Abwaan wacdaan cismaan iyo mobleen cismaan dagaaladii ay galeen ka soo shekey si tarikhdooda jiilka hada joogo ay u bartaan dalandoole mudulood hoyadiisna hadaa taqano noo soo sheeg asigana
walaal sheekhaal kuma jirto hawiye shuqul kuma leh shiikhaal wadadkii weyna loboge ayaa so martiyey muqdisho diintuna barayey dadka markasa loo bixiyey martile hiraab marka wax saxa maha taariikhda dadka Yan la Marin hababin dad badan oo leysku keenay baa dadkii lagu kala qeybiyey hartina abgaalna waxay kasoo jeedan wersangeli daarood weyna is ogyihiin inta badan mag xita ma kala qaatan aney ii sheegtay moma weyn reer muqdisho ahayd darisna aheyn xawaadle sacad duduble harti abgaal intaasba wa daarood ku Milmey hawiye la soco
Masha allah alloow barakey tolkeyga belweynta mudulood hirab ama abgaal ismaan
Abdule abgaal anagey nala degan arti abgaal hadan nahay masha allah
Masha.allah.allaha.dhafo.beesha.ka.soo.jedo.dhamantooda.wad.mhadsn.tahay.abwaa.
Too much to remember walalo I keep symbol abgaal daud that's all I need to know n my grandma teaching me that mashallah
Istodiyaha..dhamaantii
Sidha..tafatiran..oo..no
Soogarsiisay...taariiq
Aniga Doole wacbudhan aan ahay wan idin salaamay kuligiin 👑 Mudulod Hiraab
Masha allah Ani waxaan kadhashtay beesha wacbuudhan abgaal
M..a Allow barakey tolkeyga belweyta mundulood hirab io abgaal ismaan ❤❤❤😊
❤❤❤from Mohamed mudulod
Hairab/Modolod/Dalandhule/cisman/Ali (Abgaal)/wacbudhan/Danwinni/ yonis/gafow ❤
Abwanow waxaa ka rabnaaa in aad nosoo dhigto Besha Ilaway cumsaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc Garaaaaad kahadal maxammad gorgaaate xamarna waaakuladagaaa
Angu waxan ahay arti abgaal ❤️
5 Cabdule Abgaal mahanee 4 tii kale meel halagu sheego Abgaalow tolka hala raadiyo 4 aa naga maqanee InshaAllah
Abwaan wacdaan cismaan iyo mobleen cismaan dagaaladii ay galeen ka soo shekey si tarikhdooda jiilka hada joogo ay u bartaan dalandoole mudulood hoyadiisna hadaa taqano noo soo sheeg asigana
ASC RATI CADE WACBUUDHAN MEEL KUSHEEG GARAADOW
Rati cade miyaa mise Rati gaduud? Naftigeyga waan radinoyaa
Abwaan waxad no so sheegta Dalandole hoyadiis yey eheed? Tankale noo soo sheeg Rati cade ama Rati gaduud wacbudhan meel kusheeg waligey ma maqlinee?
As wr wb
Abwaan waxaad ka waranta kaariye karanle nooga warran
Waxan ka codsaday besha ciise wyne
Wa mahadsan tahay walal lkn ceynato ma waxa gursaday oday murusade
garaad maanta lama joogo xili qabiil laga hadlo ma joono jahaadka
markaan dhameyno ku daasho daashood maalintaas halganka ha guuleysto.
Ka soo hadal ninmanka mohamed gorgaate
walaal sheekhaal kuma jirto hawiye shuqul kuma leh shiikhaal wadadkii weyna loboge ayaa so martiyey muqdisho diintuna barayey dadka markasa loo bixiyey martile hiraab marka wax saxa maha taariikhda dadka Yan la Marin hababin dad badan oo leysku keenay baa dadkii lagu kala qeybiyey hartina abgaalna waxay kasoo jeedan wersangeli daarood weyna is ogyihiin inta badan mag xita ma kala qaatan aney ii sheegtay moma weyn reer muqdisho ahayd darisna aheyn xawaadle sacad duduble harti abgaal intaasba wa daarood ku Milmey hawiye la soco
Ismaan dalandoole iyo hilibi dalandoole hooyadood yey eheed
Boqortoyada ajuran bey ka so jeda huno
Habar Cayne ma murusadaa mise Waa rag Abgaal ?
Caynato Abgaal ayaa dhashay 1 Gabar abgaal dhalay Murusade oo dhan maahan waa bahda la dhaho habar cayno waxaa abtiyaal u ah Abgaal Cismaan
Ilaa hadda 3da ilmo Cismaan oo harsaneyd kama aadan soo hadlin
Rati abgaal
Harti daroodka le idinka waarati
wacaysle wixii kadanbeeyey ayay diintu idin soo gadhay markaas ayaa magac carbeed idinki horeeya