Cutubka ciidanka Talyaaniga ee taakuleynta shacabka ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay bulshadaHodan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 ноя 2024

Комментарии • 16

  • @dooradoradigag5475
    @dooradoradigag5475 11 часов назад +3

    Italy waxa uu helay koox gumaysigi sa dib usoo celisa takulo raqiisa wata umada marin haba binaysa

    • @adanosman-n8t
      @adanosman-n8t 11 часов назад

      Adhi dadka gajadha ubii haya maxa uhaysa 😂

    • @abdifatahaways2388
      @abdifatahaways2388 9 часов назад

      Darada waxa layabay afar joog oo kabo ciidan ah iyo labo bahalka ganta lagu qaato ee dadka lagu baaro ayaa Niman waa weeyn oo shaarbo leh saf uso galay waxan wax baqtiyey waye lacagta dalka laga aruuriyo ayaa wax loogu qaban karaa dadka

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 3 часа назад +1

    NO AEMY. ITALIA. ONLY TURKISH

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 3 часа назад +1

    😂😂😂 MUDAAHARAAD. AYAN SAMEYN DONA. TALYANIGA SUN AYU KU SHUBAY BADEENA. XEEBTEENA FUUSTOYIN WAWEYN. ILAA. HADA WEY YAALIIN DOWLAD. DULI AH WAYE. OO. LAARI KA AH. IN SOMALIA. FIDERAAL. LOO KALA QEEY SHO. HASAN SHIIQ IYO FARMAAJO WA 2 DULI

  • @hm1c586
    @hm1c586 4 часа назад

    Gormaan Umadaan sharafteeda la ilaalindoonaa Waa halgari Waa lacag Hal xilibaan ama wasiir ama gudomiye musharkiisa
    Sharafta allah ha inka qaado
    Tuugo aruurta tihiin Uf

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 8 часов назад

    Tageero Xasan ayaan ahay lakin Kaalmo faqiireedka TV-ga ka daaya Talyaanina magdhow ayaan ku leenahay dadkuu laayey ilaa hada wax iska weydiiyey malahan... waa ceeb in wax 100$ jooga inaa soos kula wareegtaan... Ana idin keenaya iigu sawira xita igama ogolidiin

  • @yusufildabxasan
    @yusufildabxasan 8 часов назад

    Waxaa ladhay hadaad wax caawinayso kamero haqaadan hadaad kamero qaadatid waxbaad yeelaysaa e waxmacaawinaysid

  • @ZakariyeGaraad-y7i
    @ZakariyeGaraad-y7i 6 часов назад

    Balo idin kidhacde ceeb ayaa nala rabtan

  • @aadanc.naasir9919
    @aadanc.naasir9919 9 часов назад

    dulinimada na haysato tan oo kale ayaa ka mid ah war heedhe alle iyo umadiisa somaliyeed ka xishooda, maxaa ka galay degmoyinkeena yaab!!!!

  • @WuanJeon
    @WuanJeon 10 часов назад

    Shame on the ones with the cameras and the ones that passed it. We are supposed to protect the weakest and the most vulnerable among us and not expose them to the world and media. If you want to give us something, Do it big by not showing the faces of the poor people next time, take an example from Turkeyie.

  • @Best_27
    @Best_27 8 часов назад

    Waan Ka xumahy in saas naloola bahdilo wlhi

  • @yahyeadammouse
    @yahyeadammouse 11 часов назад

    Talyniga anakaa ku dalanay wax uu cawinayo ma jirta kuwa qoxtiga ee wadankisa ku nool ayuu cawin lahaa ee gumaysigii hore uun bal firi caqligaga adi shay markaad damacsanthy Inaad qabto hoosta ayaad ka soo bilabaysa hadhowna way fidaysaa