Somaliya balaya ku ku dhacday wlh waxa somaliya haysta wa dilki culumadi ee qaar manta joga oo sarakil ah ay iska indho jiren wadanka inta leg baa xaqdaradi wadada lagu layay kaa jawabi wayen haday shacabko dhan soo bixi lahayen oo ay didi lahayn cadalad dara lagu dilayo culumada tan manta socota may dhacden ma alshabab dilkeda layska ilalin ma askar shacabi leynasa haben iyo malin ma askar is leynasa iyagi wax kaa difaci laha shacabka wlh masiba haysata umadan
Sheekadaan waan Faahmi waayay aniga! Maxkamadahaan Ciidanka Ee Somalia sida ay wax u Xukumaayaan lama Fahmi Karo! AJ Askarigii wax soo weerary oo rabay inuu Kaarka Xoog ku qaato ayuu dilay? Ok Naf ayuu gooyay AJ lkn nafta uu gooyay weerar ayeey aheyd. Xukun kle Ma Jiro oo aan dil ahayn? 🤔🤔🤔
Nafta uu goyay bilaash miyaa 😂😂 bal car wakaa ee hala soo daayo xanunka dhimashada ayuu dhadhamina shaki laan adna hadad isku rer tihiin nasiib ayaad ledahay oo anaga adiga iyo kuwa kula dhashay ano uma dileno ee waa in uu asiga dhinto dambi laha
Maxkamada kiskan waxan codsani laha in dib ogu lawato wayo aniga wa wan sameyni laha mel an amnigeda masul ah ka ahay hadi cid xabad ka bilowdo o an qori haysto ogu yaran inan nafteyda difacdo markan ninkan kis kisa dad kadaran o dil lagu xukumin ayan aragne aniga kan gobta xabada ka bilawe hadi u ahani laha ha la daayo ma dhehen
Hayadahan dalka halaga qabto dadku habeertan beeraha
Allah unaxaristo xasbunallah wa nicmal wakil 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alle ha unaxaristo
Maxeey mar walbo shaaqaaqooyinkaan oo kale uga dhacaan qeybta eey kataliso Federaalka iyo laan,laanka!?🤔😱😰
Marxum waa carabi soomaali ahaan waa Marxuum =Midkii loo naxariistay
Qof dulmi usocday oo ladilay alle uma naxariisanaayee ogaada🤚
Diinta hadi adan aqoon ulaheen
Ha hadlin
Waayo
Qod muslimka waxa walbo uu sameya hadiba uu muslim yahy
Allle wa laga yaba inuu unaxariisto
Aj wu is difaacay waayo marxuumka rasaas bu riday xabadna xabad ba looga jawaabaa
Yaa u dirsaday
Waxa u dirsade mesha amnigeda ayu masul ka aha so ma ahan @@xayaadqalif6246
MOORYAAN DIFAACEYSAA ILEEN WAX MA DHAANTIDE
kararkii dadka baahan baa hg qeybsatey asaa iyagu isku layeen
Wll kararka maxay yihin ado rali ah
@@Johnniedallas214wllo waa kararka hayadaha qaybiyan oo dadka baahan lasiiyo😂😂
H.g hooyadaa meey waseen hada kahor dad is jecel aa isdilee dhiladii kudhashay wase 😂😂😂
Dad cunka haashim maa shuuto loo keeno ha helo waxa uu mudan yahay😮😮😢
Somaliya balaya ku ku dhacday wlh waxa somaliya haysta wa dilki culumadi ee qaar manta joga oo sarakil ah ay iska indho jiren wadanka inta leg baa xaqdaradi wadada lagu layay kaa jawabi wayen haday shacabko dhan soo bixi lahayen oo ay didi lahayn cadalad dara lagu dilayo culumada tan manta socota may dhacden ma alshabab dilkeda layska ilalin ma askar shacabi leynasa haben iyo malin ma askar is leynasa iyagi wax kaa difaci laha shacabka wlh masiba haysata umadan
Dastuurka soomaliya halaga saaro beesha habar gedir hadeey dil geeysato inaan ladilin sida soomalida kale .loogana bedelo xabsi guri.
NACAS NAASO WEYN
Waxaan oo xukun iyo maxkamad goormee la fulin doonaa cajaaib? In eey ciidanka iyo bulshada is dilaan dowladaa ka masuul ah
xeeta subaxii tag adaa arkaaye
Sheekadaan waan Faahmi waayay aniga! Maxkamadahaan Ciidanka Ee Somalia sida ay wax u Xukumaayaan lama Fahmi Karo! AJ Askarigii wax soo weerary oo rabay inuu Kaarka Xoog ku qaato ayuu dilay? Ok Naf ayuu gooyay AJ lkn nafta uu gooyay weerar ayeey aheyd. Xukun kle Ma Jiro oo aan dil ahayn? 🤔🤔🤔
Nafta uu goyay bilaash miyaa 😂😂 bal car wakaa ee hala soo daayo xanunka dhimashada ayuu dhadhamina shaki laan adna hadad isku rer tihiin nasiib ayaad ledahay oo anaga adiga iyo kuwa kula dhashay ano uma dileno ee waa in uu asiga dhinto dambi laha
Ninnka dhintay hororbuu ahaay sida lasheegayo wayna is wada dilayeen labadoodu mid baana dhintaye maxay tahay in galka nin lagu eedeeyo dil
Maxkamada kiskan waxan codsani laha in dib ogu lawato wayo aniga wa wan sameyni laha mel an amnigeda masul ah ka ahay hadi cid xabad ka bilowdo o an qori haysto ogu yaran inan nafteyda difacdo markan ninkan kis kisa dad kadaran o dil lagu xukumin ayan aragne aniga kan gobta xabada ka bilawe hadi u ahani laha ha la daayo ma dhehen
Askari raadinaya kaar gargar shacab mia
Waaba yaabana walahi waaxy nolosha nocas ah 😂😂
Alla waxaa ayaga shaqeysan ayeeba iskudelayan dadka lamakoodliyasha saan lee miyaa😂😂
cuqdada iska saar wll
Mar me ku xumeyen zhp😂
Aj difaacu nafsi ayuu ahaa
HAKA SAARTO IS DIFAAC DAD KU DIL DULIYOW
Mooryaan madoow dalkooda ayaa khayraad Ka buuxaa wax kaniisad laga keenay iyo meela ha fuda la isaga waso cashuurga laga qaado ayuu hawiye fura madoobe isku haysaa ileen caqli malehe
Doqon yahay Hawiye Forever uu ku xugumaa laangaab xaarood ah laga badanyahay baa tahay From Cadaado😂😂😂😂