😢 ka warama hadaan fataxada isku marno qofwalba muradkiisa inuu ilaahay u sahlo ana tahariib ahay iso duceeya 😢😢😢😢😢 22/7/2023😢 from megsiko to miniyabulis insha Allah 💪🧗♀️
character ka matalaya role ka 𝑅axma ee kamal wax u qoraysa jilliinkeedu wuxuu ubaahanyahay tababar dheraad ah iyo in aad loo layliyo xogaa waxa ladareemaya in riwaayad ama mashrax ay jilayso
Manoli wllhi 😂😂😂 dcd uu qosolaay Hanna :mxa tiri igu soo celi Kamal:maryaha qafifa soo xiiro Hanna :maa waxa rbta mara jirkeyga ka dhax arkeyso ina soo xiidho😂😂😂
run ahaantii Aniga oo kaliya halkan ku soo jeedinaya ra'yigayga, waxan odhan lahaa dhamaadku kumuu haboonayn xalqadda. si qurux leh ayuu u socday lakin is fahan la'aan ta ka dhex dhacday kamaal Ivo hana waxa ay ahayd mid ay ka muuqato is ciyaalayn Ivo is yeel yeel badan lagana dareemayo Jilin xumi. Run ahaanti Aad baa looga qurux badnaa.
kusoo dhawow barashada qur.anka kariimka qaab online ah adigoo joogo gurigaga mise qoobtada shaqo ka faaideyso wakhtigaga I.a 1)barashada xifdinta qura'an 2) barashada hingaada 3) barashada tajwiidka well come i.a
Filmkani wuxuu dhiirigelin dadban u yahay in wiil kasta oo reerkooda isku dhacaan tahriibo, Bal aan is waydiino ninka tahriibay maxaa ka maqnaa?. Ninkan se inta uu xoolihiisii ka dabo diray haddana loo baanaayo, looguna henjebaayo in aanu codkiisa dib maqli doonin ma isagaa qaldan mise kibirbaa lala doontay?
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤
Scw scw❤❤❤❤❤
Scw
Scw scw
Scw wanakan
Scw Scw Scw
Inta guur xalaala rabta Farta taaga allow noo fudude😥🤲🤲🤲❤
aamiin😂
Amiin 😢
Amin ya rabi😢😭
Amiin wllo
amiiin yarabi yaa raxmaan wllo markastood salad tukato kuducayso ok🥺😭🤲
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
❤❤❤🤴🤴
Wcl
He jkdjhhdjejhhficyyh hrhcjfkdiis ish wpo1iat 😅
Scw
Zcw
😢 ka warama hadaan fataxada isku marno qofwalba muradkiisa inuu ilaahay u sahlo ana tahariib ahay iso duceeya 😢😢😢😢😢 22/7/2023😢 from megsiko to miniyabulis insha Allah 💪🧗♀️
Abyo intee joktaa anaa wax ila tahriba rabee plz
@@Samirbadanwllo qabke utagtay
Iga daba gee dee inder xage maraysa an ku raace
@@umufaatimaandfartuun177😂 hala isoo qbto
Wllo ha taginina illhya inma tagsiiyo
Musalsalka Aad bey ugaawantahay Xalaqada Waligeey maxiiseen Musalsalada Soomaaliga ah Bilaahi caleekum inaga daaya Xalaqooyinkaan aad ugaawan please 🙏🏻inta iigu Raacsan aragtideyda Dhanka gaabnida Xalaqada Like 👍
Wan kugu racsanahay
Wankugu raacsanay
Lpx kadaa xadii kle xiiso ma yeelanaayo
❤
Waan kuku racsan sanhy
Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️
Waa filin cajaaiba lkn somalida dad fiican ma ahay intaan like uma qalmo filinka iyo comments wax ka badala❤❤
Doorka uu guuleed kuleyahy musasalka way isaamaynaysa 😢😢ilhy dambe biniadam iimajabiyo 🥺💔
Maraka uguhorayesa xabiibi keni halagu saliYo madamoye cawa jimce tahaye scw scw scw scw scw scw scw scw scw
The best person over the most knowledge able and the most shine created prophet mohammed scw
Scw scw scw scw scw
Kamal is best actor❤
Masha allah waa musasal kii ugu macaana hayaan❤❤❤❤❤
Xalqadad waxan ka bartay in qofka aad jeceshahay cidna la wadaagin even saxibada 😭😔
Run weeye wll
True 👍
The ending was 😂😂😂😅💯❤️🔥💕
😂😂😂
Qosol dhiman gaadhay wlhi 😂😂😂😂
Filimka waxa u shidan jilida kamal iyo shukri❤
Inantani Jaamacad bay u timid Magalade waamaxay Madbakhan ay taagantahayun aaway Jaamacadii
Alla maxay kala baxariis basanyihin maxamuud iyo kamaal maxamuud abwe qof qalbificanba tahy😢guuleed illhy samo haku geeyo😢
❤
😭😭😭 waa jiliin lkn qof aa dunida ujeclaay grb iyo gashaan ii aheed aa saan jwb usugaayay noqotay allha unaxariizo 😢😢😢😢
Wa xanuun 😢😢😢wllhi
Sorry 😢
Allah haunxaristo 😭
Ciwaanaka loo sameeyy aaba ka naxsany intanan daawan talow muxuu noqon😥😥
Guur xalaal ah igu so duceeya wll 40 qof ducadooda waa la aqbalaa
Guur diyaar ma u tahay?
Isha allah mid aadku dagto
Musasalka xalqadiisa aad bay u gaabtahay 😊naga soo dheereeyah
Waar filmka inta ugu dambysaa macaana jah❤😂🥰🔥
beenta mhn mxaa dhici dona
Kaamaal waa wiil gabar kasto kuhamiso habjilinkiisana aad ufiican❤❤
Jah sxp wiilka igu dar😂😂😂
kaligaaba weeye walal kuma hamino anagu😂
@@najahhasan3134so ma aha 😅
@@najahhasan3134u sheegbo😂😂
Quruxduuu illaaah ku abuurey ❤️😂😂😂
Sawirka iisaaran cidii taageerto ❤
Magaciis musalsalkan abyo
@@Naruura4حب الإيجار
@@Naruura4aboowe waa kiradii jaceelka trlgram kahelee aboowe
Dy wllo meln kahelo isheg jcylki kirda
waa yaab inbaa jiifto jaceyl loogu go ay inbaa roortoo raali laga ahayn
Ku wada saliya scw
Scw❤❤❤❤
scw
inta dharareysa farta taag😅
Ku sali nabi muhamed sallallaahu calayhi wasalam
Sallahu calleyhii wassalam ❤️❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw
Ma jira tolow qof aniga kle 2024 daawanay😢😂😂
Yeh Ana kula mida baayo 😅
Wlh you guys are suppose to release 2episodes per day atleast this getting extra curious for the movie till we're even dreaming abt 😢😅
😂😂😂wlhi filmkoo igusocdo bay igugooyeen kamaal😂❤filmka soodhereeya wllayaal😂
Ma aragtay horta anba sidaaso kale ayu igu socday wlh lkn dharka iskaso badal umbuu dhahaye gabadha si kaley u fahantee see cml
Wow next part can't wait 🎉
Metelka guuleed walaahi marwalba wuu isaameeyaa walaahi waan oyaa waxbadan xitaa markan aan kuu sooqorayo ilmaadaa igatifle magaranayo sababta 😢😢
Inta filinka la socota like saara
Wr wll filmku wa asal lkn hablaha asturka ugu dadaala 🎉🎉
Fariiid halkaa kahay wllo ❤️❤️
@@Burco_bilabaran kabaqan ee kala dil😅
Hargeysa sidaa miyey uquruxbadantey❤
Haa wlo mnsha allh noo raaci
Haah lkn masha Allah dheh 😊
@@isirsiciidgaaxnuug1894 iyaada reer hargaysa ah miyey uquudhi weydey m.a waa yab
😄😄😄😄😄aniguba reer hargesa ahey ala nabada ha inoo xoojiyo hadaanay nabadi jirin qurux jirimyso
@@AyaanXamse dee m.a maad iska tidhahdid ina adeer 😂👍
Faaraxoow marka filmka laga yimaado sidan maa noqotid🎉😂😊
Hhhhhhhhhhh
cawo igu horysaa musalalkan wanan ka helay woow good job guys
Anigaba maanta bacdal casar ayaa iigu horaysy all xalaqaadkiiso dhan yacni 6da xalaqaba waan daawaday😢 barkintyda ilina qoysy😢
@@sowdaaliaden169 😂😂
19:27 feeling sad for gabadh miskintee dusha wax ka jecel in sidaas loo galo maaha 😢
Haa feelings prank magalan miskiinta 😢
Anaa ku xun wllhy naaguhu waa cadow😭
Inta hana jeclaatay iso raaca🫥😀
Am in love with this film 😻❤
character ka matalaya role ka 𝑅axma ee kamal wax u qoraysa jilliinkeedu wuxuu ubaahanyahay tababar dheraad ah iyo in aad loo layliyo xogaa waxa ladareemaya in riwaayad ama mashrax ay jilayso
Ala waxaan is lahaa halkaad ku aragtay ileen tiktok ayaan ku arky maryaa iska soo badal😮😅
Maskaxadayd bar baa ka furan waxan umalenayay markan arkay Catania inay gabadhu uur ledhay😂😂😂😂😂
club baa inaga wada furan bal waxaynu ku fikirayno eeg😂😂
we are same walahi 😭😂
@@najahhasan3134 sideen isku dawaynaa bal waayahee waynu gonaye😂😂😭
Wllalayalow plz.wakhtiga soobadiya nagadaya 20 daqiiqo inyar ku kordhiga 😢 , anyway cawa waa laga yaabay masha alh film iga dheh❤❤🎉🎉🎉🎉
Tolow majira qof ilamida 2025 firsanay ismuji
Inaan mudo sugno iyo inuu habeenkiisa nagu raago haysugu kaayo darina plz
Subxaanalaah,tuug gurguurte iyo gangiska u wato, dalka iyo dadka inta hartay halka badbaadiyo somaaliyey
😂😂😂😂😂qaybta udanbesaa lee kuqosla astaqfurullah isfahan waa 😂😂❤i can't wait prt 7😊
Haa wxkle makufikireninoo hhhh
Goormaa lasoo deynaa qeypta 7aad
@@abdulahiyaroabdi abwe time uma go'ano lkn cawa ama hbn danbo mid uun
Astaan TV waxan idin waydinaa dhaqtarku waa somali filimka aan daawaneynana waa somali muxuu af somali ugu hadli wayey? SABAB? Teeda kale qoraalka ” 7 days letter” waa in uu hoos maraa, afkeena hooyana uu saramara.
Good 👍🏿
Waan kugu raaacsanahay wlhi, markiiba waxa iguso dhacday maxay englishka uga dhigen diktorka
Waan kugu racsanhy wllo
🙏
Waaan kugu raacsanhy afkeena hodankaa hala hore mariyo
Manoli wllhi 😂😂😂 dcd uu qosolaay
Hanna :mxa tiri igu soo celi
Kamal:maryaha qafifa soo xiiro
Hanna :maa waxa rbta mara jirkeyga ka dhax arkeyso ina soo xiidho😂😂😂
موسيقات مصرية والله توب❤😊
كيف عرفة إنها موسيقى مصرية
انت مصريه ولا أيه
بل موسيقاه تركية
Inta naagaha waxbaranaya is dhajisay like me 😅
Ma kaligay uunba si qaldan u fikiray mise qaar ila mida jira 😂😂
Jaceyl aa ka dareemooyaa gabadha😂😂
Xata aniga kula mida 😂😂
run ahaantii Aniga oo kaliya halkan ku soo jeedinaya ra'yigayga, waxan odhan lahaa dhamaadku kumuu haboonayn xalqadda. si qurux leh ayuu u socday lakin is fahan la'aan ta ka dhex dhacday kamaal Ivo hana waxa ay ahayd mid ay ka muuqato is ciyaalayn Ivo is yeel yeel badan lagana dareemayo Jilin xumi. Run ahaanti Aad baa looga qurux badnaa.
Sheekadii ugu qosalka badneed😂😂😂😂😂 kamaalaa
Magaceygu waa awal waxaan ahey atooraha filimka ee kamaal waa magaca aanku matalo filimka kaliya dhamaan waan salaamey tasheerayaasheyda🎉❤
😅😅😅
😂😂😂
ان كيدهم العظيم سبحان الله
Naa hushe baati soo xiro buu ka wadaaaa😅😅😅😅😅😅
Nabiga kusaliya wllo
Dulqaadki waa naga dhamaaday ha inagu soo saarina xalqad kle
Wey guleed😢 halkuu ka soo hadli doonaa wadanke
Kamaal legend waaye
Thé English is another level dhakhtr kajoog 😂😂😂
kusoo dhawow barashada qur.anka kariimka qaab online ah adigoo joogo gurigaga mise qoobtada shaqo ka faaideyso wakhtigaga I.a
1)barashada xifdinta qura'an
2) barashada hingaada
3) barashada tajwiidka
well come i.a
Ma free baa wllo😢
Xage laydinka so xidhiidhaya
Tolow kamaan watan laleeyahey jigjiga ayuu ka imide ma cagdheerbaa waanka shakiyee
Maamada pooskeda hadaa qadan qaran galin lahyden musalsalka siduu u dagan yhy ma u dagnaaden dadka musalsalka ku jiro weywada qeylin lahyen 😂😂😂😂😂😂
Qaladka lmaanaha ku kal a dhaca
Qadar haduu keeno ama ay noqota
Qooraansi rageed midna maaha
Qaracane waa qaybaha noloshoo
Qofba dhinaciisuu ka dareemaa
Qarfaha iyo qalalaasaha nololeed
Qalanjadii qawlkigo layays hiigsiga
Qamar iyo soo may noqon dayax ifaya
Quruxdii rabi kugaladay soomay ifbixinoo
QudhAan saaro dhaayaha ma dagin ankii iyo
Qalbigii hiyi kacsanaa ee saluugayay sawdkii
Qiimhaha ulahaa maqalka dgagaha iyo maskadaba
Guleed wn ku jeclhy wiilkii ugu horeyeey an jeclaado bad thy
Astaqfurullh wlh waa raftay Inta u dambaysa filmka qacpaa ka yeedhay kamaal ku lahaa maryaha iska so dhig😅😅😅😂😂
Hhh guuleed iyo Hank maysku yaaceen
Soo hadalka somaalia lama oran waa mergay halkii lo leexiyo ayow noqon nayaa 😂😂😂 marka ayadaa qal qal looce neyso inkastoo ey jiliin tahay waa dhab
Best of the Somali super hero films interests i can't wait prt 7 coming soon insha allah 💯💯👍❤😄📤📤⚽️
Waan kahelay filim ka soobadi plz❤😢😮
Filmkani wuxuu dhiirigelin dadban u yahay in wiil kasta oo reerkooda isku dhacaan tahriibo,
Bal aan is waydiino ninka tahriibay maxaa ka maqnaa?.
Ninkan se inta uu xoolihiisii ka dabo diray haddana loo baanaayo, looguna henjebaayo in aanu codkiisa dib maqli doonin ma isagaa qaldan mise kibirbaa lala doontay?
Ku sali nebiga CSW ❤
Dr asigo somali ah waliba somali jogo qofka uu la hdlayana somali why uu English ugu hdlaya flimka intanu ku xunyahy
Dhakhtarku luqadiisa haku hadlo hadii kale qebaha kale yusolawan plz
Gawadhan ladahaa muwaxid ee gawadha kale kawaaleysa qurux badanaa 😅❤❤
Best musalsal 🎉❤
Kamaal wax fahan hana wey kugu wareegaysa😂😂😂😁😁
Filim somliya ah waligy ma dawan plse filimkan wn ka helay sababta kamaal and guuled the best actrs weye wlhi😮😊
Na beedeyadii ba busta hoostii. Kaagaso jawaabyae maaha kml alla ciil "badanaa dadkanoo kale ya addunka ka dhameeyya nio quluubta dhawra kaxaaaqa😂😂
Dhakhtarka mxahaya macnaha somali mahn😅😅
Wxba Lama zoo daynayee ku kala yaaca nio😅😅😅😅
Whi wan jeclahay ❤musalsalka
Haddii aan anahnay ragga maskah aandernahay ruun ahaantii😔😔
Engilishka waaxey somaligi maad hormarisaan dee bilaah calaykum
Allahuma aamiin yaa rabi
Filimka waxaad u matasheen qaabka aflaamta caalamka lkn qofkii garanaya soomalida indho adaygoodqa iyo doodooda waa la yaabayaa markuu arko maxamuud oo dhegaha laga babinayo oo wllkis looga sheekaynayo isna uusan hadlayn
Wax kastoo ay ahaataba hadda filimka aab mcn iyo meel mcn buu marayaa
Thanks all of you
Qiso xanuun bdn waye runtii somalida dhan qisada guled maxay u sameysay na😢
This story is so beuoty full
Kamal is best actot
Sheekada may isla ogaayeen Maria iyo Jamaal🤣
astan flim deda bas dawada lkn mxy kugu taal 25 daqiiqo plz 40 ilaa 45 nooga dhiga
Walaahi kana Film Soomaali waa uu dhaafay ee Film American buu maraya ❤❤❤❤❤
Ninkii kamaal ahaa dhiiquu ku jiraa caawa😂😂
Waryaadaheeni Wuxu Muuna Dhawaynba😂😭
Shukran 😊
Muudhamaaday hayaan wllayaal
Kamaal wajiya badan baa u qarsoon😊
Dr maxaa ka qaldan somali loo bahanyhay isna America 🇺🇸 iska dhgyaa