Waxan dhagaysanay habeen 7\6\2023 saacaduna aytahay 1:30 waxan JeceladaY Gabadh tii ugu qalisanyed wana marki kobad ee aan wax jecelado waliba si xaqiiq ah Uumana Sheegan karo Sababo jiro awogii markastoon dhagaysto heestan waxan xasuusta iyada qalbigayguna magaceeda mooye magac kale ma hadal Hayo Alleh waxan ka baraya in uu iiga dhigo xaaskayga xalaasha ah Ee mustqabalka Ubad Khayr qabana na kala siiyo 🤲🏻😭
Ha iska cod fiicnaado lkn Cuman Dhuule heesihiisa qof keeni karto amaba cod ku gaarto ma jiro. Xitaa muusikada Waa looga dheelay. Heesta is suppose to be mid dagan. ♥️♥️🇸🇴Big respect for CDH ♥️-♥️ R.I.P - May Allah take him and all the others under his wings🇸🇴♥️♥️
Dhibta jacayl leeyhay waan soo arkay mana ilowbin sidaad ii yeeshay lkn ilhay baa ka magan galay jacayl danbe ya rabi qof dacad ah oo ii xaslada uun ii sii ma rabo jacayl iyo buuqiisa 😭😭
9 yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜
2020 Ciida fidriga waxa ka harsan laba maalin Habeen qamiis ah Xfdayda ayan kaso qorayaa Inta iga dambeyso ❤✋iso xasuusiyaa like isara
Mantaan waa carafadeedii kale
Caawa ciidul fidri 2-5-2022
Ha igaynin akhiro😭🥺💔
2023 waxa ka hadhay ciidul Adxa 4 Cisho✅. Salaan bro
Abdirahman, you're a living legend yourself wlhi 🎉
Cabdifatax yare hadii fanka quruxdisa tilmaam lay odhanlaha adigan kugu tilmaami laha inta taagerahaga ah ama heesahaga dhagaysata ayan kamid ahy walow heestan sigara oo daren leh an udhagaysto❤
Waxan dhagaysanay habeen 7\6\2023 saacaduna aytahay 1:30 waxan JeceladaY Gabadh tii ugu qalisanyed wana marki kobad ee aan wax jecelado waliba si xaqiiq ah Uumana Sheegan karo Sababo jiro awogii markastoon dhagaysto heestan waxan xasuusta iyada qalbigayguna magaceeda mooye magac kale ma hadal Hayo Alleh waxan ka baraya in uu iiga dhigo xaaskayga xalaasha ah Ee mustqabalka Ubad Khayr qabana na kala siiyo 🤲🏻😭
Sxb qali Jacaylkaaga sheego Ama Waad guulaysan ama waad guuldaraysan oo waad kici doontaaye
Maa u sheegaye hadi😢
Manta kale 😢
Sheeko hadii kle wax xun ayaad laku meysaa
Inteena heesahan dhagaysanaysa alle ha ina soo hanuuniyo
Amin walalo wlh wax wanagsan maahan dabcan sheydan iyo naftani aya no horsedayy
Amin🥺😭
Aamin
A/fitah yare i.like wlhi cod dagan oo mcn uu leeyahay ilaahay hasoo hanuuniyo oo isagoo qur'aan aqrinaayo na tus ani wxn kuu tooran lahaa boqorka codka
maasha allah alle Wuu u aqnalay ducadaada walalal Codkiisa Wuu noogu aqriye quraan cizak
farxiyo cali cisman dhiblaawe masha.allah bro mar hore allah soo hanuuniyay allah dhowro
farxiyo cali cisman dhiblaawe
wll wxaan kuu sheegi lahaa in lagaa aqbalay ducadii oo Alle soo Hanuuniyey A/fatax yare .......
heestana waa dhagaysan alle hasoo hanuniyana waad ledahay adiga alle kabari inuu ku hanuniyo
Ducaale Xaji Cali hhhhh
yaa ila argey inta cumar qof cod ku dhamayn jirin alle unaxariisto cumar dhule
Runtii markan heesta aan qaado xaskygu way ilmeeysa 😭from burco
Oo Jaceylka reer Burco ma barteen , mise xaajiyadda ayaa Borame ama Gabiley Hargeisa, Muqdishu Djibouti ka timid Burco Budh weyn kk
Waxan rajeynaya inaad Haab siiso markay oysoo 🌹
Waa rune
Waa sheekee 😭😭😭😭😂
Nin Hore oo Jeclayd ayay Ku Xasuusataa
Waxan ahay qof xanuunsan xanuun marka lagu leeyahay maaha kan dhakhtarka dhawadiisu taalo ee waxa jira mid la dhaho jacay dawadiisu marmar qaar lama helo dadka isjecelna isma helan inta badan xanuunka cid kula daremaysa ma jirto kaliya waa gudaha cid aad uga dacwooto ma laha mararka qaar hadii aad istidhaaho darenkaaga ka hadal xata kama hadli kartid aamusnan madan iyo cidlodo aad weheshanaysid uun xaladaadu kuso aruuraysa 😢💔😩
Sorry walaashey waxaan filaa xanuunkaada daawadii inaa heshay
2020 imisa illaa dhagaysanaya
Aan adunka joge
Haygaynin aakhiro 😍😍😍
Ee lama gaadhine kdaa
Mise wad kasi baaraan dagaysa😂
Aniga abyo
poqorada reer sheekh isaxaaq aniga👍🏽
Me
Aniga wlhi wan uxiisay boqorka codka Abdifitax ahmed tacabir Abdifitah yare
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔
Tacbiir yare the pest fanaan
Hadii fanku hibo iyo quruxleyahay waad kasmeesy please welcome back boqorka codka ustaad solansho wcn adiga oo nabad qbo aniga goatkayga thy
Aaan aduunka joogeh ha igeen aqkhiro 😭💔👍
9 yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜
Dhamaan inta dhaawacan waan idin salamay qalbiyadena alle hanoo adkeeyo😢💔2023🌃
Axsan caleeg Old is gold The greatest of all the time Abdifataax Ahmed tacabir.
2019 hadi ad dawaneyzo😍😘
❤
Aan aduunka jooge ha igeenin akhiro
14/8/2019 from qatar 🇶🇦 iyo dhacdo hbnka la kulmay iyo heezta izku kay raacday 😒😒😒
Macquul mahan bee sidee 9bilod kunoqon kartaa weli September lama garin mise gabadhan December 2018 soqortay
Ciyala waberi
2019/Sep...saq dhexe
Malaha wxba i sita
alle ha u naxaristo. fanan goba ayu ahaa Cumar dhule janada Alle haka warabiyo hesahisa dhan Jaceyl ayu ka sameyay
Heestan waa hees xasuus igu leh inkasto hore u qaaday cumar dhuule hadane fanaankan wuu keenay xooga codka cabdifitaax Yare wuxuu kamid yahay ani ahan fanaaniinta ugu jeclahay fanka soomaalia waayo waa fanaan dagan oo cod Qurux badan inkasto waayihii dambe fanka ka fariiistay Meel kasto Dunida kajoogto waxaan ku leeyahay Guuleyso sxb sare
Cabdifitax waligiis codkiisu wuxu kunoolan dad badan oo u ahaa Qalbi dhaye❤
Abris aan wax dayniyo hay i siin abeeso aan adduunka joogee hay igeynin akhiro😢😢❤❤
Heestan hasuus bay igu reebta
Yaa dawanaya 2019
Like Saar.
Cumar dhuule Allah yarxamak Fanaanki fanaanada #Aaa_aduunka_joogeee #Ha_igaynin_aakhiro
EID mubarak hunayaal
22/4/2023🥰❤️
Wixii iga dambeyoow nolol wcn idin rajeenayaaa
Sidoo kale wall ❤
Habeenadii U Dambeeyey 2019
Dhageysanayaa,..
Alleh Yahfidakum wllhey Soomaliyeed💕💕💕💕💕
khadar Essa been badnidaa😹😹
Yaa dawanayo heestan❤2018🔥👌
Me
Me
Me toooooo
2023 ❤❤
2024
Ann aduunka jooge
Hada dawanayso ocktobor 16/2019 like sar🤣
Akhiro wa alma hiraan ilaahow no hagaaji akhiro amiin😢
19-6-2020
WaLhi ILinpa iga soo daadatay
Sidaad ani iyeeshay QofkaLeh uun haa yeeLin😥😥🙏
Wll aniba kulamid ayaan ahay xanuunka jacylku leeyahay ayey idareensiisay
Waa jaceyl aboodiya midkan arooray asageey iga reebay la itaal dareeyay AUN cumar dhule cali waxa dareemi kara qofkii markaa xaladaa ku sugun
2023 .7.26 .time 4pm waxan ku dhagaysanaya station ka trainka 🚆
Waxan sugaya gabadh xiriir Naga dhexeyo San uso dhaweeyo ❤ waxan sida ubax guduudan💐 ❤🥀🫂
7/04/2020 hadaad wadankii🇸🇴kaso maqan tahay like saar
Waa jecel aboodiyaa love this song huno 🇸🇴🇸🇴😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Waaan jecelahay inaa kudaydo abdifatax yare dhanka codka
Cumar dhuule wuxuu ahaa nin jaceel kabuuxo. Ilaahey ha unaxariisto ❤❤
2024 yaa daawanaya 🐐 faanka abdivatah tacabir
yaa daawanay
7/17/2017
like saar adoo raali ah
Ladna Awil anaa kula daawanaya inaabti
inaabti jacayl aan jirin baa ihayo ciduu ila hayan eegayay
asal hadaa raadi qofkaas jaceyl haduu ku hayo kkk naxariis iyo kalgaceyl aad la qeybsatide
hhhhhh haye insha allah
hhhhhh maaahe
hees la daayo maaha wallhi saan ujecelahay hadaa ogtahay waan ooya nio marka dhagaysanayo
Still am watching in 2022 amazing voice and best memories🤓
2017 ilaa augst hdaa lasocotid like hayla dhaafin
Nice
Waa lama iloobaan eebe naxariista jana ha siiyo amiin
Alle haw naxariisto Cumar Dhuulle nin somalida ku leh magac iyo meeqaam sare
😍😍😍😍😍xasus.wcn.Abdi.fahtax.
02/07/2018
Monday
5:24PM
best song
alla yrxama Omar dhule
Aan Aduunka joogee Haigeynin Aqiro what a song xasuus bey iguleedahay heestan 👌👁🙏
2020 hadad dawanayso like dhac ku sii❤💯
still watching in 2019 abdifatah yare one of the best singers in all time
i used to watch him all time
#wemissyoulegend
aaaaaaax yaa hees like isiii ya abti 2017 July 27 baan dawadey
Still wali ma dhagaysanaya 2021 adigo si niyada u dhagaysanayo abdifitax yare boqorka codka ❤️👌
20/ 22 yaa ila fiirzanaya abdifataax yare the beste fanaan
Keep it up bro and this song is a legend sxb nice edit
waw manshAla
2018 wali kama dhargin hestaan
Abdifatah yare alle ha ku daayo melksto aad jogto❤
Cumar dhulena alle ha u naxariisto
Hello
2009 aa dawaday legend RUclips hadatahay like ii saar
2020 hadaa daawaneyzo like iizar
Heestan waxaan ku dhagaystay hawdka burco hadana burco lafteeda canada ayaan ku dhagaystay hadana runtii waan tageeraa heestan
Cumar Mahdi Allow Kuu Naxariiso Boqorka Codkaad ahayde Qabrigaagana allaha kuu waasiciyo 🤲😢
ABRIS AAN WAX DAYNIYO
HA ISIIN ABEESO
AN ADUNKA JOGE HA IGEYNIN AAQIRO
KING VOICE
FITAH ♥
One year Ago hadana wa ikana boqorki codkoow waku aminsanahay ❤️😘😭💯
Abris aan wax dayniyo hay i siin abeeso aan adduunka joogee hay igeynin akhiro😢😢❤❤
From galkacyo istill 2022 yaa iladhagesanya. 🎸🎶
Abris aan wax dayn iyo , Ha i siin Abeesee.... " Hees maahe Waa Heeso Tani 😍
Hestani waxa leh fanaanka canka ah ee cumar dhuule bl abdifatax yare sxb sare wad kabaxsatay u r th bst cod noolaaw
boy M.B
2022🌹Fanaanku wacana O Cod macana
05th nov 2022 labo safar ruux oo is jecel oo midba meel safar uyahay caawa .
Cabdifatah yare inadeer salaan gobeed ayan kuu saaray ❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ viva somaliland for life inta jecel somaliland welcome
alle haw naxariisto janatu fardowsa ha geeyo cumar dhuule mansha allah adiguna heesta waad soo dhowysa
Jaamac Yuusuf Maxamud waa so dhawaysay aaa wlh cabdi fitax yare ayaa uga leh boqor ka cod ka
Saciid Sare Maxamuud qurux iyo cod ba 💋💋💋💋
Anwaariita Mo kkkkkk ha cod iyo qurux ba wu leeyahay
Xasuusta dhabta ah ee codki cumar dhuule waa c fataax❤
Aan aduunka joogee, ha igeeyn aaqiro. Waloow qof walba imanayo aaqiro asagoo ah suu u dhashay, qaawana wali.
Aan aduunka joogee haygeenin aakhiro ❤ j 😭
Hye😢😢😅
manzha allh fanan uqalma fanaanimda adaan ku hayah fanan
cumaroo yar
IAM FROM HOLLAND WA JACAYL APODIYA POQORKA CODKA UPDFATAH YRE KÈP GOING PRO
July 29 / 2024 / habeen talaado ah saacadu tahy 22:55 ama 10:55 Ayada oo aan rajo kalahaa ayaa igu tiri naf walba nafbay rabtaa oo aan u fahmay hadaad ii bahan tahy kuuma baahni 💔😭
13/04/2023🥺💔
Ramadan 23😢
Aaapo xapiPi 🥺🤴🤦♀️ Murugo dhn İnadan arkın kuu rajeena 😥😭🔐
Haai siinin abeeeyse🐊😭💔🥺
Yaa dawanaayo heestaan 2019 King fatah yare 👑
Waa fananka keliya ee bedelay cumar dhuule aaaamiiirka codka
Don't give me like and am watching in 2018 😂 i love this guy Abdifitax yare i hope one day iin aan live kuu aar koo
Cumar dhule intan so dhegaystey ban cabdifatax na dhegaystey wlhi cumar dhule cidi gadhi mayso allow ku naxariso
Aan Adunka joge
haygaynin Akhiro
2:35 habenimo
1/5/2019 in paris
Abdifataho kale miyaamu aragnayba still 2019
nice song big legend cumar dhuule ilAHOOW KUNAXARIISO
Intaa kaqaraabataa miyaa big bro salan sare wallaal
Walle fanan kaama dambeyn tacabir hobol aan qalbigeyga ka go i doonin
🎧2021 Yaa dhagaysta weli Fanankeni codka mcnaa❤😍
Ha iska cod fiicnaado lkn Cuman Dhuule heesihiisa qof keeni karto amaba cod ku gaarto ma jiro. Xitaa muusikada Waa looga dheelay. Heesta is suppose to be mid dagan.
♥️♥️🇸🇴Big respect for CDH ♥️-♥️ R.I.P - May Allah take him and all the others under his wings🇸🇴♥️♥️
Habeen isniin ah 27/Aug/2023 11:20 habeenimo isku madadaalinaya heestan iyada oo ay madaxayga 100 fikradod isku dhex haystaan meel an u kala qaadana garan layabay hhh waxan kaga nasanaya mashqulka faraha badan
Inta kuraaxeysaneysa codka halaasiga abdifitaax yare 2021 like 👍 ♥ 👌
Habeen Ciidal Odxa ah 20/7/2021
Aayan ku dayaamaya.
2020 hada dwanyoso likta dhac kusii
2023 3:22 😢😢 wuu la keeeeny heeeskan apdi fataax legendary 😢😢waaayowaaayo hadaad iso xasuuuso😂😢
Nice Voice maasha allah waad keentay bro 90%❤❤❤💪💪🎵🎵
💘 Jaceylow 💘 Abris Aan Wax Deynin Ha i Siinin Abees
2023 ilaa hada heestaan iskama deyn best memory best voice song somalia
Dhibta jacayl leeyhay waan soo arkay mana ilowbin sidaad ii yeeshay lkn ilhay baa ka magan galay jacayl danbe ya rabi qof dacad ah oo ii xaslada uun ii sii ma rabo jacayl iyo buuqiisa 😭😭
2018🔥🔥 Amazing voice like you Broh❤❤👍🌍💗💗
2020 hada ku murqameso ❤
2022 waxa kle weye hèestan
The Greatest of all the time Tacabir.
Adigo iga afduubtay 😢 aan aduunka jooge ha i oroan akhiro ppe saynab
😢😢😢
Nolosheydii🥰
iLa joog adduunka mcn haiga tegin ❤❤
Inte ila dhaheysan 2020/ July/farta taaak ☝️waa jaceyl aboodiya midka ilaa arooore 😭❤️❤️
kkkkkkkk Waxan Dareemay Qof igu Weyn Runtii
Poqor codka àpdîfátáh Alle cod ayu kugu manaystay Allen's alxm manta waad Ka baxday fankii alxm xasuuz heeztani 2012
Waa adi daraadaaa wax la ii ambinayaa aan aduunka joogee ha ii gayanin aakhiro 💔🥹 20/06/2024 11pm
_2022 abdifitah ahmed tacabir fanaan kama danbayn sxp qli
AXsan Cod wanaagsan cabdifatah yare 2019 like soo sare hadaad wali dawatid
Markaan dawanayo heestan waxaan darema qaladkaan galay 😔😔
Wll ficnan lahayda inay qoftaydu daremayso😓
Sahro Wey Dhacdaa Qof Ku Jecel Waligaa Lama Xumeeyo Sorry
2019 still I m here 🙏🏾🎼
Abriss aan wax daayn iyo Haa isiin
Abbese. Aan adunka joge Haa igeynin Akhiro . Haa ii ahanin nacaabe