Hadal jeedintii hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ee Daahfurka Madasha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 116

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye 2 дня назад +17

    Xasan Shiikh waxba uma ogola Daarood. Firdhiye ha fahmo in wixii Puntland iyo Jubaland u xun ay khaatumo u xun yihiin. Xasan Shiikh isaga ayaa caawiya kuwa gooni goosadka raba.

    • @Beru700
      @Beru700 2 дня назад +2

      Cudur ayaad qabtaa ..
      Darood waa kuwo somalia ka dagi la,day

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 2 дня назад

      waa ruun gurgurte marabo 5 Darood!

    • @alihassandaksale2866
      @alihassandaksale2866 День назад

      DAAROOD hassan waxba ugama baahna..

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 дня назад +1

    Xasan Shiikh waxba uma ogola Daarood. Firdhiye ha fahmo in wixii Puntland iyo Jubaland u xun ay SSC khatumo u xun yihiin. Xasan Shiikh isaga ayaa caawiya kuwa gooni goosadka raba.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад +1

    FIRSHIYOW IN AAD RAGAN SOO DHAWAYSEY WAA QALAD. SAWIRO IYAA LAYDIN KA RABAY CAALAMKA LOO GUDBIYO.

  • @Man19699
    @Man19699 2 дня назад +3

    Dastuur aan lagala tashan wakhtigii laga doodayey,hayeeshee hadeer lagula soo caaryey !

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 дня назад +3

    SSC KHAATUMO AMA DHULBAHANTOW FIRDHIYE WAA NIN JILICSAN MA HOGAAMIN KARO KHAATUMO EE HA LA BADALO MARKA UU WAKHTIGIISA DHAMEYSTO. DOWLADDA KHAATUMO WAXEY U BAAHAN TAHAY NIN ADAG OO AQOON LEH IYO DHAQAALO HEYSTO.

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 2 дня назад +3

    Firdiye runta buu ushegay sifican buu uhadlay danta shacabka SSC buu sifican ugu sharaxay dowlad wafdigeeda in ee shaqadooda qabtaan hassan sheeq saas uma hadli karo firdiya madaxwenaha mustaqbalka somalia insha allah soon

  • @Amira_lul
    @Amira_lul 2 дня назад +2

    Wuu waashey firdhiye. Lacag miyuu soo qaatey? Xasan mooryaan bombo ayuu u soo dhiibey kuwan yimid laascaanood. Yaa naga qabta waa mooryaan kale. Meedey jamaahiirtii? Waa in lagu banaan baxaa firdhiye. Wax buu cuney. Waxa soo dhexmarey xasan mooryaan. War reer sscyow il gooni ku fiirsade firdhiye waxbaa khaldan.

  • @hashihersi
    @hashihersi 2 дня назад

    Guul ssc Khaatumo Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 дня назад +5

    Mw .c/qadir aw Cali firdhiye maamul goboleedka SSC khatumo WA inay helaan xaqa ay U leeyihiin wan so dhamaynayna WA inay cadeeyan xaqa SSC khatumo

  • @snw9257
    @snw9257 2 дня назад +3

    Masha Allah tabaraka Allah halyey odhah wanaagsan hogaamiye wanagsan oo daacad ah.guuuuul iyo gobanimo reer SSC Khaatumo ❤❤❤❤🐎🐎🐎🐎🦁💯✅

  • @Man19699
    @Man19699 2 дня назад +2

    Maamulku waa ku meel gaadh sax,laakiin jilicsanaan badan baa ii muuqata ee guul ssc khaatumo.

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 2 дня назад +1

    Xamar dawladi kama jirtee yeynaan ku mashquulin

  • @MohamedHassan-zw4ep
    @MohamedHassan-zw4ep 2 дня назад

    Hoggaamiye Firdhiye waa siyaasi cabqari ah oo aad u degan.

  • @Man19699
    @Man19699 2 дня назад +2

    Waa maxay s sababta ay ssc khaatumo fursad ugu heli weyday inay dooda dastuurka ka qayb gasho,hasa yeeshee isla hadeer oo labadii sano ee ku meelgaarku dhamaan in laascaanood loogu yimaado?!!!!!!!!! Ma fahmin halkaa sababta,waxaadna moodaa in aanu ninkani weli baran dhagarta Xassan dhiiqo !!

  • @MahamedMahamed-k3i
    @MahamedMahamed-k3i 2 дня назад +1

    What a lion speech thanks mdxweyn qaranka ur batter all

  • @Man19699
    @Man19699 2 дня назад +2

    Waa maxay sababta uu si waafi ah uga hadli waayey dawlad ku sheegtan dhexe ee maalin iyo habeen calanka loo lulayo hadana xaq & xuquuq wax kasta oo ay ku lahaayeen umadda reer ssc khaatumo saami qayb siga aanay haba yaraatee waxba ka helin?
    Waa run kulahaa inay wax badan naga maqan yihiin bes hhhhhh Mush macquul !

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 2 дня назад

    Guul iyo gobanimmo dawladda ssc khaatumo state of soomaaliya. Madaxweyne noolow illaahow ku xafid. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 дня назад +4

    war waxaa kuma jirno anagu daarood baanu nahay wax aanu daarood rabin marabno nadhaafa mooryaan yahay mooryaantu dhashay firdhiyoow hadaad horgal xasan noqotay nadhaaf walee siifadhiyi maaysid meeshan neefyohow cawaan ka ah xagaay naga aqoonsatay soowta shirkii naloodiiday adeer cadaayso horgal nimada cawaan

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 дня назад +2

    Walalayal haboodina waxan reer SSC khaatumo way fahansan yihiin beenta gurgurte wax kasoconaya majirtaan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад +4

    puntland meeshay marto uun bay ssc maraysa laga fursan maayo dee reer ssc dabarjrbinta joojiya

    • @HosseinFarah-s7h
      @HosseinFarah-s7h 2 дня назад

      Walaal SSC khaatumo marnaba masamayn kumana talaabsan arimo dhabar jebinaya puntiland SSC khaatumo markasta waxay xeeriyaan ilaaliyaan walaalnimada wadajirka wax wada qabsiga IWM ee ka dhexeeya walaalohood puntiland OKI laakiin markaan runta sheegno madaxda puntiland dhawr jeer ayay xadgudubyo iyo faragelimo lidi ku ah SSC khaatumo si toosa ugu badheedheen OKI midakale hogaamiyaha SSC khaatumo iyo madaxda kale markay ka hadlayaan dawlad ku sheega VILLA mooryaan ogow hadaladoodu waa hadalo diplomacy yadeed OKI madaxda SSC khaatumo iyagoo xogogaal u ah sharka iyo dhagaraha iyo dibindaabyada ayku ku hayaan SSC khaatumo ayay ula hadlayaan si diplomatically ah OKI

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 2 дня назад +1

      Danteeda baan ka shaqesanenaah tan waa siyasad adiga oo puntland ah wax aan ku didanahay majiro anaga aduunka baan ku soconaah adiga dibaato kuma heeno marks hadalkaaga illaali

  • @mohamedahmedmohamed1587
    @mohamedahmedmohamed1587 2 дня назад +1

    Xasan Sheekh yaan la aaminin. Halka Puntland, Jubaland iska taagtay hayska taageen SSC Khatumo. Waayo Daarood baynu nahay.

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 дня назад +1

    FIRDHIYE AMA DAAROOD RAAC AMA HIRAAB RAAC BALA BALA KIKIKI

  • @horseedkanews
    @horseedkanews 2 дня назад +1

    Madaxwayne xasan shiikh waxa u rabo iyo maamulka ssc khaatumo u rabo ? Danta u leeyahay iyo taad adigu leedahay haydiin kala cadaato?wbt ❤

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 2 дня назад

    SSC khaatumo stet midnimo guul insha'Allah Somalia hanoolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luulsharib
    @luulsharib 2 дня назад

    Nin faas leh xaabo ma waayo 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🇸🇴

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 дня назад +1

    War dhulbahate waxaan way ogyiin lama qayaami karo ciyaaar ha moodina

  • @JamaalJihaad
    @JamaalJihaad 2 дня назад

    Midnimo.somali.weeen.guuuuuul

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 День назад

    Mansha allah
    Madaxweyne dhab ah....

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ khatumo ❤💜🧡✅✅✅✅

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 2 дня назад +1

    Siduu uhadlay si ka fiican majirto waa turxaan bixiyey laa kiin xamar waxa ma maqasho

  • @luulsharib
    @luulsharib 2 дня назад

    Hadal qiimo badan❤🇸🇴

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 2 дня назад

    Waxan la hadlaya shacabka reer SSC khatumo siyasada ha looga danbeeyo dowlad iyo siyaasinta reer khatumo,dad baa raba inay inaga hor Keenan hogamiyhena cadow firdhiye,iyago dadkale u adeegaya,aqligu ha heshaqeyo,rag culus ayaa meesha fadhiya iyaga ha looga danbeeyo.

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 2 дня назад +1

    MR FIRDHIYE DONT AGREE ANY THING THAT THEY WONT PLZZZZZ REVIEWS 😮

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 дня назад +1

    dawlad faderaal wax la yidhaahdo kamajirto Mogadishu meeshii la odhan jiray VILLA somaliya maanta waxay noqotay VILLA mooryaan sidaas darteed SSC khaatumo waa inaysan isku dhiibin iskuna aaminin VILLA mooryaan oo xasan gurguurte horjoogaha u yahay OKI SSC khaatumo maamulkooga iyo shacabkoogu dalka iyo dibadaba waa inay isku tashadaan oo ayka feejignaadaan sharka iyo dhagaraha xasan gurguurte iyo jawaasiista ku xeeran oo u heeryaysan cadawgeena shisheeye IWM OKI

  • @hanadkhalif3
    @hanadkhalif3 2 дня назад

    SSC 👑

  • @bby6
    @bby6 2 дня назад +1

    Madaxweyne Mr qabuure faagte iyo mooryantisa maku aqoon sana adi iyo ssc khatumo state of Somalia

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr 2 дня назад

      Daarood dhiiqo loo jooji maayo

    • @bby6
      @bby6 2 дня назад

      @AlaaleAlaale-kq1qr caqli dameerale wa ka xayawan dhiqo munaafaq qabuure faagte gaala usujude masaajid dumiye wa adeerka iyo mooryantisa an dowladnimo waxba ka aqoon Mr doqomow

    • @bby6
      @bby6 2 дня назад

      @AlaaleAlaale-kq1qr I think in ad tahay cabaadweynti ama la hestayashi samaroon caqli yare amus

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 2 дня назад +1

    Waayo waxaa loogutalagaye in laguburburiyo oo puntlande lagudiro si ay uwaayaane caawini xaga shacabka mj iyo Harti siloogufudedyo inin somaalilande uqabsato waayo nin aade dhiig iyo maalba uhudhaye oo Cadowgaagii kuu raacaye marka SSC Shacabkeedu haskaqabtaane

  • @33mrL
    @33mrL 2 дня назад

    Waa sax waa inaad diidaan

  • @AbdiqaniKhaliifFaarax
    @AbdiqaniKhaliifFaarax 2 дня назад

    MADAXWEYNE DALKA INAAD IIBSATEY WAY CADAHAY DADKA REER SSC DHIBTA AAD UGAYSATEY. ILAAHBAA KAALA XISAABTAMAYA WAANA LAGU DHAARIYEY. WAXAAD. SAMAYSAYNA WAA OGNAHAHAY

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 дня назад

    War nin kaan miyoo waalan yahay haka raadiyo wixii reer ssc ka maqan

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 2 дня назад

    Xasan sheekh Fursad weyn buu heystaa hadii uu khatumo soo dhaweysto wuxuu heli karaa cod iyo shacbiyad inagu waynu dadaalnay ilaah bana ina siiyay Guusha Lakiin yaa la bar baryin cidna inagaa leh dhulkeena ilaa ceynaba wana in Qof walba oo reer khatumo ah uu hiil iyo Hoo la dul tagnaada Khatumo yaysan naga liicin mar Qura Mahad badan ku molars reer SSC Khatumo

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 2 дня назад

    Kan wax baa la siiyee reer ssc iska qabta dowladee war tolkaa D5 la muuqif noqo dowladi ma jirtee

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 2 дня назад

    Dadka madaxweynaha maagaya waxaan leeyahay war puntland iyo khaatumo waa labo maamul.
    Qabiilku waa dhalasho cidgoyn kadhaa majidho.
    Laakiin siyaasaddu waa bad ee nimba halka uukaro hakaga dabaasho.
    Siyaasaddu saaxiib joogtaa malahan balse waxey leedahay danjoogta ah.
    Taas waxaa gaaga filan xiligii Farmaajo Daarood nimada hadda raadinayaa maxaaney u shaqeyn.
    Ssc guul somaliweyn guul.

  • @luulsharib
    @luulsharib 2 дня назад

    Hasan dan nooma wado waa cadaw qabyaaladayste ah Allah umada haka qabto!
    We are one of the Harti and Darood our options is same thing that Jubaland and Puntland have period!!!

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 2 дня назад

    firdhiye anigu nma aamino waxaan isleeyahay xamar waa jecel yahay lkn mafiiriyo xasan sheekh siyaasadiisa hergaysa jeclkiisa

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 2 дня назад

    Ninkan burcadka ah ee xasan sh ah was tuug aan xishoonaynin ee xiriirka haloo jaro Waa nin aan caqli iyo xishood midna lahayn

  • @canab-t8j
    @canab-t8j 2 дня назад

    tolkay siyaad malaha cidkasta waa iska aaminayaan . xamar waxaba laydinkama ogola marba iyagoo pubtland ku xumaynaya bay idiin yeedhanayeen hadana wanaag iyo daacadnimo idiikuma imani waxay ku xumaynayaan pl iyo jl. arintaa waynu iska waraysan inshallah halkay ku danbayso.

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 2 дня назад +1

    Maxuma si guud buu u hadlay waa okey

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 2 дня назад

    Waraa qaha ay wataan hala noqdeen kawa watay waxay diideen maamulada kale kama dhaqalayo ssc khaatomo nin taa ya diiday tiisa yeeli mayino cidii na xurmayin wayday xurmayin mayino

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад

    WAR MAXAA GOLAHA BAARLAMAANKA LAYDIINKU YEERAWAAYEY MARKII DASTUURKA LA BEDELAYEY ????

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад

    waxan garan waayay firdhiye inu xaqoda raadiya loo doortay mise inu dowlada xamar shaqaale unoqdo iyado xasan soo hubeynayo idoor war wa howl utaal reer ssc

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 2 дня назад

    Marka horre waa inaad maamul
    State idin aqoonsado
    Maxayse rabaan ssc
    Anigu waxaan u arkaa nin aan
    Aragti siyaasadeed lahayn😊😅

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад

    DASTUURKAA LAYDIN KA SAXEEXANAYAA😂. DOQONYAHAW😂

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid1489 2 дня назад

    Free puntland😂😂😂😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад

    FIRSHIYOW TUUGS8GA ISKA DAA. SIDANI WAA JILICSANAAN. WELI MIYAANAD FAHMIN XUKUUMADA XASAN SHEEKH IN AY DHULKA SSC MURAN GESHE3N ?

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 2 дня назад

    Oo yaa Dastuurka waxkaaa waydiiyay waxa ku qoran se wax dadka u cuntama ma yihiin? Kolba socon maayee Xasan munaafaq waxaaf kaga cuni karto kaga cun

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад

    ssc khaatumo inay dowlada soomaaliya katirsantahay layskuma hayo ee waxa layskuhaya wax xaqi reer ssc kulahayen dowlada xamar meeday

  • @MohamudLacle
    @MohamudLacle 2 дня назад

    Awalba isaaq yiri firdhiye asaga kala diridoona dhubahante ee iska daaya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад

    marka mawaxad raali kutihin in isaaq laydin raaciyo midakale reer ssc ma soomaalinimay baryayan tan labaad dadksturka khiyaama kujirta oo firdhiye kawarareegayo

  • @SahraGeele-vc7vh
    @SahraGeele-vc7vh День назад

    iska erya waxa xasan ka socda frdhiya haduu. Ka ogolaado casila firdhiye

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 2 дня назад

    Goorteede ma markii Puntlande iyo Jublande diideene ooxasane samaystaye oo yiri loojoojinmayo ninkaane ama waaDoqone ama lugbaa ulaabane oo waa Horgale snm

  • @fatahbayle.yasiin.ml47
    @fatahbayle.yasiin.ml47 2 дня назад

    Guuul ssc khatumo san

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад

    HIHI😂 XASAN MUNAAFAQ DAGAAL KUU KU QAADAYO JUBALAND DARTEEN BUU SSC UGU YIMID😂. MAXAA DASTUURKA HADA SSC LOOLA YIMID ⁉️

  • @AbdiqaniKhaliifFaarax
    @AbdiqaniKhaliifFaarax 2 дня назад

    MAR HADII MADAXWEYNUHU KUSOO DHOWEEYEY L/CAANOOD. HORGALADII IYO HAWIYIHII INA XAQIRAY. EE ISAAQ INOO RAACAY. WUXUU KABAYDHAY WIXII LOO IGMADAY. WUXUUNA NOQDAY. NIN DANA GAARA WATA. WIXII. DADKIUSU UDHINTAYNA ILAAWEY

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 2 дня назад

    Waxa uugaran waayaye 9bilode Xasankii Jabinayaye iyo Xamzehii lahaa tolayaye loomabaahne iyoShacabkii puntlande iyo Dowladii Puntlande ee Naf iyo maalba ag dhigtaye ee wiilashii maraaga iyo laascaanoode ku dhamaadaye in uu dhabarka ka jabsho

  • @MohamudLacle
    @MohamudLacle 2 дня назад

    Musharkii miyey kusoo dicing.....wiskh hotel ka shaqaynjiray

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад

    NACASOW DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY SIDEED LOO RABAA IN IDINKA LAYDIIN KA SAXEEXDO MARKUU XASAN ARKAY IN UU USOCON WAAYEY ?

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 дня назад

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BaasheMahamud
    @BaasheMahamud 2 дня назад

    Kuguma raacsanin kuwa yimi tan samaliyaba.
    Ma managed no shaqaynaysa mise xasan shekh

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад

    BELAAYO KU SHARAFTAY😂. WAR FIRDHIYOW NIMANKAN HA U NIIKIN EE CAYRI😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 дня назад

    Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa ICC AYAA LOO GUDBIYEY XASUUQA LAASCAANO sawiro laga qaadey dumar iyo caruur waxa ku marqaatifurey Faysal Bootaan

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 2 дня назад

    Ssc wa buland

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 дня назад +1

    nadhaaf nacaladi kugu dhacdaye waxaan yaa naga aamusiya

    • @abdiazizsiciid
      @abdiazizsiciid 2 дня назад

      Siyaasadan mafahmi kartid qayladaa jooji oo iska amus

    • @amalmohammed5944
      @amalmohammed5944 2 дня назад

      Madaxweyne firdhiye waa macquul

  • @MaxamuudCismaan-os9ps
    @MaxamuudCismaan-os9ps 2 дня назад

    waar ninka khataamo meel dheer ayuu ka tuurayaa

  • @XASSAN-q4e
    @XASSAN-q4e 2 дня назад

    Kuwaa in loo mahad celiyo ma istaahilaan

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 2 дня назад

    Dhulbahante haska qabtaan kan firdhiye maaha hogamiye ee waa horgale yaa shiil hore ookale xasan ayuu uadeegaa halsa qabto

    • @abdifatahsulubjibril
      @abdifatahsulubjibril 2 дня назад

      Ey ey dhalay sharmuutadii ku dhashay baa horgol ah ee afka uraya ka jeedi madaxda ssc khaatumo 😊

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 дня назад

    MUXUU SHEEGAY?
    DHAGALAAY WAX MAQAL kikikiki

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 2 дня назад

    Marabno xasan iyo adigaba

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 дня назад

    Xasan tuug buu leflefaya wa daciif aad u Lita kan casila

  • @Beru700
    @Beru700 2 дня назад

    Khatumo somaliland na waxaba ka heli mayaan somalia na waxaba ka heli mayaan allah iyo somaliba waa isku dirteen ciil qabayaal aan nasab ahayn ayaad tihiin

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 дня назад

    Waar ha ku waalanina.timirtiihoreba dab loo waa ayuu yidhi ninkii ogaadeen.maamuladi horeba wax noqon waaye

  • @crisaaqxxuseen6444
    @crisaaqxxuseen6444 2 дня назад

    Maan sha alaah

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z 2 дня назад

    War Hasan firdhiye mafahmo wallahi mida kale maalintii uu rabo ayuu u yeerayaah kkkwar Hasan tuug weeye

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 дня назад

    Wa hadal macquul ah

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 дня назад

    Wa hadal siyaasiya ok

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 дня назад +1

    Ninka haday u yimaadeen xaq ayuu u leeyahay inuu soo dhaweyo waa cadiid

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад

    DASTUUR LAYSKU DIIDEY SSC WAX KAMA QABAYSO. KALA QAYBINTA DAAROOD BAA WEFTIGAN LOOSOO DIRAY😂. SSC KHAYAANAA LOOLA YIMID. WARKAAN WAXA WAAYE, MADAAMA AANU DAGAAL KU QAADAYNO JUBALAND, IDINKU NASOO RAACA😂. DADKU DOQONO MAAHA😂. DASTUURKII XASAN BAA DUMIYEY. REER SSC ISKA DAAYA JAAHILNIMADA.

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 2 дня назад

    Hhhhhhhhhh
    Muda badan kadib wuxuu helay fursad uu isag jahayn karo wax magaratada
    Halka xasanauu halkaa kahelay
    Kala jabinta puntiland iyo dhulbahante

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 дня назад +1

    Waar moryane grub hirab bad ku birtay firdhiyow somalie odhaan ba garaab istaag ku mujiisay iniiko raaba midnimada somaliya oo kaso horjeestay fikirki somalididka calancasta kuwaan mata ku yiimid dasturka ay ku keneen waa l eh oo shirqolka lagu burburinayo midnimada somaliya waa kuwi calancasta snm xamar u fadhiya waa xildhibanada calancasta snm iyo grub hirab ladhoho ee muqdisho oo hagardamada somaliya kula heeshisa fikirka somalididka ee madahwene ka fagoow shirqolka oo waan baqtinaya baqti lomacuno ee waaxad kusuntantihin daad tariiq dheer l eh oo gumaysi dida iyo badbadinta midnimada somaliya iyo qaranimada somaliwen ee hassan sheick ssc somalie iyo dawlaad somaliyeed maraabo oo waa dhaab hadalkaygu oo musse bihi ee somalididka ah ba hassan sheick ka dhoow

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 дня назад

    neefkan kanigu waan nacay

    • @hareedawali
      @hareedawali 2 дня назад

      Hooyada iyo tiikudashe wase

  • @Bah123-wu4to
    @Bah123-wu4to 2 дня назад

    Beenta iyo dhalanteedka gurguurte ee aan idinku awar kacsado waaloo jeedaa laakiin ciidu siro weynu eegi

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 дня назад

    Marka horeba basaasiin baad ahaydeen.basaasna ciduu wax u basaaso ayuu ugu jecelyay.xamar hargeysa ma dhaantaa toloow?

    • @azizmumin1534
      @azizmumin1534 2 дня назад

      Fucking rufiyaan Ethiopian adaa weligaa siji u lahaa ruufiyaanimada ina abaarso afka qadhmuun naga jeedi

  • @BaasheMahamud
    @BaasheMahamud 2 дня назад

    Firdhiyow kuma raacsanin inaad xasan shekhna u shaqayso puntand la dagalanto

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy День назад

    UDIYAARGAROOBA IN LA IDINKA FIRDHIYO SOOL SOMALILAND ARGAGIXISOOY ALSHA BAAB SSC KHIYAAMO. WAA LA IDIIN BUUFINAYA XUDUUDADA SOMALILAND WAA MUQADIS WAA LATAGAYA SOON INSHA ALLAAH. LAASCAANOOD SOMALILAND BUHOODLEH SOMALILAND WAA LATAGAYA SOON WAA LAGA XOREYNAYNA ARGAGIXISADA SSC KHIYAAMO