Soomaali siyaad bare ayaa horay u sheegay allaha u naxariisto wuxuu yiri . Soomaali dadkeeda waa bulaacad hadii afka laga furu cid u qaban karto ma jirto 👍
KAN GUDIGA DOORASHAD HOGAAMIYAHA U AH MINASOTA DOWLADA AYUU LACAG KALA SOO GOOSTAY MEESHUU WAYEELKA KU HAYAYNA WAA LAGA XIRAY SI FIICAN UMA XANNAANAYNAYN SIDEE DOORASHO LOOGU AMINA
Madaxweyne xasan sheekh WADADII CADEED. CAGTA SAARAY. DOORASHO QOF IYO COD KU DOORO MADAXWEYNE DALKA SOMALIA STATE GOVERNMENT AND POLITICIANS. SOMALIA AREN'T GONNA. WAIT. FOR THEM ❤❤❤❤❤
Waar balwaan wax badan baa la yiri waxa xasan wata ma dhaceeso wayna dhacay oo odayga wuu marsiistay doorashada iminka xasan wato waxaan u maleenayaa inuu marsiisan doono oo uu meesha ku sii joogi doono
Guul guul Farmajo❤❤❤❤❤
Masha aallh guuleyso mudane farmajo
Waa. Runtii. farmaajo guuleyso ❤
farmaajo GUuuuuuul❤
War yaa illahey yaqaano,xagee
Doorasho qof iyo cod lagu
Khabanaya,hadii wadanko dhan,xabad leysla dhacayo,hoog holac ku jiro
,oo nabadba ka jirin ma muqdisho,kaliba,xata loma,dhamo gobaladi,ba maqan, wallaahi waa fajac
Masha Allaah farmaajo waa Wadani ilaahay ha xifdiyo Aamiin 💙💙
farmajo wlcc back inshaaalh 2026
AMIIN INSHAALLA WALL
Guuleysto mudane Farmajo ❤❤❤
Maansha allaah guul iyo gobanimo mudane mahadsanid farmaajo ❤❤❤
Nin qab Somalia leh ayu ahaa farmaajo illahba nadilaye
Soomaali siyaad bare ayaa horay u sheegay allaha u naxariisto wuxuu yiri .
Soomaali dadkeeda waa bulaacad hadii afka laga furu cid u qaban karto ma jirto 👍
Farmajo sonoqo inchallah 🎉🎉🎉🎉
MashAllah
1990 Baa loo noqonaya tas ogad SOMALI RIP 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Nolow balwaan guuleyso
Farmaajo Ha dhaho xasanoow Na Tus hantidii Qaranka iyo sharaftii Aan Kugu wareejiyey
farmaajo waa MD keliya ee samata bixin kara dalkan hoga llagu ridiye baabaya ❤️❤️❤️
ARYAA BALWAAN NINKAAS EEYGA EEYGA DHALEY AH QURBAHA KA IMAADAY OO GUDIGA DOORASHO ISKU SHEEGAYA WAA MIDKA XASAN MUNAAFAQ FUTADA KA SOO RIIXAYO
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run xabiibul malayin mw maxamed abdulahi farmajo waxu yiri dorasho puntland jubland iyo siyasinta jogni ma dhacaso xasan gorgurde dalka ha bur burin mw sheikh sharaf ahmed ababul ficn ba ka socdo shabelle dhaxe dagano muqdisho kawada gacanta ba la qaban odeyga 70jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
SHARIIF IYO KHEYRE HA DHISTEEN GUDI DOORASHO DADBAN.
❤
Hassan sheikh mohamud. Abdullahi. Farmaajo.waa. mid.tuug.weyne Sheikh shariif Waa geesi guuleyso
Mw.farmaajo Xafidullah waxa U wado xassan munafaq tuuga Bahan muqdisho wax dhaafsaysa maha
Farmaajo Waa Faqash Oo Xamar imaan Karin
Waxan soconeen buuwadaa I xasan munaafaq wadanka badabaadiya soomaliyeeya kaca
KAN GUDIGA DOORASHAD HOGAAMIYAHA U AH MINASOTA DOWLADA AYUU LACAG KALA SOO GOOSTAY MEESHUU WAYEELKA KU HAYAYNA WAA LAGA XIRAY SI FIICAN UMA XANNAANAYNAYN SIDEE DOORASHO LOOGU AMINA
Doorashada xasan wixii
Kasoo baxa cidna wax yuusan kasiinin
Isdooro xasanow
Hadeey ku shaqeeyneyso
Bal aan dhowro
Doorashadaada
Hadaan
Laandheere tahay
Waan Arkeeynaa
Mahadsanid
Balwaan
Mudane madaxwyne dalka badbaaduu rabaa oo mooryaan xasan xaraash qaran bad iyo dhul iyo hawo waa gatay inuu isku caano shubo buu rabaa sida geele Djibouti 🇩🇯 oo kale oo uu qabsado wax doorasho qof iyo cod loogu yeeray isaganaa diidanaa xiligigaaga markaad rabtay doorasho qof iyo cod oo xalaal ah inaad qabato uu qoray u qaatay mirinaayo u galay, mudane madaxwyne Farmaajo dalka iyo dadkaba waa tabeen amaanadada iyo wadaniyadada 🇸🇴❤️🫡
Cabdulaahi balwaan sxb inta xamar caasumad tahay ee aan laga wareejin soomaaliya haka sugin mustaqbal iyo nabad toona waayo 34 ayey sidaas aheyd kooxba koox ayey udhiibeysaa
Madaxweyne xasan sheekh
WADADII CADEED. CAGTA SAARAY.
DOORASHO QOF IYO COD KU DOORO MADAXWEYNE DALKA SOMALIA
STATE GOVERNMENT AND POLITICIANS. SOMALIA AREN'T GONNA. WAIT. FOR THEM ❤❤❤❤❤
Wakhti gan dalka lama haydan karo
XASAN HADAL UMA BAAHNA EE ISKA AAMUSA AMA KU DUULA DULIGA XUN.
Adiga yahuudiya ilaheyna yahuud qoorta kusuray wexee adkasbatey darted oo adkagashey dadka Muslimiinta somaliyed aniga media ekeeneysaae ana adankadaba shaqeynaa
Farmagio kubaqey dhiiga dadanaya raascasayr iyo raskabooni adaa kamasula oo faresa waayey oo simali balayo kuladhexjira maantad se aniga babka soo gasho waamaantad soo uri laheed
Xasan dhiiqo dadsuurukii uu bedelleye buu ku mamaya lkn tani waa tuu eedi llaha cidi kayelayasana majirito naaga uu furaya buu ka ilima dhallaya isga yiri anaguna maanta anaga llehe qarabuu jafaya duqan👁️
Mw Xassan Sh. Aya Yiri Aso Mucaarad ah " Mw Farmaajo Wuxuu Meel Fog Ka Arka 20-30 Sano Inuu Maamulo Dalka Lkn Waxa Ka Sokeeyo Bohol Haanagu Ridin Adiga Uun Ku Dhac Annaga Na dhig
Macnaha Talada Dhulka Dhig "
Farmaajo inkastuu SL iyo khaatumo aamminsanayn soo maahan inày Somalia Ka tashadàan
😅waan rabna dorasho anga oo
XUMAA XASAN IYO WAXA UU SOO XUSHAY XAGUU KA KEENAY XASHIISHKA?
Tirada codadka doorashada markey tiradeeda dhamaato waxey noqon doontaa codadka 99%inuu ku guuleestay Gurguurte ....Yaahu'
Kaabe
Siyasinta dalka wa iney ogadan xasan hadal iyo ceeb ama wax usheg dhag uma dhigo.hala iska qabto qaainu wadanka dalka liqay oo ka iibinayo gumeystaha
Wardhiigley bes baa looga talinaayaa 😆
Ta kle balwaanoow doorashada Somaliya Kuma jiraan Miyaa khaatumo iyo SL!?
Waar balwaan wax badan baa la yiri waxa xasan wata ma dhaceeso wayna dhacay oo odayga wuu marsiistay doorashada iminka xasan wato waxaan u maleenayaa inuu marsiisan doono oo uu meesha ku sii joogi doono
Farmaajo yaa dhagaysanaya xasan wuxii uu isga ka bartay iayadoo 2,0 ayuu wataa,
Ayaga lee is dooranaaya yaa doqon ah oo duurka loo dirayaa dad wax fahansan baa la wada yahay
PL JL SSC IYO SL XAGAY KAGA JIRAAN URURADA IYO GUDIDA IYO DOORASHADABA?
😂waaruntii
Waxan ka baqayaa madax waynaa in uu iska dhiibo yurub adigna dal ayaa ka hadleesaa mar walba isaga ayaa mel walba adaya😅😅😅😅😅
Meelna kama shaqeynaye cayrta dowlada lasiiyo ito tuugsiga inlaqto aya loo ordaya.
Somaliyey nabad hadad rabtaan ninkan toogta anugu kuma soo qaban ilahey baa kusoo qabtey
Talaabadii la qaado hees iyo run sheegid qabiil baa loo cararayaa oo loo bedeli balaayo
Gudi madax banaan matihid ee waxaatihiin gudi tooganimo iyo qarandumis iyo katagi somalida hadaa waxaas fulisaana taariikh lacnad wadato ayaa idiinka hari ilaa qiyaamada
GOORMA AYEY DIIWAANGELIYEEN??? WAA MUSUQ TUUGO XADGUDUB BOOB IYO KHALKHAL WADAN.
Kne siyasi mah kiligiisuw gargiirryaa
Hhhhhhh farmaajo iyo adigu isku mid ayaa tihiin farmaajo halkee ka shaqeeyaa warkiisu adiguna cbb iska hadlaaya ayaa tahay
Waa been inta dadka dhibtey ama dadka muslinka ceysa oo aykanoolan waayeen asagaa kadanbeya
ARYAA BALWAAN NINKAAS EEYGA EEYGA DHALEY AH QURBAHA KA IMAADAY OO GUDIGA DOORASHO ISKU SHEEGAYA WAA MIDKA XASAN MUNAAFAQ FUTADA KA SOO RIIXAYO
ARYAA BALWAAN NINKAAS EEYGA EEYGA DHALEY AH QURBAHA KA IMAADAY OO GUDIGA DOORASHO ISKU SHEEGAYA WAA MIDKA XASAN MUNAAFAQ FUTADA KA SOO RIIXAYO
ARYAA BALWAAN NINKAAS EEYGA EEYGA DHALEY AH QURBAHA KA IMAADAY OO GUDIGA DOORASHO ISKU SHEEGAYA WAA MIDKA XASAN MUNAAFAQ FUTADA KA SOO RIIXAYO
ARYAA BALWAAN NINKAAS EEYGA EEYGA DHALEY AH QURBAHA KA IMAADAY OO GUDIGA DOORASHO ISKU SHEEGAYA WAA MIDKA XASAN MUNAAFAQ FUTADA KA SOO RIIXAYO