Waraysi Dr. Faisal Rooble | Halgankii Soomaali Galbeed Iyo Kaalintii Halgamaa Abwaan Yuusuf Dheere.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Комментарии • 62

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 3 года назад +5

    Walahi yussuf dheere intaan bartay magaciis iyo halgankiisii waan jeclaaday ilaahayow janada kawaraabi...aamiin ya rabbi

  • @alibashy5146
    @alibashy5146 3 года назад +3

    Honestly speaking as a young Somali who lives in Europe, we need more people like him and every knowledge needs to be written down. #appreciateYOU

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 5 месяцев назад

    Adeerkay yuusuf ilahay ha unaxariisto janadana hakawaraabiyo Aamiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase Год назад

    Adeerkey yuusuf dhere Allah hownaxaristo waxaa uu ahaa halgama geesiya

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 3 года назад +2

    Ilaahay ha unaxariisto adeerkay yuusuf ilaahayow janadaada kawaraabi Aamiin Aamiin

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 года назад +6

    ALA ha uu naxriisto dhamaan Amiin Mohamed cali waanu xuusna Geesi SNM iyo Somali Galbeed ILAAHAY Jannah fardosa ha ka waraabiyo Amiin.

    • @AliOmar-bp9fw
      @AliOmar-bp9fw 3 года назад

      WSLF dheh SNM ma ahan

    • @cabdiaxmedfaarax3173
      @cabdiaxmedfaarax3173 2 года назад

      Maxamed Cali falastiin buu kasoo dagaalamay ka dib wslf ka dibna SNM

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 5 месяцев назад

      Mujaahid maxamed cali IHUN,waxuu ahaa abaanduulihii jabhada wslf,ahaana aasaasihii mujaahidiinta snm.nin isaaq ah garxajis ayuu ahaa

  • @xafiyoxig9781
    @xafiyoxig9781 3 года назад +4

    hawshan waxaan kaga hadli doonaa anigoo kaashanaya tilmaan tv

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 года назад

    Maan sha allah Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Год назад +2

    Lkn wll yuusuf dheere suuriya buu ku soo tababartay suu isba sheegay waraysiga laga qaaday 2008 ee raad tv
    xaga kale qolada la xidhat ee maxamex cali iyo lixdanki may ahayne xiligii kacaanka bay ahayd
    mahadsanid

  • @abdulaahroble
    @abdulaahroble 3 года назад +10

    Geesiyadii soomaali galbeed ogadenia inta shihiiday ilaahay hownacariisto inta noola xoriyada allaha gaadhsiiyo

    • @heikal-bille
      @heikal-bille 2 года назад

      Abdullahi roble waaxay ogadenkiyo waxaad meesha kusoqorayso nagalatag burushka xaarkaleh ee aad nalagarab ordaysan wax gumaysi lagu wada dhalay baad tihiine tuuloyinkiina ula baxa ogadenia oo somali manihin dhaha umada qabyaalada kalataga cuqdad aan baxayn baa idin hayso kacayo islacalacala iidoorkiyo idinka isku dhaqane

    • @abdulaahroble
      @abdulaahroble 2 года назад

      @@heikal-bille
      Hadaad sidaas ufakaraysid aqligu futaduu kaagalaye noodaaya maganaga namataqaanaane

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 2 года назад +1

      @@heikal-bille adi cuqdad OGADEN ayaa ku haysa xoolo laangaab ah

    • @wiilsomaliyed5257
      @wiilsomaliyed5257 Месяц назад

      Kkk geesiyadii ogadenia kulahaa raga lahadlayo waa WSLF maaha jabhadii magaca qabiil wadatay ee onlf

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 3 года назад +2

    Allah naxriistii jano ha ka waraabiyo e maadaama aad qoraa taariikhyahan ah oo xeeldheer tahay ninkaas maxaad ka ogtahay halgankiisii

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 года назад +2

    Abwaanka Suuriya Akademiya militariga ayuu kasoo qalinjebiyay.

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 3 года назад +4

    Fadlan ninkaas taariikhdiisa baadh oo wax ka qor

  • @hashimmabdi6409
    @hashimmabdi6409 3 года назад +3

    Maxamed Ali wuxuu asaasay halgalinka somali galbeed, markii halgankii leexday waxa uu ka mid noqday kuwa ka qaybqaatay halgalinkii afweyn laga tuuray xukunkii Waxan ka qaybqaatay, waxan ku dhintay burco

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 3 года назад

    Ilaahay ha u naxriisto geesi qaran ayuu ahaa waana la shirqoolay

  • @abdullahidayib2015
    @abdullahidayib2015 3 года назад +3

    Halganku waa tiir bulshoy
    Bariba lagu taamayee
    Ninka turun tureeyiyo
    Midkii taban taabiyaba
    Taariikhda meel ku qori

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 3 года назад +1

    Faysal isna waa geesi aqoonyahan ah oo halgamaa ah

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 3 года назад +2

    Yusuf. wa. Halgama. Xaga. Ciidanka
    ayu. Uxilsaaraa
    Gudoomiyaha. Gabhada. Somaali. Galbeed. Waxaa. ahaa. Cabdillaahi xasan maxamuud.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 3 года назад +2

      SAx 100%, C/laahi mar dambe ahaa safirkii Somaliya ee Masar.

    • @AliOmar-bp9fw
      @AliOmar-bp9fw 3 года назад +2

      Laba nin oo ilma adeer ah bay ahayeen ahun kornaylka iyo safiirka

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 3 года назад

      @@AliOmar-bp9fw AUN Safiir C/laahi inta uusan safiir noqon horteed, Dalada waxbarashada Gobolka Banaadir buu madax u ahaa, ka dibna Xogahayaha jabhada WSLF, ka dibna safiir buu noqday.

  • @abdirisakcabdillahi713
    @abdirisakcabdillahi713 6 месяцев назад

    Syria ayuu wax kusoo bartay Col. Abwaan yuusuf dhere mohamed sugaal AHN. Masar waxkuma baran.

  • @sahalosman9811
    @sahalosman9811 3 года назад +1

    Ninkan maxaa loogu yeedhaa Dr. Iyo prof isagoon ahayn PhD holder, medical doctor iyo professor jaamacadeed. Feisal ogaalkayga wa master of architecture and urban planning o ah jaamacada UCLA iyo bachelor of history from Lafoole. Isaga laftiisa ma saxo dadka title ka anu ahayn ugu yeedh a. Hadaan qaldanahay hala I saxo hadi kale Faisal Roble wa ogyahay arintaa qaladkeeda eh hala xasuusiyo.

    • @AliOmar-bp9fw
      @AliOmar-bp9fw 3 года назад

      Waxaan ka yaabay sababta oo dadka oo sixi waayay ileen wuu is ogyahay in aan la ogayn

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 года назад +2

    War professorka xaaladda
    Somali galbeed iyo Ethiopia kaliye maalin kaste haka wareysaninee,
    Arrinka soomaaliya guud ahaana ka wareysta,
    Waxuu kamid yahay dadka fara ku tiriska ah ee wax laga weydiiyo siyaasadda geeska Africa siiba somalia

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 3 года назад +1

      Waxaa looga waraysanayaa soomaali galbeed waa dad dhibaato wakhti dheer haysayo laakiin soomaalidu ayadoo for ahayd oo dawlad dhisan ah ayay iyadu isrogtay

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 3 года назад +2

      @@nasrarabi7643 waa sax balse ogoow xamar oo ay dowlad xoogan ka dhismato waxay xal u noqoneysaa dhibka ka jira soomaali galbeed

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 3 года назад

    AHU yusuf dheere ka fiiri youtubeka asagoo laga wareesanaayo siduu ku bilaabey

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 3 года назад

    Fsial robla. Wazaa halka kasosalmay badal ismail badal goofi dasoolay abtii waxaan jogaaka suodi arabia. Malinti hassan malinta waxaan jigjiga hooyadi waan amisiwayay pleas coll me lgive mor infooamtion

  • @cigecabdi7934
    @cigecabdi7934 Год назад

    halgkan xoreyta somali galbed waa in wax laga qoran inta aanay la wayin dad badano library u ah tarikhdas alla yarxan inti u shahiday

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 3 года назад +1

    Halgan guuleestey dhulkiisa la xoreeyey siyaasadiisii degey nabad la heley ayaa halgaamaayaasha la xusi karaa balse hada lama gaarin waqti laga hadlo ee horta gunta hala gaaro

  • @dahmuse8775
    @dahmuse8775 3 года назад

    Waa runta Maxmed Cali yamanbu udhashay!

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 5 месяцев назад

      Kumuu dhallan mujaahid maxamed cali IHUN,hawdka gobolka burco ayuu ku dhashay nin garxajisa ayuu ahaa

  • @dalmaradan6361
    @dalmaradan6361 Год назад

    Maxamed Ali ku muu dhalan yeman oodwayne ayuu ku dhashay

  • @AhmedAli-cb2iw
    @AhmedAli-cb2iw 3 года назад

    War somalida manta hadal kaliya aya kaso haray dhabahantii somali wa heysata dhalinyaro markasto diyar u ah inee halgaman balse hogaan qabiil iyo eex ka fog aye u bahantahay iyo isku xirnan waka dhaqaalo iyo dad badanahay Tigree sida loga cabaadayo balse anaka xanuun qabiil la yira aya nahaya daaweyn beynu rabna

  • @khadaryuusuf1911
    @khadaryuusuf1911 Год назад

    Maxamed cali kumuudhalan yaman
    Ee wuxuu kudhashay deegaanka oodwayne isagooyarbuutagay yeman markii danbe wuxuu kudanbeeyay snmtii

  • @khadarboos3620
    @khadarboos3620 3 года назад

    Asc

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 3 года назад

    Wax dhicisoobey ma jiree halgan wuu socdaa quluubta soomalida gobta ayuu ku nool yahay ee adiga ha dhicisoobin, imisa nabi buu allah u soo direy dad yar raaceen ma waxyigii alle dhicisoobey NO

  • @jamaabdirahman7370
    @jamaabdirahman7370 3 года назад

    subconcious bias...qofkasta wuu sheegeey halka u kasoo jeedo laakim Maxamed Cali wuu ka gaabsadey halka u kasoo jeedo..laakin taariikhda ayaa ku khasabtey inuu geesinamdiisa ka shekeeyo..Maxamed Cali wuxuu ahaa mujaahidiintii ku danbeysey SNM

  • @haboon180
    @haboon180 3 года назад +2

    Spirit kii somalidu idoor ayuu ahaa. Duriyadii Nebiga ayaad xumayseen. Manta, waa ta aad qolfoof noqoteen. Qira calanka samaawiga ah, ee Duriyada Nebiga.

    • @khalifmohamed2486
      @khalifmohamed2486 3 года назад

      Subxaanallaah, acuudu billaahi mina shshaydhaani al-rajiim, war Habboon, war xadkii muslimnimada ayaad ka gudubtey , war dambi dhaaf iyo cafis Ilaahay ka bari , yacni , fikradaadan ama hadalkaagan iyo waxakan aad isku sheegeyso waxaa lagu tilmaami kara " ka dar oo dibi dhal". Ogow dambi ila maha in lagu nasab sheegto ama xigseesto Nebiga iyo tawxiidka, haseyeeshee arrintu waxay ka qurunta sida loo isticmaalayo iyo hababka gurracan ee loo adeegsanayo; maxa qadiyadda calanka gabadhan ku soo dhextuurey barnaamijkan; yaa diidan aqoonsiga calankeeda oo halkaas fadhiya ?

    • @saydiiofow1335
      @saydiiofow1335 3 года назад +1

      Habooneey ha inkirin abayaasha iyo awoowyadaa dir baad tahay haday ku dhaheen dhashii nabigaa tahay been baa laguu sheegay ma iloowday shirweeynihii direed ee oramada laguu abtiriyey

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 3 года назад

      @@saydiiofow1335 😅😅Ina adeer Xgen Ka DaWada 😅

    • @haboon180
      @haboon180 3 года назад +1

      @@saydiiofow1335 Dir hadaad maqashid waa dirkii Nebiga(CSW). Duriya=Dir.

    • @saydiiofow1335
      @saydiiofow1335 3 года назад +1

      Dir iney oromo tahay idinkaa noo sheegay ana waxaan kuu sheegaa oramana waa qabiilka weyn ee gaala marka sugno ina adeer