WAREYSI XIISO LEH BOQOR BUURMADOW | DOORASHADA MW SOMALILAND

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 82

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 месяца назад +8

    ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist Cabdulxaafid M. Jaamac Martidaada Sharafta Leh & Bahda BSTV Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Hambalyo, Doorashada Soomaaliland, Mahadsanid Guuleyso Inshaallah

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 месяца назад +2

    Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ muuse biixi waa lajen waa geesi laysku tegay samada Ayay ka qoran tahay qofka madaxaweyne noqon doono🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 2 месяца назад +1

    Maasha alaah boqor cismaan guulayso waad ka midho dhalisay ujeedkaagii iyo go,aankaagii
    Mar hadaad muuse aqlibtay kaahna soo saartay 30 gaadhi oo tigniko ahna aad qorulugud keentay geeridaadu waa xalaal

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +5

    Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland SSB viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад +7

    Boqorku ilaahay ha barakeeyo inkaar qabe muuse biixi dalkii waa qabtay ❤

    • @HiboaldaniMaxamed
      @HiboaldaniMaxamed 2 месяца назад

      @@dalaisacgibril5899 huwaneey muse ku busharayso u so baxy wana lagu buufinya muse kuwiina wada dhacay ee musuq masuqa iyo xatooyada dulmiga idinku jira in ad noola timadaan alleh ha naga kiin qabto xaqdida iyo nacaybka idinka buuxda

    • @bigie2264
      @bigie2264 2 месяца назад

      Inkaar adiga iyo isaga tuugaba jahanama Allaha ha geeyo

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 месяца назад +1

      @bigie2264 boqor buurmadow kol haduu umadii ka qabtay ninkii muuse fircoon ee badda somali idhi Ethiopia ayaan ictiraaf kaga badalanaya ee rabay inuu gaalo madow oo cadaawad Somali qaba inagana awood badan maanta, intaasu walaahi boqor buurmadow janno ku galay oo maanta danbigiisi waa la dhaafay

    • @nugaal012
      @nugaal012 2 месяца назад

      @@dalaisacgibril5899 iska hubi hadalka Muuse waa soo noqonayaa xogta aan hayo oo xaqiiq mid u dhaw ah. Wadani waxaa la dheeryahay ilaa 30 kun oo cod.

  • @Khaalid4220
    @Khaalid4220 2 месяца назад

    Abdixafid allah Haku xiftiyo waxa tahy gob hore u soco legend

  • @MaxamedCabdi-x6f
    @MaxamedCabdi-x6f 2 месяца назад +2

    Waxaa fiican madax dhaqameedku waanaag inuu kashaqeeyo madaxda dalka looma bahna kala fogeen dadkuna waa walaalo Belo majirto markaa shiqoow allé kabaq beelaha aad kalagurayso jooji dhaqanku sidaa maaha hankala irdheen miidiyahan Nin ween hadalkii kasheeg mucaarad iyo muxaafidba gacmahaan ishaysanaa Somaliland guul guul iyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shushshuhs8635
    @shushshuhs8635 2 месяца назад +3

    Somaliland waa guul Somaliland waaguul insha alaah kadalka iyo dadka iyo diinta ilaahay hasoosaaro

    • @shushshuhs8635
      @shushshuhs8635 2 месяца назад +1

      Uroon ayaan ilaahay uga baryaynaa

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 2 месяца назад

    Ku saliya nabiga ❤

  • @cabdiqadirismaciil7112
    @cabdiqadirismaciil7112 2 месяца назад

    ❤❤won somaliland Mother democracy in the Horn 🌍f Africa❤❤

    • @malyounjamacmalyoun2120
      @malyounjamacmalyoun2120 2 месяца назад

      Waxn ka baqayaa in aad naxdinta guul darada kugu so wajahan inad nagu qaraxdoo caaloshu kaso dhacdoo inyar ya ka hadhay qaraxaga hhhhhhhhhhh baqaraad maadow benalee munafaq

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 месяца назад +2

    maanshaallah cabdi xaafid wa dadaalayaa wariyaha somalida u dhexda ah aan dhinacna aan gaaar u taageerin aad ayaan ku hambalyaynayaa aad ayaa loogu baahnaa waraysigaa buur madoow wakhtigan xasaasiga ah ee somaliland isagoo boqorku dorashadii markay bilaabantay bustaha hoosta ka galay

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 2 месяца назад

    Muusaa guulaystay waxa cadayn u ah Xirsi oo imika qoraal cabasho soo qorey

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 месяца назад +1

    Maash. Allh. Isaaqu. Waxuu. Sameeyeen. Waxa. Laagu. Daaya ado. Nabada. Geelaayo. Ayaay. Ku. Dhamaatay. Guulaasata. Waqaati. Aad. U. Aadag. Soomaaray. Maasha. Allh. Guul. Guul. Guul

    • @Khaalid4220
      @Khaalid4220 2 месяца назад +2

      Adeer isaaq mahe dawlada somaliland ba samaysay arinkas mucjisada ah

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 2 месяца назад

      @@Starlightinthenight123 Somaliland dheh haday daacad kaa tahay

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 2 месяца назад +3

    Xaarmadaw suldaan hunguri

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 2 месяца назад

      @@ramsiosman8325 kkkkkk mar haduu muuse villada kasoo tuuray wax kasta halagu sheego waa iska cadho daan daan uune

    • @Khaalid4220
      @Khaalid4220 2 месяца назад

      Hhhhhh heego qalbiga bash😅

  • @hawaahmed70
    @hawaahmed70 2 месяца назад

    XAAR MADOW UF UF UF

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 месяца назад +1

    Boqor buurmadow 👑 🦊 wa ninka somaliland badbaadiyey oo malinkey murugtey ba loo yeedhay isagana furfurey boqor buurmadow 👑🦊 boqor kaliye maha wa qof allah ku manayatey wax badan ( maal 💵 & geesinimo & nin caqli badan & nin halgama ah & madex dhaqamed & siyaasi) muse god bu ku hubsadey

  • @AbdirahmanMohameď-r4s
    @AbdirahmanMohameď-r4s 2 месяца назад +1

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 2 месяца назад +3

    Dilal caloshii u shaqaste bucad yibir ah xabsi u diyar garow ad ku urto

  • @abdulrahmanali101
    @abdulrahmanali101 2 месяца назад

    Hargeisa waxay liiqday Bari. MBC markale

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 2 месяца назад

    Hadalkaga a/xafiid. Bunbuunin badan ayaa ka muuqda? Qofka ku sheeg waxa uu yahay kaliya insha’alah

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 2 месяца назад

    ❤🤍💚💯 ILAAHAAY AYAA BOQOAH EE BUUR MAWOOW WUU DANBAAVAY OO WAXUUYIDHI FURAHA GANADA IYO KUWA NAARTA ANAGAA HAAYNA WAANA SHIRKI HA KATOOBAD KENO CIDA GUULANAAYSA WAA QAAYB ILAAHAAY OG YAHAY❤🤍💚🇪🇹🇪🇹

  • @asiamohamoud6288
    @asiamohamoud6288 2 месяца назад +2

    Boqrna mahe shaydanka illahay aya boqare meesha uwaxkawayo ayuu caya .odayahaw asqaysani fareeso

    • @suleimangoox6075
      @suleimangoox6075 2 месяца назад

      Ceeb weeye in la caayo madax dhaqameedka dhaliishoodana si anshax leh oo qodobaysan ayaa loo soo gudbiyaa.

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 2 месяца назад

    Kii guulaystaaba waa Somaliland Muuse oo kali ah ma guulaysan ee Somaliland ayaa wada guulaysatay

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 2 месяца назад

    Ninka been madow iyo Qaar la socoda Waslad=xaaran ah oo Somaliland ku jirta😢

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 месяца назад

    Hayaska waalaate habarjelo waa qabiil balaadhan oo wax taro kara boqorkuna waa siyaasi saadaaliya wuxuu rabo buu ku kacaa muusena waa kii masaafuriyey oo ka saaray dalkiisa

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 2 месяца назад

    Qoaldii h.awal cay baa ka soo hadhay war ilmaderyaal xishooda oo dadka cayda ka daaya

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 месяца назад

    Rasuulkaygii mudane buurmadow nolow adeero cadow jebiye

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Mnsha allah waa ninkii BEEN MADOW ahaa

  • @NimoAden-t8i
    @NimoAden-t8i 2 месяца назад

    Boqor bello madow huwan illaa huwan

  • @kaltumjama50
    @kaltumjama50 2 месяца назад +2

    Shaydaan madow

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 месяца назад

    Buurmadow=boqol wejiile

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 месяца назад +1

    1.2 ma codeyn karaan S/land hadaan caruurta lagu dareen ama Itoobiya lagasoo gureen dadka. Ilaa 600,000 ayaa codeyn karta.

    • @HiboaldaniMaxamed
      @HiboaldaniMaxamed 2 месяца назад

      Baahsane dulmane adigu 1.5 ka bax adiga xor umahane is hore nin jileecow qayrkaba qabaasade

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 2 месяца назад

      Mabay codeyn lkn card ka intaasa qadatay mayse codeyn wll doorashadi hore iyo tann labada cod dorashadi ina biixi helayba saaid loocodeeyay tann lkn dadkii muuse waanceen codkoodiina guryahooday iskala fadhiisteen zawmaaha

  • @MMA-b7u
    @MMA-b7u 2 месяца назад

    Hadalkii Caasho Koos
    Somalia waxaa wax laga doorta oo demoqradiyad lagu doorta, hadii ilaahey yiraahdo 2 cisho kadib ba ka dhacaysa, Dalka?😮 aan ka soo jeedno ee xildhibanada u nahay baa madaxweynaha iyo golahood shacaba'ba baarlamaankood'ba labada aqalba ku doorta

  • @AbdirixmanBosey
    @AbdirixmanBosey 2 месяца назад

    Boqor fuusto madow qawl ma jiro

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn 2 месяца назад

    Qasriga Boqor ka sawir kama hayside

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 месяца назад

    Kani boqor ma ahan ee ilaahey ayaa boqor ah oo kaliya mida kale qof soomaali ah ee sheeykta suldaan mise ugaas ee sheeykta qabiil in ay hogamiyaan naclatuhali caleyk kuwaasi iyo waxii taageeyrsanba maxaa yeelay dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed ayeey kala qeey qeeybiyaan waliba ee isku dira ummada soomaaliyed haweeyn iyo maalinba ee kuwaasi suldaan iyo ugaas wax la yiraahdo ma jiraan kuwaasi waa calooshodi u shaqeeystayaal weeye ee dan dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed midna uma hayaan kuwaasi ee fadlan ka xoroowa qof qabiil suldaan iyo ugaas sheeykta umada soomaaliyed iyo dalkeyna hooyo ee soomaalia waa mid taasi la socda ummada soomaaliyed fadlan inshallaha tacaalaa midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed halla ilaaliyo taasaa inoo sharaf badan walaalayaal inshallaha

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 месяца назад +1

    Buurmadaw ceebetada maahaadad qaabasatay miig o weeliiba caadawgi daarood laa sheekisatay waayo waad waallantahay o dhuulbahante dhoohona ee kuu dhaalay baa kuu so neefay

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 2 месяца назад +2

      Kkk langab ku iska iska ooyaa dhulbahante waaka ku wasay reer afka noole bacaaa

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic 2 месяца назад

    Muuse Burji adagaa Boqoro salaadiin iyo Reero waa isugu tageen wali waa laliicin la*yahay siday hada marayso goordanbse Ma Ogi

  • @NajaxAhmed-o3w
    @NajaxAhmed-o3w 2 месяца назад +1

    Guuĺ muuse idam alle

  • @yusufabdirashid3405
    @yusufabdirashid3405 2 месяца назад

    Asc waa ku qaldantahay in aad ninkan platform siiso. Supermacist qabiili ah sorry mardambe kumadaawan doono uf

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 2 месяца назад

    Musa Bihi qaladku galay waxu aha adeerkay hunguri madow inu Somaliland ku soo dayo maay ahayn

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 2 месяца назад +1

    Kaniwaattugmadaw waaciyala suuq bidhiqate kolba saxanka uleflefo ayunbu caqligisu yahay saxanku kucuno ayukuxara kasina nasbmaha musena wuusonoqonaya godsiqodo yaakelbu ibnukalbu

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 2 месяца назад

    Boqor cismaan buur madow kan ugu mudan salaadiinta isaaq nabada isaaq iyo daarood ismaaciil isagu Wuu ka shaqeeya

  • @haboon180
    @haboon180 2 месяца назад

    Sheeko beeledkii waa laga gudbay. Boqorkii caloosha bahan waa fashilmay. Habarjeclona rubuc yar ayuu ka dhigay. Calool bahaan cawradaada dado.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +3

    Muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva somaliland SSB viiva somaliland viiva somaliland SSB viiva SSB viiva viiva somaliland viiva somaliland

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 2 месяца назад

      Geesi nimadu ma in hubkii iyo ciidankiiba laga soo ordaa?

  • @OmarAliSaid-e5w
    @OmarAliSaid-e5w 2 месяца назад +1

    You people from Somalia hate somaliland why are so interested with the election can you people concentrate with your problems and live somaliland alone 😊

    • @AbdiMohamed-h1u
      @AbdiMohamed-h1u 2 месяца назад

      Eee gabar ban kaqaba mugo xaa.subshahe

    • @AbdiMohamed-h1u
      @AbdiMohamed-h1u 2 месяца назад

      Eee gabar ban kaqaba mugo xaa.subshahe

  • @FarhiyaHussen-pk6hm
    @FarhiyaHussen-pk6hm 2 месяца назад +1

    Benale tuug huwan

  • @CaliCumar-n4z
    @CaliCumar-n4z 2 месяца назад

    Tuuug tuug dhakay oo dayday ahan jiray oo laga xidhay hantidii umada ee badaa loo sinjariy oo dibad wareega laga dhigay ee dalkiisa iyo dadkisa shilamada siistay mada shegan kara umwadin tugyaw tugu dhalay

  • @CabdifataxcaliCabdifataxcali20
    @CabdifataxcaliCabdifataxcali20 2 месяца назад

    Ca xaafid waad mahad santahay lkn waxaad waraysanlahayd qof dhex dhexaada odaygani dhinac ayuu u xaglinayaa

  • @IsmahanAbdillahi-l2m
    @IsmahanAbdillahi-l2m 2 месяца назад +1

    Boqor Buurmadaw beenaale wayn oo midi xalaala lahayn ayaad tahay maalintaad soo gashay dalka sibaad uu hadashay hadana waxaad tiri Cirraan dhisayaa oo hadana Habar jeclo ayaad kala qaad qaaday oo Mud Xashi oo jufadaada'a ayaad soo saaraysaa waad kala qaaday tolkaa adigo qabyaalad ku kacay inaad meelahaad dalbaabiyaysay naga joogtaa wacnayd
    Waxaanad tiri Muuse xaaladan dalku ku jiro kamasaari karo benaaleh Muuse haduuna joogin dalku wuu kala daadan lahaa oo ma Cirra wax qaban kara illahay ayaad been uu sheegtay huwantaa nabab sanlahayd imikana waad arki doontaa hadii uu qabsado Cirro sidu huwanta uula shaqeeyo

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 Месяц назад

    Suldaan xaarmadaw xaraan quute
    Orod shaqeysa yaa dilaal

  • @MursalGeelle-c9m
    @MursalGeelle-c9m 2 месяца назад

    Adiga maxaa ka galay beentaadi Israel iska eado reer somaliland waxan u so jrrdinayaa inay unsubiscrub yidhaahdaan

  • @IsmahanAbdillahi-l2m
    @IsmahanAbdillahi-l2m 2 месяца назад

    Qorilugud inyar oo habar jeclo ah ayaad qol ku xidhatay ood madaxa ka qabsatay

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 месяца назад

    Been madawo waa tuug ictisaam ah musena wuu guulaysanayaa oo dalkan waa uu dacaad adiguna tuug baad tahay super awal coodkooda ayaa dawlada badbadinayaa iyo intaa manta dalka danaynaysa ictisam iyowadani fagash huuwanta muse dhaliile uu samayen mayso ciiran ciidi noo amanimayso guuusha somaliland baa leh beenaleh tuuga ayaad tahay dadku way ku bartender in aad somaliland duminayso muse wuu soo nogonayaa hadalin hjeclo waa kulmeye beenaleh tuug ah ayaad tahay

  • @Jamal-d3r
    @Jamal-d3r 2 месяца назад

    Hhh boqorku wuu odhan maayo waa beenale lkin sidaa ushegay maaha muuse oo aan taajir siyaasi suldaan iyo waliba fnaanintii waa waynayd aany Midna lasocon isga hogaminaya isagaa sobaxay isagaa maxwaynaha dooran ah marlabad ,sry

  • @bigie2264
    @bigie2264 2 месяца назад

    Waslad xaarana xaarmadow calooshisa ushaqayse inkaar ku dhacday oo tuga

  • @bigie2264
    @bigie2264 2 месяца назад

    Muuse wax kale ninkasi kulama coloobin yibirka uuska weyni waa xaraanti an misan jiray bila xisaabta maxaad iga jartay yibirow ogow mid anba muuse ha so noqdo ama ciro ha imaade laakin adigu waligaaba yibirnimada iyo calool u shaqaysiga meel kuma gaadhaysid wana layskaga danbaynaya xisaabta faqashyay