Sara kiskeed Waa mid Waxbadan Ka Khaldan, Dadku inta ma rumaysna kiiska gabadhan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k Hargeisa Ku Guursaday

Комментарии • 40

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Месяц назад +11

    Nin iyo Naag is qaba dagaalkoda inlaga dhigo qabiil wa qalad iyo dulmi haday taas jirto walaalaheda ilmaheda askarta ugu yeray maxad ku shegteen? ma hawiye nimay caruurta gaalada ugu dhiiben? Arintan qabiil maaha ee yan laga dhigin. Gabadhan Allaha u dhib dhaamo.

  • @HawaAhmed-gi6fo
    @HawaAhmed-gi6fo Месяц назад +2

    Raga somaliyeddow Allah ka cabsada oo gabdaha dulmiga kadaya yarabbi xaqeda usodici

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад +6

    M.A GABADHAAN KARTIDEEDA LAGU CUNAY AX AX ALOOW USOO SAQIR AMUURAHEEEDA

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад +7

    NIN HADUU JILICSAN YAHAY XAAS KIISA MA HANAN KARO WALAAHAY

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 Месяц назад

    Alle haku fududeeyo dhibka na haka dul qaado Ceebtana ka daayo walaashen way dhiban tay qalbiga uqaboojiya walaalayaal Somaliyeey

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 Месяц назад +4

    Waa gabar sharaf leh I agree naag damiir leh ma qaadan karto in ninkedu ku tilmaamo dhilo naagtii aqbasho waa naag dhimatey oo low self steam ah

  • @safiyohuseen6718
    @safiyohuseen6718 Месяц назад +3

    Alle wax madulmiyo ruuxii ku tilmaana gabar muslimad xumaan wuu heli abaalkiisa sorry abbaayo

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl Месяц назад

    Ilaahey xaqaaga haku so ifiyo mamo

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman Месяц назад +3

    Mansha Allah abayo gul insha Allah ♥️🤲🤲🤲

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Месяц назад +4

    Been madan sheegin ragu nagta jilicsan lama dagaalamo waa laga dhiinta ilaahay waxa adkacabanayso illahay ka kufududeeyo

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Месяц назад +4

    Nacam 7’Muhlikaat (Todobada lagu halaagsamo) Kay ka mid tahay in gabar muxsinad ah lagu shego aflagadadas

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 Месяц назад

    Maashaa nacas yada oo dhan markay gabar mr guusadaan waxay u qabaan in ay guur sadden siyaad barre iyo ina farmaajoe iyo dhigo bacayr iyo gaani marka alxadu lilahi dheh hadaanu gus kugu dilin nagaha mr is jira xaaladdu ma ficna

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday Месяц назад +1

    Alla nin soomaali Nacassanaa Yahuu wax kaliito maleh shilin maheestaan 😢 Hadane weey kiwarsan yihin waana xaasadiin

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад +2

    NINKA GABADHAN QABA O XILIGAAN AY WALI KU LEDAHAY MEHER KEDA WAA XOOLO WAAYO
    MEHERKA WAA DAMBI NINKU INUU KU DHINTO CULUMADU HORE USII BIXIYAAN NIN WAA MAXAY 5CARURA LO DHALAY OWALI AN MEHER BIXININ
    AX AAMU ABAAYO QOFKA QALBI XABIIBKAA SIDA LOO RARTAA LO INKIRAAYE
    LAGU DANEYSTAA LANA DULEYSTAAYE 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Месяц назад +2

    Ilmaha uu diidey makuwa yaryarbaa mise waa kuwa qaawan?

  • @safiyaisse6091
    @safiyaisse6091 Месяц назад +1

    Insha allaah is dag dag ah amiin amiin amiin

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 Месяц назад +1

    somaali waa wax jira hada wakhtigan la joogo waayo waxa n xasuustay gabadh. Lagu dilay degaanka buuhoodle oo toban caruur ah u dhashay reerka dega kana soo. Jeeda isaaq marka. Somaali waa hoogtay waana ba aday

  • @caashotabshee4785
    @caashotabshee4785 Месяц назад

    5 baan dhalay anigana iima eka abahoodna uma eka waa garcyo miyaa la dhihi afsomali xumaa

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 Месяц назад +2

    Hadii sanaa ma xawaadlaa ayaan maqli jirey abaayo damiir laawe ayaa ku heley iyo gun xawaadle waa gun dumarka si xun ayeey ula dhaqmaan nin abaal loo galana maaheeyn ilaaheey ubadkaaga ha kagu qaado hooyo wanaag leh baad tahay dumarku waa naxariis laakiin doqon nimeed ayaa ku heley I am sorry 😐

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 Месяц назад +3

    Waa sax mareexaanimo ayaa lagu dilay gabadha waa waa nag adag iska cell sharmarke adoo saas u Qurux badan maxaa sharan Suraya redo kugumaba corns ee iska aamus

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 Месяц назад

    Waa nacas Ninka naagtiisa iyo caruuurtiisa heysan wasyay

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Месяц назад +1

    Maxkamad iyo Psychologist MASHALLAH.

  • @HaniAhmed-nr6vr
    @HaniAhmed-nr6vr Месяц назад +1

    Mansha allaaaah alxmdulillaah

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 Месяц назад +2

    XAWAADLE WAA SOOMALIYA QABILKA UGU XAASIDSAN UGUNA DOQONSAN HAWIYE IYO DAAROD MIDU YAHAYBA LAMA YAQANO 😢

    • @aminaisakabdi3997
      @aminaisakabdi3997 Месяц назад +1

      Rerkeda mxee police ka ugu waceen hadee qabil fican ay ka dhalaty teda kle xage aad kuwada aragtay xawadle ?

    • @BintuOmar-s5q
      @BintuOmar-s5q Месяц назад

      ​@@aminaisakabdi3997qof jaahil ah lama doodo abaayo qof ummad dhan u gafaya waa jaahil labo wada dhalay midna wanaagsanaada midna xumaada
      Qof walba muslim ah oo dhiban ama imtixaaman Allah ka dul qaado danbi dhaafna ha uga dhigo
      Aamiin

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 Месяц назад

    Walahi waa yaab
    Nimankan ayagaa dhileeysan jiray marka naag walba ayadane dhilo ayeey umaleeyaan. Please gabdho ha guursanina nimanka zineeysta waayo waa shaki miiran walahi. Sidaan gabadhaan heeysato ayaa idinku dhaceeyso. Aduunka ayaa shaki loogu imtixaamaa ragga sineeysta la lama noolan karo. Si walba o aad udhowrsantahay waxuu umaleeyaa in aad sineeysato

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Месяц назад

    Anigaba caruur ayaa dhaley balse iskumo eko hal cunug maahee. Ilmaha isku ekaanshahooda muhiim maaha.

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Месяц назад +2

    Way xanuunsanaysa ban umalaynayaa somaaliyey dadka sidana waad u darantihiin habaar qabihii dilayey baa waxudhiimay ilaahay hacaafiyo

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Месяц назад +1

    Ninku yaa waaye

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman Месяц назад +1

    Sax waayo hawiye uqdad daarood baa heeyso

    • @aminaisakabdi3997
      @aminaisakabdi3997 Месяц назад +1

      Qashanka qabilka ah iska tir qabiil waxba mataro rerkeda maxee police ka ugu yereen ma ilmaha hawiye ay nacebyihiin ii sheeg adiga?

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n Месяц назад

    Dumarkan midwalba kiis uunbay kahadlee dantooda inta fiirsanwayaan yurubaa la imaanaa sidii wadankii camal loo dhaqmaa

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Месяц назад +2

    gabadhaan waa doqon adigoo yurub joogto sow nin kuu dili karaa maa askar u keentid

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 Месяц назад

      Wll haku nabsin dilku kii dharbaax yadahay maha toreyow ladhacay xitaa ilmo ow kasoo riday ayadoo ow sixun ujarjaray ayaa illhey amarkii dariska arday uweceen dowlada

    • @user-lt3zu1qc8m
      @user-lt3zu1qc8m Месяц назад

      Laqwi yuu ku gu noqonin hadalkaas.

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Месяц назад +1

    Abaayo hadalka dhan ayaa kaqal qaldamayo nin waxuu dilaa naag uu isheda ka arko ninka haduu hal mar gacan kuu qado 9 geedi ayaa laga guraa waleska dhiciyaa wadan dowlad leh ayaad jogtaa in gacan laguu qadaba qalad ah

  • @suban974
    @suban974 Месяц назад

    Wii goconeysa miskiinta