Waan ku faraxsanahay in wakiillada NEC ee 3-da xisbi ay beeniyeen lambarka khaldan ee lagu faafiyey internet-ka iyo WhatsApp. Cadawgeennu waxay rabaan in aan hoos u dhacno! Ilaahay ha hoos u dhigo cadawgeenna, Insha Allah
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL REER SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD WA NABAD WA SOMALILAND WA GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WANU WADA GUULAY SA NAY ALHAMDULILAAH ❤❤❤
Wiilka ilig cidlamid ah ku Maan arag Isaaq waa will jecel quruxda dadka iyo dalkiisu in ay wanaagsanadaan jecel dhalinyaroo ama saxaafadu ha ku dayato oo ummadan daalan sheega wararka xaqiiqada ah guul somaliland
MedDjama Doyen Djiboutien je félicite À mon nom Propre et celui militants UMAADA AUX PEUPLES FRÈRE ET SŒURS SOMALILANDAIS HAMBALYO WAA GUUL KUGUULEYTA NABAGALYO BARWAAGO HOROWMAR KU WAARA
Walaahi waa been waxaa uu sheegayaa ismaciil yare way ka baxeen bilaa sabab kadib shaqdii way istaagtay aad baloo wada hadalay aakhirkii waxa lagu qasbay inay ama shaqada wadaan ama la wadayo iyo goo maqan waxa dalbadeen in caawa lajoojiyo tirinta oo bri labilaabo kulmiye baa yidhi udaayaba sidaa oo bariba waa ok
NINKA WARBAAHINTA CAALAMKA TUSAY QURUXDA SOMALILAND
Somaliland waa ka ilbaxsan yihiin
Koonfurta
USA
Waan ku faraxsanahay in wakiillada NEC ee 3-da xisbi ay beeniyeen lambarka khaldan ee lagu faafiyey internet-ka iyo WhatsApp. Cadawgeennu waxay rabaan in aan hoos u dhacno! Ilaahay ha hoos u dhigo cadawgeenna, Insha Allah
ManshaaLaaah Hambalyo Hambalyo Waa Guul kuGuuleyta Dhamantin Somaliland Yaa Allah EEBOW ALLOW KAYEEEL Dorashada Tii Nabagalyo Barwaago iyo Horowmar U Horseeda Bifadli Haadihi Leyla Jimcaa Bifadli Haadihi Saaca Bifadli Rasuulkena Suuban Daaha ina Abdullah Khyrul Khalqilaah Aaamiiin Alfaatax TaqabaLaaah SCW SCW SCW 333
Salalaahu calayhi wasalam
MM somali TV Horow ku soco Hambalyo Hambalyo
Wariyaha wariyaasha eryaday mr ilig sxb horow usoco guuuuul somalilind
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL REER SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD WA NABAD WA SOMALILAND WA GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WANU WADA GUULAY SA NAY ALHAMDULILAAH ❤❤❤
Gulysta mmtv ❤
Thanks MMTV for your continuous coverage of this historic event . 👏👏👏👏
Illigow geesi dharabta Kuma jiro adiga ayaanu baridhow ku Soo sharaxynaa
Very nice good job
Niin ugu qalisaan warbahiinta somaliland maxamed cabdi ilig ❤❤❤❤❤❤nolow waliga adigo wacan inaader legend of the legend
Wariye sare maxd Cabdi ilig hambalyo mmtv war sugan
Guul kulmiye
Xaarka xajista kulmiyoow guuldaradu waa qadhaadhahay 😂
😂😂😂😂😂
Guul iyo Gobanimo somaliland 💪
Maxaed ilig libaax hawl culus baad dhabarka udhigtey jasa kalahu khayr shimbiro yaryartii wax iska odhan jirèy waad buufisey
Maxamuud Xaashi iyo ismaaciil yare iyo xirsi gaab si xarago leh bay uga aargoosteen kulmiye, maanta madaxweyne muuse saxane waa ogyahay miisaanka Buuni, Xinif, Kaahin 7sano oo cay ah oo umadii bay ka didiyeen, Saxanena maalintuu burco ugu hanjabay odayaashi habarjeclo ayuu didiyay intii hadhay, maalintuu maxamuud Xaashi ku biiray isbahaysiga walaahi waan ogaa in habarjeclo ka tagtay muuse, laakin Cabdiraxmaan Cirro waa madaxweynihii ugu nasiibka xumaa oo dawlad lama wareegayo, ee wuxuu la wareegaya umad ay isku direen ina biixi iyo ina Kaahin oo maca dumarkii xumaan dhex dhigeen, ilaahay ha asturo Madaxweyne Cirro
Ina lilaah war miyeydan ka xishonayn umada bal qoralkaga screan shot ka qaado hadhaw na haka murmin😂
2 dhanxiir 😭😭😭😭😭😭
Wiilka ilig cidlamid ah ku Maan arag Isaaq waa will jecel quruxda dadka iyo dalkiisu in ay wanaagsanadaan jecel dhalinyaroo ama saxaafadu ha ku dayato oo ummadan daalan sheega wararka xaqiiqada ah guul somaliland
MedDjama Doyen Djiboutien je félicite À mon nom Propre et celui militants UMAADA AUX PEUPLES FRÈRE ET SŒURS SOMALILANDAIS HAMBALYO WAA GUUL KUGUULEYTA NABAGALYO BARWAAGO HOROWMAR KU WAARA
Shaqo wcn ayaa socota masuuliyinta qaranku wararkii beenta ahaa way soo afjareen wlee
Burning. Ina kaahin. Xinif. intuba wadani bay u codeysay war somaliland way dhamatay caadifadii ilaahay khayr haynoogu soo dhameeeyo INSHA ALLAAAH
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka ❤❤🎉😂🎉🎉🎉❤❤😂😂😂❤❤😂😂😂
❤
Asc❤
Well done
Ala tabadii faqash baa is waraysanay ilaahay idinma soosaari huwan ismaaciil faqsaha tolow goorma ayuu ismaaciil fawsha ka dhamaanyaa ilayn ilaa siyaad bare faqsha buu ahaa imika ilaahay guuladaro kuu horseed ilaahay idankii iyo kii faramaajo aabaha u ahaa eeilig huwan ilaa huwan
Waryaa Xasan Aden Samater walaalkiis miyaa Fiiri(Ismail Aden +Reer Samater)
Madaxweyne muse afka ciida loo daray wale madaxweyne cusub cirro soo dhawayee
Tuug ismaaciil
Ok
Shere udhahaa dadka
Oo yuusuf kayse muu iska hurdo tago waxbaba ma hayaane kkkkk
😂😂😂😂
Halka waxba qaldan malaha kulmiya laalushay
🎉Cadowgii ciil udhimay
Muuse ciidanaka fasax danbe walee madhacayso ee ugudhawaaqa ama geerida iskeena idinkaana uhorfhimandoona komiahinow lacaglagudhiman doono hawaadanina ee kafiirsada.
Reer Qudhmiye indho adagaa, ma doorasho lagu kala tagay ayay wali raajicinayan?
waaryaa kan kulmiye muxuu la niyad jabsan yahay waar caadi uhadal
War ma Seegana oo waxbuu ogyahay
@@abdillahinuux7583Ha dagdagina. Suga natiijqda. Yaan pa idinka garan saaxibayaal reer Wadaniyoow. Kii guulaystaaba waa keenii.
Walaahi waa been waxaa uu sheegayaa ismaciil yare way ka baxeen bilaa sabab kadib shaqdii way istaagtay aad baloo wada hadalay aakhirkii waxa lagu qasbay inay ama shaqada wadaan ama la wadayo iyo goo maqan waxa dalbadeen in caawa lajoojiyo tirinta oo bri labilaabo kulmiye baa yidhi udaayaba sidaa oo bariba waa ok
Wll maxaad ku cadaynaysaa in uu been sheegayo
Waa runtaa, waa loo taagna wixii dhacayey
Kayse cabdi caliyow warkasi waa xqiiq sowmha ismaciil yare waa ciyaarihisi waligiiba lagu yaqanaye marku daremo inla sito dhnkisa wuu ka carara meshe 😢
Kii xisbiga kulmiye uga wakiilka ahaaba sawkaa leh waxba kama jiraan maaha adigu warka xagad ka keentay 😂 ma goobtad joogtay
Ismaciil faqash iyo illiga wareysanaya waa basaasiin nacalaa gunta ku yaale