Sidee u hili kartaa digaag ama dooro adoo dalka joogtid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии •

  • @AminaAbdillahioubed
    @AminaAbdillahioubed Месяц назад +2

    Djibouti 🇩🇯 ayaan joga sideen uhelikara digaag walal

  • @OmerMahdiG36
    @OmerMahdiG36 2 месяца назад +1

    Wax wanaagsan Baad Qabateen Maansha Allah

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 2 месяца назад +1

    Masha alah shaqo fican kun doro meqay jogta ma garsin karta somaliya oo dhan

  • @MohamedAden-v4r
    @MohamedAden-v4r 3 дня назад

    Sxp intee ka helaa dooradan waan u baahnaa

  • @HASSANMaxmuud-i8b
    @HASSANMaxmuud-i8b 2 месяца назад

    Mashaa Allaah guulaysta wax fiican ayaad haysaan

  • @Xaliimocalidaahir-bq4fw
    @Xaliimocalidaahir-bq4fw 2 месяца назад

    Wax fcn baa heeysaan masha allh xabada doorada meeqaad gadeysaan

  • @fatmaabunoor9220
    @fatmaabunoor9220 2 месяца назад

    Maashaa alah shaqo fiican ayaad haysaan alah hadiin fududeeyo

  • @deegaxmed7170
    @deegaxmed7170 5 месяцев назад +1

    MashaAllah Dr waxaad wadnka ku soo kordhiseen hormar la taaban karo. Horay u socda

  • @geediwarsan
    @geediwarsan 5 месяцев назад

    Horay Usocda sxb waa wax fcn M.a ❤

  • @Leyla-d8h8i
    @Leyla-d8h8i Месяц назад

    ASC waxaan rabaa in aan dhaqdo waxyar oodigaag ah miiga caawin kartaa sida loobelaabo dhaqshada digaaga loogana macaasho

  • @amiinmahat4348
    @amiinmahat4348 3 месяца назад +2

    Breed kaa haysid inaa sheegtid ayaa fiicnaan lahayd

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 месяца назад

    Masha allaah howl aad u fiican aad qabateen fuulesyta walaalayaal, hadaan u baahanahay digaaga ukunta sameeyo 20,000 jiijiil meeqaa leyga siinaa & qalabkiisa ?

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 месяца назад

    Fuuleysta guul ❤❤❤

  • @abdirahiimhassan4616
    @abdirahiimhassan4616 4 месяца назад

    Asc bro waxaan rabay ukun fertilizer ah qiimaha xabadii in aad ii shegtaan u baahnaa inshallah

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 3 месяца назад

    Maashaa allaahu

  • @JumeeraMuxumed-qn4rd
    @JumeeraMuxumed-qn4rd 3 месяца назад

    Asc xage kuyaala xafiiskina

  • @geobba3702
    @geobba3702 5 месяцев назад +3

    Niyow Number ma reebtid Marka luuqa lagala so hadlana maba so jawaabtid sxb farinteyda hada aragtid ila so xariir
    Dadka Gobalada joogo side kula so xariiri karaan Number ino reeb sxb

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Xafiis beeraha ahan noo fura

  • @HASSANMaxmuud-i8b
    @HASSANMaxmuud-i8b 2 месяца назад

    OK good

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 5 месяцев назад

    Aad iyo baa umahadsantahay. Waa baahi jirta oo aad uwayn runtii.

  • @Aflaxforexacademy
    @Aflaxforexacademy 4 месяца назад

    Wall xagee laydin kala soo xariri karaa?

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Seedka iyo abuurkana keena iyo daawada iyo qalabka ciid aha lagu baaro

  • @Mrbook-x7q
    @Mrbook-x7q 5 месяцев назад

    Wax badan ayaa ubahanhy tan ka mid thy intaa idinkala soo xariira wll

  • @Cabdifitaax-c4n
    @Cabdifitaax-c4n 5 месяцев назад

    Sxb hore usoco

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 5 месяцев назад

    Sxb waxaan u baaahanahay daawada gooryaanka digaaga
    Ma idinka helayaa

  • @AbdalaMoha-p9p
    @AbdalaMoha-p9p 5 месяцев назад +1

    Makadaan jiiq jiiq laha

  • @BashirAhmed-nm5lu
    @BashirAhmed-nm5lu 5 месяцев назад

    Digaagan magacii dr

  • @mahadmaxamuudxuseen7798
    @mahadmaxamuudxuseen7798 4 месяца назад

    Waxn uhanay digaag dilaacsan oo tayo sare uleh wax soo sarka beedka oo beed lahubo dhali kara marksata ubahany

  • @nuurajeylanikasim5992
    @nuurajeylanikasim5992 Месяц назад

    jiiljiilka meeqa waye beecooda

  • @cabdiqaadirshaxmedfaqe6166
    @cabdiqaadirshaxmedfaqe6166 5 месяцев назад +1

    Dr
    Course ahan mala helaa
    Sida digaga loo dhaqdo cml

    • @xamdimohamed8808
      @xamdimohamed8808 5 месяцев назад

      Aniga xita wa u bahna lkn wx jwb mahelin.

    • @fatuuxahaaji8827
      @fatuuxahaaji8827 4 месяца назад

      Jm​@@xamdimohamed8808 ha w ahele jmcda zamzam ayana kahele diwangelinta 20dollar wye 8bilod la dhigana bishina wa 40 dollar waksa warko koban

    • @fatuuxahaaji8827
      @fatuuxahaaji8827 4 месяца назад

      Wll wa hele

  • @AbdalaMoha-p9p
    @AbdalaMoha-p9p 5 месяцев назад +1

    Lambarka soodhik wtis apkaa ka

  • @ibraahimCalikaahiyeibraahimcal
    @ibraahimCalikaahiyeibraahimcal 5 месяцев назад

    Dooro nool oo beec ah oo waawayn
    Mahaysaan

  • @asadally3572
    @asadally3572 5 месяцев назад

    War fatale tahay naga tag nio

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe 5 месяцев назад

    Qeybta loo dhaqdo ukun sosarista ma ibisaan iyago yaryar

  • @Ustaad-Ahmed-2024
    @Ustaad-Ahmed-2024 5 месяцев назад

    Walal number kaga noo reeb ❤

  • @xamsexikmaawi7570
    @xamsexikmaawi7570 4 месяца назад

    M.a dhalinyaro dadaaahay ayaad tihiin hore usocda