Loollan Xalqada 6-aad: Markii aan jiray 22 waxaan ku biiray Torino?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 21

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 5 месяцев назад +3

    Gabadha waxan ka quustay markey tiri lampard ayaa u cayaaray ACMILAN yaa soo qalday shaqadan maaha shaqadeeda walasheena

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 5 месяцев назад +1

    Team Chelsea football club ❤❤❤❤❤

  • @Bakaromar99
    @Bakaromar99 6 месяцев назад +1

    Asaa qaayo abdi nasir❤

  • @mohaofficial9988
    @mohaofficial9988 6 месяцев назад +4

    Qoftaan sports shaqadeeda maaha waa la sooqalday

  • @AbshirYusuf-l9n
    @AbshirYusuf-l9n 5 месяцев назад

    Qoslaaye Dad Adag Keen Queen Sheeno Waxba ma Hayseeeh ❤Gggmu Manchester United ❤

  • @user-fu4sx4lf2j
    @user-fu4sx4lf2j 6 месяцев назад +1

    Holland 🇳🇱

  • @AbshirYusuf-l9n
    @AbshirYusuf-l9n 5 месяцев назад

    Meesha Dhan Waa Old Trafford ❤❤

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 6 месяцев назад +1

    Astaan waxan barnaamij ma ahan ee dad kubadda cagta wax ka yaqaan keena mesha.

  • @mohajufe6439
    @mohajufe6439 6 месяцев назад +1

    Luis Muriel ciro immobile

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 6 месяцев назад +1

    Gabadha waa qiyaanteen dumarku isbortiga umabadna dawashadiisa

    • @K_arbash
      @K_arbash 6 месяцев назад +1

      Mxa la qiyaama iyada imaate takle 1 suaal lasiyay eysan kajawabin

  • @AlvaRes-q3h
    @AlvaRes-q3h 6 месяцев назад

    qamar sports damba wax ka aqaana yaan laga maqlin

  • @kingsalmaan3928
    @kingsalmaan3928 6 месяцев назад +1

    Aniga maad iso qabataan wlhi waxaba wan garanayaa😂

  • @filsanali9353
    @filsanali9353 5 месяцев назад

    Tan sualaha ee si deysay ciila iga hayo se ufududayen

  • @kingsalmaan3928
    @kingsalmaan3928 6 месяцев назад +1

    Subxanallh islaantan shaqadeedu kubad maahe mxy soo donty😂

    • @abdi85237
      @abdi85237 6 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @carayschannel6747
    @carayschannel6747 6 месяцев назад +2

    Qoftaan wa laso khalday, saambuuskedi ku celiya😂

  • @mohamedmahad7549
    @mohamedmahad7549 5 месяцев назад

    Walee c nasir asagaa damiin ah lkn qamar oo sports shaqo ku laheyn ayuu ka badiyey 😂😂😂

  • @hamseziidaan4286
    @hamseziidaan4286 5 месяцев назад

    Qamar iga qabta 😂

  • @beelooficial6489
    @beelooficial6489 5 месяцев назад

    Mesha musalsan ma wax leeska weydiinoya Dumarka sport wax ka aqon maxa waqti noo kaga lumineysan