DHACDOOYINKII HOTELKA IYO SAMIYO OO KASHEEKESAY QISADA KU DHACDE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июн 2024

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @MusaNoorsheik
    @MusaNoorsheik Месяц назад +1448

    Koko plz zaamia youtube haloo furro apaayoh mnzhllh wlai gabadhaan maskiin waayoh wlai azxaapei like ❤ku garraaco si aay koko uarragtoh😅😢

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe Месяц назад +1702

    Inta Samia Ka naxday like 👍😢❤

  • @faraxsan8699
    @faraxsan8699 Месяц назад +154

    Deeqow Quraanka iyo adkaarta uu aqrisanaaye ayuu wax ku arki waaye Alhamdulillah adinka hadaa aqrisan laheedeen oo qeylida iska deen laheedeen wax ma arki laheen

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl Месяц назад +305

    Asc Koko ma ogi in aad qoraalkeyga arki doonto Walal. Saamiyo iga gaarsii. Walal si Deg Deg ah gabadhaas Qur'aan ha Isa saarto.
    Hana joojiso Ka sheekeyntooda.
    Just sheekha hala wadaagto. Lkn yeysan dhayalsan.
    Adinka dhamaantiina joojiya Ka sheekeyntooda. Please please qur'aanka badiya.

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Месяц назад +505

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤❤

    • @user-go5ic5zx7f
      @user-go5ic5zx7f Месяц назад +5

      Asc😊

    • @XafsaYuusf
      @XafsaYuusf Месяц назад +6

      Scw❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤ scwscw ❤

    • @AdullaahiMohamett
      @AdullaahiMohamett Месяц назад +3

      Scw❤

    • @user-wz1vh3pw5b
      @user-wz1vh3pw5b Месяц назад +4

      Scw

    • @user-th9jg9vd6b
      @user-th9jg9vd6b Месяц назад +2

      Scw scw scw

  • @CabiirmoCMCMO
    @CabiirmoCMCMO Месяц назад +509

    1:sundus haloo qiro iney tahay team 27naagta u adag hadey xaley tagtey guriga kaligeed 🎉🎉
    2: deeqow filimanta cabsida kuwa ugu hor dhinta ayuu xaley ku jirey kuwa isxeesiyo ee loogu hordilo 😂😂
    3: cayda always is actor ❤
    4:ninka u qalma in lasiiyo oskar ama bilad waa camera manka armaan legend si mcn ayuu udubay
    5:comedy amba qurxiyaha filmka macalimo,koko,amiira beerkad icaseeseen 😂😂
    6: saamiya sorry waad iga oohisay alx Cala salmtak ❤❤

    • @RukiaMohamed-sf6oc
      @RukiaMohamed-sf6oc Месяц назад +2

      Wow

    • @Gooni_socod
      @Gooni_socod Месяц назад +6

      Amiiraba wey tagtay guriga kaligeed

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse Месяц назад +6

      @@Gooni_socod ku darso kliged qol dagn lkn amiira heeraheda la dagn thy iyo wllheed

    • @user-rh3np5yu9t
      @user-rh3np5yu9t Месяц назад

      Waladheed adna laseexday sowta dhahayso😂😂​@@Amina_Isse

    • @hoodoeprahim2683
      @hoodoeprahim2683 Месяц назад +2

      Amiira waxaan muujisay inay tahay gabadha ugu naxariista badan teamka waayo saamiya qofka mar walba garabka hayay ilaalinayay niyada u dajinayay ayay ahyd hlka hblha kale hawshooda iska wateen

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 Месяц назад +70

    Saamiya iyo sundys Quran akhriska iyo adkaarta badsada shaydaanka wa daciif alxdulilah wax walba wa niyada

  • @CASKAEDIT99
    @CASKAEDIT99 Месяц назад +49

    TEAM ZAMIYA ONE LIKE 😢😢

  • @FaadumoMaxamuud-rc5hl
    @FaadumoMaxamuud-rc5hl Месяц назад +367

    Koko bulle inta ilajecel one like❤😢

  • @amranhappy8077
    @amranhappy8077 Месяц назад +358

    Team koko one like

  • @QueenRaiza2005
    @QueenRaiza2005 Месяц назад +82

    Waliga Cabsi hada dareento سورة البقرة shido wax waliba ayada ka adag ana ayantan waxas isku arkay waana shitaa wakhti waliba si dhaqsi leh ayad ku hurdee kaniini kalmati weyaan lkn Qur'an wax ka fcn ma arki mrka Alhmdulillah🤲💯
    Asxabtada u sheeg kurtigiin akhrista siba samia adi io Macalimow oo sarwalka laga siibtay waxba jira dee😂😂❤
    War hada somantahay xita hde bahi ama oon ku qabto Qur'an le aqri wa qaboobe si minalaah ayad u qaboobe so Qur'an wax lasiankaro ma'ahan io adkaarta❤❤❤i

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed Месяц назад +265

    Inta amiiro naxriisteeda kaheeshay like

  • @HAElmi
    @HAElmi Месяц назад +183

    Fulay aan nin rageed ahayn hadaad maqasheen wlhi waa ceyda. Wuuba cararay ninka dhan ee team ka hogaamiyaha u ahaa. Macalimow iyo Amiira aad ayan ugu hambalayynayaa siday u garab istageen saamiya

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 Месяц назад +16

      Haku yawin wll wa wada ilmo kuligod

    • @garaarwabari1208
      @garaarwabari1208 Месяц назад +5

      Waaa xaqiiq arinkaas

    • @khadraaxmed4578
      @khadraaxmed4578 Месяц назад +18

      Ceyda isagaaba dhahay inta noo dhiman ansoo fiirino e

    • @XafsaYuusf
      @XafsaYuusf Месяц назад +7

      Asaaba marki labad meesha Ku celiyay

    • @user-go1zk4no3e
      @user-go1zk4no3e Месяц назад +12

      Beenta daa wll asaaba meelkasta o eygalayaan uga hormaraaye teeda kale ilmo yar yar oo u ilaalinaayo maa meesha joogo

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 Месяц назад +161

    Wlhi imkan dawdo cabsi cabsi 🥺 alle ayaa mahadle hadad kazo nabad noqoten

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 Месяц назад +57

    ALXMDULLAHA samaiyo haday soo badbaaday😭wllhi waan ka naxay maskiinta quraan aqriso ama shido suratul baqro😊

  • @SacdiyodaudQasim
    @SacdiyodaudQasim Месяц назад +85

    Koko abayo samiya inta quran laga sarayo ha idan la jogta please masken wa naxsanay ila hada😢😢😢

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Месяц назад +129

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤❤

    • @CrisaaqClaahi-qf7om
      @CrisaaqClaahi-qf7om Месяц назад +2

      Asadoww zhp

    • @user-vp9sy3uk8h
      @user-vp9sy3uk8h Месяц назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-vp9sy3uk8h
      @user-vp9sy3uk8h Месяц назад +1

      Asc asad waan ku tageersan yahay
      Waxa tahay wll qof wanagsan waxan rajeynaya in aan Malaysia immido oo aan team 27kuso biro I.a

    • @AnfacAbdi-pn3wo
      @AnfacAbdi-pn3wo Месяц назад +1

      Scw scw scw♥️🩵🩷❤️💚

    • @HamdaAbdourame
      @HamdaAbdourame Месяц назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimcoxuseen924
    @nimcoxuseen924 Месяц назад +105

    Saamiya is quraan saar waad sigatee❤

  • @sumaya7380
    @sumaya7380 Месяц назад +40

    Qeyra masuul tihiin wof idinla socdo ka tagteen macalimoo aamin waaye

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 Месяц назад +28

    Ceyda leader baad eheed wlhi teamka dhiiranaan galineese geesi haduu jiray aduu ahaa macalimo asna attention kiisa wuu fiicnaa saamiyo haduu soo xasuusan laheen xaalada see noqon laheed ilaah baa og anyways team isfahansan m.a

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 Месяц назад +2

      Ka wrn dadka dhahaayo cayda ugu fulaysanaa yaab

  • @AbuukarYare-yf4vf
    @AbuukarYare-yf4vf Месяц назад +160

    Kusali Nabigeena Mohamed scw ❤

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Месяц назад +64

    Koko yey samia halaga war haayo walahi wax kasta ku dhici karo😭😭😭

  • @sarasusu168
    @sarasusu168 Месяц назад +29

    Rag Nimada Waa La is Dheeryahy Bal Firi Macalimo Siduu Barnaamijka Ula Waado Gentleman

  • @kaahojimcale5630
    @kaahojimcale5630 Месяц назад +17

    Saamiyo qur'aan saara ilaahay ka baqa 😢😢

  • @Saabariina152
    @Saabariina152 Месяц назад +247

    Team koko babiya in.a 10 days 600k aan xirno inta igu raacsan farta taaga🚶🏽‍♀️😊❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Месяц назад +88

    TEAM Koko bulle like dhac dhac ❤❤❤ team 27 is Not Easy yaqay 🎉🎉🎉🎉

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Месяц назад +23

    Waraaa is Quraan saara please anaka dhibkiina inaa aragno ma rabno😢😢😢

  • @user-sf4zr8zg8o
    @user-sf4zr8zg8o Месяц назад +86

    Dad Inta meesha aaday Quraan ha isa saarto 🙏 😭

  • @user-md1fl5tw4w
    @user-md1fl5tw4w Месяц назад +64

    Team koko is not easy😂

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 Месяц назад +90

    Hadii dagaal lagalo xaqiiq waa lakala baxaa mid carara mid cabsi darteet iska istaago kaas waa laqabtaa hada geesiyadii tiimkii cabsida wajahay waaaa amiiro waan ugu hanbalyeenayaa sida aaay u garab istagtay walashed sumeeya gacanta ayeey qabatay oo aay aad u xajisatay masha allaah amiira waxaad sameesay waa tariikh kuu qormeesa adiga waa aniga aragtideyda

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Месяц назад +4

      Waa runtaaa wlhi amiira waa geesiyad 😂❤

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 Месяц назад +4

      Amiiiro waa hoooyo naxariiis bdn geesinimo ma ahan ee waa masuliyad waxey dush saratay, Amiiro cid ka fuleysan ma jirto lkn masuliyad waaye wxs

    • @drsanuush
      @drsanuush Месяц назад

      Geesinimo ma ahn ee gbr bas qabty gesi wxa la dhaha qofaa cabsanenin oo meelo halis ah galo hh

    • @garaarwabari1208
      @garaarwabari1208 Месяц назад +1

      In aad qof badbaadiso waa geesinimo iyo karti dheeriya geesinimada ma aha in aad qatar giliso naftaada

    • @user-zf2vq7dc6f
      @user-zf2vq7dc6f Месяц назад +2

      😢😢😢😢😢😢😢

  • @SacdioOmar-qc1mu
    @SacdioOmar-qc1mu Месяц назад +14

    Alxm hada nabad qabtan dhamtinaa lkn quraan isaa saraa Alle ha idiin Amansado
    ❤❤❤

  • @nimconuur2381
    @nimconuur2381 Месяц назад +15

    Wale jini samiyo jitay Macalimowna surwalka kasibay amirana ceyda gacanta usaray deqowna ka qosliye jini mha😂

  • @axlaamnouralas
    @axlaamnouralas Месяц назад +59

    Jini qooqan ku jiro macalimu kulaha ar deqow funny waye😂❤

  • @romal_kinda2023
    @romal_kinda2023 Месяц назад +166

    Anigu hadaba geesinimada waxaan siin lahaa camera maanka armaan oo mar walba ugu danbeeyay intiina kale five layaal ayaad ahaydeen 😂

  • @rahma11115
    @rahma11115 Месяц назад +11

    Samiya haniila jogto maskiin waye kaliged ye guri seexan😢 ila wali we cabsanosa shekada neh mardanbo hakuso qaadina

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam Месяц назад +5

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @Ugbaadeysskssisisbs
    @Ugbaadeysskssisisbs Месяц назад +68

    Ar deeqow aaaaa 😅Ani xitaa jinigii saamiya jiitay baa raadinaayey xalay oo dhan😂😂😂

  • @nuurdaalac9135
    @nuurdaalac9135 Месяц назад +79

    Inta koko kufaraxday 15k subscribe 1D 🎉❤

  • @Fataxo7
    @Fataxo7 Месяц назад +16

    Wallahi sundus wa u qiray geesiyad inee tahay❤🎉m.a

  • @Ubah14
    @Ubah14 Месяц назад +8

    Walalahay koko iyo teamkaba
    Waxyabahan oo kale dib hawgu noqonina mararka qaar wax aaad sahalo moodayso ayaa khatar kugalin Kara allxamdulilah alle ayaa idinsoo badbadiyay, koko madama aad adigu fikrada lahayad hadakadib halaga fiirsado meelahan oo kale oo khatarta ah qosol iyo xaraabo waxba idiinma soo kordhinayan walalahay
    Teedkale talbada aad qadaysanba wayso qab iyo aaadkarta haka tagina
    Fadlan hanaga noxinina waanu idin jecelnahe ❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Месяц назад +65

    Inta samia u cabsatay 😂😣🔥

  • @user-ld3eu4mu7m
    @user-ld3eu4mu7m Месяц назад +54

    Hadii Alle idiin so mootiyey baa mahad leh , Marsabe ha Amina Jinoyo yey idiinka so raacin. Samiya Ayaan u naxsanaa makiinta

  • @user-nb5wj4ie6f
    @user-nb5wj4ie6f Месяц назад +4

    Saamiya quraan masaarteen 😢😢

  • @LaciyowRacaale
    @LaciyowRacaale Месяц назад +6

    Asad hadu niila soco lahaa waa lacuna lahaa

  • @SamsamDek
    @SamsamDek Месяц назад +54

    Moalimo nin rageed😭❤️💐

  • @ZacdiyaCabdiwali
    @ZacdiyaCabdiwali Месяц назад +56

    Only halista koko muc jisaa tahe😂😂❤

  • @ShucaybCalikabiir
    @ShucaybCalikabiir Месяц назад +7

    Inta koko ila jecel one like 👍

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli Месяц назад +13

    Wllhi saamia sigatay meshaas hadey balakoon ahaanleheed waxba ka dhici lahaa alx hadeeyba qol galiyeen quraan isi saara dhamaantiina

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. Месяц назад +143

    Team koko like ta waa xagiina ❤❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Месяц назад +60

    Alla koko xaley waad iga cabsiisey

  • @deqamustaf426
    @deqamustaf426 Месяц назад +8

    Nin rageed hda maqashey oo masuliyad qadi karo wa macalimow iyo armaan cayda asigaba cabsi udarneyd sdkle Amiirana sida hooyo cml uilalisey gabadha deeqow kama qasneyn xoga cabsina ku jirtey sundus afkiba jugda qabey koko iyana wxey dremeysey masuliyad dadkas fikirkeda ❤dhamantin salama

    • @Inacarale
      @Inacarale Месяц назад +1

      Haa walhi macalimow iyo amiiro koko ayaga dadka ilalayey😢deqow maba kaqasnen😂😂

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Месяц назад +2

      Alaa ceyda asaaba hogaamiye u ahaa mise isku video madaawan umaleenaa he is full leader teamka dhan wee iska fakaraayeen

  • @Nadarhassan1
    @Nadarhassan1 Месяц назад +10

    Qosol hdi laga hadlo moalimow surwrlkiisa igu qosol bdna qosol garir igu dhacay😂😭

  • @queensuheyla5203
    @queensuheyla5203 Месяц назад +99

    Koko ilahey ka cabso waxyabahas dambo hanala imanin wlhi wa hurdi la ahy caruur ku dawado iyo dad xanunsan😢😢😢

    • @user-jg1uv5ul9y
      @user-jg1uv5ul9y Месяц назад +5

      Haa wlhi ani dadka jinka iyo waxas laxanunsan ahy wlhi marka dawanayay jareys iyo oohin bawa ka bixi wayay 😢 horta saamiyo waa runted xalay sida ay dareenty aniga habeen aan kligey qol jiify oo ilbaabkana iixerna daremy qof gadasheyda taagan markan is adkeeyay na in uu wixi sida hawada cml uu halmar jirkeyga ugaleen kdib aan isdhaqajin wayay inaa hooyo uwaco raba wxdba moodaa afka in laga heyo ilaa quraan markan aqristy daremy inaa caadi ahy baa so carary anigo jareynaya argagaxsan ilaa hdana marka xanunsado culeyskas wan darema wxaa igu murug badnaa samiyo hdusan macalimo xasusan laheyn xalay lama arkeen ilaahey baa mahadas leh kasokow macalimow iyo dhamantin❤

    • @queensuheyla5203
      @queensuheyla5203 Месяц назад

      @@user-jg1uv5ul9y aniga xita wa xanunsanhy dad xanunsn aya jira iyo caruur wxs kale fans kada malala imado

    • @queenofqueens661
      @queenofqueens661 Месяц назад

      Ha daawan dee hadaa rabin inta raba in laga sheekeyo ayaa kaa badan

    • @user-jg1uv5ul9y
      @user-jg1uv5ul9y Месяц назад

      @@queenofqueens661 mxd hdalka uxumeyne kliya wxaa laga hadlaa saameynta ay wxas leyihiin xitaa iyaga aadayo qatar bey ku eheyd anagana dad taagero nhy waan ceshan karnaa wixi anaga iyo ayagaba dhib ku eh waka hadli karnaa ee negative ka aad ku fakireysid iska daa wll

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 Месяц назад +74

    Beri daawana hada jinkii ka sheekeynaysan qol madow ban ku jiraa imike😭😂😂

    • @MaxamedSalad-cb1gx
      @MaxamedSalad-cb1gx Месяц назад +3

      Aniga kula dawanaye kaalay kkkkkkk sariirtada dhinac kala jiifa 👿😫🥱

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 Месяц назад

      Fulynimo😂

    • @CawoJama-px3zl
      @CawoJama-px3zl Месяц назад

      Kkkkk fulimnimo dhmaysay wlee😢😂😂😂😂😂

    • @kawsarsalebaan5699
      @kawsarsalebaan5699 Месяц назад

      Ani waxan kamapa cabsane 😂😂

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 Месяц назад +14

    Muslinimadaa ku badbaden wlhi ❤😢

  • @AaminaMaxamuudMuudeyUmuAragsan
    @AaminaMaxamuudMuudeyUmuAragsan Месяц назад +8

    Subaxanalaha quraana is saana walhi fani idildahay ee quraana isar adiga dhana❤

  • @caaishaxuseen5479
    @caaishaxuseen5479 Месяц назад +36

    Team koko soo booqda ikraanita ina sahal ku qoran waa hooyo soomaliyed caawinad rabto chanelkeda caawiya alle ha idin caawiyoku qora IKRAANITA INA SAHAL

  • @izabeella0232
    @izabeella0232 Месяц назад +48

    Ani marna samiyaa la oyaay marna deeqow ku qoslaay xalaay😂😂😢😢😢

    • @MariyaGabo
      @MariyaGabo Месяц назад

      Walhi anoo oyaya ayaan hadana qosol la ilmeyey😢😂

    • @user-tk9wf9je4e
      @user-tk9wf9je4e Месяц назад

      Wlhi anoo naxdin oyaya ayaan hadana qosol la il meyeyy markaan deqow arky😂😂😢

  • @dalaytemoha58
    @dalaytemoha58 Месяц назад +10

    Team isjecel weye samia amey ku ilawan ayey ka fekeraysay lkn wa ku fara adeygeen thamka Sxbtinimadu wll nimada waka qalisan thy

  • @kadra9957
    @kadra9957 Месяц назад +6

    Team Halista ❤❤❤
    Adikoo caafimad qaba hadaa so noqoteen alxamdulilah waaye.
    Waxaa isla so qadateen experience, ad ka sheekeysan .
    Xalay wan dawaday video , cabsi
    Keep going Koko, Ceyda, Amiira , Samiya, Sundus, Macalimoo, Deeqow

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Месяц назад +80

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @Amiish27
    @Amiish27 Месяц назад +32

    Kokoo ilaa hada waanaxsanahay waajii fa la ahay wallaahi

  • @faadumajamac1250
    @faadumajamac1250 Месяц назад +4

    Samia sy ufakaryso xanuun waaye wllhi😭😭😭

  • @mohamedabukarhusein3631
    @mohamedabukarhusein3631 Месяц назад +3

    Koko wlhi waad nasiib badantahaye laxabdulilaah dhe why cumer RUclips year ayuu kaaga horeey so waadne dheeftay like saara inta iguraacsan

  • @fatxixasan3534
    @fatxixasan3534 Месяц назад +18

    600k coming soon mss score keep going ❤❤

  • @suulondon474
    @suulondon474 Месяц назад +83

    jinigi xalay samiyo wuu ka ohiyey cayda io amiro gacanta ayu iska saray sundusna wu ka madajiyey mclmow surwlka kasibay Deqow wu kudhel dhelya😂😂

  • @saadomohamed8212
    @saadomohamed8212 Месяц назад +5

    Wallahi macalimow uu naxariis madanyahay wan jaclahay

  • @GeeseyCambuure
    @GeeseyCambuure Месяц назад +6

    Team koko one like❤

  • @raaniidiil4744
    @raaniidiil4744 Месяц назад +32

    Jinka wuxuu ka mid yahay khaliqiga ilaahay waadna ku qaldantihiin iin aad xadkooda ku gudubtaan,tusaale cml meel libaax joogo hadaa isku tagtid adaa lugahaaga ku raadsate,Ilahay Khaliqi walbo meshiisa Ayuu uugu tala galay.Hada hadaa badbadeen mar kale waxaan oo kale ha sameeynina.Kuligiin na quraan iis sara.Jiinka wax sahlan Ma aha,Ciyaar iyo qosol ma galaan waxaas cml.

  • @MariyaAbdi-ul6ee
    @MariyaAbdi-ul6ee Месяц назад +8

    Halista laguu sheegayo waa koko😢😢

  • @Gooni_socod
    @Gooni_socod Месяц назад +21

    Samiyo RUclips ufura ya igu racsan 😣🙌❤☺️

  • @AbdulahiKadle
    @AbdulahiKadle Месяц назад +5

    Koko waan jiifan Waaye walaahi ilaa quruun kashito😢😢

    • @mssqosol
      @mssqosol Месяц назад

      Quraan xataa ina shito waa xasuusan waaye xalay cabsida arkay 😢

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Месяц назад

      ​@@mssqosol Deeqow ugu fcn kooxdaan wuxuu la cabsan waayay intoo mesha Galin oo quraan aqristay

  • @saaniyaqueen1148
    @saaniyaqueen1148 Месяц назад +12

    Cumer 556 koko 556 omg yahor xidhidona 600k 😂❤

  • @user-hw6ty6hv3t
    @user-hw6ty6hv3t Месяц назад +3

    Gabarta quraan saraa hafududeysaninee Insas lagusoraca lagayabayee macalinka uguwaca gabarta jinku ciyaar kumaharee😭😔

  • @qadancabdilaahixiis3267
    @qadancabdilaahixiis3267 Месяц назад +3

    Macalimow ilahay hakugu naxariisto sidaad dadka u gu naxariisanayso wllo wllo😢🎉

  • @nawaalUpdirahman
    @nawaalUpdirahman Месяц назад +5

    Koko video gi samiya dib ugu laabo darbiga fiiri😭subxanallah😢

    • @Ridwayyyy432
      @Ridwayyyy432 Месяц назад

      Ala ma aragty horta wllh naxdin kwrn😟

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 Месяц назад

      War waa sawir😂 meesha cabsi cabsi loogu talagalay waa sawir

  • @khalidjawhar1406
    @khalidjawhar1406 Месяц назад +23

    Wllhi igu dhacday markii samia la waayey laydhka qolkayga waa ii darnaa yar aan saxiib nahay ayaa iso galay markaasuu laydhka igu damiyey aniga dhan shoog waxaan is dhahayba wixii aad daawanaysay waa kaa kusoo galay Kulahaa war laydhka daar intaan qayliyey isna intuu naxay ayuu albaabki xidhay dagdag bustihiiban hoosta ka galay anigo shoogsan 😢😢😢😂😂😂😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Месяц назад +39

    Mar dnbe waxas camal.ha Samyn waa khatar koko😢

  • @user-io8sm3wi7v
    @user-io8sm3wi7v Месяц назад +6

    War anoo nin ah xalay waa jiifan wye 😂😭qolka kaligeeey seeexan jire xalay gabdhaha la seexde 😂😂😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl Месяц назад +2

    Alhamdullilah samiya hadey so bdbadey quran is sar dheh samiyo wlhi way sigatey runtime ❤😢

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan Месяц назад +20

    macalimu xaley naag shubo oo ruxaan surwalka ka siibtay iney kufsato rabtay😭😂🤭

    • @Hadiyasayid
      @Hadiyasayid Месяц назад +1

      Haa shuubada xuntaaa😂😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Месяц назад +2

      ​@@Hadiyasayidcommentiga yayna noogu imane aamusa magoo😂😂😂

    • @Hibasalal
      @Hibasalal Месяц назад

      @@khadiijaabdqadir😂😂😂😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Месяц назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂 Haa wlhi naagba ka siibtay way ka heshay malaha😂😂😂

    • @Hadiyasayid
      @Hadiyasayid Месяц назад

      @@khadiijaabdqadir hye booo garacada

  • @Meja.fatiiz
    @Meja.fatiiz Месяц назад +26

    Anigoo daawatha ahaa aanba nahsanaabee bisnkoow.😂😂 Cabsi Cabsi ayuu ahaa wlxi

  • @user-hl4rz8og3r
    @user-hl4rz8og3r Месяц назад +5

    Inta saamia ka naxdy like😢

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 Месяц назад +4

    Walaaley koko mar kle Melaha halista ah ha u hogaamin naftiina

  • @user-qx4wv9jy1h
    @user-qx4wv9jy1h Месяц назад +21

    Koko halis waayo wllhi 😊❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Месяц назад +11

    Xaley RUclipskaaga waa loo yaawey wllhi❤

  • @CabdullahiQaasim
    @CabdullahiQaasim Месяц назад +1

    Nin madoow naftaada oga baq nin cadna naftaada oga baq legend deeqow 😂

  • @nasronasab918
    @nasronasab918 Месяц назад +6

    Koko maansha allaah abaayo saamiyo ilaali zaaxiib wanaagsan baa tahay abyo❤

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 Месяц назад +8

    Deeqow caadi ma ahan filim aan fiirsaday kulahaa😂😂😂😂😂

  • @motivationdechangement
    @motivationdechangement Месяц назад +17

    Walahi samia ilahay aya habenkale uu dhigtay

  • @maxamedluyo6273
    @maxamedluyo6273 Месяц назад +2

    Saamia aada kaga naxay walahi maskiin❤😢

  • @user-mw1em5gp1x
    @user-mw1em5gp1x Месяц назад +4

    Who watched that video more than 10 times 😢

  • @hanibatuun
    @hanibatuun Месяц назад +23

    Team samayai one kile ❤

  • @naajuuqueen7182
    @naajuuqueen7182 Месяц назад +3

    Kuwan waa gesiyal walhi ani oo video ga dawanayo cabsi darted lugaha i jartay 😢 lkn sameya aad oga nahay runti 😢😢😢

  • @YUUSUFJR
    @YUUSUFJR Месяц назад +1

    ABAYO QURAN AQRISKA BADI

  • @abdullaahiyamani9565
    @abdullaahiyamani9565 Месяц назад +10

    Dhamaantiin Quraan isasaara please

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Месяц назад +7

    Samiyo xaly meesha balakoon hddy ahaan lahayd way ka tuuri lahaayen runti alx ilaahey baa badbaadiyy😢mar kle ha aadina i.a qur,aan isa saara

    • @user-uy4kr4uj7e
      @user-uy4kr4uj7e Месяц назад

      Balankoon ayey ahayd amiira sheegtay😢

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w Месяц назад +1

    Koko abaYo wax walba dhici karee qur.aan isa saara gaar ahaan saamiYa maskin wye wxana dadka maskiminta ah ayaay udaranyihin illahay haniga xijaabo🤲🥺❤️

  • @hawokayf1795
    @hawokayf1795 Месяц назад +2

    waa allah mahadii hadaa nabad qabtaan Alx qofna yaa la eedaynin qof walba wuu caririlahaa hadey runta timaado midee dakale amiira mansha allah waa sxb wanagsan iyo walal wanagsan iyo hooyo wanagsan noloshukuma xumayso boqorada tream 27

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 Месяц назад +5

    Team koko is not easy 😂😂❤