MAXAA KU DIIDAN ISBADALKA WANAAGSAN?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 49

  • @SalimOmer
    @SalimOmer  Месяц назад +25

    Asc Asxabta waxan bixiya Tallooyin bilaash ah iyo kuwo Gaar ah
    - La talin Gaarka ah
    shorturl.at/g12I9
    - La Talin Bilaash ah
    forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6

    • @Dhalxamar
      @Dhalxamar Месяц назад

      Maba furmayo lingiguye

    • @binasirshariif5261
      @binasirshariif5261 Месяц назад

      Aniga soo dalbaday la talin qaas ah plz isoo qabo

    • @mohafadal2112
      @mohafadal2112 Месяц назад

      Xge lagala so xidhidhi marka salim dhanka latalintta

    • @Simraan2
      @Simraan2 Месяц назад

      ​@@mohafadal2112link sooraa

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r Месяц назад +7

    Asc Ustaad, maalmahan muqaladda waad soo gaabisa, waqtiyo kala fogna waad soo galisaa fadlan ama soo baddi ama soo dheere mowduuca si deeply ah uga hadal Thank you.

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +5

      Wcs wll- waa talo wanagsan - shukran wllkey

    • @maxamedmaxmuud8642
      @maxamedmaxmuud8642 Месяц назад +1

      saas samee usataad mahadsanid ❤@@SalimOmer

  • @SayyuHassan
    @SayyuHassan Месяц назад +2

    Ustaad wax badan kaa faa'iiday mahadsanid
    Dadka mudan in la dhageysto ayaa ku jirtaa
    Xogaa muqaalada noo soo badi
    RUclips kaada meeqo jeer soo booqday vedio inaa soo dhigtay si aan ogaado

  • @user-Daciga
    @user-Daciga Месяц назад

    Abaalkaga alle jantul firdawsa haka dhigo brother 🤲

  • @Simraan2
    @Simraan2 Месяц назад

    Thanks ustaad salim wllhi wax badan kaa faaiidey alle abaalkaaga janno hakadhigo❤

  • @Mj_____girls
    @Mj_____girls 22 дня назад +1

    Mahadsanid wllo inbadn kafaidnay

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Месяц назад +1

    Saalim waa mahadsan tahy 🙏🙏

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 Месяц назад +3

    Salam alaykum akhil qaliH salim omar shukran 🎉🎉🎉🎉 sona dhawoow

  • @FatimaKaamil-n1u
    @FatimaKaamil-n1u 27 дней назад

    Inshallah isbadal qurux badan
    1 inan luuqad baro iyo kle oo badan insha allaha 8/1/2025🎉

  • @GudoonmaxamedIsmaacil
    @GudoonmaxamedIsmaacil 27 дней назад

    Masha Allah wll ilahay haku sharfo ❤

  • @YukeyMohamet
    @YukeyMohamet Месяц назад +4

    Anna u horeeyo manta

  • @sacdiyoahmedali4911
    @sacdiyoahmedali4911 28 дней назад

    Latalinta khaaska waa ubaahnahay ustaad qiimaha waa qaali wax ka dhin insha Allah

  • @SalmaomarUpdala
    @SalmaomarUpdala Месяц назад

    Shukran akhii

  • @Xikmad_xasusin
    @Xikmad_xasusin Месяц назад

    ustaad xagge kala soo xirira waan ku bahnaye

  • @HibiAhmed
    @HibiAhmed 12 дней назад

    Wcs wllo❤❤❤

  • @barwaaqomaxamed-g7c
    @barwaaqomaxamed-g7c Месяц назад

    As macalin. Xagee kaalaso. Xidhidha. Isosheg

  • @yusufhuseinyusufdaad9607
    @yusufhuseinyusufdaad9607 Месяц назад

    Mahadsnid wllo
    Saka waynu balanasanen inaad mashquulsaneyd ban ubadinaya❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +1

      Waxan ka raali galinaya inan kala so dahay jawaabta - cilad farsamo ayaa i haysta - xalkeeda ayaan ku jira - Sida ugu dhakhsaha badan ayaan kugu so jawaab celin
      Shukran wll

  • @reor_poi
    @reor_poi Месяц назад +2

    Salim ma ogtahy ina malinkasto muqalka.sugo wll mcnn illahy dartis ban ku jecllahy .waxbada i cawise jazakllah🥰

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      Allah hku jeclado sida aad dartii igu jeclatey

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid Месяц назад

    Masha alah waa mawduc ubahna

  • @zainabg979
    @zainabg979 7 дней назад

    Xagee lagaa helaa habo

  • @zackcade11
    @zackcade11 Месяц назад

    Macalin aad ayaad u mahadsan tahay wax badan no iftimisay

  • @HogaamiyesuuleySerchone
    @HogaamiyesuuleySerchone Месяц назад

    Guleyso zxp

  • @SiciidHassan-x5p
    @SiciidHassan-x5p Месяц назад

    Waxan kabaxay mugdigii dadka baqa marki aanku daawaday shukran

  • @farxiyomohamed9447
    @farxiyomohamed9447 Месяц назад

    Maaash Allah walkey fb tiktok iyo halkan wan kala socada Allah haku xafido ❤️ 🙏

  • @Dhalxamar
    @Dhalxamar Месяц назад

    Qof walbo dumarka iyo raggaba waxaa leeyahay caruurtiina si wada jir ah u korsada xitaa haddii ad kala tagtaan jaceyl na siiya qaasatan hadii ad hooyo tahay caruurtaada haka tegin
    Waxaa dareemi karo qofkii kalinimada kusoo koray haddii ay hooyadey isoo korin laheyd saacadaan horumar ayaan gaari lahaa😢

  • @MariamAhmeth
    @MariamAhmeth Месяц назад

    Ani dhibka badan i heysta ayaa ah in an ka baqayo dadko dhan maxa sameya wllo

  • @hamzehabane8293
    @hamzehabane8293 Месяц назад

    Mash allh astad

  • @OmSamiira
    @OmSamiira Месяц назад +1

    Wl Saalim latalinta bilaashta kamaso jawabtif😢

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      List dheeer wye wan kuso gaarin wll. Malinkasta - jimcaha markii laga reebo wan sameeya

  • @LakiSulieman
    @LakiSulieman Месяц назад

    Iska caabinteyda sideen ku oganaya

  • @mohamedzakariye7373
    @mohamedzakariye7373 Месяц назад

  • @Fartunahmed-v6d
    @Fartunahmed-v6d Месяц назад

    Ilaa waxaan is dahaayey maxaa wax u joogteen weyday ama hadafyada dhagsatid xee urumoowi waayeen hadaan ogaaday cilada halka ay kajirto waxaan jeclahay inee wax kasta 100 inee noqdaan wall saalim aad ayaad o mahadsantahay tankale ayaantan maxaa ku helay miyaa jiratay misa waad mashquushay saalim abowe live maclaa soo makashid tankale saalim link ma ii sheqeenayo waana ku dibtooday marka hadaa iga caawin kartid iga caawi abowe tankale cafwan madaama fariinta ku ku soo dheereyey mahadsantahay saalim

  • @mariamsalim3846
    @mariamsalim3846 Месяц назад

    Mahad sanid walal

  • @aragsanyusuf605
    @aragsanyusuf605 Месяц назад

    Wll halkee ayaad kula wadaagta la talin ta dadka aniga u baahne

  • @TheGoat-f8x
    @TheGoat-f8x Месяц назад

    We halke kala so xariira

  • @aameen10
    @aameen10 Месяц назад

    Yarki jackada 😂😂

  • @Farxiyo_muuse
    @Farxiyo_muuse Месяц назад

    Iska caabin maxaa la dhahaa

    • @UmulkhayrCismaan
      @UmulkhayrCismaan Месяц назад

      F.G Inuu jiro Shay Aad Saaid Urabto Sambayntiisa Lkn Aadku Qabanaayo inaad izka dhaafto Weliba Si Caqliyeysan..😊💯👏