RAADRAACA SOOMAALIDA QAYBTII 9AAD WARSANGALI CALEED IYO ABWAAN GARAAD NUUR XUSEEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 63

  • @habsoormedia603
    @habsoormedia603 4 года назад +6

    Ma allaah

  • @احمدالدارودي
    @احمدالدارودي Год назад +6

    Anigu warsagali darood cal jooga waxan halaka ka salamay ilmo caleed odhan alle sida chine hanaga dhigo ❤️❤️❤️

  • @deqah
    @deqah 2 года назад +4

    Masha Allaah Harti Abgaal waa curudkena Allaha Xafido Amiin Allahuma

  • @princesscayush9021
    @princesscayush9021 Год назад +2

    From ahmed cabdalle

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 Год назад +3

    Laba Warsangeli caleed waa is yeesheen.Abtirsiinyaha warsangeli Cumar iyo Cabdalle koonfur aadey waa ku cadyihiin.
    Reer Warsangeli abgaalna waa ogyihiin. Cajiib ! Wexeyba taagan yihiin "Awoowgey Warsangali Caleed" Hadda maaha " awowgay Abgaal" Ama "awowgay Hawiye"

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 3 года назад +8

    Warsangali caleed waa niman warsangali ah kalmada caleed waa calmadow oo caana wana niman ka yimi calmadow wayba is leeyhin labada warsangali

    • @cayniwarsame6354
      @cayniwarsame6354 2 года назад +1

      Warsangali caleed harti abgaal cismaan darandoole mudulood hiraab daame gorgaarte hawiye irir samaale hiil abroone
      Waxaa la dhashay suul harti ciise
      Warsangali maxamuud harti koombe kablalax daarood
      Labada magac oo warsangali iyo harti ayay wadaagaan hadane waa daarood isma qabaneyso
      Waayoo waxaa jiro harti abgaal oo intaasoo laf ah ayagana ma daarood baa
      Hadane abgaal ma daarood baa
      Caqli gal ma ahan

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Год назад

      Xog miya hh wecel ama nin so dhumay mahan e wa wil u dhalay odaygi harti abgal faracisa waxana la dhashay cabdalle carone agonyar iyo kuwo kale an hada si fcn u xasusanin abwanka aya ino shegay wa ilmo max'ed (harti) cali (abgal) cisman ah wa sida harti darod iyo harti abgal marka qof wa lagu samin kara qof kale hadu yahay mar hora la shegi laha tasna naceyb mahan e wa benta laga shegay in ey runta ka abaran o kaliya warsangeli darod wa dad somaliyed o qimo leh lkn dhalashada asalka ah aya laga hadlaya

  • @Pinky..pie06
    @Pinky..pie06 2 года назад +2

    Labaduba Waa warsangeli caleed

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Год назад

      Xog miya hh wecel ama nin so dhumay mahan e wa wil u dhalay odaygi harti abgal faracisa waxana la dhashay cabdalle carone agonyar iyo kuwo kale an hada si fcn u xasusanin abwanka aya ino shegay wa ilmo max'ed (harti) cali (abgal) cisman ah wa sida harti darod iyo harti abgal marka qof wa lagu samin kara qof kale hadu yahay mar hora la shegi laha tasna naceyb mahan e wa benta laga shegay in ey runta ka abaran o kaliya warsangeli darod wa dad somaliyed o qimo leh lkn dhalashada asalka ah aya laga hadlaya

  • @MumtaasMohamed-hp2nk
    @MumtaasMohamed-hp2nk Год назад +1

    Supaxanlah ilahay noma keena magac xun

  • @HassanJeylani-bg3sz
    @HassanJeylani-bg3sz Год назад

    Ninkaan warka badan Naga aamusi abwane shekada Hanaga qasin

  • @lovemyselfbeerlipaah2865
    @lovemyselfbeerlipaah2865 3 года назад +6

    Goley iyo geel waqooyi wakan🙏🏾

    • @cjamiin3665
      @cjamiin3665 3 года назад +1

      From geel wuqooyi 💪

  • @razshirwa
    @razshirwa Год назад +1

    Warsangeli Abgaalow anaga ka Warsangeli Harti abtirisigiinii nagamaa luminoo waan idiin haynaa, Cumar iyo cabdalle waxaa Dhaley Xasan Xamar Gale,

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Год назад

      hh wecel ama nin so dhumay mahan e wa wil u dhalay odaygi harti abgal faracisa waxana la dhashay cabdalle carone agonyar iyo kuwo kale an hada si fcn u xasusanin abwanka aya ino shegay wa ilmo max'ed (harti) cali (abgal) cisman ah wa sida harti darod iyo harti abgal marka qof wa lagu samin kara qof kale hadu yahay mar hora la shegi laha tasna naceyb mahan e wa benta laga shegay in ey runta ka abaran o kaliya warsangeli darod wa dad somaliyed o qimo leh lkn dhalashada asalka ah aya laga hadlaya wa sida magacyada somalia ey sami u yihin o kale marka hadan midowno wa arin fican lkn si somalinimo ah ayado la ogyahay in in an nahay hawiye iyo darod midoway qabyalada xun aya laga bixi laha o Somali an u bilawno hh

  • @abdihakinomarjibril7809
    @abdihakinomarjibril7809 Год назад +4

    Caleed waa calmadow

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 Год назад

    Warsangili.mucaradh
    Siyasadhan..hiiran..shabel
    WA.burbonti.fay.yaabadalikaro.abwan

  • @caadlemedia
    @caadlemedia 4 года назад +2

    Maashaa allaah

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Год назад +1

    Adeed hal magac la garay maxaa .HATI, WARSANGALI, CUMAR IYO CABDALE, CAL OO AH MAGA BUUR KAMID AH BUURAHA BARI . INTAAS OO DHAN MAXAA ISKU MID KA DHIGAY SOO YAAB MAAHA ADEEROOW SOOMAALIYI WAA HAL QOYSE INAGA DAA.

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 2 года назад +5

    Nio horta waxaan idin waydiiyay somalidoo dhan ma warsangali harti baa .
    Warsangali abgaal.
    Caynanshe.
    Liisaan.
    Omarayto Eriteria.
    Canfar jabuuti.

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 2 года назад

      Waxad ka tagtay. Badoitemala iyo dahimela

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 4 месяца назад

      GARAAD NUUR XUSEENOOW FADLAN TAARIIKHDA HAKA BEEN SHEEGIN ADIGOO ISLEH BEESHAADA ABGAAL RAALLI GELI WARSANGELI CALEED WAA WARSANGELI HARTI WAA DUBBAYS (YUUSUF XASAN) IYO IIBRAAHIM XASAN OO DHALAY CUMAR IYO CISMAAN IIBRAAHIM QOLADA UU KA DHALAY GABADHII INA MAXAMED CALI CISMAAN AMA INA ABGAAL NA WAA CABDALLA XASAN IYO CUMAR XASAN ,SIDUU DHULKAA KU TEGEY WAA DOON SHIRAAC LEH CADALE MARKII DANBENA DHULKII UU KA YIMID AYUU KU SOO NOQDAY OO KU DHINTAY CAL MADOW,ABGAAL DHULKIISU CAL MIYUU LEEYAHAY IYO BUURO WAA DHUL SIMAN OO DEEX AHALLAQH KA BAQA OO DHAQAN IYO DHALASHO AYAA KALA JIREE UMADDA HAQALDINA❤❤❤😂😂😂

    • @savageboy1844
      @savageboy1844 Месяц назад

      Warsangali hadaad tariikhda baarto ilaa qarnigii 4 wa jireen qarnigii 1218 waxay ahay saldanad awood leh marka wa surtagal aad uweyn in warsangali badan dafaha dunida ku kala bahyan taso sabab u ah xadaariyada iyo badmaax nimada, halkas waxa kal siman besha mj oo iyaguna badmaaxyo ama badmareen u badna qarniyadi hore ila hada majerten iyo hartiba waxa cumaan ka degan tiro aad u badan oo qarniyo kahor galay.

  • @habsoormedia603
    @habsoormedia603 4 года назад +2

    Here usoco

  • @habsoormedia603
    @habsoormedia603 4 года назад +2

    Hanmaal media

  • @deqah
    @deqah Год назад

    Warsan star caled Harti rati waa neynas waa Warsangali maxamed Abgaal Cusman sow sidas maaha abti.

  • @AhmedHabibi-u4m
    @AhmedHabibi-u4m Год назад

    War noso noqda warsangali caleedow😂😂❤

  • @Hantiile495
    @Hantiile495 8 месяцев назад

    Odagan ad umaley sid ushii fircoon kula goley iyo geelwaqoyi reer balad maaham😂

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 3 года назад +3

    Buurta calmadow baa la dhehaaa Cal
    Mashcaleed
    Nimankaaa warsangeli abgaal iga walle Waa rag ka lumay warsangeliga daarood

    • @deqah
      @deqah 2 года назад

      Kuwa lumay waa kuwa katirsan darodka.

    • @احمدالدارودي
      @احمدالدارودي 2 года назад +1

      @@deqah adigu wacbuudan ba tahay hadal kuma furna labada warsangali bu ufuranyahay meel walba reer ba iska dhigta wan ku firsadey yarey

    • @deqah
      @deqah 2 года назад

      @@احمدالدارودي Waan Ahay Wacbudhan waliba Daud marka adiga maxaa kagalay aniga Warsangali gaafle waa walalahey waana u hadlaya waana runtey Warsangali waa gaafle Harti Abgaal. Warsangalina uma taalo ee Abgaal ayey utala
      Waligeyba masheganin qabiil aanan aheyn qabilkeyga. Yaad iguqaldeysa jibirtiga xoolaha kaqala yamanta oo aan laheen meel looraco. Nayaa Warsangali Abgaal waa dhalad Abgaal ah ee haku riyonin.

    • @احمدالدارودي
      @احمدالدارودي 2 года назад

      @@deqah af jooga loma adeego layiri hadad ku fahmayso kolba bahal muran jecel ba tahay afar sano ku arkayey adigu warsangali isku dir iyo kala ilaalinaya meela kale warsangali cadale ku haysata iyo meelaha oo dago ma tasa walalo ku tihin xisho anaga ha iska dhigin inad warsangali abgal jeceshahay iyagana marka aragto meelaha ay dagan ku qabqabsatid daaud ba tahay kaaran ma dhafsanideed iyo toolo yar dadka ka fariso habaar ba qabta wacad alle hadan habar aheen umada hadba reer iskamad dhigteen marna af reer adigu iska dhigaya kumad hadasheen na bax waxyahay habaaran

    • @احمدالدارودي
      @احمدالدارودي 2 года назад

      @@deqah warsangali waa caleed harti maxamed cisman beenta jooji waxyahay habaaran hadba reer iska dhigta

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 года назад +2

    Harti oo dhammi waa Daarood

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Год назад

      Xog miya hh wecel ama nin so dhumay mahan e wa wil u dhalay odaygi harti abgal faracisa waxana la dhashay cabdalle carone agonyar iyo kuwo kale an hada si fcn u xasusanin abwanka aya ino shegay wa ilmo max'ed (harti) cali (abgal) cisman ah wa sida harti darod iyo harti abgal marka qof wa lagu samin kara qof kale hadu yahay mar hora la shegi laha tasna naceyb mahan e wa benta laga shegay in ey runta ka abaran o kaliya warsangeli darod wa dad somaliyed o qimo leh lkn dhalashada asalka ah aya laga hadlaya wa sida magacyada somalia ey sami u yihin o kale marka hadan midowno wa arin fican lkn si somalinimo ah ayado la ogyahay in in an nahay hawiye iyo darod midoway qabyalada xun aya laga bixi laha o Somali an u bilawno hh

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Год назад

      ​@@raashidiinabdullahi5583
      Walaalo ayeynu nahay. Dad is caayana ma nihin.
      Cal xaggee ku taala? Cal waxay ku taala Maakhir ama Sanaag. Garaadki idin dhslay waa noqday oo wuxu loo bixitey
      Garaad Xamar Gale. Dna u diyaar garow

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Год назад

      @@Onceuponatime-f7h walal mahadsanid somalida dadka qar wey is shegtan wa dad LA yaqan wana isku magac abihi dhalay iyo dadki qarabada LA aha aya jogay qof laso dhaweyay ama qabilka laguso daray mahan wa anigo Ku dhahay warsangeli darod wa abgal mahan darod o anago naga tagay mana so laban dhalashadisa ayan inkiray iyo dadki u kaso jeday wana ka ben aburtay wa war an iska dhahay iyo sheko LA iska shegay ama LA isku kenay ayado magaca kaliya laga racayo DNA hadi lagu xalinayo diyar waye somalida o dhan aya isdhalen lkn wan idinku faraxsannahay dad fican aya tihin hadi an midowno dad aya noga dayan laha dad ad u macqul ah aya tihin m.a so dhawada walalayal

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 4 дня назад

      Warsangali abgal mia shege ado warsangali darood ah langab hanagu sodhuman 😂​@@Onceuponatime-f7h

  • @soofehirre1380
    @soofehirre1380 2 года назад +1

    Warsangali abgaal wax ladhoho majiraan

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Год назад

      Xog miya hh wecel ama nin so dhumay mahan e wa wil u dhalay odaygi harti abgal faracisa waxana la dhashay cabdalle carone agonyar iyo kuwo kale an hada si fcn u xasusanin abwanka aya ino shegay wa ilmo max'ed (harti) cali (abgal) cisman ah wa sida harti darod iyo harti abgal marka qof wa lagu samin kara qof kale hadu yahay mar hora la shegi laha tasna naceyb mahan e wa benta laga shegay in ey runta ka abaran o kaliya warsangeli darod wa dad somaliyed o qimo leh lkn dhalashada asalka ah aya laga hadlaya

  • @dr.mohamedluu4907
    @dr.mohamedluu4907 Год назад

    Indhayar sheeg ma sheegine mase maba taqaanid

  • @caadlemedia
    @caadlemedia 4 года назад +1

    Nice

  • @xaabsade9171
    @xaabsade9171 3 года назад +2

    Waxbadan idinka faaidaysannay

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 3 года назад +3

    Cal sow calmadow maaaha

  • @cayniwarsame6354
    @cayniwarsame6354 2 года назад +3

    Dadka dhahaayaan warsangali abgaal waa daarood
    Warsangali caleed harti abgaal cismaan darandoole mudulood hiraab daame gorgaarte hawiye irir samaale hiil abroone
    Waxaa la dhashay suul harti ciise
    Warsangali maxamuud harti koombe kablalax daarood
    Labada magac oo warsangali iyo harti ayay wadaagaan hadane waa daarood isma qabaneyso
    Waayoo waxaa jiro harti abgaal oo intaasoo laf ah ayagana ma daarood baa
    Hadane abgaal ma daarood baa
    Caqli gal ma ahan
    Warsangali abgaal
    Macalin dhiblaawe
    Habar nugaal
    Gaalgale
    Sacad habargidir
    Xawaadle
    Cowrmale saransoor gardheere samaale
    Ajuuraan baalcad jambeele hawiye
    Leysaan oo raxanweyn ah
    Qaybo kamid ah gaaljecel
    Intaas in la yiraahdo waa daarood waxaa keenay dhiigyacabki siyaad barre aabaha u ahaay kadib waxaa sii waday oadayaalka ssdf iyo spm oo kamid yahay gaandi
    Ula jeedada waa ku qabso ku qadi maysid iyo cadawgaada waa hawiye ee kala googooy adigana dhul iyo dad balaarso
    Daaroodka sida ay oromada ugu dhul iyo dad balaarsanayaan soomaalida ayay ayagana sameeyaan laakin hawiye iyo raxanweyn dushooda

    • @hanmaalmedia5057
      @hanmaalmedia5057  2 года назад +2

      Masha allah wadaad tahay dad yaqaan lkn waxay ku fiicneyd dad adan oo sidaada ah in aan helno insha allah waana heli doonaaa

    • @deqah
      @deqah 2 года назад +1

      Cayni Warsame waa runtaa

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 2 года назад +1

      Ma aha Warsangeli Harti Koombe
      Waa Warsangali Maxamud Harti Koombe
      Waa saldanad jirtey 1000 sano. Dagaalo badan iyo ka la qax badan soo martay. Warsangali Eritrea, Ethiopia, Jabuuti, Madagaskar, India, Cumaan ilaa New Caladaunia ayuu daadsanyahay oo ukala qaxay. Warsangali waa qabiiladii ugu horayay oo taariikh da lagu qoro. Ilaa 600 sano ka hor buug carabi ah oo la qoray Warsangali ga Laasqoray dega waa ku xusan yahay oo waalata ga sheekaynaya
      Hadaad akhridid buug uu qoray nin Carab ah oo la oran jirey Cali Alwefi Alqaydooni wuxu kaga hadlayaa buug uu qoray oo la yiraahdo

      صدق الاخلاق ف التاري خ الخواص
      Wuxuna ka hadlayaa inay boqoradii Saylac ka mid ahaayeen. Waa taariikh 1300-1450
      Taasi waa qodob.
      Kelmeda Cal ama caleed waxa la yiraahdaa Buuraha Calmadow ama Cal meesha keliya ee lagala baxo waa Maakhir ama Laasqoray sooneheeda. Waxay ku arkaysaa nin la yiraahdo Axmed Caleeed, Jaamac Caleed, Siciid Caleed. Taasina waa qodob.
      Kelmeda Warsangali waa kelmed unique ah.
      Bal wabiil la yiraahdo Ogaadeen oo aam Ogaadeen ahayn soo hel ama ha qabiil Habargedir layiraahdo oo aam Habargedir ahayn. Taasina waa qodob kale.
      Halkaas ayaan ku dhaafayaa inta kale caqligiina ayaan u deynayaa

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Год назад

      @@aliwardheere4378 Xog miya hh wecel ama nin so dhumay mahan e wa wil u dhalay odaygi harti abgal faracisa waxana la dhashay cabdalle carone agonyar iyo kuwo kale an hada si fcn u xasusanin abwanka aya ino shegay wa ilmo max'ed (harti) cali (abgal) cisman ah wa sida harti darod iyo harti abgal marka qof wa lagu samin kara qof kale hadu yahay mar hora la shegi laha tasna naceyb mahan e wa benta laga shegay in ey runta ka abaran o kaliya warsangeli darod wa dad somaliyed o qimo leh lkn dhalashada asalka ah aya laga hadlaya wa sida magacyada somalia ey sami u yihin o kale marka hadan midowno wa arin fican lkn si somalinimo ah ayado la ogyahay in in an nahay hawiye iyo darod midoway qabyalada xun aya laga bixi laha o Somali an u bilawno hh