Xeer Ilaaaliye ku xigeen Yaxye Maxamuud ayaa Su'aalo waydiiyay Eedeysane Sayid Cali Macalim Daa'uud.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 314

  • @degan4
    @degan4 5 месяцев назад +44

    Ilaahay ha u naxariisto, qabrigeeda waasiciyo Allah uga dhigo😢😢

    • @sabarin1999
      @sabarin1999 5 месяцев назад +2

      Allahumma amiin ya allah 😢

    • @hoodoilkacaz8228
      @hoodoilkacaz8228 5 месяцев назад

      Ameen alle u naxariisto 😢

  • @kafiasweet3256
    @kafiasweet3256 5 месяцев назад +21

    mar hadoow dhahay dhaawac aan gaarsiiyay ayeey sababsatay cadeen kale looma baahno hadii musalsal lajilaayo waa sheeko kale

  • @Dhaymancan
    @Dhaymancan 5 месяцев назад +22

    Subxanallah hadusan gubin muu badbadsho oo dhaqtarka geeyo sadex xafad buu ukala cararay yac cadalada ilahay hasobaxdo

  • @apdallasuudixasan
    @apdallasuudixasan 5 месяцев назад +22

    Ninkan waa dil toogasho ah wlhi sida ilaahey aan ka rajeynaaaayo

  • @Utuber387
    @Utuber387 5 месяцев назад +14

    Qof Shidaal soogatey hadana gubay gurugii reerkiisa. Wuxuu masuul kayahay wixii kudhintay meeshaas.

  • @ZamzamJamac-rp2uz
    @ZamzamJamac-rp2uz 5 месяцев назад +22

    Walaahi qurux buu ubakhtiya balo kumadhay cuqubada luul way kusoo baxaysaa inshlah😢😢

    • @alizhookari2311
      @alizhookari2311 5 месяцев назад

      Aad iyo aad hadi xata aduunka uu ku baxsado hubaal aduunkuu ciil iyo cadaab ku mudn

  • @AbdikadirAbdullahi-b8f
    @AbdikadirAbdullahi-b8f 5 месяцев назад +6

    This man not in prison

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 5 месяцев назад +4

    Rabbi nefta indinku dheji adiga iyo inta dulmiga kugu tagereysaba Aamiin yaa rabbi.

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 5 месяцев назад +5

    استغفرالله العظيم واتوب إليه

  • @feriihadalmar2900
    @feriihadalmar2900 5 месяцев назад +20

    😢 bl eeg abaheed sidu u niyad jabey ax ilaahow cadaaaalad bn ku weydiisany ya rabb war odayg u naxaa subxanallah

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 месяцев назад +3

      😢😢😢WALAAHAY WAA MURUGO IYO TIIRAANYO
      OGAYGA IYO WIILA SHIISA IYO WALAALIHII LUUL ADERADEER IYO CASABADEEDABA WAY DHIBAN YIHIN .
      ALOW XAQA SOO MUUJI ADAA AWOD LEH 5WIIL AYKA TAGATAY IYO GABADHII LEH HABEN WALBA
      MALA GUBAY NINKII HOOYO GUBAY.

  • @ibnumadaxay1
    @ibnumadaxay1 5 месяцев назад +28

    waxan ama dila ama si kayela maxad naga horwadaan

    • @faraxcali1236
      @faraxcali1236 5 месяцев назад

      Wajigiisaaba laga arkaa maxay kawadwadaan

    • @QadanMohamed-i4t
      @QadanMohamed-i4t 5 месяцев назад +2

      Ninkan nin ladilayo uma eka wabu siinaxay maxkamada war ama dila ama dayo naga daya ninkan qilka u radinaysan

    • @لولوالعلي-ز5ز
      @لولوالعلي-ز5ز 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @A...A09888
      @A...A09888 5 месяцев назад

      Zxp wixiiba filim hindi ayay ka dhigeen ninka may dilaan ama xidhaan ama iska fasaxaan

    • @A...A09888
      @A...A09888 5 месяцев назад

      Maxkamada aduunyo haduu ka baxsado ta akhiro ka baxsan maaye

  • @مرحباياطالبالعلم-ج8ق
    @مرحباياطالبالعلم-ج8ق 5 месяцев назад +5

    Su'aalo muhim ah buu weydiiyey
    Ninkaasna denbigu waa ku cadyahay

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 5 месяцев назад +5

    هاذي عدالة هذه مسرحية مسخرة حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم اي محكمة اي عدالة العادلة عند الله سبحان الله ينتقم منك ياسيد علي تقتل المراة المسكينة وهي حيا 😢

  • @amalaweis
    @amalaweis 5 месяцев назад

    Illaheey xaqeeda sida ugu dhaqsiyaha badan hakaaga soo saaro in sha Allah

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 5 месяцев назад +21

    Waxan xaazkiiza gubay tiirka geeyo naga hor leexiya

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 5 месяцев назад

      😅😅😅😅😅😅😅😅
      Saxiix xtaa waa bina"admi lama oran karo qofkan

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 5 месяцев назад +4

    Niinkan marki la waydiyay suuqa xoolaha ma uu carartay Haa aama maya ku jawab wuxu yidhi maya ma cararin Niin cararayey oo ciid cadow ku ah ma anan ahen aayu yidhi kadib Niinka sualaha waydinaya marku yidhi hadalka soo Koob Haa aama maya ku jawab wuxuu ku jawabay Haa asago marki hore yidhi ma cararin Niin cararayana maan ahen halkas waxa ka caad iinu hadal qarinayo oo waax rabin iinu soo saro siday tahay😢
    Mida kalena xaaskisa alle ha uu naxariste markay gubatay oo uu yidhi Waan badbadinayey haddu si dacad ah u badbadinayey maxu dhaqtar uu gayn wayey iska markiba maxu ugu waci wayey anbalas aama gargar kale uu ugu fidin wayey oo uu waax kale ugu mashqulay kadibna aay ayada kaliged daad Islamed guriga ugu qaracday ayado ashahadanaysa oo leeh ii cawiya😭

  • @YasminMohamed-ig3li
    @YasminMohamed-ig3li 5 месяцев назад

    Thank

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 5 месяцев назад +2

    Mashaaqo wa taano kale iyo muurugo ciil keed justice for luul 😢

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 5 месяцев назад +8

    subxanalh haada iyo kiis cuusub yaa rabi xaqa soosar

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 5 месяцев назад +7

    XAASKEYGA KULAHAA XAARAAN QUUDO SHEYDAAN YOHOW !!!

    • @JuweriyahHassan
      @JuweriyahHassan 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😢 qalbi adagaa nin aan dilay ninkeygiu miyaan ku heyn karaa anaa yaaby subxanallaah

  • @thelegend4244
    @thelegend4244 5 месяцев назад +5

    Maxkamada maso dhicindonto xaqii luul lkn aniga iyo adiguba wa garnayna cida u aar gudi doonta ... we will see 10years later 🎉

    • @AmlaaMohan
      @AmlaaMohan 5 месяцев назад

      Maxaa dhacaaya neh

  • @SafiaTifow
    @SafiaTifow 5 месяцев назад +1

    Justice ⚖️ for luul

  • @asiyaiidle
    @asiyaiidle 5 месяцев назад +7

    Aaabaha marxumada niyad jab kamuuqda😢

  • @najwrhodan8613
    @najwrhodan8613 5 месяцев назад +1

    Xeer ilaliyeh Yahye Mohamoud Said wlhi hala igu daaroo ninkaas xataa hadoo xaas leyahy hambalyo wa geesi kaliin culus ka galeey kiiskaan

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 месяцев назад +4

    ALAAHU AKBAR
    ALLAAHU AKBAR
    ALAAHU AKBAR
    HADAYNU KU DHAQANO KITAABKA ALE IYO SUNADA NABIGA WAXBA XUMAAN MAAYAAN INSHAA ALLAAH THE
    LUUL AHU SAID CALINA DHIIGA ALAHA KA ROGO AAMIIIN
    AAMIIIN
    AAMIIIN
    ARINKAN CIBRAD AYAA NOOGU SUGAN
    AH INAYNAAN IS XASDIN LAYSU CALOOL FAYOOBAADO AMA LAKALA TAGOO HADUU YIMAADO KALA SHAKI IYO ISU QALBI XUMO WAAAYO SHAYDAANKA JAANIS HELAYA SIDA TANOO KALE!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @suuahmed1442
    @suuahmed1442 5 месяцев назад +11

    Justice for lul😩

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 5 месяцев назад +4

    allahay gabadhaas marxuumada ah xaqeeda soo bidh bidhi

  • @umatulmohamedsaw7877
    @umatulmohamedsaw7877 5 месяцев назад +11

    Qolkaga maxaa ugubtay suaal adag😂😂

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 5 месяцев назад

    ilaaheey xaqa ha soo ifiyo

  • @jamaomar1261
    @jamaomar1261 5 месяцев назад +15

    Dilku ninka wa kucadyahay ee hadan ladili karin sidaaya

  • @hoodotakow9522
    @hoodotakow9522 5 месяцев назад +3

    Ruwaayada naga daaya ama tiirka soo taaga qaatilka ama naga daaya ruwaayada Marxuumada ehelkeeda dhiuga haku karinina Alle ka baqa

  • @AhmedSalat-nz1iv
    @AhmedSalat-nz1iv 5 месяцев назад +3

    ninkan qof qof dilay uma eka sheekadan fara ku godan sidan dareemayo ee halaga fiirsado intan la xukmin inshallah ☝️

    • @mawadodaaud8909
      @mawadodaaud8909 5 месяцев назад

      Waa dilaa grab heesto ee Alle haka qabto umada

  • @MulkiMire
    @MulkiMire 5 месяцев назад +1

    Alaaha u naxriisto marti la jacelyahey alaaha ka dhiigo abaayo

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 5 месяцев назад +8

    Kibir sida uu uhadlaayo nin kaan yaab walaahi

    • @abshirohussein8406
      @abshirohussein8406 5 месяцев назад +2

      Ninkaan wa is huba xabsigiina dhiiranan buu ka qaaday malintii laso qabtay wa baqayey lkn maanta sankuuba tagaya hadalkiisa anaba yabay

    • @igalsamiirahussain9508
      @igalsamiirahussain9508 5 месяцев назад

      Aadba waa is hubta

  • @ZahraOsman-l1d
    @ZahraOsman-l1d 5 месяцев назад +10

    Ninkan nin faraxsan oo jawi dagan ku jira buu uegyahay

    • @queenqadra4659
      @queenqadra4659 5 месяцев назад

      Haa wuuba ogyahy ina ladileyn farxad baa kaa muqato xita cabsi yaar kama muqato

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 5 месяцев назад

    Allaah subxaanahu watacaalaa xaqa hasoo muujiyo.

  • @fadiaabdi4588
    @fadiaabdi4588 5 месяцев назад

    SOMALIYEY duulmi harmi wallahi illahay baka aari illahay waa caalimuul qeybe wana masehde Allah subhanahu wa tacaala🙏😭😔

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 5 месяцев назад +1

    Gacan ku dhiiglahan arxanka daran e gabadha masaakinta ah nolasha ku gubay maxkamadu dil togosho ah ha ku xunkunto kuwa u doodaya ilaahay ha ka cabsaden

  • @queeny7522
    @queeny7522 5 месяцев назад

    There no justice in Somalia . 😢

  • @kawsarkaaba8171
    @kawsarkaaba8171 5 месяцев назад +4

    iska daaya ninka alle agtiisa ayey cadaaladi taalaale somali waxa aduunka ka reebay waa qof jeclaysiga

  • @83587
    @83587 5 месяцев назад +10

    Waxan dareemaa in aan dar Alle wax loo wadin lkn waxad o gaataan hadii ninkan lasiidaayo, asiga iyo inti deysaba Allaha ku abaal mariyo duli nimo aduun iyo cadaab aakhiro

    • @NimcoHodan-r5f
      @NimcoHodan-r5f 5 месяцев назад

      Amiin walhi isagay xataa Dan u tahay in lagu oofiyo

  • @SaadoMuuse-iu3tq
    @SaadoMuuse-iu3tq 5 месяцев назад

    hooyo mcn❤😢

  • @Dadaalchannel-cu5nl
    @Dadaalchannel-cu5nl 5 месяцев назад +2

    War wahan dila🎉

  • @MuuseWadani-qc2nc
    @MuuseWadani-qc2nc 5 месяцев назад +14

    Maxkadan mashruuc baad kadhigteen ninkani gabadh buu dilay oo weliba sinaxariis daro ah ugubay waana dil sayid cali

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 5 месяцев назад +5

    waad aragtaa in aanu murugo qabin urban cayilay

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 5 месяцев назад +1

    Alle u naxariisto luul qabriga hawnuuriyo ninka waa ina dila toogasha lagu xukuma wlhi😢🥺

  • @Yassin-c3u
    @Yassin-c3u 5 месяцев назад +1

    It’s very sickening that they making us believe that this criminal was actually In prison the whole time just look at his appearance. He never was in prison . Their religion is based on qaabiil. InshAllah, we will get rid of Hassan Sheikh’s government soon.

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 5 месяцев назад

    Ilahay xaqa lulu so iftimi ya rabi ilahay so dahiri

  • @MunalalaChanell
    @MunalalaChanell 5 месяцев назад

    yaarabi xaqa Allha soo dadajiyo

  • @mariyandiamon
    @mariyandiamon 5 месяцев назад +3

    Hadduu sababa u'haa ineey gubatay mxaa loo su'aalaya malaa dilow couse wu baa is'shgee😢

    • @miskimohamedtv7736
      @miskimohamedtv7736 5 месяцев назад

      Dinkum waA SADEXNOOC LABANOOCKAMIDA WAAA DIYO

    • @IsmailMohammed-q9z
      @IsmailMohammed-q9z 5 месяцев назад

      @@miskimohamedtv7736 Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Calmaniyiiinta Xasan Hugaminaayo Waa Dhawaqiiid Asnamta Cabudayo Diiday Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Waaa Cadowga Islamka Islam Kama Hadlo Karaan Dhawaqiiida Waxba Kama Yaqanan Uuufin lakum Idinka Iyo Dastuurkiiina Demuqraadiga ah Aad Cabudaysan

  • @DaciAbdiladhiif
    @DaciAbdiladhiif 4 месяца назад

    Allaha unaxristo masakiinta😢

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 5 месяцев назад +3

    Walee waayab qof eedeysane ah oo gacmaha saacad iyo jin jimo ugu jiraan oo xabsi ku jarey oo labisan soomaliya lagu arkey dowladaa jirtey noo sheegen yaahuu maxkamadey xaal qaado

    • @Dagancabdi4063
      @Dagancabdi4063 5 месяцев назад

      Silsilad uu ku xiran yahay weeye sifican ufiiri

    • @maryanwiish5395
      @maryanwiish5395 5 месяцев назад +1

      Waliba marwalbo iyo labis cusub waxaaba umalaynaa inuu magaalkiisa ushaqo tago markuu maxkamada dhamato

    • @reyehelmi77
      @reyehelmi77 5 месяцев назад

      😂😂😂😂

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 5 месяцев назад +1

    Xeer ilaaliyaha wejigisa cadalad kama.muuqato dembiba ha igu ahaate

  • @HamdiMuhumed-sz3dp
    @HamdiMuhumed-sz3dp 5 месяцев назад +18

    Soomalia cadaalad kama jirto

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 5 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @XuseenAbdirasaaqAshkir
    @XuseenAbdirasaaqAshkir 5 месяцев назад

    Allaha unaxaristo 😂😂😂😂😂

  • @SAHRAALI-c1m
    @SAHRAALI-c1m 5 месяцев назад

    Maxkamada weey aragtaa ninkaan inuuu gubay gabadha maxeey isku indho tireeysaaa. Cadalad majirto miyaaa. Yaa rabi

  • @abdiali414
    @abdiali414 5 месяцев назад

    Ok

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 5 месяцев назад +1

    ليش يطولون المسرحية خلاص عل طول حكم بالقتل كما قال الله تعالى القتل بالقتل والسن بالسن والباذي أظلم 😢

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 5 месяцев назад +10

    This guy is a liar indeed

  • @yahyaabdi7664
    @yahyaabdi7664 5 месяцев назад +1

    Gudomiyaha maxkamada racfaanka manta wa aduun barina wa aqiro xukun aan dil aheen hadaad ku rido illaah waxaan kaga baryena in musiibo dagdag ah illaah kugu rido aqirona meel xun ku danbeeso

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 5 месяцев назад +2

    waxa yaab ah muxuu ku cayilay

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 5 месяцев назад +1

    Meshen dowlad iyo dad illahay yaqan midna majogan waa moryan reer iyo cadalad daro isku bahaystay lkn waxad ogatan mantay malin aan ahayn inad illahay hor istagidontan idinkon awood lahayn illhow adan waxba kaqarsonayn

  • @kawsardaahir2280
    @kawsardaahir2280 5 месяцев назад +1

    Xaqiqada haday ka qarsonthy makhluqa khaliqa ayayna ka qarsonayn yaa allh ilhow xaqa gabadhas si dag daga u sosar

  • @Libaanabdi-iy3sy
    @Libaanabdi-iy3sy 5 месяцев назад

    Wlh hadi midkan ladili waayo Somalia iyo waxa xukumaba Alle ciqaabi doono.war dhiig waxyar ma ahan ee doqonkan halo dilo sidhaqsi ah

  • @mohamedhasan7231
    @mohamedhasan7231 5 месяцев назад +1

    Wa nin aad udagan hadane waxow ku dhacay dambi weeyn Allow hanaga bad baadi in aan ugeysano dhibaato muslimiinta

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 5 месяцев назад

    How much money you take

  • @idrusabdi1287
    @idrusabdi1287 5 месяцев назад

    Hospital muxuu si deg deg ah ugu gayn wayey lkn uu baxsaday danbile waaye 😢😢😢

  • @ijabasmile-dk9
    @ijabasmile-dk9 5 месяцев назад

    🎉

  • @mustafeahmed3103
    @mustafeahmed3103 5 месяцев назад

    Maa sharciga lamariyo

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 5 месяцев назад +2

    aduunku no cadalad😢😢😢

  • @khadargelle5874
    @khadargelle5874 5 месяцев назад +1

    Xarifka cariiri ayu daremayaa wlh😅😅😅😅

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 5 месяцев назад

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran

  • @RJ22536
    @RJ22536 5 месяцев назад +4

    Halkaas waxa iga cad in musuq masuq lawado io nin jecleysi Tan waa adunyo Aqira danbeysa aqiiradiina ka fikira 📿❤️

    • @aishacadeey9928
      @aishacadeey9928 5 месяцев назад +1

      Waa SaaS ninka maanta nool bari moola tìi illaah aakaween maanta cadaallad hadii lawaayo allaah anka sugeynaa insha allaah

  • @ikramahmed2324
    @ikramahmed2324 5 месяцев назад

    Allahu akbar wuuba isa so qurxiyey. waa nin laandhara yaa dili kara. Ileen sharci Alle luguma dhaqmayee

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 5 месяцев назад

    😢😢😢

  • @filsanegal3927
    @filsanegal3927 5 месяцев назад +2

    Walee xamar waxaasoo kale adey iska qan waayaan dhul gariirbaa ku dhici

  • @gediomar9588
    @gediomar9588 5 месяцев назад

    Wuxuu ku hayaa xaaskayga يا حاس يا بطيخ

  • @safaam6848
    @safaam6848 5 месяцев назад

    Somalia maryooley ilahaye ka cabsadaa haqa ilaa ha soo baxasho

  • @faadumomaxamed9895
    @faadumomaxamed9895 5 месяцев назад

    Walshyda luul Allah unaxariisto waa ka xumhy ninkan hala dilo sheekada sassy ku macdht

  • @NaftamoalimDaud-dg6ji
    @NaftamoalimDaud-dg6ji 5 месяцев назад

    Waxan islahaa somaliya dowlad iyo cadalad aan helnay lkn majirto cadalad ninkas hadiiba ladayay ilahey tisa kuqabandono insha alah

  • @Muslimo61
    @Muslimo61 5 месяцев назад

    Qatar alle wey dhacda asi markey xaskisa gubaneysey isbital muxu ugey wayey ilen qof wax isku ogen ma carare😢

  • @saabriinmahaned3561
    @saabriinmahaned3561 5 месяцев назад +1

    Qofkan hareeraha jartay ilama aha inuu wakhti ka dhaw yahey 😂😂😂😂

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 месяцев назад

    Inshallah ninkas diilaga ah waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 5 месяцев назад +1

    Ninkii shamuuri halo yeedho
    Markhaatiga haku fure

  • @kowsarismail5867
    @kowsarismail5867 5 месяцев назад

    Wiilashaas luul ladhashay kamuu adkee dowladnimada iyo maxkamada ey ilaalinaayaan ninkaan hadey dili weydo Somalia ceeb uma dhino qabiilna kama bxeyno illahow cadalada uhiili waad awoodaa inaad kala goyso kan iyo kuwa badan oo xaqa dabolaayo kuwa maanta badilka ugu hiiliyayna oo intaan inuu soogaaro kadanbeyay waa qabiil illahow qabiilka naga madoobee oo xaqa uhiili🤲😭

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 5 месяцев назад +1

    haweenka xamar joogow hadii la sii daayo gacantiina ku guba

  • @JuweriyahHassan
    @JuweriyahHassan 5 месяцев назад +7

    Ninkaan waxan ka baqaya xatta iney uguuriyaan sey unaasnaashaan😂😢😢😢😢
    Iska sii dayaaa hadeyna dileyn
    Dadka qalbigooda ha dhawicinaha iyo familka gabadha asaga yaa iska si xun udhiman doona hadu xaaskisa dilaya cuqub meel farisan meyso tii alle denbeysee
    Hadi waxkale jiraan alle oge alle hanaga denbi dhaafa

    • @F13500
      @F13500 5 месяцев назад

      Haa wlhi hadi ladayo o dulmi lagu sii dayo xitaa sixun ayu udhimana walashe nin dilay kdb lama dilin kdn bil kdb ayuu si xun udhintay xitaa lama dugin wu go goay hilibkis tii aqirana wey sugeysay kdb anigo saqir aha markas walashey o faras saran ku riyoday o qol aftin ah o cadar badan iyo cilan yalo faraski kuso gashay allah unaxariisto ayada iyo inti dumar ah xaqdaro lagu dilay 😢

    • @Bilkheyrcrahman2352
      @Bilkheyrcrahman2352 5 месяцев назад

      ​@@F13500amiin yarabi waa run dulmiga ma daaho wuu soo degdegaa 😢😢

    • @HamdiaRashad-d8v
      @HamdiaRashad-d8v 5 месяцев назад

      ​@@F13500😢😢ma ninkeedii bu ahaaa walaalo

    • @IsmailMohammed-q9z
      @IsmailMohammed-q9z 5 месяцев назад

      @@F13500 Wala So Qabanayaaa Mujahidiinta Alshabab Ayaa So Qabanayo Wayna Qasayaan Insha Allah Lkn Calmaniyiiinta Waxey Raban Inay Xabsi Daaim Ku Xukuman Loona Guuuriyo Xabsiga Ku Dhalo Marka Calmaniyiiinta Baybalkooooda Bari Halaga Noqdo Iyo Asnamta Eee Cabudayaan

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 5 месяцев назад

      ​@@F13500waxagu waa ku darso e 😂😂😂😂 bahasha naga ha gaji

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 месяцев назад +1

    Dowlada xassan gurgurte maydka qaburaha Kala soo baxaya dadka cadalada Ka sugaya Ayan layabanahay

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 5 месяцев назад +1

    Waxan lama fiirsankaro ama dhageysan karo ee ninkan nadhaafiya, ya tii Akhiro ka bad baadinkara? Alle Swt aya xaqsore ah.

  • @AbdirisaqIidle
    @AbdirisaqIidle 5 месяцев назад

    Isagaa Dilay Gabadha wojigii Gubay

  • @SaamiyoCabdi-i6k
    @SaamiyoCabdi-i6k 5 месяцев назад

    Maxkamad aadan kabadbaadi doonin baa kusugayso😢

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 5 месяцев назад +1

    Kan waa nacas sow shidaalka muu soo iibsan

  • @jeedalmedia3893
    @jeedalmedia3893 5 месяцев назад +5

    Xaafada Cid kamaanan Aqoon
    Hadana Qaraabadeeda ayaa isoo weerertay markiiba
    Dadka ii dhaartay ehelka xaaskayga ayay ahaayeen hadana Garan maayo
    Nin iyo xaaskiisa waxa oo guri ku jira waxa dhex maraya Cidi ma sheegi karto
    Iyo Markiiba qaraabadu waxay iigu hanjabeen inaan anigu gubay
    Kas umaanan gubin xaaskayga hadana waan baxsaday
    Anigaa bakhtiiyay hadana way soconaysay
    Banaankaan soo dhigay
    Markaan ciyaalka soo saarayna way taagnayd
    Yaaab yaaab waa is wada dabrayaan

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh 5 месяцев назад

      M,a adiga ayaaba ka faham badan xeer ilaaliyaha.
      Dambi baare miyaa ahan jirtay😂

  • @Axmadtaajirt
    @Axmadtaajirt 5 месяцев назад +2

    Ninka waxwalbo afkisukaqiranaya hada xaqa laduugduugaya

  • @AbdulahiDeero
    @AbdulahiDeero 5 месяцев назад

    Kitabka Quran kariimka halosolabta sharci walaiskukaiwayay

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 месяцев назад

    War Ninkaan ama Haladilo oo khaqa halasiiyo Gabadha maskiintaaa why aad Riwaayad nooga dhigeeysaan 🥲🥲🥲

  • @DekowHusseinAden-ld4ft
    @DekowHusseinAden-ld4ft 5 месяцев назад +1

    Cadalataa haa jirtaa

  • @suldanfarah143
    @suldanfarah143 5 месяцев назад

    Ninkan kas ayuu wax waliba u sameyey dil toogasho ha lagu xukumo mesha ha laga wado

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 5 месяцев назад

    Ninkan wuu naga batay naga daya wajigis calool xumo ka qadnay 😢😢😢ale musibo haku ride ninkan hala dilo