Deg Deg:Gabar Soomaaliyeed oo lagu bahdilay Diyaarada Itoobiya iyo sida ay iska celisay,Sh.Muna oo…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • #ayaanle

Комментарии • 23

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Месяц назад +5

    Soomaalida waa dad dhiig lahayn maa laiska joojiyo in diyaarad itoobiya oo cadawga koowaad ah la raaco waa khalad halaga joogo diyaarada itoobiya qurunweyn inshaAlaah Alaha jabiyo itoobiya iyo wixii u nacamleeya alaha jabiyo Aamiin

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад

    Very good somali 🇸🇴 people

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад

    OMG Sister well done💐💚💯 VIVA Somaliya💯❤💐💪👍✊❤💯Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 Месяц назад

    Wa in joojiyo raacitaanka Ethiopia airlines

  • @TggYgh
    @TggYgh Месяц назад

    💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹

  • @user-rh5gv4tl7o
    @user-rh5gv4tl7o Месяц назад

    Waa arin yaab leh runti soomaali

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Месяц назад

    Ethiopian Airline Maba La Raaco Waa Diyaaradaha Ugu Liita Aduunka Oo Mar Kasta Dhaca

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Месяц назад

    dal aan diyaarad lahayn oo aan horu mar lahayn sidaas ayaa loogalaa hubna waa laysugu dhiibaa sida hada dhacday

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Месяц назад

    Soomaalida Ayagaa Qaldan Maxee U Raacaan Diyaarada Ethiopia?

  • @kakalope5169
    @kakalope5169 Месяц назад

    Masha Allah aad ayay geesi u tahay

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r Месяц назад

    Sorry

  • @ibrahimAhmed-fx4sw
    @ibrahimAhmed-fx4sw Месяц назад +1

    DADKA SOOMALIDA NASIIB DARAA HAYSA DAWLAD MALAHA DIFAACDA XUQUUQDOODA.!!

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Месяц назад

    SOMALIA HADAAN NAHAY WAAINAAN RAACINMAR KALE WASAQDA

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Месяц назад

    Madax isku sheegyo wada ciilan hadey hogaanka hayaan Maxaa diidaya in Somalida meel kasta lagu bahdilo weliba aanan jirin cid ka hadasho

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Месяц назад

    ITOBIYAN DIYAARADOODA YAA RAACA WASAQDEEDA UUF

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Месяц назад +1

    Why you taking Ethiopian airlines if they don't respect you. Boycott Ethiopian Airlines. Period

  • @Xia_whoami
    @Xia_whoami Месяц назад +1

    Stop everybody, Somali and people Ethiopian airline stop everybody Somalian people please stop fly airline. Please stop it. Ethiopian airline fly Somalian people, please and please.

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Месяц назад +1

    Hadii 30 Nin ay waseen ha iska ilaawda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Месяц назад

      Bi.idnilaahi gabadhaad dhashay iyo walaashaa bay 30 nin kufsan doonaan markaas baad dareemi xanuunkaad la jeceshahay gabash Soomaaliyeed

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 Месяц назад

      @@sucdisiad3316 Sidaas ha dhihin,Gabdhaha ad sidaas la dooneyso ama ad ku habaareyso wa Shaqsi kale aan dambigaan shaqo ku leheeyn.Asaga un wax ka sheeg.

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 Месяц назад

    Walaahi runtiis waaye falastiin mustaqbalkaa nahay intaan 99 calan kala wadanno dhilo dhilo dhashay wax calan kale dabada looga wasso galmudug Iyo what ever khoorkhor kuli WAA mashruuc yahuudiyeed war somaliyey fadhiga ka kaca stupidiin aa tahay iyo doqon kaliya arka dhulka yar hortiis yaalo aanan arag awooda wadamada ma waxaa rabtan ummad ay Ethippian kenyati iyo yemeni iska baacbaacsado oo maxaa marka khabiilka khurunka ????????

  • @abukarahmed2474
    @abukarahmed2474 Месяц назад

    islaantan waxba ma oga ee wa seen la bood aawey daliilka ay sheegeeysey