Runtii aad buu u muhadsanyahay Aqoonyahanku. Idinkuna sidoo kale Saab tv 📺 barmaamijyadda aqoonyahanku waa qaar tayo leh halkaa ka hannooga sii wado insha Allah.
waa xaqiiq kitaabka laga heli karo waxbadana laga helay xidhiidhka kownka iyo aadamaha ka dhexeeya xidhiidhka xayawaanka iyo ibnu aadamka dhirta iyo aadamaha
Mahadsanid aqoonyahay iyo saab tv
Manshaalah aad baad umahsanid prof abdirashiid iyo Saab tv
Barnamijkan kobci aqoontada waad ku mahasantiin Saab tv iyo profoserkaba .
M.a Alle ha kuu barkeeyo cilmigaaga Profser
Mahadsanidiin bahda saab tv iyo prof
Mansha allah waa qof aad u aqli badan
Mash allah waan sugayay program ka . Mahadsanid professore 👍👍👍
Maashaa allaah ilaahey ha ku xafido dr mahadsanid wax badan
Abdirashiid Yusuf gaxnug ustad qaliya
Runtii aad buu u muhadsanyahay Aqoonyahanku. Idinkuna sidoo kale Saab tv 📺 barmaamijyadda aqoonyahanku waa qaar tayo leh halkaa ka hannooga sii wado insha Allah.
قال تعالى يسالونك عن الروح قل الروح من امر ربكم
Cilmiga ruuxda iyo jirka xirirka ka dhexeey aqa iyo maqluuqa sida loola macaamilo waa fahmay waa cilmi diiniya iyo cilmimi maadiya waayo ??ilaahey waana karaameeyey inaanu ogaano cilmiga nolosha hadaba ruuxda iyo allaaah wax la ogaan karo ma ahan lkn ilaahey waa inoo sheegay karamada uu ina karaameywy ayaaba ka mida cilmiga maqan allaah ayaa iska leh lkn anagane allaah caqli iyo kRaamo ayuu ina siiyey wixii xadkeena ah oo allaaah raali ka yahay waanu ogaan karnaa asagoo allaah raali ka ah mahadsanid dr
Man shaa allah professor
Good reseacher
جزاك الله خيرا
Masha allah ajir allaha kaa siiyo aqontada
Mnsha allah aqooonyahan dhabaa alle haku sharfo
Thanks Doctor's
pro Baarakalaahu fiikum . kuwo kalana wan kaazugaynaa,
MashallAllah shukaran
ماشاءالله
Mansha allah
M.sha alllaha
Thanks
waa xaqiiq kitaabka laga heli karo waxbadana laga helay xidhiidhka kownka iyo aadamaha ka dhexeeya xidhiidhka xayawaanka iyo ibnu aadamka dhirta iyo aadamaha
masha allah
Waan sugaynaaH
scw
War ninkaan cajiib waaye tolow halkeebuu ku nool yahay anyway jazakallah walaalkiis
macha allah wlhi ninkani waa aqoonyahan talow jmcada HARGEISA muxuu ka yahay malinta examka finanlka ayuunbaan arkaaye
Waa madaxa imtixaanaatka UOH
Muxu ku dhiga wll
Professore.. banaamijki blood types gorma no dhamestiresa mantaba sugaye...
جسم waa hal mar haddaan khaldaneen oo suratu baqara "وَزَادَهُ بَسْطَةً فِي الْعِلْمِ وَالْجِسْمِ ۖ وَاللَّهُ يُؤْتِي مُلْكَهُ مَنْ يَشَاءُ ۚ وَاللَّهُ"
Mid kle miyaa jidha?
Waar waan helay hh
4bilaad markuu yahaa nafta lagu abuuuraa oo illhay malaga udiraa
120 hbeen waa afar bilood
Barafasoorada aandiinta aqooon Maxay dadka usheegaan
su,aalbaan kuwaydiinayaa dareenku ma jidhkaa mise waa nafta
Mansha allah