Xalka Caajiska | Ikhlaas Podcast | Ustaad Ogaansho | 2025

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025

Комментарии • 55

  • @CasaaqCabdilaahi
    @CasaaqCabdilaahi 16 дней назад +10

    Fadlan kusali nabiyulahi muxamed scw❤❤❤❤

  • @MuniishCali
    @MuniishCali 9 дней назад +3

    Mahadsanid macalin waad noo dadaashay juhdi badanna waad nagelisay alle hakaa abaal mariyo anna waxaan ku darsanayaa hadii aad rabto in noloshaada aduun iyo aaqiraba aad hormar ka gaarto halkaan shey samey kaliya samey wax kasto uu nebiga ku faray kana har wax kaato uu kaa reebo maxaa yeelay noloshaada oo dhan ayuu hage u noqday balse adigu ma ogid waa macalinkaaga ee baro siiradiisa(qisadiisa) si aad u barato shaqsiyadiisa waxaana ka daawan lartaa yuutubka ayadoo la qulaaseeyay

  • @Nuuramaxamed-yq7nc
    @Nuuramaxamed-yq7nc 10 дней назад +3

    Aan ku salino xabiibkeena scw scw

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 18 дней назад +8

    Sanadkii la soo dhafay ayaan goansaday inan iska yreyo baraha bulashada alx gonkii waan ku guleysatay
    Wxaa ii hirgalay wax yabahan so socdo
    1.inan dhageysto TAFSIIRKA QURANKA KARIMKA hada waxan mara suratu yusuf quracda markan karinaa
    2.inan aqristo quraan juz malin kasta
    3.ina aqristay bug English Ah 1bil
    4.inan somay 13 bari oo qado Ah khamiis iyo inin kasto wana I dhamatay alx
    5.inan lolan 30days Ah galay oon ku baranayay luqad ano qora aqrina dhageysna alx
    Waa idhamaty

    • @abdikaafiMoha
      @abdikaafiMoha 17 дней назад +1

      HadaF yada iskU day inay Siri kuu ahaaDeen wLl👋🥇wyo markaste hdadaflaga lagugla og yahey waa markasto fashiLkaga kula og yihin dadka kugu harereysaN

    • @bukaanbilechannel
      @bukaanbilechannel 17 дней назад

      @abdikaafiMoha lkn waa ii romowen so msha markaad wada hyso eye marka in la shegsheg ficnym sax ani sasan aminsanhy

    • @XayaatAbdinasir
      @XayaatAbdinasir 16 дней назад

      Mash Alllh ❤

  • @QamarXasan-yq4bs
    @QamarXasan-yq4bs 15 дней назад +3

    Shukran laka akhii ❤❤❤

  • @Zumayaomar
    @Zumayaomar 17 дней назад +4

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay wllo cumar inshar walaahy anu wan isku arkay anoo qof ilashekaysanayo on isla maqanahayba😂😂😂iyo in tarkiiskaygu uu yaryahay oo aanan wax fox grain karin inkastoo aan baraha bulshada aanan aad u isticmaalin wax faaido leh mooyee lkn inshlh wixii danbe wn iska yarayn doona waanan kaaga mahad celinayaa sidaad mar walba noosoo jeedisid shukran

    • @BilaAbdi-t7x
      @BilaAbdi-t7x 11 дней назад

      Nio tas kaala simanahayyy pro 💔😂

  • @YaxyeAbdi-dc9nx
    @YaxyeAbdi-dc9nx 18 дней назад +4

    Ustaad cumar qof iga horeyo majrio

  • @AsmaMohamed-yb7xx
    @AsmaMohamed-yb7xx 3 дня назад

    Jazaakallaahu khayr ustaad

  • @LibanMohammed-z7n
    @LibanMohammed-z7n 8 дней назад

    Jazaakumul Allah

  • @Huda-qe2ng
    @Huda-qe2ng 2 часа назад

    Mahadsanid ❤

  • @YaasirYuusuf-b7b3o
    @YaasirYuusuf-b7b3o День назад

    Maqnan shaha selojoojiya zxp

  • @mumtazalimohamett
    @mumtazalimohamett 5 дней назад

    thankz wll

  • @mascuudali7753
    @mascuudali7753 16 дней назад

    ustaadow wlhy wax badan baan ilaahay dambi dhaaf kuu weydiiyaa. mhdsnid🥰

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 18 дней назад +3

    Sanadkana 4 ayaan uqeybiyay inan xaqijiyaan ilhy ka baryaa

  • @hudayousuf3646
    @hudayousuf3646 17 дней назад

    Good wll cumar thanks❤

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 16 дней назад

    Hhhh ilhay ha ku xafido cumar ❤

  • @farasomalison3011
    @farasomalison3011 14 дней назад

    Barnaamijka beelo waaye lkn codka aad dhex gelisay aa qasaya sxb.
    Mahadsanid

  • @NafisoAbdirahman-wn2ec
    @NafisoAbdirahman-wn2ec 4 дня назад

    Wllhi cawa waxan cuno subaxii markan fikiro 30 sikin ama ka badan ayey igu soo dhacaan😢😢😢

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 16 дней назад

    Aad io aad ban calamadahaas u leyahy intyda ugu badan malinki maskaxdeyda hadba meel bay u bodeysa waxa igu daran wlh ka cabsado wa salada inta kujiro macnaha halko ragcad xisaba maleh inta mar so celinayo maskaxdeyda😢😢

  • @SamsamKoronto
    @SamsamKoronto 9 дней назад

    Wlhi sidas Ayan ahay 😔

  • @JeylaniQulleDuale-is5gx
    @JeylaniQulleDuale-is5gx 17 дней назад

    Walhi omar inshar wad iga qoslisay in badan ayan weydiin jiray RUclips

  • @XasanMustaf-u5k
    @XasanMustaf-u5k 18 дней назад

    Waa wax jira

  • @XaawoMaxamed-n2c
    @XaawoMaxamed-n2c 16 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 6 дней назад

    Dadaa moda youtube kan ino ustaad cumar ishaar lee yahay

  • @Hamdamahamed-f8x
    @Hamdamahamed-f8x 16 дней назад

    Asc waxaan rabe inaan waxyar kasheego waxaan caajiska ihayso laakiin maba faahfaahinka karo daalka aan dareema ciyaalkeyga waxba uma qabanin wllkey ama xaajigayga waan u mahadcelin hadu wadangalo joogilahaa way iga kaxaysan lahaayeen waalaahi

  • @mohaaSahal-p6z
    @mohaaSahal-p6z 17 дней назад

    omar inshaar 🤝 asc sxp waxaan wadaa cod si walal waxatahay qof aad u baara buu waag ta wax tar ka uleh tad ka raba xal ka nolo shoda waxan ra baa inaad soogud biso buuga wax tar ka uleh somalida. aan aniga kahelay. walal magaca buugga waa. soobaar sxp buugaas🙏 waa iga codsi. Mahad sanid🤝

  • @apdalaapdi3633
    @apdalaapdi3633 16 дней назад

    Kitaapka al fawaaid nooga faaidey
    Ustaad omar

  • @FaizaDayib-gi6iz
    @FaizaDayib-gi6iz 14 дней назад

    An kusali no xabibkena muhamed

  • @SamsamKoronto
    @SamsamKoronto 9 дней назад

    Anoo hada dhageysanayo Ayan iskabaxay 😢

  • @OnlyPupge
    @OnlyPupge 10 дней назад

    Mclin mobeelka hada xirfad cusup ka baranayo dhip miyuu ikenaya❤

  • @MabsuaTtJaamac-oy7ez
    @MabsuaTtJaamac-oy7ez 12 дней назад

    Wllo si wlp0 oo an wx u akhriyo ima geleyoba mxd igula talin lahyd wll0 ado mhdsan😢

  • @ahmedalii3203
    @ahmedalii3203 15 дней назад

    Xaqiiq marka rabo inaa qabto wax nafteyda muhiim u ah kadib bilaabo shaygaas tusaale inaa wax aqriyo daqiiqad kadib wan ka caajisaa isla markii Facebook galaa hal mar caajis ma dareemaayi 2hr hda ku jiraa xitaa

  • @KhaliifMohamed-fx9oh
    @KhaliifMohamed-fx9oh 15 дней назад

    شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا جزاك الله خيراً يا اخي الكريم وبارك الله فيك ❤❤❤

  • @HaadiMaxamad-f7y
    @HaadiMaxamad-f7y 17 дней назад +1

    Ustaad sidee naag loo wasaa

    • @Sahruush
      @Sahruush 17 дней назад +3

      Waxad soo qoraysid iska eeg bil xurmo leh lagu jira wllkei oo hdal wangsan hdan ku hadalyn iska amus..😯

    • @bukaanbilechannel
      @bukaanbilechannel 17 дней назад

      @@Sahruush 🤣🤣🤣🤣🤣bil xurmo in lagu jiro haduu yaqano afkan bulaacada cml mso qorilehyn wa kuwa maskaxda ka wasaqowday

    • @Aaliyasead
      @Aaliyasead 17 дней назад +1

      ​@@Sahruush maxu ka garana inan lagu jiro bil xuramysan oo rajab ah laga yaaba ino ciyal yahay 😅

    • @BrianaMaajid
      @BrianaMaajid 16 дней назад +1

      Adaaba maskaxda ka wasan

  • @SuufiAbdirizak
    @SuufiAbdirizak 18 дней назад

    Omer dadkas aad ka hadlayso waxa ka dhimatay xitaa dawashada xalqadahaan oo kle.
    Mayac buu kujira^

  • @Tanaada
    @Tanaada 16 дней назад

    Codkan so saar mar walipa wll

  • @UpdirahmaanUpdilaahiSheekh
    @UpdirahmaanUpdilaahiSheekh 16 дней назад +1

    Waayahay zxp ee lkn maxaa xal u.ah

  • @el-pharicsaid7367
    @el-pharicsaid7367 22 часа назад

    Naflaha aduunka ugu caajiska badn baan ahay, cid iga mobile isticmaal badn iney jirto mafilaayo✅️hadana wxn ahay xaafid quran, waxn akhriyey in kabdn 30book weliba muda aad uyar, blse dadka gurigeena ayagon intaasba qaban bey wxey yaqanaan qofka ugu cajiska bdn🤣🤣🙈

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 18 дней назад +1

    Tiktok marhoran goan ka garay,maba isticmalo
    Face book wagal aa 1hr kbadan ma isticmlo wana iska xiraa
    Hada baraha bulshada wda joojiso
    Sidaad awal u isticmali jirtay sikadaran ayaad u isticmle

    • @Sahruush
      @Sahruush 17 дней назад +2

      Kula mid ahy❤

    • @bukaanbilechannel
      @bukaanbilechannel 17 дней назад +2

      @Sahruush 😍😍😍😍😍😍😍😍xuman iyo balayo aa ka buxdo naago qawan nimn cowradooda bnanka kena waa dhibto wxaas

    • @Sahruush
      @Sahruush 17 дней назад +1

      @@bukaanbilechannel Haa dhanka wanaga kuwii u isticmalo Allah Inga dhigo

    • @bukaanbilechannel
      @bukaanbilechannel 17 дней назад +1

      @Sahruush Amin Amin Amin ya allh

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 17 дней назад

    Omaroow wlalow barnamij weyn u samey dadkena somaliyed oo lagu tartansinayo wax aqrinta wlhi baraha bulshada malayacni aa ka buuxo nin weeyn naag weyn oo wexey ka sheknyan aad la yabysid aad arkysa aygana qatar eey isku hystaan 💔💔💔💔💔💔waa ayn daro waxbrashada hadey dadka qaar umleyan in iskuul ama jmcd la dhameyo oo kliya eey tahy

  • @zakariaabdullahi9815
    @zakariaabdullahi9815 17 дней назад

    Ustaad aniga Instagram ayan reels kadawda damantoda wa wacdi iyo Diri gilin

  • @mohaaSahal-p6z
    @mohaaSahal-p6z 17 дней назад

    omar inshaar 🤝 asc sxp waxaan wadaa cod si walal waxatahay qof aad u baara buu waag ta wax tar ka uleh tad ka raba xal ka nolo shoda waxan ra baa inaad soogud biso buuga wax tar ka uleh somalida. aan aniga kahelay. walal magaca buugga waa. soobaar sxp buugaas🙏 waa iga codsi. Mahad sanid🤝