ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.

Laaillaaha Illlaah Maxamedul Rasuulullaah, gabdhahan waa kuwo madaxa laga xadey? Oo dadkii hayey ay dayaceen, maaha in iyagii la ciqaabo, waa in dhaqan celis loo sameeyo…
@@mukaram2018 Owh now you know the dirty things that you guys do wabaa qiraneysaa 😭No they didn’t they killed my Family 😭and I’ll never forgive them for that
Ilaahow u gargaar gabdhaha soomaliyeed gaar ahaan kuwa aan waalidka heysan mar walba sidasaa loogu xadgudbaa oo ay u maraan ciqaab adag ilmo yar inta nin aysan aqoon loo guuriyay ehelkood laga fogeeyey cidlo iyo duur ku foosha oo ku dhala ala maxey naxariisdaro iyo xunuun arkaan😢😢😢😢😢😢

Ala Arsenal edeb daranaa iimaanka laydinka qaad, waalidkaas baqdin ay ka qabaan in la laayo ayay ubadkooda u halaageen lkn nasiib bay leeyihiin hadiiba la qabtay
Gabdho yar yar caqliga laga xaday oo masakin ah laga yabo in la handaday Ayaa eedeesane ku til mesan inta u Hilin leheedeen wax dhiinta tihiin😢 shawaab soo qabta
Habalaha =kiis lagu qadayo wa inay qabtan hawalaha shacabka oo ay nadiifiyan dawladuna la,waregto Walidkood =gibigoodaaba ha la soo xidho 10 sano Ila 20 sano xadhig ha laga dhigo
Danbi ma leh gabdhahan yar yari naftoda ayeey u cabsoonayen maxay dawlada u soo sheegan waalidki dhalay e gabdhaha yar yar bixiyey waa in la soo xidhaa kuwasa ka masuula danbiga
SUBXAANALAH-aniga oon an video dhamees ani n ayaan soo qorqy khoraal rayigega, hadana markan sii dawaday ayaa ninka fotoshaariga maroonka xiran ayaa waxa maskaxdeyda ka guuxayey soo bandhigay-UU LEYAHAY ILMAHAN WALADIINTOO AAN LA HADLAY WAXEEY LEEYIHIIN SIDAAN AMARKA SHABAAB U DIIDI KARNAA AYAGAA KA TALIYA DEGAANKA EEY DEGAN YIHIIN.HADA WAA WAX DAWLADA AAY AAD UGU WAR QABTO DEGAN KA SHABAAB KA TÀIISO-SUAAL=DAWLADEEY WAA ADI KA KU JIRA SHBAAB AAN DAGAAL KULA JIRNA EE WAANA OGTIHIIN SHABAAN DEEGAN KA AY KA TALIYAAN-MAAD SHABAAB ISKA CELISAAN????? MAXAA UMADA MASAAKINTA SIDA NINKAN ODAGA AH UU SHEEGAYO KU HEEYSATAAN DAWLAD OO KOOX HAYAD AH AAN ISKA CELIN KARIN MAXEEY TAHAY? SUAALO BADAN AYAA MUDAN MUWAADAN KASTA KU NOOL WADANKA IYO DIBADA INUU LA XISAABTAMO DAWLADA???????
bal waxaas arag marki gabdhahaan la maxkama deenaa maa dadki bixiyay ee adeer ama aabo ahaa maala soo qabto 🤷♂️ ani sheekooyin kaan maxkamada waanku wareeray wlhi awalaa la yaabanaa rag la lee yahay qaraxyo ayey fulinayeen oo banaanka magaalada ka keenay aaway ragii soo daayay iyo meeshi laga soo daayay ?
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo..
Masaakiin alla ha badbaadiyo Gabadh walbo somaliyed meel walba ay joogan
Ameen😢😢
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
❤
0
@@Yasin-s8iwssxgh
Raxanweyn Waa Laba Shabab Waa Wada Shaqeyan, ( Shuute ayaa Shaqadiina Yaqaaano)
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Gabdhaha waa maskiin illahay ha idin xafido
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Hasbuna Allah wa nicmal wakiil😊😊😊
Hee😢
Walahi gabdhihii yar yaraa ee raxanweyn iyo jareer wayne waa go'een, xasbunalaah...ilaahayoow caruurta noo bad baadi..
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
23😊w
Kumaysi aan ku noolnahay rabiyow nooga soo gargar
Aamin yaa Rabbi🤲😥😭😭😭😭😭
Adi inte kasoo jedaa wll?
These girls are very innocent, they even don't know where going
Say where they are going
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Wataa somalia meeshsy leeyin midnino ito nagu soo noqda
AFKAN XATAA MA FAHMIN
Af May maku bara😅
Bisinka ma somali by ku hadlayan from Djibouti
Afka somalia wa Maymay iyo maxa tiri. Ta ogoow
Waa Somaali rasmi aah.
Bismilaahi waa gabdho yar yar allha badbadiyo
Xalane ayaa dhibata kåtan xalane shabaab ku jiran
Haa wlhy
Jooji Marin habaabinta waryaa khawaarijta ayaa u ceb qarinaysaa maxaa mesha kenay xalane
@@Karlee_gachaxalane khayr miya yaala mareykan aya xoog kuhaysda wa halka dawlada iyo alshabab loga arimiyo waxa dhibato kadhacaysa somalia ayaga ka danbeyo
Haa ayaga xitaa nin xil somaliya ka hayn jirey baa dhahay gabdhaha yar yar duruufta uga faa,iideystaan kuwa xalane jooga qaarna badankood xubnaha muhiimka ah ayaa lagala baxaa buu dhahay sida kalyaha beerka wadnaha gacansi wayn baa ka furan buu dhahay xitaa cadeyn baan u hayaa buu dhahay wax walba oo aan sheegay marka waa jirtaa arintaas wana wada shaqeystaan waa maafiyo awalba ayagaa sameyey sow ma aha
@@usern134-h4gwlhi wa run xalane iyo cidaasbo allha naga qabto
Somaliyeey. Gandhaha hala bad baadsho waalid fiican ma dhaline.
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Wa masakiin oo waliba wa la xidhaya SubxanaAllah
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Subxaanallaah allaahu akbar waxa tihiin soomaali aan isku dhiig nahay waanan idiin damqanayaa ilaahay dhibaatada haydinka dul qaado isagaa boqoree
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤😂
Meeshan muqdisho guri al shabab maxad nowalays dawlada iyo al shabab aya wada jooga
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Gabhahan diniyan wey khaan gaareen lkn si qasab ah nin loogu daro ayaa qalad shabaab in lagu daro waaka sii daran thy😢😢
Hee😢😢
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Walaahi ilaay wax ka aqli xun majiro dadka is qarxiyo waa iyaga subxanalaaah 😢❤
Aad iyo aad
Aroos magaartay ashuutaa❤❤❤❤❤
Shabaab waxaa abuuray oo maalgeliya yuhuud iyo maraykan !! waxay fuliyaan sidii yuhuuddu u qabsan lahayd bariga dhexe iyo geeska Africa
Laaillaaha Illlaah Maxamedul Rasuulullaah, gabdhahan waa kuwo madaxa laga xadey? Oo dadkii hayey ay dayaceen, maaha in iyagii la ciqaabo, waa in dhaqan celis loo sameeyo…
Caruurtaan maxaa loo maxkamadeeyna ayagaaba dhibane in waalidka lasoo xiro waaye.
Wala wareesanaya bas abayo😢😢
Waaba yaabanhay
waalidkood xataa danbi male waayo meesha ay joogan alshabab Ka talisa wanna lagu qasbay naftooday ku badbaadsadeen.
Meelaha shabaabku ka taliyaan waalidiinta waa la giqracayaa abaayo wiilashana waa la dilayaa hadii ay amarka khawaarijta diidaan
Eelaay waaa hoogtay wiilashoodoo la qarxiyaan arki jirnee ma ilmahoodiyaa fanfar lala.taba istaago subxanalaah ilahow na amaanso
soomaliyo dhan ba hoogtey ma ha eelay kaliya ....ma Garatey
Dhibkaa elaaay binaadamka kagaleen,hagdharadhi ba kasobexesaa
@@twinkle_yara maxey eelay kugu sameeyen adiga...miyey ku kufsadeen?
@@mukaram2018 Owh now you know the dirty things that you guys do wabaa qiraneysaa 😭No they didn’t they killed my Family 😭and I’ll never forgive them for that
Waar caruurta ha xidhana hana dhibaataynina school geeya oo caawiya
Waalidka xuna hala xidho
Shuute caadi maahaan 😂😂😂😂😂😂😂
Masha Allah taliye nuur Cali shute alle haku xifdiyo amiin yarabi amiin runti mar baa dambi laan ilgu xiray tailska nabadsugida shelaro waxaa jecla inan ku arko oo ku shego nin Kenyan ah ok isku dhacni oo gawar igu dirti taliye gawadhas alle masito kaku rido amiin yarabi amiin tailska nabadsugida shelaro inta boliska ah oo hegan ku jirto alle ha xifdiyo amiin yarabi amiin ❤❤❤
Ilaahow u gargaar gabdhaha soomaliyeed gaar ahaan kuwa aan waalidka heysan mar walba sidasaa loogu xadgudbaa oo ay u maraan ciqaab adag ilmo yar inta nin aysan aqoon loo guuriyay ehelkood laga fogeeyey cidlo iyo duur ku foosha oo ku dhala ala maxey naxariisdaro iyo xunuun arkaan😢😢😢😢😢😢
Cool Aida do thanks
Masha allha waa carur
Waa ilmo xoog lagu guursaday waalidkiina laga xoogay.waa layaa
Mahadsanid Gud. Shute.
Ayyy sorry 😔 Xanun wye wlhi 😳😱😱 wan kanaxay Gabdhaha n
Wa maxay ma af somali ba may ku hadlayan binsinka from djibouti
Haa, waa afsoomaali. Maxaa tiri kaliya Soomaaliya loigama hadlo ee maaygana baro ariirshaani kastee maa?
@@niyaaladem wlhi wa adeg huno lkn incha allah
@@SaredoIlyas😂😂😂 laandheere ciisa waku salamay
kkk
Rer Buur hubka qaata dowlada hub hasiiso plz ha is dafacaan tabar hala siiyo waalika
Runtaa waaye walaahi. Ciil xun aya ai haayo walaahi. I wish in aan taakhir ahaan lahaan cluster bombs ayaan u gadi lagaa lagu garaaco wecelada.
Gabdhaha mafamin from somalinad
Gabdhaha yar yar waa masaakiin cafis Halo fidiyo tan kale gabdhaha haku waana qaataan
😢😢 ayaan daro maskiin taan mexey qalad lee yihiin
Sxb waxa qaraxyada losodhibo oo dadka isku qarxiyo wa ayagu
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Fadidulaah.taliye.shuute.waa.waa.shaqsi.aad.uleh.xirfad.waxlagubaadho
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
@@Yasin-s8imaxa xasan shiq ku dawa dhigay adi eelay
masaaakintan waan ka wan ka naxay 💔💔Allah ha ugargaaro.
Sheekh Roobow mansuur oo Wasiir ah maanta, ayaa gabdhahan yar yar masaakiinta ah khalday oo been u sheegay maanta isagu waa madax wuu qoslayaa isga lama soo xiri karo.. Yaaaab
Adeerka yaa xaq u siiyey inaa gbdha usan dhalin cid ku daro🙄
😢Ax Ax waxaba Alshabaab Ayaakadanbeeya waalidiinta waa masaakiin😊
Kusli nabikaaka scw
Sheekh Roobow mansuur, 20.000 qof oo Soomalli ah ayuu dilay maantana waa madax Wasiir lama soo xirin.. Yaaab.
Umaleynayo Walidkood iyago cafimaad qaban inaay saan sameynayayaan walidkaa ayaaa gacan gumeysii kujiraaa ilahay hanaga bixiyo Gumaysigaaan
fiiri xeer ilaalinta mawaalantahay gabdhahaan waalaga gaawiyay in wac yigaliyo oo loosheego inay soosheegaan argigixisada rabta inay guur sadaan
Shuute yaabay manta muxuu xukumaa😂😂.. masaakiintaan hallasii daayo ayaga iyo alaabtooda😁
😢😢😢😢😢
Maantaan ogaaday iney khawarij jabtay maadama.amiiradoodi. dhoocilo kinter leh raadinaya ayagoo. Xabado ku socta. Waa guul. Jabka khawarijta garashadooda meshey gashay sidaa midowgii maxkamadahaa sidaan u dhaqmi jiray maekey jabi rabeen😊😊
Waa hadal meel kuu yaallo xilli aan hadda ahay baad ka jawaabi doontaa
ASC-
Dadlada sharafta leh iyo maxkamada sharafta ka leh waxaa suaal Qof kasto Muwaafin Somali mudan inu is weydiyyo- SIDEE ILMO AAN XITAA ISKA WAR QAWIN OO MEEL LEYSKULA KULMIYEY LOOGU EEDEYNAA INEEY DANBI GALEEN-ILMAHAAN HALA MAGAN GALIYO MAGAN GELYEEY U BAAHAN YIHII! SUBXAANALAH
Maxkamad ciidan ayaan ahay, Gabdho yar yar ayaan u hanjabyaaa... Yaab iyo amakaag
Raxanwayn waa wada alshabaab meelkasta oo somali joogto sigooni ah halaysaga ilaaliyo
Shacabka amnigooda damaanad qaada marka hore
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo.
Waa wareey maymaydii ayey harawsaden waa yaabey isbadh qabta may wiilashii iyo gabdhihii laga dhameeyey waar mawaa sheen😢
Abaayo reer koonfureed waa masaakiin, sida Soomaalida kale ma aha. Soomaalida weey wada dhibanyihiin ALLE haka saaree.
Xasbuna Allah gabdho aan qangasrin seeloogutinaa,😢😢away walidiintodi😢😢😢😢😢
Waalidka in loo hanjabay laga yabaa😢
Macquul @@Dhooleey
Waalidkiyaaba ku daray Allah caafiyo
Gabdhahaan qaangaar wey dhaafeyn caqligeyna hadaan kaashano
Celdeer usode uno makasow
Walidkey kiin darey /ciidanka uxareya 😎
😁😁 kadaa nio waa ilma yaryar hayeelin saas.. ogawna celdhee kaa salamaa lkn kuwa loo waday maahi nacuudi billah
@@omarw5124 horata seee u fahantay wuxuu shegay😂bal ana ii sheeg😂
Shuute iyo abdulkadir issue allaha xafido
Ala Arsenal edeb daranaa iimaanka laydinka qaad, waalidkaas baqdin ay ka qabaan in la laayo ayay ubadkooda u halaageen lkn nasiib bay leeyihiin hadiiba la qabtay
Gabdho yar yar caqliga laga xaday oo masakin ah laga yabo in la handaday
Ayaa eedeesane ku til mesan inta u Hilin leheedeen wax dhiinta tihiin😢 shawaab soo qabta
Iyagu siday dembiile ku yihiin waaba caruure
😂😂😂😂😂 yaab badana aniga yabe walal.
Kliya wareysi le wye ayaga wax dambi malahan@@KAKANASIR
Gabdhaha iyo Waalidkodab waa Al shabaab, argagixiso yar yaraysi maleh waxa iska ilaawe.
😢😢maskiin ciyaalkaan maxaa laga rabaa subxaanallaah
Dad kani somali maaha waana dadka somalia 🇸🇴 wareeriyey
Sideeh?
Ajaanib lee amaa liwaday masakintan ilaahow badbaadi wlhi xor mahan kuwan walahestaa😢
inaw khawaarij na guursado waa noga qiimo badan asgari qaran oo her iyo habeen nadifaacaya inuu naguursado hadaan gibdho nah dawlada soomaali guul iyo gubanimo i.a
Habalaha =kiis lagu qadayo wa inay qabtan hawalaha shacabka oo ay nadiifiyan dawladuna la,waregto
Walidkood =gibigoodaaba ha la soo xidho 10 sano Ila 20 sano xadhig ha laga dhigo
Wlh caloshaa i xanunty ax xanun badanaa wlh sorry dumarkenow ragaas ayaan hesanaa allow kabad baadi gabdhehena wangsn ragan bahalada ah amin amin
Wa run dhaqan celin halo sameeyo
Amey sixren gbdhahan san kuma fiyowa😢
Runtu waxay tahay Alshaabta hubaysan waa laga baqayaa, gabdho yar yar oo masakiin ah ayaa Maxkamad la gaynayaa la xirayaa la dhibaaynayaa. Yaaab
Ilaahayow sharkooda naga nabad da,yartana noo xooga xafid
Masakin gabdhaha waa afdub cadiya illahey ka badbadshey alshabab 😢
MESHAN KOUNFUR WAXA KASTE WAA LAMAQLA ELLYA MAA WADA SHABABA WABA CHILD ABUSU
Waa khada' foodleydaan sida lala rabo, bal ha hoos gelinina da' qaangaar ee islaam iyo Garbi kala duwanaanteeda
Allaahu akbar
wale wa dhibaato aan dhamaad lahayn....
Ma fahmin Alshabab ceeldheer may gabdho ka waayeen?
Kuwaan waalid maaha bal maxay gabdhaha yar yar u lugoynayan 💔💔💔💔💔😭😭😭😭
Gabdho yar caruur ah masaakiin ah ayuu dirays ciidan ugu hanjabyaa... Yaaab
Walidintaas halaso xiro aan qaba ani
War xaya,waan kani bal,day wuxu ku hadlayo maanu ogayn inay carruur,yihiin gabdhahan yar,yari maskaxdana laga,xadi,karo kulahaa maa,daama ay ciidanka soo wargalin waayeen waxan noogu eedaysan,yihiin inay As,yihiin iyaga oo,dhan
Waa gabdho yar yar oo masakiin ah caruur ah, sharci qabanayaa ma jiro.
Dowlada mxa ka qaldan mrka hore may raadiyan dadkii gabdhahan bixiyey
GABDHAHAN AFSOOMALI MIYAY KU HADLAYAAN MISE ANIGAA AFSOOMALI ILAAWAY SIDEE WAX UJIRAAN KKKKKKKKKKKKKKKKKK
Danbi ma leh gabdhahan yar yari naftoda ayeey u cabsoonayen maxay dawlada u soo sheegan waalidki dhalay e gabdhaha yar yar bixiyey waa in la soo xidhaa kuwasa ka masuula danbiga
SUBXAANALAH-aniga oon an video dhamees ani n ayaan soo qorqy khoraal rayigega, hadana markan sii dawaday ayaa ninka fotoshaariga maroonka xiran ayaa waxa maskaxdeyda ka guuxayey soo bandhigay-UU LEYAHAY ILMAHAN WALADIINTOO AAN LA HADLAY WAXEEY LEEYIHIIN SIDAAN AMARKA SHABAAB U DIIDI KARNAA AYAGAA KA TALIYA DEGAANKA EEY DEGAN YIHIIN.HADA WAA WAX DAWLADA AAY AAD UGU WAR QABTO DEGAN KA SHABAAB KA TÀIISO-SUAAL=DAWLADEEY WAA ADI KA KU JIRA SHBAAB AAN DAGAAL KULA JIRNA EE WAANA OGTIHIIN SHABAAN DEEGAN KA AY KA TALIYAAN-MAAD SHABAAB ISKA CELISAAN?????
MAXAA UMADA MASAAKINTA SIDA NINKAN ODAGA AH UU SHEEGAYO KU HEEYSATAAN DAWLAD OO KOOX HAYAD AH AAN ISKA CELIN KARIN MAXEEY TAHAY?
SUAALO BADAN AYAA MUDAN MUWAADAN KASTA KU NOOL WADANKA IYO DIBADA INUU LA XISAABTAMO DAWLADA???????
War gabdhaha yaryar kuwa masuuulka ka ah halasoo xareeyo ee ma ahan ayaka in ladhoho waa eedesanayal 😢
Nio fikir waxa igu so dhacay raxawen xita inlala xasuqo
bal waxaas arag marki gabdhahaan la maxkama deenaa maa dadki bixiyay ee adeer ama aabo ahaa maala soo qabto 🤷♂️ ani sheekooyin kaan maxkamada waanku wareeray wlhi awalaa la yaabanaa rag la lee yahay qaraxyo ayey fulinayeen oo banaanka magaalada ka keenay aaway ragii soo daayay iyo meeshi laga soo daayay ?
Walee Eeeley waqii umada mahaan war waxaan maxey yahiin bisinka oo luuqda xuna
Jaahilad baatahy inagummed ah. From Daarood.
@@musaibnnuseir8313darood ba nigaa carartee jareeryahow maayadha ba kutirii Darood ba Ahaaay !
@@musaibnnuseir8313plus xanuguqarabaniiin xawiye ba tahaay!
Gabdhahan yar yar waa dhibanyaal, ma aha in la sii dhibaateeyo.
ilmahaan waxaa soo qafaashay, mooryaanta Xasan gurguurte, goortii ay ku jabeen dagaaladii, lana xasuuqay, hubkiina laga wada furtay. Marka as bay waxay dhigayaan riwaayad GAALADA lagu qanciyo, si mashruuc cusub loo siiyo..
inta badan aderkay ba nagu daray bay leyihin iyagaba dulman masakintan
Subxanallah ceeldheer xarunta guurka shabaab miyaa
Haa iyo xarunta qaloowga. Kii khawaarijta ah ee la qabto xabad llahumz dhufto ee wa ala qalaa nejista.
@@niyaaladem itee waaye ceeldheer marka waaba yaabe
Hal gabar moye inta kale ader ayaa bixiyey ader naxaris daranaa😢
Soomaali noocyo badan bisinka maan fahmin
Raxanweyn soomaalidii waa rogeen
Ayagiina waa is rogeen xataa caruurtoodiina waa rogeen waxaasoo dhana waa nimankooda waaweyn ee mucjisada ah.
Sax walaxi MashaAllah warun
Caruurta yar yar maxay weeye guurba gaadhii
Afsoomliga ku jawabayan yaa noo micneeyah
Tolbeelay somaalinimo haday jirto gabdhaha wax barasho iyo shaqo hala geeyo
Runtu waxay tahay Raga Alshaaab ee hubaysan dagaalamaya waa laga baqayaa, Gabdho yar yar oo masaakiin ah ayaa laga adag yahay...Yaaaab