Quruxda magalada hargeisa iyo subaxa hore || dhismaha wadada halbawlaha labaad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • Si aad ula socoto bilicda wadanka subscribe dheh channrlka

Комментарии • 11

  • @wakawaka3038
    @wakawaka3038 Месяц назад +1

    Wow amezing

  • @MukhtaarRiyaale-rg8fh
    @MukhtaarRiyaale-rg8fh 25 дней назад

    M.a❤❤❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 19 дней назад

    Waa ciid food dheer iyo boodh mooyee maxaad soo duubtaan

  • @abdiawel643
    @abdiawel643 Месяц назад

    Wadada cusub dhexdaa la baneeyey ha la tirtiro waayo wadadu waa cidhidh uma qalanto in dhir lagu dhex beero please masaxa

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Месяц назад

    Birahalaydhka magaladahalagadayo halacagaruyo wadoyincasriya halosameyo

  • @ZadamBilaal
    @ZadamBilaal 29 дней назад

    Umadii waxay la yaabatay guri nin leeyahay ayuun bay horumar u yaqaniin hada waa shaqsi aragtii saxda aheed baa dhimatay

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Месяц назад

    Wire xun oo ladlaada uun ban aarkaya🫣 quruxda waxay soo baxaysa maarkaanu wax ka qabano 1000 ka talal ee bir walba sudhan😮

  • @sakariaadan3176
    @sakariaadan3176 29 дней назад

    Quruxda magaalada wax fool xumeenaya xadhkaha kortada xukumada iyo dawladda hoose waa inay Kenaan hab foolxumadaan meesha looga saaro.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 19 дней назад

    Maxaa qurux ah xitaa geed ma arkaysid waa ban cidla ah iyo fooq dheer waxaasay soomaalidu qurux u taqaanaa indha beel aan xabad cagaara indhahaagu qabanayn
    Haday dhab inaga tahay wadan jacayl maxaynu c/kariin mooge u caawin laanahay xaga dhirta

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 19 дней назад

    Maxaa qurux ah waayer laydh iyo siigo ha noo sheegin waliba c/kariin mooge ayaa intan yarna nuuriyay waxba meesha ma yaalaan
    Sida hudheelada hargeisa loo dhireeyay maxaa magaaladana sidaa looga dhigi wayay😊