ASKARI GOOJACADE KASOO BADBAADAY OO AFKA FURTAY MUUSAA SAAS NOO GALAY#

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 224

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 3 месяца назад +3

    Daarood iskama celin karno😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamali.
    @maryamali. 3 месяца назад +9

    Somaliland binu issaq binu snm binu =🤣riyoland

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 месяца назад +1

    Allow somali midee yaraball callamiin Amiin 🤲😇😇😇😇😰😰😰😭😭😭

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 3 месяца назад +12

    Iska haddloow Ina igare haku riyoon in reer khaatum isaaq dib ula midoobaan abid ee iska riyooda Dabacayuunoow.😂

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 3 месяца назад +5

    Laakiin hada waad barateen siwaaqroon hubka culus waliba burco ayey qabsan lahaayeen😂😂

  • @khadraali2862
    @khadraali2862 3 месяца назад +22

    Isaaqoow runtii waxaa tihiin dad aad iyo aad u xaasid ah oon beenta iyo caayda ka xishoon sabab too ah marka laga hadlayo soomasliland waxaad ka dhigtaan in janadii ka soo daahirtay laakiin soomaalida in teedakale waxaad ka dhigtaan meel lagu hoogey ayadoo maanta waxwalba loo jeedo oo magaalooyinka dalku kawada horumar iyo qurux badan yihiin hargeisa marwabana waxaa tiraahdaan garoowe waa cadow xamarna waa qubuuro xaasidnimo daraadeed ayaad beenwalba u sheegtaan laakiin qasaaro oo dhan xaasid ayaa ku dambeeyn doona waxa aad soomaali inteeda kale lajece shihiina adinka allaha ha idinsiiyo dalkeena iyo inta wanaaga jecelna allah ha guuleeyo

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 3 месяца назад +3

      Waa xaqiiqo jirta Koonfuri Xabashida ayay ka jecel yihiin Somaliland

    • @mahamoudwerah8975
      @mahamoudwerah8975 3 месяца назад

      ​@@goudhassanaden4627waar beenta jooji. Idinka ayaa xabashi la idinka kari-la'yahay oo dalka kusoo hogaaminaya waayo aqoonsigii aad ku taami jirteen ayaad weydeen

    • @faizam523
      @faizam523 3 месяца назад +1

      Run sheeg baad tahay isaaq waa yuhuud xiqdi ka buuxo, ilaahay umadiisa haka qabto.

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 2 месяца назад +1

      Ugaas dadkan lantu in ay 2015 kii dib igu laabto bay ku riyo ayaan taasina ma dhaceyso dil iyo dhiig badatey marka waa sheeko iyo shinbir yahow heesa

  • @maryamali.
    @maryamali. 3 месяца назад +8

    Waar dulmigii baa ini jabiyey iyo awodii harti ee beenta iskadaya 😂❤🇸🇴💪🏾

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 3 месяца назад +4

    Ssc-khaatumo waa power; waa isbareen idoor; lascanod xorowday
    Ee hargaysa ku dara

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 3 месяца назад +3

    Daarood maahee waa harti rubuceed. Daarood laheeynee

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад +11

    MAXAAD HARTI KA TAQAAN ADEER WELI QAAR AANAD MAQAL AYAA KUU HADHAY

  • @museosman8296
    @museosman8296 3 месяца назад +6

    War iidoorow caqli xumidaa laascaanood awalba mid dhuuni raaca baa idinn soo geliyay dalku waa dal daarood maaha dhul iidoor ogow calaacal iga dheh kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад +18

    Isaq land marqan land sarqan land beyn land qumu lud land aqonsi lans oromo land amxaro land carab land dir land irirsamale land israel land xawasho land isaq intas qawil waa shektan isaq land asal kais waa bon bon dalay wacelo waye cuqdad badan waye

    • @farhiamahamoud
      @farhiamahamoud 3 месяца назад +3

      Waa sax waa saqajaamin isxaaq

    • @Umo580
      @Umo580 3 месяца назад +1

      🤣🤣🤣🤣 WASAX SARQAAN LAAN

    • @faizam523
      @faizam523 2 месяца назад

      @@AbuukarMohamed-v4t kkkkk Alka reerkan maxay haatan doomalidii baratey beentoodii iyo naceybkoodii ay baroorta ku qarin jirreen iyo bati baa ley xasuyqey sidii ay ka mudan yihiin soomalida is wada dishey ee is wada dulmidey wocoodu ka dardareey, soomaalidaba gaaladey ka jecel yihiin waxay galaanba la garan maayo.

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 3 месяца назад +7

    sool idinma ma baahna runta isu sheega no indho adayg 😂😂😂😂😂😂

  • @maryamali.
    @maryamali. 3 месяца назад +12

    Harti iyo samaron ciise gaboye waa somaliwen …..🇸🇴🇸🇴

    • @munaqaali4556
      @munaqaali4556 3 месяца назад

      Maxad ku qaadi ilaa qiyaamaha adoon isaaq bad ahanysaa

    • @munaqaali4556
      @munaqaali4556 3 месяца назад

      Waar daarood isaaq ba ka adag maxay qaadayaan iyaguna dhinte unana dhimanya lascanod ba duntay magalo isaq ma dumin shacabbusqqna ma qaxin

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 месяца назад

      Sheeko madhan sheeko madhan sheeko musalsal

  • @IbrahimOsman-p6p
    @IbrahimOsman-p6p 3 месяца назад +11

    Kkkkkkk maleshiyadkii muse judan so diray o cabaadaya

  • @maryamali.
    @maryamali. 3 месяца назад +6

    Issaq waa somaliwen😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 месяца назад +5

    Siwaakh roon waa dad cakiiba magacooda markay maqlewn baa biligii ka duulay abtiyaday
    Hhh
    Ha sasina siwaakhroonku waa nimn hartiyee

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 3 месяца назад +2

    Wallee haday xaqiiqada ogaadeen D5 iskama celin kartaan

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 3 месяца назад +2

    Iidoorow hargaysadaadu ha ku deeqdo laascaanod way kaaga dhamaatee booramana kafuq way laa xorowdee,

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 3 месяца назад +1

    Calaalka Iidoor iska dheh

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 3 месяца назад +1

    Reer Sheekh isawqow Somalia waa haal wadaan jojiya qaybinta Somalia walahi waad ku babaysaaan

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 месяца назад +1

    Iidoor afkanool😂😂😂😂😂

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад +9

    Walle daarood iyo buntland midna maad arkin

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 3 месяца назад

      Ka waran somali Faqash oo dhan yaa burnuriyey oo wadanka Somaliland ka xoreeyey
      Isaaq maa ciyaarciyaar ee Dhulbahante tihii loo tudhayey ayaad xoog is bideen

    • @Rhali-x5q
      @Rhali-x5q 3 месяца назад

      Remember 25/08/23😂😂😂

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 3 месяца назад +1

    🍓💙🌹baroor Liqa dhulbahantaa idinla dagaalay. Oo reer samatar oo kale ah. Idinkà huwan jaarso oromo iyo ciise iyo gadabiirsi madhibaan watey. Daarood Kuma imaan. Shicib yar oo Harti ah baa yimi. Kablalax . H.jecluu lasiman yahay .

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 месяца назад +8

    Reer dhan oo wada ooyaa yaab 😂😂😂

  • @InaSanyare
    @InaSanyare 3 месяца назад +2

    Caqliga idoor waka iyadan cidi la dagalamin bay oog iyo tukaraq ay usocden 21 sano kawarn manta o dagal xun u dhex maray o aynan is arki karayn adiguna nin idoora baad tahay ana in darooda waxa ina dhex mara waa qori caradi maxa inaga dhexeya lascanod waxa leh darood markad imanayso ma darood baad tahay yaa inagumed

  • @mussejama311
    @mussejama311 3 месяца назад +1

    President muuse will come back 2024--2030.
    Hays wareerina.

    • @mohamedviano4813
      @mohamedviano4813 3 месяца назад +1

      Anigu Muuse nin dhaama iima muuuqdo GX 7 sano bay dagaal kula jireen Habar Awal iyaga yaa ka yeelaya inay xukumaan

  • @faizam523
    @faizam523 3 месяца назад +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 8/25/2023 IIDOOR JABKII GOOJACADE😂😂😂😂😂😂😂

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667
    @kooxdagurmad-bandsomalia7667 3 месяца назад +1

    Adeer Garaadadu baryo kuma imaan annagii la socon baa wax lagu sheegay baad sheegaysaa,
    Waxba been ha iskugu sheekaynina filimkaa waa soo dhamaaday,e

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 месяца назад +1

    Xaarwayne kk
    Ciidan qaran kkkkkk
    Caruur yar yar oo qaqabtay wixii lagu sheegay Ciidan qaran.

  • @abdiyusuf8729
    @abdiyusuf8729 3 месяца назад +1

    Muuse Bixi wa soo handaraabay somaliland

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 месяца назад +2

    MUUSE BIIXI CABDI, WAA MADAXWEYNAHA KELIYA EE WAX HOGAAMIN KARA, MUUSE WAA KHASAB INDHAHAAGA OO 5 AH BUU SOO NOQONAYAA 😅😅😅

    • @mohamedviano4813
      @mohamedviano4813 3 месяца назад

      Waxaa cajiiba GARXAJIS waxay MUUSE ku bilaabeen dagaal iyo Jamhado maalinkii la doortay Siday markaa u dhacaysaaa in HABAR AWAL aqbasho in GX xukumo.

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 2 месяца назад

      Muuse biixi waa ninka kali ah ee macquul ah ee hogaamin Kara Somaliland, from Somalia..

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 месяца назад +10

    Reer snm afkanool itaal baranbaro

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 3 месяца назад

      SNM waa tii afka dhulka u dartay ciidankii Siyaad Barre

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 3 месяца назад

      Isaaq waa kii Somaliweyn iyo Siyaad futada qoriga ka geliyey

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 3 месяца назад

      Daarood Hal maalin ayaa laga faraxalanayaa
      Daarood muxuu yahay ianay ahay kuwii aynu naqaanay

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 месяца назад

      Welingiin darod isma aydan arag dhulbante isjiidjiidaynayseen waa reer yar oo la siman reer yuusuf

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 месяца назад +7

    Beenale ma tukaraq ayeey joogi karayeen buuraha dhexa ayaa looga soo daatay

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 3 месяца назад +1

    Dadkan ma xishodan miya war harti wa horu tagay samaron & cisana hadu baxay e wali miyad sarqan santihin o dhaladi biyahi kulula bad iska cabeyseb ba is badal dhacay odeygan ilkuhu qamradi kululeyd afdulaaq bal sidu u eg yahay firi war idinka tuloyin kini ka shaqeysta o imansada harti bax waluu idin imaneyn waxanu dhiseyna darbiga Mexico & USA si anu dib dambe isu dhex marin bal odeygan hadlaya ilkaha marka hore naga lexi wajigaga foshaxun indhihi bad naga abuse tay

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 3 месяца назад +4

    Siwaaqroon miya baradho kaaga baahan ina Mirqaan.

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 3 месяца назад +1

    isaaq ma wada joogin Samaroon ciise oRoma intaad kumad dagalamayn ma harti baa daarood kuu noqday nin marqaansan iga dheh😢😢😢😢😢

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 месяца назад +1

    Qaran ku hooyada wasye maxa ka soo raadiseen gooje cade wle tan manta idin ku dhacda in layaba calacal iyo baroor waxba idin tari mayso

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 3 месяца назад +1

    Masaakiin cabaad wax ma beddelee ciddii idin jebisay sowdinkii ogaa harti halkii sii buu joogaa waxaanse ka yaabanahay caqligan xanuunsanaya eed ka simantihiin war SOOL idinku ma ligidin mar danbena WALLAAHI inaydaan cag soo dhigayne intaad SOOL ku dhololaysaan horta caqli aad wax ku qirataan soo iibsada war caqliga beelee maxaa idin daba geddiyay oo aad dhul aydaan lahayn ugu qamaamaysaan war umad xanuunsanaysaa daawo ayay u baahantahaye isku noqda iimaansada guryaha ilaahay idinku abuuray ilaahay bay ka tahay waxaad LAASCAANOOD ka gaysateen inaan 100ka sano ee soo socda la illaawayn war reer SSC sidiina caqliga kama bukaan yaahuudiinee muutuu biqydikum

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 месяца назад +1

    Umad ka liidata Isaaq SNM weligeey ma arag waayo ayagoo og in SSC Xaniinyahooda ay fooleen oo Xoog kaga xureysteen dhulkooda, Calaacal uma baahna weli idinka Soomaalinimo waa ka baxdeen Axmaaro iyo Oromo ayaad noqoteen SSC waa Soomaali, waa lakala tagay , la isbaryi maayo waa inoo dagaal hadaad nagu soo xad gudubtaan

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 3 месяца назад +1

    Maalaayacniga uu ku sheekeyey waan maqlaa hadaba daarood kuguma soo duulin ee idinkaa ku duulay kuna hanjabayey awoowyadiin ayaan dharbaaxi jiray oo faan iyo been ahayd hadana waxba laguma yeelin ee gurigaaga ayaa lagu geeyey ee haku anfaco

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад +1

    MA IDINKAA GARAADADII DALKANI LAHAA U DIIDI KARAYEY
    CAWAAN CAAWAANI DHASHAY MA UGAASKII SAMAROON AYAAD MOODEEN.

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 3 месяца назад +1

    asc walaleyal isaqo ka so noqda waxaa ku jerta oo somali naceeb.dowlad ma noqon kartan.qabyaala .qaylaad .sarqaan qoomo luudh.

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 3 месяца назад +1

    Halkaa qaadkii kululaa ku cuna oo been dhegta haaya. car dhagax soo tuura wasaq yahay.

  • @SKY-pf7sl
    @SKY-pf7sl 3 месяца назад +1

    CALAACAL ka yar iska daaYA muse nin idiin DHAAMAA Iman maayo anigoon khaatumo ah ayaa kuleh meeshaa waa laysku awooda sheegtay muse qoti ma qaadanahayn imaanshihii Garaadada cidna wax kama bedeli kara hayn kor iyo hoos dagaalkii wuu dhici lahaaitaalkiinana waad cayaarteen edeb yeesha oo itaakiina ogaada

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 месяца назад +2

    NiN URIGIISII LOODIIDA
    OOLAYIRAAHDO
    WAXGARADKAAGA
    MARABN
    EE WAXMA GARATADAAd WADA SHAQEENEEYNAA
    Taasba qalada
    Ee garaado macawis iyo shaal xiran baan arkeeney
    Ee XAQAA IDINKA KICIYEY

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 месяца назад +1

    Isaaaqow maanta baad qaldantihun darood 🎥 is over isaaq dantina qabsada isaq wali mirqaankii baad ku jirtaaa

  • @abdalahomar5777
    @abdalahomar5777 3 месяца назад +2

    Asc horta dadkan ma waalan yihiin 😂 war waxay ka shekeenayaan iyo waxa jira isku mid ma ahaa war dagaalka laascaanood sanad ah kama so mareegan dhulbahantey waa faqash hadana waa SNM wll waa cajiib 😅😅😅😅

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 3 месяца назад +1

    adeerow warkaad ku hadleysaa waa waa wax run ah balse hadalkaaga waxa ka maqan xaqdaraa dagaalku ahaa oo xaq baa ina jebiyey arrinta kale oo u baahan inaad ogaato magaca soomaaliland waxaa degan beelo soomaaliyeed oo badan ma waxaad dooneysaa wadan reer isaaqa mase wadan loo dhanyahay beeluhu ma dhacayso inaad beelaha kale dhiidmiirataan oo isu dawladaysaan dadku cawaan maaha waa idinka badiyaan dawladnimada

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 месяца назад

    Somaliland ba danweyn oo aad uwen kuqabtay jabuuti sida dhaqaalaha , ee lkn magaranayno waxa jabuuti uga baahantahay anba uga baahnay majiro.

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 3 месяца назад +2

    Hhhhhhhhhhh been badana geeðka yoocada ma idinka waligin tagay iminkaan ayaan ka imid geedka yoocada ee u dhaxaysa puntland iyo ssc khaatumo

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 3 месяца назад +6

    Horta reer sheekh isixaaqow ku bishaaraysta daarood idin kuma soo duulin horay dibna idinkuma soo socdo dad ehel iyo darisba ah baynu nahay siwaaq roona waa jifo majeerteenah waxaad is aragteen waa harti oon dhamayn oo jifo kasta dhawr wiil kayimaadeen hadaan idin baro harti intaan aqoon waxay udhigmaan jifo hj ah bil matal soolamadaw oo kale. isdajiya abtiyaal

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 3 месяца назад +1

    Iidoor nacasnimada iska ilaawa hadii kale burco ayaanu qabsan doonaa hadeynaan iska ilaawin wadankayaga harti baa sool iyo sanaag cayn

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 месяца назад

    Somaliland ha ogolaato somaalinimada lkn SOMAALIDIID iyo qowmaluudnimo mel kuma gaaraysiin.

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 3 месяца назад

    😂😂😂😂kkkkk Haye koooooow Iiwad sheekada

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 месяца назад

    Subxaanallaah Allah ka xishoo somali waa isku mid not cadow Subxaanallaah

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 3 месяца назад +2

    Hadaan nahay dhulbahante inuu sii xukumo muse ayaan jecel nahay

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 3 месяца назад

    Darood dhan ma jecla reer sh isxaaq kala tagto. Somaliland ha isku tashato.

  • @Hamdi11225
    @Hamdi11225 2 месяца назад +1

    Waxaad kujabteen kuna jabaysaan habayn iyo maalinba beentiina iyo xasaasid nimada aad rabtaan kaligiin in aad wax noqotaan soomaalida kaloodhana lawaayo idinkaa laydin waayayaa

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 месяца назад +1

    Kkkkkkk 😂😂 riyoland 😂😂😂kkkkkkk

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 3 месяца назад

    MUUSE BIIXI WAA MUUSE HOOGLAAWAAL OO EDAADI AHAAYD💀💀💀💀💀💀💀💀💀☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻

  • @CMG0607
    @CMG0607 3 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂 harti waa somaliland sxb beentaa naga yaree cabaad weynaa ka waran hadana kuugu imaado burco iyo hargeysa sided u cabaadi laheed adeer dhulkaada haku deeqo please iimsanso waran ma jiree dhubahante cuney

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 месяца назад

    Suwaaq Roon waa ragga Sanaag qaybta Isaaq
    Dego la dega

  • @NoorAli-ue9wx
    @NoorAli-ue9wx 3 месяца назад

    WAA GARXEJISKII XANAAQSANAA

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 3 месяца назад

    Halt complaining the 33years old of Somaliland had suffered humiliating defeat.

  • @mahdiahmed3331
    @mahdiahmed3331 3 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkk
    Harti maaha isaaq
    Sxb laantu waa reer
    Ku kalsanaw

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 месяца назад

    Dadku waa walaalo. Snm fitno la soo diray oo aakhiro dad badani ku naar mudan karaan.

  • @anak1646
    @anak1646 2 месяца назад

    isha baxarka isha baxarka

  • @samirvf
    @samirvf 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 3 месяца назад

    Allah maxay been isugu sheekeeyeen snm bal dadkan rajada ka qaba in Laascaanood urgufyadii ay soo hor galeen horgaladu ay awood ugu noqdaan waali waa dhaaftay tani😅

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 месяца назад

    ISAAQOW NABADNA MAXAA IDINKA HORTAAGAN?BAL ISWEYDDIIYA OO SAXA QALADAADKIINNII HORE,❤😂

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 месяца назад

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 3 месяца назад

    Wxa hadlaaya waa qoladi xaar daarood oo
    Iska dhigaaya isaaq
    Hhhhh

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 3 месяца назад +1

    Warunta maxayelay madi maha dee guryahodi baad ku haysaten

  • @mohamedobsiye178
    @mohamedobsiye178 3 месяца назад

    Khayaali baad ku nooshihiin 😢😢😢😢😢😢😢

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 месяца назад

    adeer sabab daarood idiin soo weeraraa ma jirto cuqdad isaaqna daarood ma qabo ee iska dhaafa cuqdada soomaaliyeed iska dhaafa

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 месяца назад +1

    waar waad waad kinirteen oo dad soomaali ah oo aad garaneysaan iyaga iyo dhulkooda ayaad dafirteen oo dhulkoodii sheegateen arrintaasi waa wax kibir ka badan laysu soo jeensey dagaal waa koow ilaa kibirka laydin tuso wuxuu yahay

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 месяца назад

    waxa toos u muuqata inaad soomaali keliya necebtihiin oo soomaali caydaan oo laysaan ummada kale ma caydaan haddii aad siin wadaan cuqdadaas waxay arrintaasi waxay dhaleeysaa in soomaalida idin ugaarsadaan oo cadaw idiin arkaan waa talo

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 3 месяца назад

    Beri hore ayaan idhi cadawga ay hcbka soomaaliland raadinayaan waa ninkaa jilicsan eemuse maalinta uu kaasi dhaafo soomaaliland waa mid cadawgeeduna uu jabayaa ninkastoo isa soo qaadaa uu jabayaaciidanka ninka laayay ee xabaalo wadareedka ku huray waa muse kaahin iyo nuux taani rag aad u jilicsan oo week ah ayaa dalka la yiri hogaamiya ilaahay kan umada ha dhaafsho

  • @anak1646
    @anak1646 2 месяца назад

    caac cuuc caac cuuc caac cuuc caac cuuc

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Beenaale gacamadaadii oo hadlaya ayaa meesha laga gurtay. Taas been ayuu ka sheegay dhamaan gacamadu way wada. Hadlayeen

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 месяца назад

    War adigaa cadow ah fulsy tuug sh huwan foqol huwan nacas ah😂😂

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    MUUSE FIRCOON MARKAAD .TIDHAAHDEEN. NA HUGAAMI MARKAAS AYAAD DHABARKA KA JABTEEN. KAN UURKA XUN EE NUUX TAANINA INAAD DISHQQN AYAA WAAJIB IDINKU AHAYD

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 3 месяца назад

    Rasaatii aanu gawaadhida ka rognay ayaan ku soo dhhaawacamay sxb

  • @mohamedviano4813
    @mohamedviano4813 3 месяца назад

    Garxajisow Hadaad MUUSE diidaan inuu idin xukumo sidaabay HABAR AWAL kaaga yeelaysaaa inaad xukunto. Ilaa iyo maalinkii la doortay Colaad baad ku wadeen

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    War daarood waa kaa meel kasta kaa degan dagaalna kuuguma imaane dhulbahate iyo hiil.harti ayaa is aragteen.
    Hadii daarood kuu yimaado xataa wakaale ilaa ceerigaabo ayuu kaa soo geli lahaayeen. Qaarna meel ay kaa soo galaan maba heleen

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 3 месяца назад

    WALAAHI MUUSE WA HALYEY QARAN EE BENALAYAHOW WAXAD TIDHAHDA WADANI BAN AHAY HOYADAA WAS IYO CADAW KALKAAL MA ANIGA AYUU DAROOD IGA ADKAN KARA AKAY AYAN KU XORAYSTE CAR HADII AAD XINIYO LE DAHAY LAF KU SOO GAL

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 месяца назад

    adeer magacii somaliland wuu soo ururay isaaq land oo iyagu is dulmay ayaa muuqata waad ku fashilanteen hogaaminta ummadda oo qirta intaa haddii aad yeeshaan sidaa waa laga yaabaa in la wada hadlo oo laga wada hadlo siddii nabad loogu wada noolaan lahaa laysuna dhex mari lahaa cid dambena maddax uma noqneysaan idinku isu noqda

  • @abdulisse5240
    @abdulisse5240 3 месяца назад +1

    Waa la marqaansanyahay caawa. Hadba meel ku booda.

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 месяца назад

    Halshy ayuu halmaamy somaalilaand maky sool degday
    Wxaa hogaaminayy 2shy siyaasad
    Ufan & ciidamo degaanka kasoo jeeda u ina riyaale hubeyy kalsooni
    Ka haysta cuqaalwada ... waaa
    Kw maandana wxaa ciidankii jabiyy waaa kuwii degaanka
    Kasoo jeeday siyaasad xumo
    Ayaaa ciidamadii difaaca iska horkeenday kuwii garabtaagna
    Ayaa garabkooda kabxay

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 3 месяца назад

    Beenla soo maluuqey🤮🤮🤮Wadan tuug propaganda 🤮🤮🤮🤮

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 3 месяца назад

    Caaac wabaaaa Habar. Maxbuus. Adoonta Muuse juudaan

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 3 месяца назад

    Kkkkkkk Alle haynaga badbaadiyo maafiyada ku habsatay Somaliland

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 месяца назад

    Ssc way socotay hadadan anjoognana waxa soconaya AWDAL IYO SALAL.

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 3 месяца назад

    Kkkkkkkkkkk

  • @yusufabdi8202
    @yusufabdi8202 2 месяца назад

    Hooyadaa muuse was, muusay kaga dhagtay isagoo is liidaya cadowga isku jilcinayaa, walaahi cid kaa awood badan ma jirto adigaa jilbaha is hayee cuqdada iska daaya inta muuse ku waalatay

  • @seed3966
    @seed3966 3 месяца назад +1

    Asc war ninku runbadanaa 🪰🪰🪰🦨🦨🦨🐒🐒🐒

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 3 месяца назад

    Asc isaaqoow waa goorma goorta aad raadinaysaan somaliland loodhanyahay 33 sano ayaad sida yeeyda isku dabasocoteen oo aad dhegaha iyo indhahaba xidhateen oo isku sheegteen in somaliland ay leedahay beesha isaaq waxaase maanta cadaatay in aaminkii faraha kabaxay marhaday noqotay in dhul lasiyo dowlado kale iyo in dad lacaayo iyo qabyaalad dowlad laguma noqdo warkale maleh ee waa midhihii shirkii qaaxo ee gurasho wacan

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 3 месяца назад

    waxaan idinkula taliyaa dhulka intiina ku ekaada laydin barrey wadi kartaan maddaxdii idinkaa ah hantidii idinkaa leh afxumada beeluhu ka sii daran gobanimadu waa dhalasho ee wax la barto maaha reer shiikhow

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 2 месяца назад

    Waxani ma rag baa hadlaya
    Mise waa caruur yar yar