Xasan Sheekh Maxamuud siyaasaddiisa waa ukun oo kale saa madaxeeda iyo dabadeeda lama garanaayo. Itoobya kama tanasulin hadafkeeda, waxaa taas daliil u ah: Xasan Sheekh🎉 wasiirkiisa arrimaha dibedda, wasiir Fiqi uu xilka ka qaado. Taas sooma ahan in Itoobya si toos u faragelineyso. dowladda Xasan Sheekh.
I am so sorry deeply about innocent Somalialy peoples Myself I'm Somaliain and What politicians Somalia 🇸🇴 Doing to our country future and future Somalialy peoples Politicians Somalia 🇸🇴 play games For own interest not future Somalialy peoples and Country Please look what president Hassan shaikh Muhammad doing now !!!! As we're Somalialy peoples we're winner insh Allah I love five Somalialy states Peoples ❤❤❤❤❤❤
445 maalmood ayaa u hartey Hassan Sheikh, sujuud aan xad laheyn,Gacmo badan oo la shummiyo,iyo ilkacaddeyn waalli ah ayaan heysannaa 445 maalmood ee Hassan Sheikh u hartey.
Ma dhici kartaa madaxweynaha soomaaliya inuu waa Lan yahay dhaqtar xabiib ha fiiriyo imtixaan ha ka qaado inuu fiican yahay haduu waalan yahay ha is casilo maalin wuxuu Lee yahay itoobiya waa cadoow maalinta kale waa walaalaheena
WAR NINKAN XASAN DAL XARAASHE WAA NIN WAALAN DALKA HALAGA BADBAADIYO. BADII AYUU IIBIYEY DALKII GOD MUGDI AH AYUU KU RIDEY. ALLAH NAGA QABTO DAALIMKAN TUUGA AH EE AAN XISHOONEYNIN.
Hadii aan ka hadlo fikirkeyga bada 20km Ethiopië wey qadaneysaaa sababtooo ah caalamka aya wato iney qaadato calamkane France aya kow ka ah sabata uu u Rabo caalamka iney bada somalia Ethiopië 20kasoogasho waa in Bada cas kanaalka suweys israil saldhig military Laga siiyo market Ethiopië soodagto ama eey kawaardiyeeyso israil oo cidanka Ethiopië la isticmaalo sabab kale majirto xasan shiikh waxba Kama badali karo xitaaa hadii uu diido oo waxa horyaalo aya ah wadanka dhamaan mawada xakuma diidmadiisa waxba sokordhinmeyso Waxaa soodhawaweynayo maamulada sida hore u dhacday somaliland iyo puntland marba hadii lagasoodhawaeynayo qeeb kamida Somali maxaa diidayo inuuu Lahashiiyo Ethiopië 🇪🇹 Oo asagooo anan Lala hadlin lawaadankaro. Ugu yaraan waa in Lagu ixtiraamaaa sida uu u helo in Puntland iyo saomaliland geesaha loga siibaaa koley ayaga aya horay u saxiixay dowladii kahoreysane 4dakadood ayey u balanqaaday si maamulada loolahadlin wa ogeedeen farmajo maamulada waxuu kasiibay geeshah oo ah Ethiopië 🇪🇹 waa fikirkeyga
Waxaasoo Iska daba wareeg ah Ama Dadaalada Siyaasadeed ah Ee ay Soomaalia samaynay saa shaqayn maayaan Illaah ha daayee Intay Jamhuuriyadda Somaliland Jirto isla Markaana Uu u dhexeeyo Khilaaf ka Masiiriga ah Ee Caan baxay sidoo kale na dabada dheeraaday Uu Jiro una dhexeeyo Somaliland iyo Soomaalia hadii Aanay beesha Caalamku si wada jira u xalin sabab too ah Somaliland iyo Soomaalia ma xalin karaan khilaaf ka Masiiriga ah Ee u dhexeeya Oo hore ayey Ugu fashil meen khaasatan Soomaalia Ugu fashilan tahay
Waxa iga su,all ah turkigu heshiska aya lagashey somali ee difaaca bada hagu ku danbeyey ? ma wuxu isku bedeley mishu kadifaci lahaa inuu isagu ugu yero ithopia war kaley fursadan ka Fridayso anigu dhinaca shidalkan ka faiideysanya ee madifacayo adna dhibaca bada kafaideyso ana ku qor qabanya cml miya?
Beerka Jecli Xaydha Jecli Meel bur caws loo biyo na u dhaw baadi doonyoo biciid kuba waa waal waalatay e xerada gal , Xaalka Soomalia ayaa ha haatan sidaa ah Ama Xaaladaa ku jira Waxayna u Egtahay Mashaakil kan Siyaasadeed Ee ay maalin maalinta ka dambaysa Soomaalia Cagaha la sii gelaysaa inuu yahay kii ay kubka Iyo bawdada ay kaga jabi lahayd Aakhirana u diri lahaa isla markaana ay Soomalia ku lumin lahayd Dawlad nimadeeda
Somli Broadcasters, all their news is guessing there is any somali reporter overseas, secondly somalia/ somaliland have n single reporter who can report from any Arabic country nor any foreign country because they have not speaking Arabic and English reporter somali reporter is financed by own tribe while collects reports from the street roamers somalia/somaliland both r no man's land for sale , broker is Abdishakoor and omer Abdirasheed these r the active brokers of somalia/ somaliland 😂😅 Broadcaster
xasan sheikh dalka somaliyeed yu ibsadey taasi wey cadahey riyadi oromada yurumeyey hadu Ethiopie tagey 😢😢😢😢 cidanki qaranka u babiyey
Ethiopia tanaasul may sameyn.maxay tahay dowladda somaliya safarada ay ku tagayaan Ethiopia. Wali macadda hadalka Ethiopia
❤illaahow❤ islaaka mideey aamin aamin aamin. ❤Yaa allah❤
Nayaa Ethiopia 🇪🇹 hadalka iyo bacaacda daa ee soo soco in lagugu’soo dhawewyo caleen qoyan iyo in baaruuda qoraga lagu dhadhan siiyo ayaad kala’garan iyo waxaad mutaysato ayaad kala’garane naayaa Ethiopia 🇪🇹🤧candho urtoy hadalka daa Nayaa 🇪🇹 soo soco. Mujaahidiinta geesiyada Somali waa kuu diyaar walahi InshaAllah bakhtigaaga ayaad ka’carari sida waligaaba aad ugaga carari’jirtay 💪🏼🇸🇴💪🏼 annaguna badaan ku qubaynaa bakhtigaaga bi’idnillah kariim🤲🏼. Oromada iyo Amxaarta uraysa ee dhulka Somaliya tuugsiga u’joogtana walahi gowrac ayaa ku’wada xisaabsan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Guushuna marwalba waa Somalida xalaasha ah alhamdulillah kabaqaadkuna wuu kula dhiman oo aduu ku’raaci walahi waa balan iyo kufaarta gadaal ka’soo riixaysa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
War ileen baalaayo Madaxwaynaha maynu qabsano wuu waashay
Xasan Sheekh Maxamuud siyaasaddiisa waa ukun oo kale saa madaxeeda iyo dabadeeda lama garanaayo. Itoobya kama tanasulin hadafkeeda, waxaa taas daliil u ah: Xasan Sheekh🎉 wasiirkiisa arrimaha dibedda, wasiir Fiqi uu xilka ka qaado. Taas sooma ahan in Itoobya si toos u faragelineyso. dowladda Xasan Sheekh.
I really want to watch this movie.
Waxa efhiopia rabto waxba nagama galine anaguba wax badan baan rabnaa iney hirgaliyso wallahu aclam. Soomaaliya guul jnsha allah
Xassan sheeq wuxuu noqday naag 3 nin isku haastaan marba nin ayaa uyeerayo caqli iyo talaba mahaayaan😂😂😂
Dowladeena waa mid tabar yar dagaalna dan uguma jirto,intaan ka tabaraysanaymo waa inaan u dhakanaa Itiibiya
Maraykan iyo shiinuhuba jabuuti waywadajoogaan sharcibaanaykuwadajoogaan iyo danahoogagaarka ah
Siyaasadda sandareerada iyo sarrifka xabaalaha????😅😅😅
Haye waa layaabay
Xasan shiikh waa libaax hasku jabiyo lafo maroodi iyagaa lasku jabiyaa viva md weeyne xasan shiikh
Acuudu Bilaah ma hadana yaahuu ma safar kale acuudu bilaah
Xasan sheekh waxaa lagu tilmaamaa waa madaxweynihii ugu fuleysnaa ee soomaaliya soomaro waa madaxweyne aan isku keeni Karin dadkiisa
I am so sorry deeply about innocent Somalialy peoples
Myself I'm Somaliain and
What politicians Somalia 🇸🇴
Doing to our country future and future Somalialy peoples
Politicians Somalia 🇸🇴 play games
For own interest not future Somalialy peoples and Country
Please look what president Hassan shaikh Muhammad doing now !!!!
As we're Somalialy peoples we're winner insh Allah I love five Somalialy states Peoples ❤❤❤❤❤❤
445 maalmood ayaa u hartey Hassan Sheikh, sujuud aan xad laheyn,Gacmo badan oo la shummiyo,iyo ilkacaddeyn waalli ah ayaan heysannaa 445 maalmood ee Hassan Sheikh u hartey.
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Xasan diyaarada hadii Sarandon wadanka Shaqo uma tall miyaa waa madaxwaynaha aduunka ugu safaris badan
Xasan sheikh guuleyso. Waxa tahay Geesi weyne.. Cadowgaaga gudaha iyo dibadaba wey isqarin kari la yihiin.
Xasan ogow waxa leedahay codow. Taa darteed, caqliga iyo muruqaafa midey..
Safar badana 😢
Mark-kasta Ethiopia jeebka ayey ku haysta oo rabto MOU-gii Somaliland, yahay mid taagan markaasta.
XIISADII XASAN IYO ABIY BAA DHAMAATEE TII SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA MA DHAMAANIN
Ogaysiis: somaliyeey waxaa banaan jagada madaxwaynaha .
Xassan sheikh hada wuxuu la wareegay shaqada wasiirka arimaha dibeda.
Haa Waa leysku wadi karaa laakiin laacib xariif diplomatic fiican Catarina karo ayey u baahan tahay soda jabuuti oo kale ee Ilaahey ceeb ha asturo
somaliya danteda waxasan itoobiya waxeey kutasha neeyso waa adiga dalka udhibeyso takale maxaad kagasha hadaba uraran tahay
Xasan ayaa ka isbedala badan Abiyukkkkkk
Maalin kasta Diyaarad ayuu saaran yahay,ninkani ma madaxa ayuu ka xanuunsan yahay maxaa ka si ah.
Sudan kasoo hadal sidda ay ciidan Sudan hor uga gaareeey n xooga RSF
MADAXWEYNOOW HA IS DAALIN CID KU AAMINEYSA MA JIRTEE
Ma dhici kartaa madaxweynaha soomaaliya inuu waa Lan yahay dhaqtar xabiib ha fiiriyo imtixaan ha ka qaado inuu fiican yahay haduu waalan yahay ha is casilo maalin wuxuu Lee yahay itoobiya waa cadoow maalinta kale waa walaalaheena
WAR NINKAN XASAN DAL XARAASHE WAA NIN WAALAN DALKA HALAGA BADBAADIYO. BADII AYUU IIBIYEY DALKII GOD MUGDI AH AYUU KU RIDEY. ALLAH NAGA QABTO DAALIMKAN TUUGA AH EE AAN XISHOONEYNIN.
Xasan shiiq xishoot malaha shaqaale miyaa
Maxuu sheegi rabaa meel walba raadkiisa kuyaale
Waxan marna dhicidoonin Al-Siisi in la qanciyo AbiyAhmed na laqanciyo waa asigoo is yiri dab iyo banziin hal weel kuwada haay
DFS ma jirto waad riyooneysaaye carrabkaaga runta bar.
Xasan waa waashey bisad iyo dooli ayuu rabaa inuu meel isugu keeno.ma jabuuti oo kale ayuu rabaa inuu noqdo
Hadii aan ka hadlo fikirkeyga bada 20km Ethiopië wey qadaneysaaa sababtooo ah caalamka aya wato iney qaadato calamkane France aya kow ka ah sabata uu u Rabo caalamka iney bada somalia Ethiopië 20kasoogasho waa in Bada cas kanaalka suweys israil saldhig military Laga siiyo market Ethiopië soodagto ama eey kawaardiyeeyso israil oo cidanka Ethiopië la isticmaalo sabab kale majirto xasan shiikh waxba Kama badali karo xitaaa hadii uu diido oo waxa horyaalo aya ah wadanka dhamaan mawada xakuma diidmadiisa waxba sokordhinmeyso Waxaa soodhawaweynayo maamulada sida hore u dhacday somaliland iyo puntland marba hadii lagasoodhawaeynayo qeeb kamida Somali maxaa diidayo inuuu Lahashiiyo Ethiopië 🇪🇹 Oo asagooo anan Lala hadlin lawaadankaro. Ugu yaraan waa in Lagu ixtiraamaaa sida uu u helo in Puntland iyo saomaliland geesaha loga siibaaa koley ayaga aya horay u saxiixay dowladii kahoreysane 4dakadood ayey u balanqaaday si maamulada loolahadlin wa ogeedeen farmajo maamulada waxuu kasiibay geeshah oo ah Ethiopië 🇪🇹 waa fikirkeyga
Way sahansatay itoobiya Badda somaliya kooxda ina hor boodaysaa kawaran
Ala dulisanaa soomaalidu midkastaaba isagaa ubaahane muuisagu uyimaado waxaasoo kharasha maayagaa kabixinaaya odaygan saarbaa uhaaya socodka ee nagafadhiiso lagufadhiisiye
Waxaasoo Iska daba wareeg ah Ama Dadaalada Siyaasadeed ah Ee ay Soomaalia samaynay saa shaqayn maayaan Illaah ha daayee Intay Jamhuuriyadda Somaliland Jirto isla Markaana Uu u dhexeeyo Khilaaf ka Masiiriga ah Ee Caan baxay sidoo kale na dabada dheeraaday Uu Jiro una dhexeeyo Somaliland iyo Soomaalia hadii Aanay beesha Caalamku si wada jira u xalin sabab too ah Somaliland iyo Soomaalia ma xalin karaan khilaaf ka Masiiriga ah Ee u dhexeeya Oo hore ayey Ugu fashil meen khaasatan Soomaalia Ugu fashilan tahay
Hasan faaruq
Waxa iga su,all ah turkigu heshiska aya lagashey somali ee difaaca bada hagu ku danbeyey ? ma wuxu isku bedeley mishu kadifaci lahaa inuu isagu ugu yero ithopia war kaley fursadan ka Fridayso anigu dhinaca shidalkan ka faiideysanya ee madifacayo adna dhibaca bada kafaideyso ana ku qor qabanya cml miya?
Xasan dudaaye
Beerka Jecli Xaydha Jecli Meel bur caws loo biyo na u dhaw baadi doonyoo biciid kuba waa waal waalatay e xerada gal ,
Xaalka Soomalia ayaa ha haatan sidaa ah Ama Xaaladaa ku jira
Waxayna u Egtahay Mashaakil kan Siyaasadeed Ee ay maalin maalinta ka dambaysa Soomaalia Cagaha la sii gelaysaa inuu yahay kii ay kubka Iyo bawdada ay kaga jabi lahayd Aakhirana u diri lahaa isla markaana ay Soomalia ku lumin lahayd Dawlad nimadeeda
Ma ciici bahadana xanaaqay sooshumi asna xasan sheikh ma dowladohoo qancin misi soomali bu ushaqayn waa waashay xasan kursigaamadax maray oo siifakanaya
BISAD IYO JIIR BAAN HAL QOL KUWADAHAAYNAYAA WAA SIYAASAD XUMADA MADAXWAAYNE HASSAN SHIIKH LAGA DHAXLI DOONA,DALKEENIINA UU HAWADA UGA BIXI DOONAA. HAL-HAAYSKIISII AHAA SOMALI HESHIIS AH DUNIDANA LAHESHIIS XAGEE U MARAYAA ODAY HASSAN?
hadeysan hadlin doowla daada koray usheegen adugu itoobiya afhayen miyaad utahay somaliya wadalxor ah masar goaan nooma garikarto itoobiya waxawala ciduriska dhahdo maraga ilaa burburki taasa uguwacan dadkaga kutasha neeysa m goboled ka
Odayga gooryaan uqabaa
Somli Broadcasters, all their news is guessing there is any somali reporter overseas, secondly somalia/ somaliland have n single reporter who can report from any Arabic country nor any foreign country because they have not speaking Arabic and English reporter somali reporter is financed by own tribe while collects reports from the street roamers somalia/somaliland both r no man's land for sale , broker is Abdishakoor and omer Abdirasheed these r the active brokers of somalia/ somaliland 😂😅
Broadcaster