Shirkad Canshuurta u qaada Dowladda oo AS dhankooda sheegeen in ay wakiil u tahay & cadeymo la helay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 38

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 16 дней назад +5

    Salaan sare brother Balwaan,
    Meeshaan Dawlad Kama jirto ee qawlaysato dadka iyo dalka dhacda.

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 16 дней назад +12

    Waawareey balwaan marhore ayyaa sheegtay inay daujadiid arsanaalwadashaqaystaan

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 16 дней назад

      Absolutely!!! 💯

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 16 дней назад +3

    Guuuuuuul Iyo Gobanimo Balwaaaan

  • @mohamedwarsame9588
    @mohamedwarsame9588 16 дней назад +10

    Balwaan walaaloow tani dawlad ma aha ee waa tuugo soo dhardhigatay

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 16 дней назад +2

    Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 16 дней назад

    SubxaanalLaah!!!
    AlLoow noo Sahal. 🤲🏽

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 16 дней назад +1

    Wan kusalaamay balwaan

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 16 дней назад

    Allaahu akbar

  • @bby6
    @bby6 16 дней назад +5

    Wa waryab leh Hassan munaafaq asaga shabab ah runti lakin umada ma aminsana

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 15 дней назад +1

    GUUL GUUL GUUL SSC IYO WARSANGALI.

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 16 дней назад +2

    Waa dowlad iyadoo dhan as ah sidee wadanka u xasilinaya 😮😮😮😮

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 16 дней назад +6

    Sory xafiiska xasan sheekh ayaa laga cukumaa shabaab

  • @FadumoCismaan-w8x
    @FadumoCismaan-w8x 16 дней назад +1

    SOMALI RIP wey noo dhamtay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 14 дней назад

    Walamalenaye in nimaka laquudiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 16 дней назад +1

    Madaxweynahygu Waa Deni. Dowladydu waa Puntland.
    gurguurte waa gudoomiyaha AS ufadhiyo xamar weye.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 16 дней назад +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run meshan dowlada gama jirdo dowladi bahalodey waxey isku badashay argixso shbb dacish waxa nala dhihi jirey shbb dacish dagal ba kula jirna wa been waxa gama jiran wlkn abdulahi ceebta adunka ba dhacday argixisadi shbb dacish ba so hadashay waxey la so hadlan ganacsadi muqdisho ee suqyada waxey yiradan bad ah ba niga raban ganacsadi suqyadi muqdisho wey diidan iney bixiyan lagacta badah odeygi 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho ba lo shegey jawab ba la sugaya

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 16 дней назад

    Asc mr.balwan waa nasiib darada .hassan sheekh ayaa ka dambeeya shirkada
    Dawladu ayadaa shabab

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 дней назад

    SUBXAAN ALAAH😱😱😱. WALEE WAA LA OGAA IN XASAN TUUG UU YAHAY ALSHABAAB 😂. ILAAHAY XASANOW KUMA ASTURO

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 14 дней назад

    Subxaanallah subxaanallah Hassan idagaba Alshabaab 😂😂😂

  • @FadumoCismaan-w8x
    @FadumoCismaan-w8x 16 дней назад +1

    SOMALIRIP😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saynab7503
    @saynab7503 16 дней назад +2

    intana waxay Lee yihiin dowlada meel kasta camera yaan kudhejinay siloo ilaaliyo wax walba waa la filayay balwaanoy waana la og yahy kii isasoodhiibaba inay jago siiyan dowladoo dhan yaa argagiso ah

    • @AbdiNasir-n5h
      @AbdiNasir-n5h 16 дней назад

      Gur gurte inu Al shabab la heshiyay iskuna dhibay way caddahay, maxa yelay dadko DHAN ayaba iyaga wada ah gar ahan muqdisho iyo wixi ka ballawda oo kasi shisheya
      wa laysla qarabta Wana lays ogyahay ader Wana wax iska cad oo Mel kasta oo Somali jogto ka Jira, ya Ben lo shegi ninkan ogayna
      wa nacas Aan waxba kala ogayn...

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 16 дней назад

    Xasbiyolaah xasan xarash qaran ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi amiin yaa allaha 🤲🤲🤲📿📿📿🤔
    Xasan dagal sokeye iyo 91 waxa uu ugaliyay waa nin arsilal eeh Xasbiyolaah 🤔

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 15 дней назад

    2 shabaab waaye dowlada mooryaan xasan

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 15 дней назад

    Xasan xaraash IN la qabto Ayey U baahan tahay

  • @Saharo-h6u
    @Saharo-h6u 16 дней назад

    Asc bacalwaan xasan garguute awalba alshabaab buu ahaa

  • @user-sm5zh8su1z
    @user-sm5zh8su1z 15 дней назад

    ilaahow dalka ka bad baadi Hassan munaafaq iyo Argagaxisada

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 16 дней назад

    War badana o ben badana waxan afka wayn

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 16 дней назад

    Hassan Sheikh wax anan ka surtobeynin malaha

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 16 дней назад

    Wanaagsan

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 16 дней назад

    kkkkkkk laba shabaab waa wada shaqeeyaan horaan usheegay walee

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 16 дней назад

    Maxaa isku soo beegay inay xasan gurguurte iyo jawaasiistiisu inay ka xanaaqaan oo ka murugoodaan argagixisada ay xasuuqeen ciidanka puntiland iyo inay mid kamida shirkada xasan gurguurte oo argagixisada katirsani cashuurta ka qaado dakada Mogadishu weliba argagixisada uga soo dejiso hubka iyo qaraxyada ???!!!

    • @LuulahmedJama
      @LuulahmedJama 16 дней назад

      Maxa waxa isdabayaala ilaahow naamaanso

  • @Ilyasosman-c4n
    @Ilyasosman-c4n 16 дней назад

    Xasan gar guurte waa tuug tuug dhaley muslim macahan

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 16 дней назад

    🫣🫣🫣🫣🥲