dadkeenii aan ka dhalanay haday sidaa meel walba oo ay joogaan isu xaasidayaan xagee horumar ka gaarayaan. mashallah ubaxeey Tusaale ayaad u tahay dulmiga iyo qof walba oo la xasdaa qayrka u danbeeya well done walaal
yaa rabbi ubax qaali wey na tabatay rrayadaadan cagu waqtiga adkaa ee aad so martay jeclan lahaayaa in aan kuu dhaweeyn oo aan ku garab istaagno guuleysta guuleysta guuleysta dhamaan walalaha kheirka faafiya oo dhan 😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗
abyo mcn manshalah dadkaga si wado waxa ku weydaa wali ma wada dulinimada gabar habar yar i ah ku dhaleyso Göteborg jogtaa dulo eyna u bahantahay inte kala so xaririna aboyo Tnks
masha allah xbbtiii allah ha ku garab galo markasta abyoy 2jeer qof la qalay mar sadexaad cadi ma u umuli karaa haduse u umuli karo maxa tala ah insha allah cilaad lagu qala ma jirin ma miska yara ma wa wayna caruurteedu lakiin wa qadar abyo kii hore qalad dhacay bu aha kiu danbena meesha ku cusub bay ahayd iso jawab insha allah
+Abdi Abdi xbbti qaaliya, waad ku mahadsan tahay su'aashaada. Waa macquul in mar sadexaad aad caadi u dhali kartid oo walaashayba 2 ilmood ayaa lagu qalay mar sadexaadna caadi ayeey u dhashay balse mararka qaar dhakhaatiirtu waxay ka baqaan in meeshii awal lagaa qalay uu cadaadis ku yimaado foosha darteed hadhoowna dilaacdo. Marka xbbti qurux, waxaad la tashataa umulisada iyo dhakhtarka waxaad arrinkan ka yeeli lahaydeen una soo bandhig rabitaankaaga ah inaad caadi u dhashid. Waan kuu soo duceeynayaa, mcnto. 😚 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
pole qali waxad tahay qof samir badan imaan leh Rabi janadi fardowsa hakugeyo in shaa Allah mustablka waxan rajeyna inaad iga umiliso in sha Allah wadna kumahad santahay amanta amantay hoyoynkeena somaliyed iyo walalhenba jazakallahu kheryran love you so much Abyo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍wana ku farxsanahy gusha gartay igu nolow farxad
Marka hore waan kaga mahad celinaya sida qurxan oo Soomaali nimada ku jirto aad u caawisid walaalaha, waana ka xumahay sida ay kula dhaqmen gabdha haasi , lkn qof walba waxu qaadaya calaf kiisa iyo waxu Rabi ugu tala galay, diintu waxay nafareysa in aan la jeclaano walaalkeena waxaan nafteena la jecel nahay. Guul iyo gobanimo ayaan Ubahina ku rajeynaya min älskling 🤗😘😘👏
Mashallah abaayo I really really like you sabarkaada ayaa ilaahey kugu fududeyay shaqadada waad u sabartay.comment inta aan utube ka baxsho wee yartahay walahi but sheekadada ayaa isoo jiidatay marwalbana videos ka aad so geliso ima dhaafo.Dadaalkada meeshada kasii wad.kheir ayan ku rajeyna
masha allah Abayo allah ku xifdiyo sabarkaaga ayad ku gaartay heerkas ilahey ma dayaco qof daacad ah .. hada soomali nahay ilahey horta xaqa hana fahansiiyo qalbiyadeennana allah isjecleesiiyo xaasidnimadana allah naga dhex saaro
masha Allah qof fiican ayaa ilaheey ku sahlay dadka maxada xuma waane kahelay saad shaqadada u jecleshahay ilahey haku barakeeyo abaayo jir oo jog adiga iyo caruurtada allah ku bareeyo
Abaayo daacadi ma hungobo aya la dhahy. Wlh wan ka qiiroday hadalkaaga.jizakallah kheyr qali. Abaayo sidan u maleynayo adiga reer Göteborg aa tahy hadi anan qaldaneyn lkn hadi ad Stockholm a degantahy ama wax dula rer Stockholm ma ila so xiriirinkarta adigo mahadsan. Abaayo isojwb wa i muhiim jwbtaada mahadsanid😍😘😘💗❤️
maashaa allah abayo jasaka allah wlh inaa gabar daacad ah tahay wajigaada ayee kamuuqataaa. ilaahay gabdhaha adoo kale ah hanagu badiyo. i love ubahina cadeey
maasha allah walahi marna waan qiroday marna waan farxay marna waan qiiroday markey gabar Somaliyeed sida kuu gashay marna in hada aniga aanwixi helay oo kalle ayaan u farxay Allaha ku xifdiyo Abaayo jzklq
asc abayo ubahina waad ku mahadsantahay sida wanagsan e add nola qebsaneyso waxyabaha ad kala kulantay iyo weliba sida dulqadka leh ad wax u hubsatid masha allah abayo runti shaqa wacan baad no haysa hada hawenka nahay nolow wakashay
wlhi abayo wan kanaxay xasid nimadeda lkn samraa sadkii hela mantane rajadadii way Ku rumawday Masha Allah ilahay wax kastoo ad jeceshahay hakuu rumeyo oo qayrkugu jiro
MashaaAllah, abaayo dhib saas oo iga soo gaaray doulinimada Hal Hooyo iga dhiban shahaada aan qaato afar Hooyo la joogaay laakiin shahaada diyaar iima aheen next year isku diyaarinaya InshaaAllah mahadsanid abaayo
mashallah abayo May Allah bless more your patience help you keep up your good work and i am srry about the rumors that the sister made about you but it good to be better person
ubaxiina masha allah illahey ayaa beel dhow kasiiyay.naxdintii iyo niyad jabkii ayaa allah farxad iyo faraj kaaga dhigay sir maqabe alle ayaa u sahan ah ayaan maqlijiray.abaayo intaasna waxaad kugaartay dacad nimadaada.allaha ku siyadiyo walaashana is ka cafi shaydaan baa kaqaalib noqdaye.
masha allaah ilahey hakaa abal mariyo sirma qabe saab aya biya u celiya aya la dhahay ubax waxa tahay qof dabeecad wanagsay misna daacad ah ilahey micigada ha noqdo abaayo
MASHA allah abaayo ubexeey aad ayan kugu xumahay nayad jabkass ween lkin sabarkada badan ilaah wuxuu ku badalay farxay Mark a ubexeey Mark a hani yadjabin Macanto shaqo fican ayaa u heesaa umada somaliyee ilaah haka awaal mariyo
mansha allah abaayo ilahay haku xafido jisakalah kheer walaahi waad no fa ii daysay abaayo waxan raba in aan ku way diyo gorme laga raba gabadha in aay wax nafaqo ah cunto sii uu babyga uu koro maxa yelay abaayo cunugan cunug ka hoo reyeey ayaa laygu qalay taso aay keentay in uu aad uu yaraa oo uu kori wayeey sas darteed waxan ka baqaya kana in uu sidi igu noqdo madama anaan wax ba cunin hadana waxan ahay 10 weeks marka abaayo talo yar ii so sii jisakalah kheer jawaab tadaa aad ayeey qali igu tahay waxan kuna kaniin hal xabo malinti oo la dhaho elevit asc
dadkeenii aan ka dhalanay haday sidaa meel walba oo ay joogaan isu xaasidayaan xagee horumar ka gaarayaan. mashallah ubaxeey Tusaale ayaad u tahay dulmiga iyo qof walba oo la xasdaa qayrka u danbeeya well done walaal
MashaAllah Allaha ku xafido akhiro iyo adduuunba wllshey Ubax. dadkuna iskuma wada quuraan wax lkn xaasid ma aflaxo. Karlstad wax Doula ah malaga helay wll?
masha allaaah walashey macaan farxadada waa farxadena wana ugahay inaa tahay gawar fcn oo jecel wanaga dadkeda lkn dadka ayaa ugeen saaas macanteyda aniga ayaa ka markhati aniga ayaana ka mid ah dadka aad cawiso waligeygana wana kugu fanaa walashey macaan thanks in badan 😍😍😍😍😍
+Sowda qurux badaneey, Allaah ha iikaa xifdiyo oo ha iikaa daayo. Cumrigaagana Ilaah ha dheereeyo, macaanto.
Adigoo gabar yar ah ayaa Rabbi caqli badan kugu mannaystay. 😍😗😍😗😍😗😍😗😍😗😍😗😍😗😍😗😍
Mashallah ubahina good job horay u soco wali ha niyad jabin.
+Nawaal xbbti qaaliya, jazaakallaahu kheyran farxad iigu nooloow. 😙 😙 😙 😙
masha alh ilhey haku xafdiyo gabar wanagsan baa tahay anagaba ni bahan wlh qof walalka ah luqadadi kugula hadlaayo kula jooga wax lahelikaro maahin masha alh ilhey haku barakeeyo xabiibti
ax ax ax Somali Xaasidnima Qayr kood ka reebtay waxba isuma quudhaan nolosha walashed bay ka xun thy lkn Alxm Lila mar hadad guulaysatay
yaa rabbi ubax qaali wey na tabatay rrayadaadan cagu waqtiga adkaa ee aad so martay jeclan lahaayaa in aan kuu dhaweeyn oo aan ku garab istaagno guuleysta guuleysta guuleysta dhamaan walalaha kheirka faafiya oo dhan 😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗
+Princess zahra 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
Love you, qurux badan. Waan ogahay inaad i taageeri lahayd waadna ku mahadsan tahay mcnto. 😗😍😗😍😗😍😗😍😗😗😍😗
abyo mcn manshalah dadkaga si wado waxa ku weydaa wali ma wada dulinimada gabar habar yar i ah ku dhaleyso Göteborg jogtaa dulo eyna u bahantahay inte kala so xaririna aboyo Tnks
+Fadumo Hassan walaasheey quruxeey, aad baan kuu salaamayaa. 💖
Haa waan wadnaa wali ee habo youtube channelkeeyga usoo sheeg inshallah ha iisoo qorto cinwaanka emailkeeda. Love u mcnto. 😚 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
masha allah xbbtiii allah ha ku garab galo markasta abyoy 2jeer qof la qalay mar sadexaad cadi ma u umuli karaa haduse u umuli karo maxa tala ah insha allah cilaad lagu qala ma jirin ma miska yara ma wa wayna caruurteedu lakiin wa qadar abyo kii hore qalad dhacay bu aha kiu danbena meesha ku cusub bay ahayd iso jawab insha allah
+Abdi Abdi xbbti qaaliya, waad ku mahadsan tahay su'aashaada.
Waa macquul in mar sadexaad aad caadi u dhali kartid oo walaashayba 2 ilmood ayaa lagu qalay mar sadexaadna caadi ayeey u dhashay balse mararka qaar dhakhaatiirtu waxay ka baqaan in meeshii awal lagaa qalay uu cadaadis ku yimaado foosha darteed hadhoowna dilaacdo. Marka xbbti qurux, waxaad la tashataa umulisada iyo dhakhtarka waxaad arrinkan ka yeeli lahaydeen una soo bandhig rabitaankaaga ah inaad caadi u dhashid.
Waan kuu soo duceeynayaa, mcnto. 😚 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
mansha alaha qofka dacad ah waligi ma gul daraysanin jasakumullah walalsha qali gabdh dacad ah aya tahay ilahay haku xifdiyo
+Ramlo Kamil xbbti qurux, jazaakallaahu kheyran, Allaah ha iikaa daayo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
masha allah waa dadaashay abyo waxaa tahay qof qalbi furan saas dar teed baa naagti beenta sheegay say uga guulay satay♥♥♥♥
+farhiyo ina qolif hi quruxeey Ilaah ha iikaa daayo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
Mashallah macanto Guuleyso sida nogu faiideesey adigana gul iyo hor maar ilaah hakuu gaar siiyo amiin💞💞💞💞😘😘😘
+Arwa Saciid xbbti qaaliya, jazaakallaahu kheyran adigana. Farxad iigu nooloow waligaa. 😙 😙 😙 😙 😙
masha allaah wllo markii hore wan murugoday bacdena wan farxay hadalkadi danbe inad cid heshay racdayna allaah haku kubarakeyo runbad shegtay walaahi insha allaah wax kudhibaa arki maysid
+nisreen hemo walaashay qurux, jazaakallaahu kheyran, Allaah ha iikaa daayo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
mash Allah Allah ku xafido aduun iyo aqiraba wanaag iyo naxariista karti Allah ku siyaadiyo amin Ubaxiina muuse
+Arwa Ali quruxeey qaali, Allaah ha iikaa daayo oo haku xifdiyo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖
pole qali waxad tahay qof samir badan imaan leh Rabi janadi fardowsa hakugeyo in shaa Allah mustablka waxan rajeyna inaad iga umiliso in sha Allah wadna kumahad santahay amanta amantay hoyoynkeena somaliyed iyo walalhenba jazakallahu kheryran love you so much Abyo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍wana ku farxsanahy gusha gartay igu nolow farxad
+Hafsiina33 Hafsiina33 xayaatii, Allaah haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. Jazaakallaahu kheyran sida quruxda badan ee aad hadalkaaga wanaagsan iila wadaagtay. 😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😙😙😗😙😙😙😙😙😙
mashaa alaah walashey waxfiican ayaa sameysay jazaa kumulaah kheer
+nasro muhudin mahadsanid quruxeey. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
Masha Allah illaah ha kuxifdiyo qaaliyey xasad ma bulaalo xasad weligii maAflaxo eeiska samir
+Safiya Said quruxeey, Allaah haku xifdiyo. Jazaakallaahu kheyran. ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡
masha allah abaayo alle swt hakugu arsaqo samirkada naxarista alle marnaba lagma qusto jazalallahu kheyr qaali jir oo jog 💋💋💋💋💋💋💞💞💞💞
+Fatima Mcn badan, waa saas naxariista Alle lagama quusto. Ii nooloow oo Allaah ha iikaa xifdiyo adduun iyo aakhiraba. 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍
wcs habo qaali
hambalyo adkaysigaaga iyo sabirkaaga habo
waxkasta oo loo sabrana guuul baaa laga gaaadhaa
raxmadi korkaaga ha ahaaato habo😍😍😍😍😍😍💋💋💋👈👍
asc. masha alaah ilaah haku xifdhiyo adiga iyo reerkada oo dhan intas waxaa kudheshay dacad nimadada wayo hada dacad tahay wax walbo gul ayaad kagari ilaah marwalbo gul iyo wanag iyo farxad an dhamaneynin ilaah haku siyo uqti macaanto
+Abdulahi Mohamed wcwswrwb quruxeey. Jazaakallaahu kheyran, Allaah haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. Farxad iigu nooloow waligaa. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
Marka hore waan kaga mahad celinaya sida qurxan oo Soomaali nimada ku jirto aad u caawisid walaalaha, waana ka xumahay sida ay kula dhaqmen gabdha haasi , lkn qof walba waxu qaadaya calaf kiisa iyo waxu Rabi ugu tala galay, diintu waxay nafareysa in aan la jeclaano walaalkeena waxaan nafteena la jecel nahay. Guul iyo gobanimo ayaan Ubahina ku rajeynaya min älskling 🤗😘😘👏
+Fartun Halane xbbti qurux badan, Allaah subxaanuhu watacaalaa haku xifdiyo waa sidaad qeexdaye.
Mahadsanid in badan, jazaakallaahu kheyran adigana quruxeey. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😍 😍 😙 😙 😙 😍 😍 😙 😙 😙 😍 😍 😙
Ubahina Musa manshaa allah waarun jazaa kalaa Khayr walaashay macaan 💙👍❤💋💋👌
Mashallah abaayo I really really like you sabarkaada ayaa ilaahey kugu fududeyay shaqadada waad u sabartay.comment inta aan utube ka baxsho wee yartahay walahi but sheekadada ayaa isoo jiidatay marwalbana videos ka aad so geliso ima dhaafo.Dadaalkada meeshada kasii wad.kheir ayan ku rajeyna
+Zara qurux badan, Allaah ha iikaa xifdiyo oo ha iikaa daayo. Waan ku faraxsanahay taageeradaada, anigana waan ku taageeraa mcnto qaaliya. Jazaakallaahu kheyran, farxad iigu nooloow waligaa. 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
masha allah Abayo allah ku xifdiyo sabarkaaga ayad ku gaartay heerkas ilahey ma dayaco qof daacad ah .. hada soomali nahay ilahey horta xaqa hana fahansiiyo qalbiyadeennana allah isjecleesiiyo xaasidnimadana allah naga dhex saaro
qaali waan arkay mardanbe oo waxaan dhahay waan dhibay ubax waa shaqo culus oo aad iyo aad logu bahanahay hadan nahay hooyoyinka somaliyeed allah haydin badiyo oo haydin barakeeyo walaal mcn
+Mama safa quruxeey, Allaah subxaanuhu watacaalaa haku sharfo. Farxad iigu nooloow waligaa. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
masha Allah qof fiican ayaa ilaheey ku sahlay dadka maxada xuma waane kahelay saad shaqadada u jecleshahay ilahey haku barakeeyo abaayo jir oo jog adiga iyo caruurtada allah ku bareeyo
+wax dhaxalgal ah ah quruxeey, jazaakallaahu kheyran adigana, Raxmaan haku xifdiyo oo haku barakeeyo. 💋 👄 💋 👄 💋 👄
Ubahina Musa abaaayo telkaaga maiso shegi karta
Mashaa Allah quruxey qof qalbi wngsn aathy Alle haku sharfo
+Qalanjo Qaali aamiin yaa Raxmaan. Jazaakallaahu kheyran adigana quruxeey. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
masha allaah xabibti dadaalaa wuu garaa meeshaada ka sii wad
anagaba xaamilo ayaan ahay gabdho walaleheyna waa xamilooyin marka hadii aad nummer nasiin karto nosoo qor xabiibti magaalo ku dhowne waan daganahay insha alh asc xabiibti
man. sha alaah. wll guul. bay. kuu. gu. dha maa tay
Abaayo daacadi ma hungobo aya la dhahy. Wlh wan ka qiiroday hadalkaaga.jizakallah kheyr qali.
Abaayo sidan u maleynayo adiga reer Göteborg aa tahy hadi anan qaldaneyn lkn hadi ad Stockholm a degantahy ama wax dula rer Stockholm ma ila so xiriirinkarta adigo mahadsan. Abaayo isojwb wa i muhiim jwbtaada mahadsanid😍😘😘💗❤️
+faadumo mohamuud xbbti qurux, waan ku salaamayaa.
Reer Göteborg ayaan ahay . Meeqa bilood ayaad tahay hada, mcnto? Inshaallaah jawaab baan kaa sugayaa, xbbti. 💖
ubah waliga lama niyad jabo abyo aad ba ku tageraa masha allah howshada allaha kugu guuleeyo
+Hamdi xbbti qurux, Allaah haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. Mahadsanid in badan. ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡
masha Allah ubahiina muse waa sabirtay inbadan sabarkana waa wax aad u fcn Allah kula garab galay
+Faiza, aad baan kuugu mahad celinayaa, jazaakallaahu kheyran adigana quruxeey. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
kheyr alle haku siiyo sharafey
mashallaha xbbti qali samraa sadkii ma waayo allaha ajar iyo xasanad haka siiyo💞💞💞💞💞💞💞💞👏👏👏👏
+Hinda mcnto, aamiin yaa Allaah. Mahadsanid in badan xbbti qaaliya, jazaakallaahu kheyran. ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡
walaasheey ilahay qeer haku siiyo waxaan ahaay maamo somaliyet jookto muqdiisho abaayo ruunti waxaan kalaanahay 7 biiloot hadaana waxaan leeyahay 2 biilit oo uurah maxaat igula taliin laheet ilaahay raali akaa nooqtee jwb walasheey
masha allah abayo ubahina intee joogtaa abaayo maxaadna baratay oo taqasuskèda yahay
+Barliin Bashi xbbti, Sweden ayaan joogaa, waxaan ahay doula iyo turjumaan, waxaan kaloo ahay macalimad fool iyo macalimadda naasnuujinta. Jazaakallaahu kheyran.
asc abayo ubahina gabdaha ladaha tubadha ilmaha qada aya kaxiran maxay iskula tacalikaran isojibab plz
+Saadia Daud wcwswrwb quruxeey.
Xbbti, waa ineey dhakhtar gynecologist la xiriirto.
Mahadsanid. 💖 💖
asc ubax waan kusalaamay abaayo waamaxay dulo maumulisaa
maashaa allah abayo jasaka allah wlh inaa gabar daacad ah tahay wajigaada ayee kamuuqataaa. ilaahay gabdhaha adoo kale ah hanagu badiyo. i love ubahina cadeey
+Barliin xbbti qurux badan, Allaah haku sharfo oo haku xifdiyo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
Ubahina Musa luul masha allhaa soomaliy mama naqaan asxaankaaga
Mashallah ubaxey contracts abaayo may ALLAH swc reward you with your hard work
+Nimco Abdi qurux badan xbbti. Love you. 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍
maasha allah walahi marna waan qiroday marna waan farxay marna waan qiiroday markey gabar Somaliyeed sida kuu gashay marna in hada aniga aanwixi helay oo kalle ayaan u farxay Allaha ku xifdiyo Abaayo jzklq
+Umu Yahya xbbti qurux, Allaah ha iikaa daayo hadalkaaga qalbiguu diiriyey. 😗😗😗😗😗😗😗😗😗
Umu Yahya
wllo anaa raba in an bar to lkn lacag bad an maku qadanaya ?
asc abayo ubahina waad ku mahadsantahay sida wanagsan e add nola qebsaneyso waxyabaha ad kala kulantay iyo weliba sida dulqadka leh ad wax u hubsatid masha allah abayo runti shaqa wacan baad no haysa hada hawenka nahay nolow wakashay
masha allah abayo ubahina muse aad baan ku taageera howl fcn baad ku jirtaa allaha kula garab galo walashey
Walaasheey qaaliya, wcwswrwb. Aad baan u jeclahay inaan idinla wadaago intaas in kasii badan. Allaah ha iikaa daayo oo haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. Macmac, quruxeey. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
+Rekia Aden xbbti, mahadsanid in badan, aamiin yaa Rabb. Ii nooloow in badan, xbbti qaaliya. 😍 😍 😍 😍
wcs wr wb aamiin xabibti qaaliyey waxn kugu jeclahay kartida iyo somalinimada kaa muuqata markasta allaha ku sharfo sidad walalaha u garab taagan tahay marwalba ayan anagana kuu garab taaganahay dhamanten xabbti horey u soco qaali guuleyso. 😙😙😙😙😙😙😙
Masha,Allah.waan ku faraxsanahay
+Ubah my sami, jazaakallaahu kheyran adigana, farxad iigu nooloow. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
masha allah abaayo jazakallah qeyr illahay haku barakeeyo
+ibaado qurux badan, aamiin adna Allaah ha iikaa daayo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
wa caleykumus salam wa raxmatu Allah wa barakat, jazaka Allah khayran, ma sha Allah walayshada qali ga ah.
+anab omar quruxeey, Allaah haku daayo. Jazaakallaahu kheyran. 😗😗😗😗
asc ubahina abayo waxaan rabaa inaa su aal ku waydiyo waxaan ahay xaas uur ne waan leyaha 8bil ayaan ahay waana midkii ugu horeyay aan uur qaday waxaan rabaa inaan su aal kuwey diyo markaan xajigega iyo aniga isku tagno waxaan daremaa xanuun isoo jwb plz jazakalah
niyadadi ficnayd baa ilaahay kugu hormariyay waxba LA isuma quuro INA adeer guulayso aduuyada nimco kuwaar akhira firdawsa
+amaal mohamed mohamed aamiin yaa Allaah. Adna Ilaah haku guuleeyo adduun iyo aakhiraba. 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍
masha Allah ubahina muuse jazakallah qeir abaayo ajar AllahA kasiiyo dadaalkada insha Allah 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
+sihaam abdi aamiin yaa Allaah. Jazaakallaahu kheyran, quruxeey. Allaah haku xifdiyo. 💖 💖 💖 💖
Mashaallah walaalo ilaahay ha ku gargaaro! ❤
Maansha allah walaal qalbi waad usamirtay laakin ubaxeey qaali duulo waxaa maxay Sweden weeye somali igusheeg aad Holland igu caawiside
+Mama safa qaali, jazaakallaahu kheyran. Doula waa kalkaalisada foosha.
Xbbti, fadlan waxaad daawataa video-gii ugu dambeeyey ee aan soo galiyey. Waxaan ku faahfaahiyey doula waxay tahay iyo shaqadeeda.
Mahadsanid in badan.
Mama safa wan fahmi wayey duulo lkn umuliso ayan u fahmey
ASC abaayo jazakumu allahu qayr amanta gabdhaha somaliyeed wanakaxumahay niyat jabka kusomaray walow atbastay hada waqtigas waxan ahay hooyo 4 cunug dhashay Masha Allah Masha Allah
+Awale Nuro quruxeey, jazaakallaahu kheyran adigana, farxad iigu nooloow waligaa.
Allaah hakuu xifdiyo 4-taada carruur ee quruxda badan. ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡
sirmaqabe saab baa biyo uceliya qofki daacad ah ilahay ba garabtaagan alxamdulilah
+Habon Haji jazaakallaahu kheyran, xbbti qaaliya waa sax. Ii nooloow in badan mcnto. 😚 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
masha Allah.👍👍👍👍 xayati qisadan waa murug lkn Alx qebta danbe waa ku farxay.. abayo wa li gaa horo usoco ❤❤❤👄👄👄
wlhi abayo wan kanaxay xasid nimadeda lkn samraa sadkii hela mantane rajadadii way Ku rumawday Masha Allah ilahay wax kastoo ad jeceshahay hakuu rumeyo oo qayrkugu jiro
+miski quruxeey, aamiin yaa Rabb. Jazaakallaahu kheyran, Allaah ha iikaa xifdiyo adduun iyo aakhiraba. 😍 😍 😍 😍 😍 😍
MashaaAllah, abaayo dhib saas oo iga soo gaaray doulinimada Hal Hooyo iga dhiban shahaada aan qaato afar Hooyo la joogaay laakiin shahaada diyaar iima aheen next year isku diyaarinaya InshaaAllah mahadsanid abaayo
+Indhoos xbbti qaaliya, Allaah hakuu soo dhameeystiro inshallah. Jazaakallaahu kheyran, inshaallaah waan xiriiri doonnaa. 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Msha allaaah dadaal ooo kasii badi
+Fardowsa U shukran quruxeey. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
masha allah abaayo ad bad uda daashay allena wa kufududeyay guleso abaayo
+hafsa Ali xbbti jazaakallaahu kheyran, aad iyo aad. Ii nooloow in badan. ♡ ♡
masha Allah abaayo waa dadashay ilaheyna waa kugaarsiyay guushada
masha allah abayo marka hore wan qirooday maka dhabw wafaxay sida aduuguley satay masha allah
mashallah sabra sadhela inshallah qalbi daacada kumaqasaareesid
+hassan said aad iyo aad. Allaah haku daayo walaal sharaf.
mansha Allah walash illahay ha ku xafido
Sharafay, jazaakallaahu kheyran adigana. 😍 😙 😍
masha allaah abaayo ubahina anigaa hada kubahan nuber kaada isii
+Asho Daud xbbti qaaliya, mashaallaah tabaarakallaah. 😍 😍 😍 😍 😍
Ubaxiina3@hotmail.com igala soo xiriir inshallaah. 💖 💖 💖 💖 💖
masha allah abaayo jizaakalahu kheer jizaa xabibti sabraa sadkiisa wuuhelaa xasinimada maficna herna lagumagaro samirkada kugadhay sharafey wan calol xumaday lkn wad kagudubtay hada allxmdullah 😊😊
+Umu Manaan walaasheey quruxeey, Allaah haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. Jazaakumullaahu kheyran. Waa sidaad sheegtay sabraa sadkiis hela.
Ii nooloow in badan. ♡ ♡ ♡ ♡ ♡
masha Allah abaayo allah haku xiftiyo waxaad tahay walaal sharafleh
+Mrs Nur quruxeey, Allaah ha iikaa daayo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
Maansho alaaah walashay alaha kuxafido
Well said abayoo I like the way you are confident when taking.
+Dialysis Diary D&D thanks darling.
Love you, qurux badan. 👄 💋 👄 💋 👄 💋 👄 💋
Masha allaah samiraa sadkisa wuu helaa habo dadaalkaga halkaa ka sii wad😍😍😍😍
abayo ubahina wad mhdsnthy marka hore bil aya dhalanahy inta uurka laha wankula socon jiray talo walbo oo aad uur jifta kaso gudbiso alxm dulilaah aad iyo aad ayan kaga mahad celina aqoon ta uu rabi ku siyey ugub ayan aha wax walba sidan kaga maqlay aye udacen
ubahina muse aad bn ku jclhy wlhi abayo ogow mesha aad ku noshahy hadi aysan jogin cid icawi ku dhahan waxa jiran dumar bdn oo daafaha ku nool oo video gaga raaco ha niyayad gabin xabibti
sori xabibti karali noqo qali hada madama ad guul gaartay wan Kula farxsanahy thanks qali ee wadankee kunoshahay xabbti
+Zhukri Ibarhim quruxeey, jazaakallaahu kheyran ii nooloow in badan. 👄 💋 💋 👄
Maa shaa allah well done walaalo ina Abdi
+Umusumaya Ali xbbti qurux, jazaakallaahu kheyran. Waan ku farxay inaad ina Cabdi ii taqaanid. 😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗
Ubahina Musa I know you Xabibti very well illah Adi Iyo family gaagaba ha idin xifdiyo
masha Allah abayo ilaahy ha ku daayo
+Ayan Esse, aamiin yaa Allaah. Jazaakallaahu kheyran adigana, mcnto. 😚 😙 😙
ax ax ax ax alla yaa igeeya mesha aad ku noshahy wlhi abayo da walba ayan agtada ku dhali laha alle abalkaga aqiro ha gudo
mashallah abayo May Allah bless more your patience help you keep up your good work and i am srry about the rumors that the sister made about you but it good to be better person
Jazaakallaahu kheyran, bro Ilyas. Thanks alot and our Allaah bless you.
masha allaah abaayo mahatsanid
+ummu fatuma xbbti qurux, jaz kheyran. ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡
ubahina musa wll mcn si ad ah ayan kugu bahnahy xagen kalasoxariri kara adigo mahadsan
abayo aniga hada 38 wig Ayan ahy i soduca in ilahay I fududayo mahadsanid macanto
+Ramlo Kamil xbbti qurux, Allaah subxaanuhu watacaalaa hakuu fududeeyo foosha iyo wax walba oo aad damacdo.
Inshaallaah hada kusii tababaro neefsashada iyo is dabcinta intaan foosha lagu dhalo la gaarin inshallah.
Ha baqin Ilaah wax dhib ah kuma tusaayo. 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
ubaxiina masha allah illahey ayaa beel dhow kasiiyay.naxdintii iyo niyad jabkii ayaa allah farxad iyo faraj kaaga dhigay sir maqabe alle ayaa u sahan ah ayaan maqlijiray.abaayo intaasna waxaad kugaartay dacad nimadaada.allaha ku siyadiyo walaashana is ka cafi shaydaan baa kaqaalib noqdaye.
waad gaari doontaa guusha qaali ilahy haku sahlo
+meme Flowers aamiin xbbti. Ii nooloow. 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
meme Flowers asc abaayo waxaad kala baratey dadka qof kula jecel faa iidadaad iyo qof ka kale taaniyan ilaah ayaa yiri waxaad shar moodaan ayaa qeer idiin ahwaxaad qeer moodaan ayaa shar idiin ah marka abaayo laa taxsi ina laah macaak wlhi anay igu dhacdey qisooyin sidaan oo kalaa bes ilaah waa iga gudbiyey waa mahad ale qeer ayaan daa iman kuu rajeenaa
xagee joogtaa abaayo wadankee wan kuu bahanahay mahadsanid
masha allaah ilahey hakaa abal mariyo sirma qabe saab aya biya u celiya aya la dhahay ubax waxa tahay qof dabeecad wanagsay misna daacad ah ilahey micigada ha noqdo abaayo
+zuhuur moha walaasheey qurux, Raxmaan haku xifdiyo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
masha allh abyo samira sadki mawayo
+rahmo roseYASSIN xbbti qaaliya aad iyo aad. Allaah haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. 😍 😍 😍
inad agteena jogii lahy baa wacnayd qaali anigaa iyo gabadha dariska hhhhhh 2 banku hayaa
+meme Flowers jazaakallaahu kheyran qurux. 😗😗😗😗😗😗
masha alah mcnto hambalo walhi wan kula faraxsanhy ilah qeyr an dhaman haku siiyo wanaga ad nala jeceshay
+Qali qurux, Allaah haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍
MASHA allah abaayo ubexeey aad ayan kugu xumahay nayad jabkass ween lkin sabarkada badan ilaah wuxuu ku badalay farxay Mark a ubexeey Mark a hani yadjabin Macanto shaqo fican ayaa u heesaa umada somaliyee ilaah haka awaal mariyo
+Ayaan Bixi walaasheey quruxeey, Allaah haku xifdiyo oo haku daayo. 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖
xabiibti aad iyo aad ayaad umahadsantahay qaali
masha Allah six good job
+maryan0000 aamiin yaa Allaah. 😚 Jazaakallaahu, xbbti qaaliya. 😍 😍 😍 😍
mansha allah abaayo ilahay haku xafido jisakalah kheer walaahi waad no fa ii daysay abaayo waxan raba in aan ku way diyo gorme laga raba gabadha in aay wax nafaqo ah cunto sii uu babyga uu koro maxa yelay abaayo cunugan cunug ka hoo reyeey ayaa laygu qalay taso aay keentay in uu aad uu yaraa oo uu kori wayeey sas darteed waxan ka baqaya kana in uu sidi igu noqdo madama anaan wax ba cunin hadana waxan ahay 10 weeks marka abaayo talo yar ii so sii jisakalah kheer jawaab tadaa aad ayeey qali igu tahay waxan kuna kaniin hal xabo malinti oo la dhaho elevit asc
+Munaabdulahi xbbti qurux, wcwswrw, aad baan kuu salaamayaa, mahadsanid in badan. 💖
Waan fahmi karaa dhibkaas balse waxaad isku qasabtaa inaad cunno naqafo leh si yar si yar u cuntid. Kaniiniga ironka iyo kaniiniga folic acid cun balse intaadan cunin dhakhtarka iyo umulisada la tasho oo waydii inaad isku cuni kartid iyo ineey kuu habboon tahay inaad isticmaasho.
Cunnooyinka fiican waxaa ka mid ah kalluunka, hilibka, digaagga, ukunta, baradhada, bariiska, burgulka, baastada, digirta, missirta, qudaarta, cagaarka, caanaha, yoghurt. Kalluunka qaar baan la cunin, qaarna lama badsado sidaa darteed dhakhtarka waydii noocyada uurka marka la leeyahay la cuni karo.
Mcnto, waa inaad xitaa bannaanka kasoo iibsato wax aad xiiseeyneeysid oo markaas kuu dhadhamayo.
Cunuggaaga dartiis isagu qasab. Inshaallaah kheyr ayaan kuu rajeynayaa. Asc wr wb. 💖 💖 💖 💖 💖 💖
Ubah muuse meel aan kala xidhiidho ii sheega pls
Wllo waxaad iso sheegtaan Pls imisa jeerbaa dumarka ilmaa lagu qali karaa 3 jeer baa layguqalay oo iskudhaaw markii Afraadna ilmaa intuu yaryay soxaadh baa laygu yidhi waxaan sameeyo Ma Garanayo ilasoo taliya yaa Akhwatii fillah
Masha Allah 😍😍
jisakalah kheer abaayo ilahay janadisa hakugu abaal mariyo sida qiimaha leh aad wax ii fahan sisay runti waxad no noqotay walaal hooyo in tena ciidlada joogta walaahi sanad kaan aad ayaan kugu du caynay ilahay haa ku aqbalo jisakalah kheer asc😚😚😚💖💖💖💖💖💖💖💖💖
+Munaabdulahi xbbti qurux, Allaah haku sharfo. Intaas iyo ka badan waan isku leenahay waana isu qaban doonaa haddii aan wada joogno.
Waan ku faraxsanahay inaan walaalahayga qaaliga ah wax la qaybsado inta karaankayga ah, mcnto. 😚 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙 😙
masha allah mahad sanid😚
+Falastin sharaf, jazaakallaahu kheyran. ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡ ♡
masha Allah
+Faaiza Ahmed shukran qurux. 😍😍😍
maashaa allaaah thank you💖💖💖💖💖💖💖💖
+Idli Xuseen 😗😗😗😗😗😗😗
samirka badan waa wadada guusha naftada
+kowthar Aden xbbti qaaliya, jazaakallaahu kheyran ii nooloow in badan. ♡ ♡ ♡
duulo maxaa ladhahaa abyo
+Hani Ali Happy kalkaalisada foosha.
ubahina abaayo 11:25 ayay iitahay habeen nimo abaayoow maashaa allaah tabaaraka walaahi aadaan kuu jec lahay naxariistaada iyo wanaaga umada aad la jeceshahay illaahay qeer haku siiyo daacad nimadaada ayaa ku gaarsiisay runtii daacad iska ahoow waligaa illaahay haku xafido
+Idli Qurux, Allaah ha iikaa daayo adigana, mcnto qaali.
Sidaad ii jeceshahay Allaah hakuu jeclaado, anigana waan ku jeclahay. 💖 💖 💖 💖 💖
abàayo macanto you are such beautiful person inside and outside😚😍😍😍
+Fatkim my beautiful sis, jazaakallaahu kheyran. Your words warmed my heart, mcnto. 😚 😙 😙 😙 😙 😙 😙
abayo wadanke joogta ana xamilo ah o ku donaye chanelkaga wa igu cusubyhy famil ima jogo ani iyo ninkayga bes ban nahy plse telkaga iso qor
عفون حبيبتي وجزاكم خير 😍😍😍
+Hafsiina33 Hafsiina33 xayaatii, Allaah ha iikaa xifdiyo adduun iyo aakhiraba. 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍