Eritrea oo go’aan weyn hor dhigtay Somalia, dalal gaar ahna walaac ka muujisay-Maxaa cusub?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 78

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 18 дней назад +12

    Walahi anagii baa cadow isku noqoney ilaahayow adiga awood leh wax ka qeyr qabo inoo keen Aamin Aamin

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 18 дней назад +2

    Somalia 🇸🇴, Eritrea 🇪🇷, and Egypt 🇪🇬 must united !!!!
    That's great 👍 for Somalialy peoples.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 17 дней назад

    Subxaanallaah Subxaanallaah Ilaaheey Soomaalia ha Badbaadiyo Hadda Iyo Burbur. Xoog Leh 🇸🇴🙏😭

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    Illaahay wadanka ha noo badbaadiyi saasiyiinteenana illaahayow xaqa tus oo so hunuuni wadankana codowga noga xifdi Aamiin

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    Anaga waa naxsan nahay waxaa ka walwalaynaa in waddankeena uu galo gacanta Ethiopia,illaahay hana badbaacdiyo in gumaysi Ethiopia galno Aamiin

    • @AdenAli-uk6cz
      @AdenAli-uk6cz 18 дней назад

      Wuuba galey be xasan sheikh khaainul wadan weeye cabtooy da ayuu la maskax yahay

  • @MowliidXusen-j3z
    @MowliidXusen-j3z 18 дней назад

    Masha allaaha wn kuqanacnay wararka xasasi ah oo ad noosoo gudbinee masul

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 18 дней назад

    Masha allaha ❤❤❤

  • @AliFarah-z1z
    @AliFarah-z1z 18 дней назад +1

    Asc Inshallahotacala khayr waan suugayna waxa kasta way sobixidonta

  • @mohamedomar754
    @mohamedomar754 18 дней назад

    Guul Somalia

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 18 дней назад

    Mahadsanid weriye Cabdiaziz Barrow. Waxaan aaminsanahay kartida dublamaasiyadeed ee madaxweynaheena, waxaan hubaa in dawladeenu ay heli doonto waddo ay ku joojin karto damaca iyo rabitaanka Itoobiya.. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @baabaali5159
    @baabaali5159 18 дней назад +1

    One ❤❤❤❤

  • @baabaali5159
    @baabaali5159 18 дней назад +1

    Kow ❤❤❤❤❤

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 18 дней назад

    May allah save the somali nation.

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 18 дней назад +4

    ❤illaahow❤ islaamka mid ka dhig aamin aamin aamin ❤yaa rabi❤

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 18 дней назад

    Xasan iyo kooxdiisa waabalalay hadbameel udulaysa mahadsanid barow

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 18 дней назад +3

    Kunjeer eleteria u dhanta somalia turkey waayo turkey waa kan le ethiopia xaq bay u leedahay inay badada qatato. Balse mooryan aan iiman iyo go,an tona lahay ba somalia ka talisa

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 17 дней назад +1

    في حاله موجد داخل السومال جيش اتوبي ضياع حكومه سومايه

  • @AdenAli-uk6cz
    @AdenAli-uk6cz 18 дней назад

    Xasan guurguurte khaainun wadan weeye xaqiiqdi

  • @sahrahassan3994
    @sahrahassan3994 18 дней назад

    Yaa Rabi nacaawi!

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 17 дней назад

    Waa la yaabay ee adigu ma yaabtay.

  • @نورهنوره-ن9ت1ش
    @نورهنوره-ن9ت1ش 17 дней назад

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 18 дней назад

    XASAN SHARMUUTTO WEEYI MALINBA NIN DALKIISA DHISAAYA AYUU HOOSYAALLA

  • @MaxamedCabdifaraxMaxamedCabdi
    @MaxamedCabdifaraxMaxamedCabdi 18 дней назад +3

    Abowe warkaga iska wada lakin mudada dheer ee isayas uu dalkisa xukimayo waxba kama galin wayo adugu ma tihid mueadin Eritrea ah er maxa ugu haysata mise shekada reer galbeedka ayad raceysa

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 18 дней назад +2

    “Asalaamu Calaykum “
    Mar hadii Xaaladii Siyaasadeed ee Wadanka ay Cakirantahay! Macanaheedu waa in MW Xassan uu ku guuldaraystay tii dibada iyo tii gudahaba!!! Mar kaad eegto Sida MW Xassan uu ugu dag dagay heshiiska Ethopia waxaan ka baranaynaa in Turkigu uusan daacad ka ahayn Arinka labada dal oo uu qancinayay dawlada Ethopia! Xassan Sheekhna uu qancinayay Erdigoon oo uu hilmaamay danta dalkiisa iyo dadkiisi uu Matalayay!!!

    • @rahmamoalim5937
      @rahmamoalim5937 18 дней назад

      Waa sax laakin hadda maxaa ka yeelnaa balamasnka waa Amusan Yahay way ka hor imaankataa heshiiskaan wayna baadbaadin karaan waddan

  • @Muxumed-n9j
    @Muxumed-n9j 18 дней назад +3

    Waan soodhawaynaa in etoobiya loodiido bada cas

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 18 дней назад

    Jabuuti ma dalbaa hunguriuun weeye siyaasadeefa

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 17 дней назад

    ASC Ballaayo wey hurudaa muufse fidanada oo dhan waa isaga warkale ma leh allaha naga badbadiyo

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 18 дней назад

    Maamulka HSM waa(Aan ku waalee i dhageyso)
    1=(Experts)Foreign policy advisers.NO..
    2=experienced(Security Policy)NO..
    3=economic policy.NO...
    4=country Long term strategy.NO...
    5=Domestic policy(arrimaha bulshada)NO..
    6=Country's military policy.No..
    Siyaasadda HSM waa "Aan ku waalee I dhageyso"

  • @Abdi-zv6ex
    @Abdi-zv6ex 18 дней назад

    Waa in Itoobiya laga fogeeyo siyaasada Soomaaliya. Somalia iyo Eritrea dhanka Bada Jabouti baa udhaxaysa. Dhererka Bada Jabuutina kama badna qiyaas 370km.

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    Ma eedaynayno oo Kaliya Hassan shiekh waxan eedaynaynaa parlamanla iyo maamul gaboleedyada

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 18 дней назад

    Hassa sh and his fellows in mogadisho
    (Will they comprehensively understand where somali issues lies at)?

  • @MaxamuudIsaaq-tb3xz
    @MaxamuudIsaaq-tb3xz 17 дней назад

    ❤th

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 18 дней назад +1

    ITOOBIYA WAA 120 MALYAN, HADDEY BADDENA HESHO BARRIGUNA WEY NAGA QABSATAY, DAAD INTU KA FOG YAHAY AYA LA ISKA MOOSA, NABAD AYAN QABNAYE ITOOBIYA TURKI MASLAXADISA KA WATTO, HA LA DIIDO.

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 18 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 18 дней назад

    Haddii dowlada Imaraada, Ethiopia, Turkeye iyo kuwa kale ee Somalia faraha kula jira dalka Somalia u horseedaya faragalinta Siyaasadda ku sameeynaya. taasoo dhibaatooyin u soo jiidaysa xagga horumarkeeda deb-udhac ku sameeynaysa waa inay iska qabto Somalia.

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 17 дней назад

    Asc barow aniga waxaa odhan lahaa dhamaan xidhiidhka haloo jaro

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 17 дней назад

    Wsc waa in ay Etophia ciidamada kala baxdo Somalia, Eritrea iyo Somalia iyo Egypt ay iskashdaan,oo ay badda iyo dhulkoodooda ka tashadaan,MD Hassan Sheikh ha ka noqdo isafgaradka Ethiopia haddii Dadweynaha ayaa diidi Donna arrintaas waa waddankeena
    ha qaadato wadankeena waa qalad Etophia in ay soo gasho badda Somalia,fiiri sida ay ula dhaqantay ciidamadeena iyo dhulkeena sorry,Nimanka somalida Aniga oo Aisha ayaa ka siyaasad fiican, because Etophia soo dhoweysteen, waxaan noqon lahaa sida Afawerk Eritrea oo kale,war MD Hassan Sheikh siyaasad jilicsanaa sorry waxaan qaba welwel arrinta Etophia oo ah mid been iyo dhabka in ay ka toogato dadka ay balameen taqaan.Thanks
    ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 17 дней назад +1

    ليش الترا. ما تتعمل مع اتوبيا اعدا. اش الفرف مع السومال واتوبيا اعدا. لاكن سومال. تتعمل مع اعدا هههههه

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 18 дней назад

    Etobiya siyaasada gudaha in ku milanto waxa fududeynaya mamulgoboleeyada j/lan iyo p/lan oo u muuqda qaranka Somalia etobiya

  • @IbrahimAfrican
    @IbrahimAfrican 18 дней назад

    Itoobiya. 6 melyan oo. Eretereeya. Iska. Celin. Waysey. Anagoo. 18 melyan. Ah. Tawar. Noo. Helee. Marka

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 18 дней назад

    Waka xassan dhiqo wa ka dawarsii tagaye

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 18 дней назад

    Faransiiska iyo Itoobiya waa cadowga umada Soomaaliyeed.
    Masar iyo Eritareya waa saaxibadeena.
    Waa in siyaasiyiinta Itoobiya u adeegaya maxkamad la soo taago.
    Waa in Qaranka Soomaaliyeed laga difaaco cadowga Itoobiya.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @MohamedIbrahimAtosh
    @MohamedIbrahimAtosh 18 дней назад

    Ethiopia wey Aragtay Kala qeybsanan Somalia.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 17 дней назад

    Dadka u sacab tumaya Ethoopia waa labo maamul goboleed kuna cadadinaya dawlada lkn somalidu hal dhinac ayey arkayaan

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    We don't have to wait until uu Hassan shiekh ka dhiibaayo Bada we. Can stop him if we are shacabka Soomaaliyeed and the parliman

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 18 дней назад +1

    Nasiib darro Somalia cid wolba ayaa u hanjabeyaa.

  • @idirisadankazin4077
    @idirisadankazin4077 17 дней назад

    ASC HESHIISKA ANKARA WAXAA LAGUNDOONAYAY HOOLGALKAMIDOWGA AFRIKA INLAGUBIIRIYO ITOPIYA ISLAMARKANALAISFAHMO LAAKIIN TIIBADA WALIFARIKAMAQODNA

  • @AliDalmar-o3c
    @AliDalmar-o3c 18 дней назад

    Angus waa kawewelaya soomaliya waayo hishiisyada ee faraway badan ee aymasuulinta d f k ah waa welwel

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 17 дней назад

    Is goyska waxaa looga gudbi karaa soomaaliya in isku raaci kartaa in damaca itoobiya laga hor yimaado lana diido damaceeda, si deg deg ahna loo keeno saaxiibada masar iyo ereteriya iyo kuwiikale oo la helikaro guul soomaaliya

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 18 дней назад

    Turkiygu. Wuu. Isbedelay soomaaliyeey. Hada. Maraykan iyo itopia ayuu. La shaqaynayaa. Itopiyan israailbaa. Ka sii. Dambaysee. Taa. Ogaada

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    Thank you barow show but i la eedayo hassan shiekh oo kaliya Xal mahan waa in Xal la keeno oo Hassa Skiekh kula dhagno talada iyo goomada wadankeena waayo kaligiis malahan anaagaa iska leh ilmaheena ayaa iska leh

  • @MaxamedCabdifaraxMaxamedCabdi
    @MaxamedCabdifaraxMaxamedCabdi 18 дней назад +1

    Sixitan sxpow qodobka mudada dheer ee xukunka isayas

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 18 дней назад

    Baroow jooji barnaamihyada somaalida lagu seexinayo

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    Barroow show I have a question for you .why you didn't talk about parlimanka Somalia maxay UGA Amusan yahiin oo UGA so horjeesan layahiin damaca Ethiopia

  • @ahmedabdulahigalbeyte2990
    @ahmedabdulahigalbeyte2990 18 дней назад

    Dhibka ugu waynee Soomaaliya waa Saaxiibkooda Turkiga oo gacana Soomaali kor ugu sida , gacanta kalena Itoobiya ayuu ku sidaa, taasina nama anfacayso waa inaan go'aan ka qaadanaa oo banaanka la dhigo Turkiga iyo xulufadiisa, booskiisana China iyo Russia la geliyo meeshay rabto hanagala dhacdo ee sidaani nolol maaha Soomaalaay upside down halaga dhigo bahasha

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    Haddii hassan uu turkiga ka hoos baxiyeey siyaSi yiinteena kale iyo parlamanka wadanka way badbaadin karaan oo way ka so hor jeesan karaan

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 18 дней назад

    Ethiopia waxaa wadaan mareykan.fransis.israaiil.emarate.oo isku meel ah .halka turkiga isagana uu la jiro ethiopia. Tårtan waa marinka baanul mandab laga controlo xuutiyiinta. Halka turkiga uu guluf ugu jiro kheyraadka somalia. Iyo maal gashiga aay gashadeen ethiopia.

  • @AadanMohamed-q3l
    @AadanMohamed-q3l 18 дней назад

    Waxan racney tarin kadegey darowalki oo mel u docodo

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 18 дней назад +1

    Inta uu Trump kursiga ku fadhiisaneyo , Eritrea ha sugto.
    Hassan Sheikh in uu Eritrea la xirto meey aheen . Attention aanu aduunka kale ka helin buu Hassan Sheikh ka heley ninkaa Eritrea.
    Sharaftii ayuu iska qaadey.

    • @PilotibraYare
      @PilotibraYare 18 дней назад +1

      Oromo 😂 Eritrea wa ka cansanee miyaa

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 18 дней назад

    .eriterea.ayaa.turkiga.ka.fiican.ayadaana.iaku.cadaw.nahay.turkigu.badeena.ayuu.rabaa.inuu.itoobiya.siiyo.ayaduuna.saaxiib.layahay.madaxweyna.hooda.ayaa.sheegay.inuu.turkigu.waa.cadaw.soomaalidu.waa kusrmeen

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 18 дней назад

    Kulaha Berbera iyo dekadaha Eritrea Aya ISU Jira laba kun iyo Shan boqol kiilomiitar!
    War inaga aamus! Ma berbera iyo dekedaha Eritrea baa ISU jira 2500 km.? Xitaa 400 km isuma jiran, wax 400 ka yar Aya ISU jiraan

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 17 дней назад

    Iska hubi warka Barrow

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h 18 дней назад

    Wuxuu ku danbeynayaa juba iyo shabeelle la'aan

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 18 дней назад

    Damaca. Abay. Waxaa. Nagaga. Xun. Khiyaada. Urduqaanka khaayinka. Ah

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 18 дней назад

    Xasanku sida ordugaanbuu maskaxdu dhaqaaqsantahay maxaa jubaland budlaan lacoldhigay intuu kolba meel ucararaayo uu basbasleeyay dadkiisa heshiisiiyo iyo maamuladiida

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    Barroow show what do you mean waxaa la arkayaa sida hassan shiekh u gooyo laamiga waxaa u hadashay sida nin movie daawanaayo uma hadlin. Nin u damqAnaayo waddankiisa

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 17 дней назад

    Xasan gargurte hora uso aregney waa caloshi ushagayte dhab ah

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 17 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😮😮😮😊😊

  • @OoLl-i6c
    @OoLl-i6c 18 дней назад

    Wariye hadii aadan la socon ajendahii odayaasha miiska u saarnaa maxad noo sheegi? kkkkkkkkkkkkk

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 18 дней назад

    Waxaa WAlay Hassan shiekh waa. Maamul gaboleedyada Sida muusr baxi oo Bada billbay 9yo juba land iyo putland oo wax maqlayn parlamanla oo Caada qaatayaal ah

  • @abdifatahhusseinali7486
    @abdifatahhusseinali7486 18 дней назад

    Xassan mental inoow uxanuusanyahay ayaaan umakeynaaa ama waa munaafiq weyn oo wax kale qalbiga kuqarsanaaa

  • @MaanJamac-i8e
    @MaanJamac-i8e 17 дней назад

    Wallhi somaliya shuubo camal baay noqotay haba marna itoobiya kagahsatay marna ilatariya baa kaga gashatay manra masar somaliya dhilo baay noqotay halkaas qabyaalad baa nadhigta somaliya 40sano lasoo dhaafay waxay aheed shuubo dhilo ah wxaana kadan beeya siyasiyiinta liita daba dhilifka ah😅😅