r5b 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsumoMuuse
    @AsumoMuuse 4 месяца назад

    Aalllah ku caafiyo wlomcn hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤

  • @UmalkhayrAbdilahi-dw5hw
    @UmalkhayrAbdilahi-dw5hw 4 месяца назад

    Ax😢 wll waan ka xumahay wll Lkn alxmdillh cala kuli xal 😊

  • @maryamamaxamed3091
    @maryamamaxamed3091 4 месяца назад

    M.a aby anigaba illhy dartiis baa ujclhy illhy baa awooda oo usoo celinkara waxkasta allha usoo celsho lujina aby qiso xanuun leh waye cafimaadka allha usoo celsho

  • @FatxiaAbdullahi-ro3ye
    @FatxiaAbdullahi-ro3ye 4 месяца назад

    1qof ducadaaan isoo qoro

  • @ismahanmohamed5747
    @ismahanmohamed5747 4 месяца назад

    Sorry abayo ilahay haku cafiyo gabartada

  • @aminojaamac5363
    @aminojaamac5363 4 месяца назад

    Abayo maxaa lagu daweyaa se hadii lagu dadaali wayo maxaa caqabada uuleyahay

  • @queenamiira9513
    @queenamiira9513 4 месяца назад

    Alla abayooy xald adg bad soo martay 😢alle ha qadirka ah haku cafiyo nuunaha yar

  • @nasraarab3339
    @nasraarab3339 5 месяцев назад

    allaha ku caafiyo wllo

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 5 месяцев назад

    Adi ma qaldanid kuwa dhaqaatiirta isku sheegaaya ayaa qaldan haday kuu sheegi lahaayen qatarta ku imaan karta waad ogolaan leheed lkn mar qornayn

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 5 месяцев назад

    Adi ma qaldanid kuwa dhaqaatiirta isku sheegaaya ayaa qaldan haday kuu sheegi lahaayen qatarta ku imaan karta waad ogolaan leheed lkn mar qornayn

    • @istarhussein-iu6us
      @istarhussein-iu6us 4 месяца назад

      Abaayo aniga way igu dhacday lkn ninkeyga I kortagnay labo mar marko birta kuso jiday marka sadaxad birti xoga o uso jodaye darted dairbiga ayu ku dhacay wajigisa ilaa dairbiga wada dhig waxa mode madaxa cuniga inow laso goay inow dhigi iska tiray ayo iso Daye mar 4 inow birta kuso qabto ninkeyga Dr intow badka gacanta ka galiye kala turay markaso dhacay bax qalin u diyari sida aya leygu qalay alxamdullah🤲 wu cafimad qaba hada waa 8 jir

  • @ishoafro763
    @ishoafro763 5 месяцев назад

    Abayo you’re the most. Strongest mom I have ever seen keep going and my dua is always with you thanks for the great information it will help a lot of mom’s .🌷

  • @love4allah11
    @love4allah11 5 месяцев назад

    Subxan Allah aniga gawarteey koowaat xata saas ayan ku dhalay sokor Aya igu soo baxay waneh liga keenay foolka inti waqtigey la gaarin wana li soo vacuum gareeyi Alxamdulillah weey fiican tahay hada 8 sano ayay ku jirta hadii neh lii soo dhihin lahay c section marabta hori ayaan ka qadi lahay Wil keey lamad ano fool ihaasto oona liga keenay waneh ano oo kuli an furmay aa is wareeji aslam markii aay c section ligu sameeyay. Hadaneh Alxamdulillah lama bil ka hor ayaan c section ki afaraat galay Alxamdulillah Not always c section is bad

  • @HalwaAbdi-c6c
    @HalwaAbdi-c6c 5 месяцев назад

    Waxii qornaa way dhaceen allh ku cfyo abyo

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 5 месяцев назад

    الله اكبر الحمدلله على نعمه

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 5 месяцев назад

    Masha alaah um lujey isoo boqo ana❤❤❤

  • @monajama6511
    @monajama6511 5 месяцев назад

    I love you hbo lujain ❤ you’re so cute 😊

  • @monajama6511
    @monajama6511 5 месяцев назад

    Wall waa qoraal rabi ee ha is canaan

  • @safiyajama5223
    @safiyajama5223 5 месяцев назад

    Abayo Allah kuu caafiyo Anay igu dhacday oo cunugayga laydhahay waaqaliin anow xanun iqaban dad badan ayaa idhahay did lkn masha Allah ninkayga ayaa idhahay yeel qalinka wana lay qalay ibidii ayaaqalashay

  • @naimafarah8966
    @naimafarah8966 5 месяцев назад

    Lujain qosol qurux maashaa Allah farxadeedaan jeclahay ee Allaha noo xafido. Abaayo adna waa dadaashay si kastoo wax loo badalo qadar lama celin karo wax kastana sababay u dhacaan. Hooyo qaaliyaa tahay qosolkaagaa anagana energy ka helnaa maashaa Allah abaayo ii faraxsanow waligaa.

  • @fardowsohaji9538
    @fardowsohaji9538 5 месяцев назад

    Illhe cafimad taam hakusiiyo insha allh

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 5 месяцев назад

    Allah subxaana watacalaa ha caafiyo

  • @munacadow94
    @munacadow94 5 месяцев назад

    Abyo illahey aya qadarta wato mrka samirkga aya ku tageysa abalmarin weyn malinta aaqiro

  • @KhadarDek
    @KhadarDek 5 месяцев назад

    Kheyr Allaha ku soy wll wlhi xaaladan kujiro Allah Aya og lkn Arabe ayan ahay ma quusan karo.

  • @deqaabdullahijama8984
    @deqaabdullahijama8984 5 месяцев назад

    Eebbe caafimaad hakuusiyo ilmahaaga mcney❤

  • @MARYANHaji-pi2wx
    @MARYANHaji-pi2wx 5 месяцев назад

    Alle caafimaad Tama ha siiyo wll

  • @sadiya910
    @sadiya910 5 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @Miidan5
    @Miidan5 5 месяцев назад

    Maashaa allah sax sister jizakallahu qeyr❤❤❤❤

  • @youdontneedmyname730
    @youdontneedmyname730 5 месяцев назад

    Ilahey ha ku xifdiyo mom but please mar walbo waxa tirahda alhamdulilah subxanallah

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 5 месяцев назад

    😢

  • @aishosulayman
    @aishosulayman 5 месяцев назад

    Samirkaagad janada kugali xbt

  • @mohamedmohamudjama5251
    @mohamedmohamudjama5251 5 месяцев назад

    Ilaahy ayaa qadaray abyo hooyo samir badan baad tahy aniga Ilmihi igu horay 11 saac ayu kafka ku jiray madaxa qaybna bananka jogtay inta kalena Ilmihi gudaha ku jiraa wlhi ilaahy isahlay hada wuu fcnyahy madaxa ayaa xoga dhinaca u yara dheer alx sidisa kale waxkasta waa qdar markasta an soo xSusto wlhi wan jiririciida alx cala kuli xaaal

    • @ShamsoAbdi-bg8oh
      @ShamsoAbdi-bg8oh 5 месяцев назад

      Abayo hadda meeqa sano ayuu jiraa fahamkiisa see waaye ani curadeyda 2saac kafka ku jirtay ayadoo suuxsan ayey dhalatay ispitalka 2 isbuuc ku jirtay hadda waa 5 jir hadalka si fcn Uma karto fahamkana wuu ku yaryahay alx.

  • @yasmins7472
    @yasmins7472 5 месяцев назад

    Waa qadar alle ayaa kugu dhacday lkn mother&baby center service Fiican ma lahan lkn mid ogow epidural ayada ayaa ilmaha wadnaha hoos Rida, C section business ayuu noqday means adigoo u baahneen ayaa lagu bush garenayaa vacuum section Waa isku wada mid lkn Adiga illahay ayaa u qadaray İnay wax ugu soo garaan

  • @fatimaabdulle2573
    @fatimaabdulle2573 5 месяцев назад

    Allah ku caafiyo abayo hooyo adag batahay abaalkaga Allah janokadhogo

    • @deeqaomar2647
      @deeqaomar2647 5 месяцев назад

      Waxaad tahay hooyo mudan in lagu daydo. Gbadhaada sidaas baa Alle uqadarey, ogoow haddii adduunkoo dhan isku imaan lahaayeen waxba arrintaasi kama bedelin kareen. Illaa wuxuu Eebeheey qorey ayaa meesha ka socdey. Waxaan Allaah kaaga baryaa inuu caafimaad aad carruurtaada ku korsato kusiiyo.

  • @yaxyamaxamud5865
    @yaxyamaxamud5865 5 месяцев назад

    Wllshy aan jclhy guulyzo

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 5 месяцев назад

    Si kasta lo dadaali lahaa lujain Illhay baa sidaa u dooray Alxamdullh haday kuu qoslayso

  • @ashahandulleh7492
    @ashahandulleh7492 5 месяцев назад

    Abaayo first if all, thank you so much for sharing your story. This is good information and will definitely help many. You are right. It's good to be informed, but no matter how much you had educated and prepared yourself. The outcome would still have been the same. What Allah has planned will happen no matter what the circumstances are. I hope and pray that you dont think for a minute that you could have done anything differently to prevent this outcome. You did Everything right amd you are an amazing mother ❤

  • @mariamisse7572
    @mariamisse7572 5 месяцев назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 5 месяцев назад

    Thnks ABAAYO sidaad noogu sheegtey qisada

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 5 месяцев назад

    Abayo aad baa u qurux badantahay masha allah hoyo fican karti badan baa tahay ilaaheyna qofka u jeclayahay ayuu imtixaanaa abaayo sabarķa allah kuu ziyadiyo ajarkagana allah kama habaabiyo