Daawo; Wareysi dagaal kudhowaaday, maxa kala qabsaday wariye Aweys Aar iyo Sheekh Shantaay..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 41

  • @nuramohamed392
    @nuramohamed392 2 года назад +3

    Sheeikheena qaaliga ah ee ABUU.DALXA MAXAA SAWIRKISA MESHA USO SAARTEEN 😡😡🙋‍♀️

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 2 года назад +1

    Sheekh Shantaac ilaahay kor ha kaa yeelo ,ummaddan wax runta u sheega sidaada oo kale ayey u baahan tahay ,Baaraka Allahu Fiika.

  • @yahyaahmed1972
    @yahyaahmed1972 2 года назад +1

    Waa maxey wareysigaan akhlaaq xumada ah

  • @sharmaboy736
    @sharmaboy736 Год назад +1

    Hhh

  • @abdikadirjele6552
    @abdikadirjele6552 2 года назад

    Shantay walaqabtay

  • @saadiamohamed7699
    @saadiamohamed7699 2 года назад +4

    hhhhhhhhhh wariyaha caadi mhn wlhi runtuu kaga naxsadey 🤭😂😂

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 2 года назад

    MAASHAA ALLAAH TABAARAKALLAAH ALLOOW KU XIFDI ADUUN IYO AAQIRO ALLAAHUMA AAMIIN. WALLEE WAA LOO BAAHAN YAHAY CULUMO U ISTAAGTO UMADAAN SOOMAALIYEED

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 года назад +3

    Dhaaqan xuumo badan baa kaa socota social media

  • @abdiqafarmohamed4214
    @abdiqafarmohamed4214 2 года назад

    Manshalaah

  • @abdirahmanmohamed9109
    @abdirahmanmohamed9109 2 года назад +2

    Shiikha waa saxanyahay

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 года назад +2

    Sheekh ShaNtaay waa Fulle FaaN BadaN Lknse Xadhigiisa isaga Xussulada ku Sitta

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 года назад

      Xamar mid walbah wuxuu shegtah shekh waa moryantih kah so qaxay gobaladah dhaxeh buh shegtay waa mafiyadih ku qaraban jiray dintah

  • @shabanja3432
    @shabanja3432 2 года назад

    Sheekh adna maad daawayey

  • @kenanhaji4816
    @kenanhaji4816 Год назад

    Soshalmidya waa lagu washta wlh hhh

  • @hamodi_4155
    @hamodi_4155 Год назад

    Wa benti cidan na malaha qofna na ma ilaliso magac bu radinaya wa miskin tugsada halaga baqdo bu is leyahay bajaj iyo dukanada dariska lacag ku leh ban maqley

  • @ismailtaha4582
    @ismailtaha4582 2 года назад

    war sheekh maaha was kadaab

  • @cabdullaahinuur3713
    @cabdullaahinuur3713 2 года назад

    War adaa tiih iyo taah ku jira

  • @yahyaahmed1972
    @yahyaahmed1972 2 года назад

    Wariyahaan xirfadiisa aad bey uyartahey

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 года назад +2

    Ninkaan waa alshabaab haleeska jiro

  • @faysalcade1939
    @faysalcade1939 2 года назад

    Masha Allah horta wilkan wariyaha hada ka hor man araag lkn wa suxufi international ah qabka oo isago degan u sualaha u waydinayo

  • @warsamecartan1787
    @warsamecartan1787 Год назад

    Kkkkkkk

  • @walaalek4663
    @walaalek4663 Год назад

    Kuwaa. Yaa isku balamiyay

  • @abdiazizabdulahi1764
    @abdiazizabdulahi1764 2 года назад +1

    Marka sheikh shantaay waa midkii u istaagay intaaba Inuu dhaqan galiyo

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 2 года назад

    Waxay jaga jirtey
    وأني لأظنك يا فرعون مثبورا

  • @abdiazizabdulahi1764
    @abdiazizabdulahi1764 2 года назад

    Mida kale fiqihiga fiqiga ayuu aqriyaaa muhadithkana xadithka ayuu aqriyaaa waxaa loobaahanyahy mid dhaqan galiya Quran iyo fiqiga iyo hadithkaba

  • @kunkaychannel8106
    @kunkaychannel8106 2 года назад

    .

  • @abdiazizabdulahi1764
    @abdiazizabdulahi1764 2 года назад

    Agaasime suxufi miyaa tahay mise sheikh

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 года назад

    Wale weey ku babben

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 2 года назад

    Kaalay Horta dowladan la sheegaya ma xamar uun bay dowlad u tahay. Markasta dhibka xamar uun bay ka fekeraan

  • @faahiyeofficials2461
    @faahiyeofficials2461 2 года назад +1

    Dhaqan xumo aan la dawan karin ayaa kasocota social media tii isaso qawisaba waala cayaya

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 года назад

    Waa run dadka faraqa ayuu qabsada

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 года назад

    Kani mar keliya suaal la weydiyey kama jawaabine waxyaabo aan la weydiin ayuu shubaya. Haddii argagaxiso jirto kani waa argagaxiso

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 года назад

    Waa faankaas cabsi darteed ayuu saas ugu hadlaa

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 года назад

    Somaali gabdhahooda iyo wiilasha ayuu shaqo kadhigtay

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 года назад +1

    Sheeko xume .shut up.

  • @samiiranoor5876
    @samiiranoor5876 2 года назад

    Hhh

  • @samiiranoor5876
    @samiiranoor5876 2 года назад

    Hhh