Israaiil oo Toos Uga Baqday Iiraan iyo Maraykanka oo Ay Ka Tuugtay Inuu Difaaco

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 22

  • @Ronaldo-urrr
    @Ronaldo-urrr 29 дней назад +6

    Ilaahey ha jabiyo cadowga🤲🤲🤲🤲

  • @abdallaofficial1953
    @abdallaofficial1953 29 дней назад +1

    Allaha jabiyo cadowga iyo intii lahal maasha

  • @Mariahassanisack
    @Mariahassanisack 29 дней назад +2

    Hadii aad qaangaar ahaan lahayd xiligii saadaam xuseen ruus iyo shine ma soo hadal qaadeen waa tahtuuga siyaasadeed addeer gaal waa gaal

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 29 дней назад +4

    WARIYE SULEIMAN HASHI.
    Qalbigaan kaasalaamay sxb.

  • @soulemanawale
    @soulemanawale 29 дней назад +2

    I lov you ❤%❤ Horfadi mediya

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax 29 дней назад +1

    ❤❤❤

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 29 дней назад +4

    Suleiman ilaa goorma noo amaani doonta iran?

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 29 дней назад +1

    Kuwaasi waa kuwo laqmay in la sheego ma dhama

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 29 дней назад +1

    Mareynka waxaa caalamka hortiisa ku qaawiyey yuhuuda,yuhuudu waa dadka aduunka ugu xun ugu beenbadan,waa dad xasaradaha ka shaqeeya iyo inay fidmad dunida ka abuurto

  • @Abdindo62
    @Abdindo62 29 дней назад +1

    Israel Wadan ma aha Ha isticmalin

  • @ashawooo
    @ashawooo 29 дней назад +1

    Marka waa Shadanka illahaya idan baabi yuhuda waa masibo kuwa jabaya oo Qasaraya waa Yuhuda,Marka,reer yuruba jonabedan waa cajusa masibo asiga ka dabeya rabi dhula gari rabi idan kene

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 29 дней назад +1

    Maraa udiidey Mareikaan inuu kaladhexgalo ISRAIL IYO IRAN.MAXUU IDIIDEY MAREIKANKU INA XABADA LA JOOJIYO SHACAABKANA LOO GURMAADO.AFKII SANUYADA AYU MAREIKAAN RAACAY.MAREIKAANKU WAA AY KU FASHILMEEN ARINTA BARIGA DHEEXE.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 29 дней назад +1

    DEE MAXAA U GEEYEY IRAN HADI AY ISRAIL BAQANATSO.WAXAA KA DANBEYEY MAREIKAANKA OO SOO DIREY ISRAIL.

  • @abokorxasan3651
    @abokorxasan3651 29 дней назад

    Halhays kaaga ayaa xu

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs 29 дней назад

    Wararka caalamka ayad ku fcnthy oo ka xaladisa Suleimanow.... Somalia markad u weecato xiiso badan malahan waayo wadan iyo dad daalan ayad ka hadlaysa... ad iyo ad

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 29 дней назад +1

    Adiga iyo Iran ba been baad shegtan
    dagal majiree adigu hana waalin marwalba markan dhasto warkaga waxan is irahda manta malayo dhacaysaa Lakiin adaa jecel balayada sxb wlhi e dadka kadaa dhibka

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 29 дней назад

    Israil ayaa hadda rabta in laga leexdo iyada oo geysatay xasuuq 😢 , waxay mudan tahay in gacan kulul la saaro sahnuuniyadda

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 29 дней назад +1

    Yuhuuda waa la ogaa inaysan waxba iska celin karin,xamas waxa la dagaalamayey 10ka bilood waa mareynka iyo xulafadiisa,

  • @cadefidow
    @cadefidow 29 дней назад

    Beenaale badii soomaaliya mala dhacay!!!!!😂😂😂😂😂

    • @omarmahdi4325
      @omarmahdi4325 29 дней назад

      Xashi waa waadaani caawaano

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 29 дней назад +1

      oromada afsomaaliga Baratay maxaa bada soomaaliya ka galay

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 29 дней назад +1

    Malin walba dagaal ayaad sheegta waxna ma dhacan e ciyaarta nagadaa sxb