Hoyaded o mcan qbta miye ka fogan krta o kliged ilmo ka hysta hdy ka tgto xta qof ay uga tgto. Melh wlaal iyo aabehd toona mrka saasy ula jogta adi hoyads meel cidla ma uga tagi lhyd😢
Waxa hadlaya wlaal gang maaha fartuuney wlalo allah farxad mooye dhib kuma tuso farxadbad uqalanta ❤❤❤❤love you sis allah haku barakeeyo ganacsigaaga hore usoco🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Masha allah illahey ha ku xifdiyo gabdhahana allaha ka dhigo sidado kale kuwa walidkood diba hooyo ixtiramo una jeclado Adigana kuwaa dhashaa ku illalindona insha allah
Hii Fartun Codsi the food you are cooking inculde it in the video the tuna and naan bread sounded interesting please next time don’t sped it up. Haters will always hate I’m a proud walal gang keep doing what you’re doing, they don’t know anything about you just hating out of jealousy keep your head you have honest fans that love you like me ❤❤
Fartuney abaayo hooyo low-carb cunto ah sii iyo qudaar u badi sida cagaarka calenta isku jirto. xataa adi saas samee gees qudaar u badi.gabadha badan ba waxey ka Dacwoden naago ku dhahaya marka la idin fura naag kasto waano noo la so fariisata dhinac loo raaco dadka noocaas ah ha u bixin hore u soco.
Masha Allah tabarak Allah keep going habo qali I love all your videos you are intelligent girl very active and your mum she's lucky to have you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I wish to have girl like you mashallah I have boys
Maasha allah hooyo allah kuu dhaafo cimri dheer io cfmd io cibaada suuban allah kuu siiyo inshaa allah adina sidoo kle xppti ❤🫂 Allah kuu barakeeyo ganacsigaada awlaad baariyaal ahna allah ku siiyo oo aduun io aakhiraba idin anfaca inshaa allah 🤲🫂💋♥️
Oo saw laguma guursan hooyo maxad ula joogta
Hoyaded o mcan qbta miye ka fogan krta o kliged ilmo ka hysta hdy ka tgto xta qof ay uga tgto. Melh wlaal iyo aabehd toona mrka saasy ula jogta adi hoyads meel cidla ma uga tagi lhyd😢
@@TeswahenAbdinasirmy wlh mel ugatagta majirto
Intee logatagaa hooyo Khurbo waayee meeshaan xishopda Fartuun hooydaa haka yeelin waan kaa guuraa
Intee ka aadi? 😂😂 guri sadax qol baa ku jirnaa naga badan. Gacal isma cariiriyo. Hooyo is my best friend and support system. Kama ahaan karo.
@ hhh wa sax lkn anigu wanka yara khajili lahaa anigo hooyaday la dagan inaan nin kasoo ag kaco anyways mashallah tabarakallah barakoba sidii idiin roon idinkaa oge
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🥹
Guys fartuun 400 gaarsiiya plz she deserve it come on
Finally Isniino waysoo dhacday iyado singlenimdi noga baxday😂❤
❤️🫶🏻fartuun illahey ilmo qeyr qabo haku siiyo quruxey 😘
Amiin yaarabi
Maasha allaah Fartuun I cant wait inaan arka nuunahaaga ama nuuneydaada yacnii baby gaada ❤❤❤
Ii soo duceey abaayo in sha allah aniga xitaa waa sugi la’ahay
@@FartunDuvetGirlInsha allaah alle ha ku siiyo waxaad ku faraxdo wllshey mcn
Waxa hadlaya wlaal gang maaha fartuuney wlalo allah farxad mooye dhib kuma tuso farxadbad uqalanta ❤❤❤❤love you sis allah haku barakeeyo ganacsigaaga hore usoco🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
I miss those days of confessions and dilemmas noso celi plz
sis get botox in your palms for the sweating it really helps its 80-90% effective ❤
Anoo seexo raboo soo dhacay video kaan hurdadaba waaka soo dhunty kawrn hee tuuneyy😂❤
Aniga xitaa fartuun videos malaga sexan karaa
@istaahilelmi4862 my wlh we love here ❤️
Masha allah illahey ha ku xifdiyo gabdhahana allaha ka dhigo sidado kale kuwa walidkood diba hooyo ixtiramo una jeclado
Adigana kuwaa dhashaa ku illalindona insha allah
Alla Fartuuney malinkasta wax lee Noso dhig😭I luv youuuuu abyo❤️
Masha Allah tabaraka Allah, walaal adiga iyo hooyada noolaada. Guulayso aakhiro iyo aduunba insha Allah
Mashallah allah ku barakeyo ilmo barii ahallah ku siyo
Abaayo do you send them worldwide, I'm in South Africa?
We are the same! i am obsessed with my mom.
Business ka Allah haku barakeyo Abyo Fartuneyyyyy ❤
❤❤❤ ma sha allaah tabarakallaah fartuunteyda caashaqa hooyo karti leh ina tahay ana hubo keep going macanto ❤❤❤❤❤
Hey Fartuuun , Waddani will win insha Allah and we will welcome you there 🎉🎉🎉🎉🎉
Hii Fartun
Codsi the food you are cooking inculde it in the video the tuna and naan bread sounded interesting please next time don’t sped it up.
Haters will always hate I’m a proud walal gang keep doing what you’re doing, they don’t know anything about you just hating out of jealousy keep your head you have honest fans that love you like me ❤❤
Maashaa allaah ❤❤maalin qurux badan I love you ❤❤❤
Fartun gabar baariyada baatahay hooyo haka dheeraan
Democracy exists in Somaliland, don't be afraid to support whoever you want . And you're always welcome here big love from Somaliland 🙏
I love sheekadaada fartuuney can u keep posting such videos
Yeees haddee ku baranooyaan ani waxaa kugu xeranhy since 2019kii m.a❤❤❤❤
Masha Allah abaayo guurkada ilahey haku adkeyo❤🎉
FARTUUN ALLAHA NOLOSHA KUU BARAKEEYO,, AAKHIRONA JANNO KUUGU BISHAAREEYO,,
Maasha ALLAH Gacal isma cariiriyo fartuuney❤
Fariid Allaha ku barakeyo sharafey bariyad ayatahay hooyo. mcn noo ilaali waa lagu janataga waan kujeclhy❤❤❤❤👍
Fartuney joog dalkaas rajad kaleedy tageero o anigu kamid ahay bad kuleedy bad ha galin 😂😂😂😂
😂😂😂😂
Fartuntena🫶❤️love you.Muse hadu so baxo 5yrs mute ah😂
😂😂😂1
Asc fartuueey waaku soo noqday baariyeey baariyaal allaah ku siiyo
ASC abaayo cabaayadaha qaboowga aan rabaa sidee ku heli karaa mahadsanid xabiibti
Dadka kuleh hoyada maka guurtay wa aa walan yihin xgee ka aadin😂 gabadh kaliga bay ku dhashay be😊
Taliso noowad talada, dadka cusub warkooda iska daayo❤.
Where do you sale your clothing abayo?
MASHA ALAAH ILAAH. MANAKALAFOGOOYO
ADA MAMADA ABAAYO❤❤
Fartuun alah ku xafido
Fartuun wan ku jeclahahay walshay from jigjiga ❤
Fartuney abaayo hooyo low-carb cunto ah sii iyo qudaar u badi sida cagaarka calenta isku jirto. xataa adi saas samee gees qudaar u badi.gabadha badan ba waxey ka Dacwoden naago ku dhahaya marka la idin fura naag kasto waano noo la so fariisata dhinac loo raaco dadka noocaas ah ha u bixin hore u soco.
Alla fartuney nooga sheeke sidad UK ku tagty😂❤️
Fartuun tagera number one ku ahay my cousin 😂😂😂
Waad ii qosliisay walaahi all love from somaliland ❤❤
Mashallh tabarkalha allha ha kubarakeyo abyo run waya shaqeso❤❤❤❤
Maasha allaah fartuuneey horey usoco
Masha Allah good luck ❤
M.a alhuma baarik abayo furtuun ilaahey haku barkeyo shaqdada io rerkadaba
Fartuneey I luv sm babesss💕💕✨
Insha alaah ha ilaabin abaay
Fartuney 2018 aa lagu yaqanay dadki ugu horeye somali social media ee 2024 ilmihi comment qoraan ee no joog huuno❤
Masha Allah ❤❤🎉
Muusaa so noqonaaya fartuuneey waanaad arkaysaaa kaalay
Samiyey aadban kuu tageraaa aqwan keep going 💪
We love fartun from hargeisa ❤❤❤
Fartuuneey hooyo allah kuu dhaafo waxaan aaminsanaa hooyaday mcnto inaanan la.aanteed noolaan karin lkn ilaahay ha u naxariisto maanta keligay baan noolahay qofna qof lala aasi maayo lkn hooyo la aaan waa nolol la aaaan wlhi😢
Caruusata ❤❤❤❤
Tuuneey inta ku jecl ka badan inta inta radineso ila tali boso celi wa uxiise❤
Maanshalh xppti
Guul ku rajeyna ❤️❤️ xbbti
Alla u maqan kuwaas ee qalbiyeey anaa ka kow ah wllgang from hargeisa ee noo imaw intaa dhulka kaa qaadno bnu cirka ku gaynaynaa ❤❤❤😂love you wlhi ❤
I love fartun ❤❤❤
Mansha allah allahakubarakeyo qali
Fariid hooyadaada sidaas u ilaasho Allah ha idin xafido abaayo ❤❤❤
Tahriibkaagi nooga sheekeey walal please fartun❤
Fartuneyyyyy yaka xanajiyeyy 😂 🤣
Team ciro guul insha'Allah two days hadhay
Super funny 😂 fartun. Makes me laugh 🤣🤣
Ama waa wadani dooroo wadankaagaa taageer ama waa wareer oo haku cuno waraabaha😂😂
Sis we need the abaya you wearing
Ilaahayow haynagu soo saarin muuse biixi 😂😂
Ilaahay ha ku xafido wallal hooyo waa qaali
Masha Allah ❤
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Mashallah abayo ❤❤❤
Masha Allah abayo inolow weligaa
Masha Allah tabarak Allah keep going habo qali I love all your videos you are intelligent girl very active and your mum she's lucky to have you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I wish to have girl like you mashallah I have boys
Maya saas fartun 😢ag Somali lee
naa fartuuney noo kaalay wax ku xidhayaa ma jiraane❤
Kuwii horana yuusan soo celin kuwii danbana hayska daayo ugu celi adeerkaa😊😊😊😊😊
Abayo taloyinkaga anaa lasocda oo samatu cocok kulasocanjire hore usoco
Fartun ❤ waxay ahayd inaad magac u bixisid Single Fartuun, which’s attached to the married Fartuun 😅 qof kuma waydiin lahayn sabataa wali taladii usii waddid!😅 please stay ❤
I like fartuun❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mam❤ mashallh
jeeeelal badan buuu siii firaaqeeesty muuuse😂😂
Way ioogayaaan iyagoo wadani ahaa waayo dookha qofkaa xor u ah
Maaah allhu qaaali ❤❤❤
Good girl masha Allaha
Love you sister ❤
Mama isnino keep goin
Asc walaashay iiwaran
Asc mashallh Habo
Naay nomaha ee waa muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva somaliland viiva somaliland SSB isaaq snm isaaq nimo is not easy ❤
Walaa xawla😂😂😂
Miskiin
Manshaallah
Fartuuneyyy iska hadal dooorasha ku mashquul sanhy kuma soo jeedsanyno imikee😅😅😅
Mashallah Mashallah Mashallah abayo good
MashaAllah abyo ❤
Fartun duvet soo fadhiso saa ku gaarto half million 😂😂 deg deg waa jecel yihin xanta 😅
waad fiicantahay
Maasha allah hooyo allah kuu dhaafo cimri dheer io cfmd io cibaada suuban allah kuu siiyo inshaa allah adina sidoo kle xppti ❤🫂
Allah kuu barakeeyo ganacsigaada awlaad baariyaal ahna allah ku siiyo oo aduun io aakhiraba idin anfaca inshaa allah 🤲🫂💋♥️
Fartuuney waa catowday dumashi ❤