Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waaw maansha alaah Mugdisho Waxay noqotay hooygii fanka waxaan joogaa mugdisho waxaan ka imid UK Waad yaabi quruxda badda cuntada heeso live unbelivable ma rumaysan kartid waxa yaalo xamar cadeey cadowga qarxinaayo allaha naga qabto aamiin🇸🇴🇸🇴🌴🌴🌺🌴🌺🌴🌺🌴🇸🇴🇸🇴🌴🌴🌺🇸🇴🇸🇴
ana waan soo socdaa, 2025 Xamar iyo Galmudug. London aan joogaa
Mashallah libaaxaan siduu heesta ula haaysto iyo teembada+cod fadhiyo sxb axsaan rijaal baatahy fankaa kuu baahan taliye😊
Nafteyda midaan udoor bido da'day anigoon ka garaneyn waa qalad sida saxda ah waaa (Nafteyda midaan udoor bido da'deed anigoon ka garaneyn)Waa iska soo sax heesaha inta aadan masraxa iman.
Amazing 😍❤.Old is gold 🔥💯
Waa fanaan buuxa runtii 10/10 ayaan siiyey. Heesta originalkeedii ayuu sidey tahay u qaadey, wuxuu ku darsadey hanaan faneed. Hanaan faneed Waxaa la yiraahdaa intiinan aanan garaneyn. Qofka fanaanka ah ee heesta walba shucuurteeda soo bandhiga. Ugu dambeyn waa Al fanaan Xassan Aden Samatar oo yar 😃
Waxaan rabnay wiilkii qaaday heestii cabdi qaadir sanka kuso xijiya astaaney🙏
Wooooow hees macan kaban❤❤❤
Musigu caadi maaha yarka heesta halaga saxo
Watana music saxda kuwa arkey music ethopia noogu garacaya war laxanka soamlida iyo musica ha ilaasho
bass guitar kii Ayaan ka maqan, macalin muqbil ayaa kabanka u isticmaalay kaalinii bass ka
Astaan❤
Waaw❤
🙏🙏🙏🙏
Eshe aleyka Ada usareya ok
Cleeek inaba caadi mahan al fanaan sidaan oo kale ayaa loo heesaa hadaadan u la heyn qibrad la isma qasbo
actionkii xasanow esan
Wakaa
War heesta ciyarta kadaa
Akh heesta halaha dambe ee kaga cayaareen wax bdn ee ka tageen sida qayb musical ka mid ah😝😝
Kani heestuu wuu qaldayaa ee hala qabto
Waaw maansha alaah Mugdisho Waxay noqotay hooygii fanka waxaan joogaa mugdisho waxaan ka imid UK Waad yaabi quruxda badda cuntada heeso live unbelivable ma rumaysan kartid waxa yaalo xamar cadeey cadowga qarxinaayo allaha naga qabto aamiin🇸🇴🇸🇴🌴🌴🌺🌴🌺🌴🌺🌴🇸🇴🇸🇴🌴🌴🌺🇸🇴🇸🇴
ana waan soo socdaa, 2025 Xamar iyo Galmudug. London aan joogaa
Mashallah libaaxaan siduu heesta ula haaysto iyo teembada+cod fadhiyo sxb axsaan rijaal baatahy fankaa kuu baahan taliye😊
Nafteyda midaan udoor bido da'day anigoon ka garaneyn waa qalad sida saxda ah waaa (Nafteyda midaan udoor bido da'deed anigoon ka garaneyn)
Waa iska soo sax heesaha inta aadan masraxa iman.
Amazing 😍❤.
Old is gold 🔥💯