Macalin macalin Macalin Macalin Abdifitah Ahmed muuse tacabir yare waligey sidaaa u dhageyste fankiisa ma jiro fanan an u xiiseeyo sida shaaxa ookale ayeyna ii Qabtan heesahiisu wa legend Cod iyo deganan isku darsade walow uusan heesta Haleyn hadana sida ow ugu raaxeyste baa wax la siisto laheyn Galabta oo isniin ah tariikhdu ay tahay 22/8/2022 goor sheegta ama saacaduna ay tahay 5:34 galabnimo ban xafadeyda ku dhageysanayana Heestan waayo waayo bay isoo xasuusisaa 2016 nolol wacan Camooooooooo hada iga danbeyso wax lee iska saar sxb❤️🙏 Xamaasad iyo hammi kale baa madaxa iga waalaayo galabtan aniga dhan si ban u Qiireysanahay❤️
@@Naagnool124 adiga iyo gabadhaas yarba ehlu sharaf baatihin maqaamkina ayana idinku salamayaa Goobta an hada ku suganahay Muqdisho Liido ilite ban koob kafaay ah ku cabayaaaaaaaaaaa❤️✋ Riyooyinkeeno noo rumoobo ban alle weyne noo baryee🤲
@@Naagnool124 iyada ku dhashay waxbarashadayda ilaa heerka koobad ee jamacadaba ku dhameeye Muqdisho cadey isla iyada Dhalinyarada ila midka Ah oo isku meel wax ku baranay ama isku gobol ka nahay isku qormo ma nihin aniga xooga yar gobolada waqooyi ayan is shabahnaa Lahjad ahaan xataa sida familka uma hadlo lol Qarabadeyda hadaladooda waxa kamid ah muga areey aryaa eebow Arooy aryaa muga seetahay eebowow beriga baladka siduu ahay. you know what I mean 😂✋
Kasdaran Kool kolintaydiyo sidaan kugu kululaa kibirkaba ka qaaday boqorka codka abdifitah tacabir iyo xauustii Aun cumar dhuule Cali hadii aad iga dambeeso like ii saar wlalo 🖤☀️
I remember my 1st love zamzam may Allah have mercy on her waa jaceylka dabta oo igala ila hada ayadhana iga kensate ,after she died in bus accident 😢 past 3years Allow unahariso gabar lamid iney jirto umamaleynayo wan uduceya marwalbo qasatan ramadhanka 10 ka dambe Allow noga dawa nahariso anagana🥺🥺🥺
I see your comment after 6 yaer ma aqaan inad noshahay balse hada dhimtay ebe haku naxariisto hada noshhayna inad nolol tii kabadalan ayad gashay san filayo
Wuuku cibaadaystay walee, sidaa u heesa ama iska dhaafa, ilmo faladagan. Abdifatah ahmed muuse badhaadhe tacabir❤ Like ta hayla dhaafine kolay 2025 waad imanaysaa meeshan waan idin wada salaamay
Wlhi saan utaageeero Heesihiisa udhagaysto Every time aan usoo booqdo heesihiisa Fankiisa aan aad utaageero Wlhi wa big legend kn cabdiftax axmed muuse tacabir Yaa si dacad ah uodhankara legendkaan waan uxiisny🥲
After legend Abduqadir jubba Abdifatah yare wa wiilka ugu qurux badan uguna cod Macan ee so baxay laakiin fanka wa iskaga haray allah ba hanuuniyay wa wiil qalbi wanaagsan tolow naagta calfatay side u egtahay nin qurxoon naag qurxoon mahelo ba ladhihi jirey if I were single I would married him walle 😀❤️🇸🇴🇩🇯❤️💐💐👏👏👏👏
Heestan markan wllkie ka maqli jirey wlhie aad ayaan uyaraa lkn iminka 17feb/2024 dareen aya gilasaa markan dhagaysanayo waxan aad ujeclahay inan la dhaho najma 5sano wada spcona i.a waxan rajaynaya inaan is calfano adna wll like igu sharf si aan mr kale usoo booqdo comment gygan oo aan ku farxo Hakatagin karaamada waatan kor io hoos kaftan kuugu sheege 😢❤ noolada mucaashaqiinta adban idin slamaayaa❤❤❤
sxb abdifatah masha allah sxb heesta aad iyo aad ayaa u jeclahay balse sxb music gii hore ayaa shidnaa hada xoogaa ............ anyway you are da best bro
Still listing 2023/10/1 Waxan ku nacey wadanka Gabrna wan jeclahy Kharashana mahayo Waxaan isku borgrmy tahriib qiraalkan xusu i ahn dina inn waan helin muradkey rajo ilaah
Heestan waxaan dhageysanayaa aan soo booqdeyyy Mar labaad aan nafteyda haligay waa Mar labaad aan halka ku haboon nafteyda ka fiirsan waa Mar labaad aan bixiyeyy wax walba se aanan uhelin saan rabeyyy waa Mar labaad aan wax walba qaabilayo waa Mar labaad aan ku fashilmay nolosheyda,ma anaa wax qaldey mise anaa qaladka isa saaraya talow oo nolosheydaba qalad kama gelin may anaa qaldamayy anaa meeshi 3yrs kahor ka dhaqaaqay ku noqdey yes oo aniga qaldan sax,isla caawa bay wax walba isbeddeleen waana u aqbalay saan uarkay uun say wax noqdeen baan ku aqbalag aniguna se wax weyn ima gaadhin welli alxmdullilah waan kasoo laaban karaa halkaa isla caawaba istaageyyy. Waatan kor iyo hoos kaftan kuugu sheege😑❤️.
25/10/20/23 ban daawanaya anoo weliba niyad jabzan 5 snno qofaan jeclaa ayaan si fudud ku waayey ma garanayo qalbigaygu siduu usoo kabsanayo😢😢😢iisoo duceeya inta iga danbaysaay please qalbiyadda hala ilaaliyo🥺🥺😢
waxooga Midhaha inyar Qalad ba ku jira Adiguna Kasdaraney ii Kaadin waydee kalsamida aan kuu qabo ayaa ikaa ag keentee bay ahayd😍 any way Codkaga kuhaystaa quruxow
Macalin macalin Macalin Macalin
Abdifitah Ahmed muuse tacabir yare waligey sidaaa u dhageyste fankiisa ma jiro fanan an u xiiseeyo sida shaaxa ookale ayeyna ii Qabtan heesahiisu wa legend Cod iyo deganan isku darsade walow uusan heesta Haleyn hadana sida ow ugu raaxeyste baa wax la siisto laheyn
Galabta oo isniin ah tariikhdu ay tahay 22/8/2022 goor sheegta ama saacaduna ay tahay 5:34 galabnimo ban xafadeyda ku dhageysanayana Heestan waayo waayo bay isoo xasuusisaa 2016 nolol wacan Camooooooooo hada iga danbeyso wax lee iska saar sxb❤️🙏
Xamaasad iyo hammi kale baa madaxa iga waalaayo galabtan aniga dhan si ban u Qiireysanahay❤️
Hada sidee dareemeysa?
Hesstan inan xaafada ila joogta ayaan markasta ii qaad igu tidhaahda waan jeclahay aniguna sidoo kale. Caawa talaada ah ayaan kaa dambeeyaa oo dhageysanayaa 2022 Dec 27 goobtu waa jabuuti oo line mareykan ah aanu u joogno.
@@Naagnool124 adiga iyo gabadhaas yarba ehlu sharaf baatihin maqaamkina ayana idinku salamayaa
Goobta an hada ku suganahay Muqdisho Liido ilite ban koob kafaay ah ku cabayaaaaaaaaaaa❤️✋
Riyooyinkeeno noo rumoobo ban alle weyne noo baryee🤲
@@abdirahmanmohammedwehlie4383 afsoomaliga aad soo qorayso markaan u fiirsaday reer muqdisho ma tihid😆
@@Naagnool124 iyada ku dhashay waxbarashadayda ilaa heerka koobad ee jamacadaba ku dhameeye Muqdisho cadey isla iyada
Dhalinyarada ila midka Ah oo isku meel wax ku baranay ama isku gobol ka nahay isku qormo ma nihin aniga xooga yar gobolada waqooyi ayan is shabahnaa
Lahjad ahaan xataa sida familka uma hadlo lol
Qarabadeyda hadaladooda waxa kamid ah muga areey aryaa eebow Arooy aryaa muga seetahay eebowow beriga baladka siduu ahay. you know what I mean 😂✋
Kasdaran Kool kolintaydiyo sidaan kugu kululaa kibirkaba ka qaaday boqorka codka abdifitah tacabir iyo xauustii Aun cumar dhuule Cali hadii aad iga dambeeso like ii saar wlalo 🖤☀️
Waan ogahay fanaan dambe oo ka cod wanaagsan muu soo marin fanka ismana lihi wuu imaandoona qof lamida boqorki codka A.fatah ahmed tacabir (yare) wxn kuu rajeynaya nolol wacan walal💚
I remember my 1st love zamzam may Allah have mercy on her waa jaceylka dabta oo igala ila hada ayadhana iga kensate ,after she died in bus accident 😢 past 3years Allow unahariso gabar lamid iney jirto umamaleynayo wan uduceya marwalbo qasatan ramadhanka 10 ka dambe Allow noga dawa nahariso anagana🥺🥺🥺
Aamiin bro
Kan fanaan buuxo waaye wlh heesaha somalida ma dhagesan jirin balse abdi fitax yare hesihis wn ku taxnaa murti socoto waye waye legend ayu aha ninkan🖒🖒✔💯
I see your comment after 6 yaer ma aqaan inad noshahay balse hada dhimtay ebe haku naxariisto hada noshhayna inad nolol tii kabadalan ayad gashay san filayo
aaar ninkaaan waxaan kaga yaabay dhuule baaqibuu u celiyeeee runtiii la isma caasiyeee barteedu dhigay
waxaaan filayaa in uu codkaan macaan hada uu ku aqriyo quraan insh ALLAH madana uu iska dhafay heesihiii
Fanaantii Hore Ka Dib Fanaan Ka Cod Macaan Ma Soo Marayo
C.fataax Yare
Yaa Dhagaysanaya 2018
+isma Lurto sidi ayeey-deed -araweelo walaasheed Agah
siyasaddu Faa ido Malahee
Marmar Baa Laga Yara Nastaa Naftana Layar Qabojiyaa hhhhhh ......
Lkn Adigaba Yabay Inan Halkan kugu Arko Mise Xasuuso Hore Aya Ku soo Galiyay Halkan hhhh
Waa run codku waa hibo eebe bixiyo OK kana waa abdifatah Ahmed tacabir my brother long live aamiin aamiin dheh sister
Wxn idhaahdo magaranayo 😭😭😭😭
Wuuku cibaadaystay walee, sidaa u heesa ama iska dhaafa, ilmo faladagan.
Abdifatah ahmed muuse badhaadhe tacabir❤
Like ta hayla dhaafine kolay 2025 waad imanaysaa meeshan waan idin wada salaamay
Anigoo Fadhiya Muhurada maax ee khayriyada magaalada hargeisa oo ku jira Tiktok ayay sida bunka ii qabatay Heestan iyo codka dagan ee cabdifatax yare ❤
bal codkaas oo quran lagu akhrin lahaa maxa so bixi laha yaa salaam........
Dr Kh. Dr Kh. bal dhagahaaga oo quraan lagu dhagesan lahaa see ahaan laheyd inta aad inta iman laheyd😢
princess saafi saafi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😉
Queen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wuu kasi macanan laha . Ajiir iyo xasanad Wanagzana waa udheran laha .
@@queenqueen1995 😂😂😂
Muniir Ahmed Cigaal iyo Abdifataax Ahmed Muuse Badhaadhe Tacabir yaa Tacabir Musica waxa tumaya Legend Osman Qays macalin macalin.
Wlhi saan utaageeero
Heesihiisa udhagaysto
Every time aan usoo booqdo heesihiisa
Fankiisa aan aad utaageero
Wlhi wa big legend kn cabdiftax axmed muuse tacabir
Yaa si dacad ah uodhankara legendkaan waan uxiisny🥲
Second second ban u dhageysta Cawa anoo jawi degan ku jiro iyada uunba ii dhereysan
Macalin macalin macalin❤️🥹
heestaan maalinti 15mar kabadan ayaa dhageestaa codka iyo musiga ayaa sida malabki u mcn ax wlh love ayaa ku ahay thnks fanaanka 💙❤💛💚💜💕
+Amiisha ina aadam ala maxaa wakhti kaa lumay ilen waad ildarantahay lol
Abdifatax ahmed tacabir waa fananiinta ilaa caruurnimo iyo waqti xaadirkan anan ka caajisin heesihiisa king of voice.👑🙏
Macalin macalin macalin Abdifatax yare boqorki codka long life my bro😍🐎✌
😂😂
Legend tacabir
The legenow xoogaa kuu salamaaaaaaaaaaaaaa
31/1/2024 kama xiiso dhaco heesaha uu qado c.fataax Ahmed Tacbiir legend fanka Mar soo maray
Hees xusid mudan Kasdaran.
Hobolkii Hobolada Fanka Abdifaax Yare
wuxuu ahaa muunadii Fanka Dhexe ❤️
wooow axlaa sonG zawdu dixin iga dheh ax yaa fanan Viva cabdifataax yare fanka kumad khasarin bro manshaa lleh bagad iskaga baxdaaY 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Cabdifitaax Tacabir Fanaan cod macaan daganaan hab masraxeed cajiib ah iyo hal_abuur faneedba isku darsaday.
Cimri dheer alle haku siiyo legend Abdi fitaax.
Still I watch 2022
Woooow wallE waa hees jacayl oo mcn😭 2 june 2021 AYaa ila dawanaYa🥺🙄time 3:50 duhurnimo😊😀
Abdifatah yare xerta jaceylka soo booqata waana dhayaa wiilku
Farah Aadan halkana maad iiga soo horaysay wlhi legend ayad tahay heeskan dhegayso is idhaaba waan kugu arkaa marka isku dookh ayaynu nahay ayaa la odhan karaa ✋💚
Amiiray ma nabad baa Qurux badaney Waxa kamid tahay Dadka farakutiriska ah an isku dooqa nahay commentskadana dhowr hees oo dookheyga ah ban ka dhax arke❤️
Fanaan ka dambeyay majiro Abdifatah yare ❤still watching 2019
Awww ma no shahay❤😂
asaL (kol kolintii sidankugu kululaa kibirkaba ka qadee haka tagin karamadaa watan kor iyo hoos kaftan kuGu sheeGo 👏👏👏👏👏
barafu calayk Viva ma alpoo fanan cabdifataax yare wanku farax sanahy inad iskaga baxdoo fanka 😍😍😍 ma reallY bro
Cabdi fatax yare. Fanan ka cod macn waan waayey wlhi.🎉 2023
Kalgaceelkan Baase
Dhakhso Igu Kadiyaa
Koraaha Isaare
Isagaa Kuleelkiyo
Kaarkiyo Xanuunkaba Igusii Kordhinayee 😢😢💔
❤❤❤ hees macan waxan dhagaysan jiray 2014 ilaa 2020
Eesh calaa ishqi
I never get tired of listening to this guy👂🎧🎵🥺❤️
mcn waaye best fanan fanaaniinti hore inkaan ayaa lahaysta tlhi
After legend Abduqadir jubba Abdifatah yare wa wiilka ugu qurux badan uguna cod Macan ee so baxay laakiin fanka wa iskaga haray allah ba hanuuniyay wa wiil qalbi wanaagsan tolow naagta calfatay side u egtahay nin qurxoon naag qurxoon mahelo ba ladhihi jirey if I were single I would married him walle 😀❤️🇸🇴🇩🇯❤️💐💐👏👏👏👏
😂😂😂waa iga qoslisey sxbey wlhy 🤧xagad ku aragtey laba qofoo ilahay qurux siiyey is lehe labada qof mid uun baa qurux badan aduunku ma dhameystirna
Who still listen king of Somali singers abdi Fatah Ahmed tacabir badhaadhe
Waa halka nin een fanaaniinta soomaali ka taageeray nasibna umaan yeelan inaan shaw uu leyahay ka qayb gallo inkastoo aan aad u yaraa wakhtigaas hadana wan dhagaysan jiray oo kaliya hada markaan caqliyaystayna waabu kafadhiistay fanka sanadku marku ahaa 2015 ki .... wakhtigaas ilaa 2020 wan joojiyay hees dhagaysi mudo 5 sano ah lkn markaan codkiisa maqlaba meelba igubanaysa 💚💚💚 A.fataax axmed tacabir guuleyso bro💚
KuLa midpan ahay zhp
If abdifitah yare is your favourite singer, you're really vivacious!!!
Right ❤
Aad iyo aad❤❤❤😊
Lgend abdifatah yare❤
Marka uu Tacabbir Axmed Aadan heesayo inta kale inay aamusaan waa WAAJIB!
Fannaankaygii nolosha❤
heestan waa heesii fanaankii waynaa eebaa wane fanaankii soomaaliyeed cumar dhuule cali yarkakana halkeedii ayuu dhigay woow casal
Adiguna Kastaranow ii kaadin weydow 💔 kohashada aan ku qabo ayaa ikaa badeysee😢😥
Mar kale iyo 2024 sanadkan inta dhagaysate heestan soo raadisay Waxad la so kulanteen ila wadaaga ma ila so aragteen bur burka laamiga aan soo maray🥺
Wwww msh allh wllh waa hes mcn waxa u cod ek thy cumar dhuule illhy ha unaxariiste
NICE REMIX, HEESTAN LAAKIIN WAXAA LAHAA CUMAR DHUULE ALA YAA RAXMA. I LIKE IT, WELL DONE SXB ABDIFATAX
Abdifataax ahmed muuse tacabir fanaan qaaliya iyo xusuuso aan duugoobeyn ❤
Habeen qaliya iyo meherada zxpkay abokor ismail
who can honestly say to this man 😢I MISS YOU WLH
Me😢
Me😞
Me wlhi😢
@@musehussein3093 and to the same as e and to e 2releases and of 2w22w2
@@musehussein3093 qww2q
great voice abdi fitah yare big thumps up
Heestan markan wllkie ka maqli jirey wlhie aad ayaan uyaraa lkn iminka 17feb/2024 dareen aya gilasaa markan dhagaysanayo waxan aad ujeclahay inan la dhaho najma 5sano wada spcona i.a waxan rajaynaya inaan is calfano adna wll like igu sharf si aan mr kale usoo booqdo comment gygan oo aan ku farxo
Hakatagin karaamada
waatan kor io hoos
kaftan kuugu sheege 😢❤ noolada mucaashaqiinta adban idin slamaayaa❤❤❤
Kol kolin teydi iyo sada kugu kululaha kibirkuba ka qade 🥺💉 15/5/2023 dhahesa noya inta iga danbeso salaman 👋
Wllo sethy 😊
Anaa kaa danbeya 13/11/2023
4/3/2024
Ana 17/11/2024 dhageesanataa😢😢
2025😂
Maclinka macalimiinta taarikhda baal dahabi ah kataaty tacbiir yare
isagaaa kulayilkiyo karkiyo xanuunka igu siikordhinaayo😭🥺😰
Adiguna kasdariyeey inkaa iwaydooh 💔😭
It’s just Abdifatah Yare’s world, we just happen to live in it. ❤
Best song nooloow fanaanka da'da yar abdifatah yare
Heesta waxa sameeyay maxamed dheere waa ninkii sameeyay heestii sixir jacayl laxandka iyo codka cumar dhuule cali lkn Abdifatah yare waa keenay dhagaysigayga 2019:10:5
fanaankii Qarniga Abdi fitaah Ahmed muse tacabir Dabada fanan ka Qatarsan ma arag ❤😘✋
King Of Voice Legend
C/fataax Axmed Tacabir
Fanaan Kaama Dambayn
Xaga luuqa isaga ayaa kaga cod macaan Cumar dhuule, ninkan in fanka nagu cidleeyo may ahayn
Legendry Voice Abdifatah Ahmed Muuse Tacabir🔥
9/1/2024 Habeen Salasa Ah Goor Sheegtu Waxay Sheegaysa 1:50❤😎
2023 stiil watching abdifatah yare legend
Music heesta ayaa heer sare ah
codka heesta i cajibiyay
Somalilanders are great singers.
Adiguna kastaraneey
ii kaadin weydoo💯✅
Erayadii iyo laxankii horayna ugu luuqeeyay AUNtee cumar dhuule
Waan ku raxeystaa ninkaaan heesihiisa big lengend tacabir
sxb abdifatah masha allah sxb heesta aad iyo aad ayaa u jeclahay balse sxb music gii hore ayaa shidnaa hada xoogaa ............ anyway you are da best bro
After 8 years ago i think u r fine?🙈
Heestan waxa dhageysan haya dhamadka sanadka 19/11/2023
Kasdaran koolkolinteydiyo sidaan kugu kululaa kibirkaba ka qaaday 😢😮
Qoralkan waxa soo qori haya anoo si halis ah la ii dhawacay oo cidla la iiga tagy alxm hada waa kaso bogsan haya
Cafimad baa ku rajeynaa hadad qoralkeyga aragtay saxiib ❤
12sano beena talaa heestan iga hadli hysa iyadana😊
Still listening 2/3/2024
Still listing 2023/10/1
Waxan ku nacey wadanka
Gabrna wan jeclahy
Kharashana mahayo
Waxaan isku borgrmy tahriib qiraalkan xusu i ahn dina inn waan helin muradkey rajo ilaah
Heesta 2023 ban arkay 🥹🥹🥹 qofkii habeenka geeyey ma ilaawindoono
2019 yaa dawanayo😍
Xta 2030 Hdey Gaadho W
Ma Favorite Song ❤
Fanka marka Abdifatah yare iska daayay ee uu soo galay mursal #Faladagan ayaan nacay
🤣🤣🤣🤣
Ninkan heesihisa Dhan mcn❤❤🎉
21/8/2024 ... 5:45 pm batalaale Beach berbera waxani hees waa dhaaftay
cumar dhuhle u cod ekaa 😢 allaha u naxariisto
✊✊✊✊✊💋💋💋💋💋💋💋💋💋💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👊👊👊👊👊👊👊👊👊✊✊✊✌✌✌✌✌✌👌👌👌👌👌👍👍👍💜💜💜💟💟❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋
sowdo ibrahn amin dhuustooy
sowdo ibrahn amin nolow walashay dadka wanagsan sidaad ujeceshahaan ku jeclahay
sowdo ibrahn amin alayacisag washeey wad asiibtay wlhi
Sowdo bidaarey ma nabad abayo❤️😢🙏
Heestn waan jeclhy ila malinkey so baxday ĺaga jogo 13 sno ano gbr yar aha maantana hoooyo ahy
Apdifatah ahmed mouse tacabir one of the sweetest singers🎵❤
Dartey baan kuu rabaa
Dadkana adigaa uwacan
Dookhina adiguu noqdee
Dareen ii muujiyoo
Daryeel xubigeena wacan
Dadaal mayaraysanine
Dibnaha inaan soo marshaa
Daqiiqado igu qaadatee
.....
Maxaan maanso curiyay hadan oo kale iyagoo kala danbeeya isma ogi runtii markaan wax tirinayo!
10/ 06/2023
12:00 am
Aniga side kle comment 4 hours ayan kadbiyey ❤ legend ayan tageraaa codkisaa mcan ❤❤
Adiguna kas daranow 😭
Fananki fananinta boqorka codka cabdifitax Yare we love you still and listening your songs
heestaan wlhi waan kujeclahay waaku raaxaystaa c.fitaax afkaaga caano lagu qabat
walalkey alxamulilah hdii ad ka baxdey munkarki codkan dahabki rabi kusiiye quranka ku aqriso wale allah aya ka abaal marin
m.a very nice advice. im happy 4 him too
masha alaaah
Macalinkii fanka❤ waxan dhagaysanayaa 30 sep 2023 nairobi
Heestan waxaan dhageysanayaa aan soo booqdeyyy Mar labaad aan nafteyda haligay waa Mar labaad aan halka ku haboon nafteyda ka fiirsan waa Mar labaad aan bixiyeyy wax walba se aanan uhelin saan rabeyyy waa Mar labaad aan wax walba qaabilayo waa Mar labaad aan ku fashilmay nolosheyda,ma anaa wax qaldey mise anaa qaladka isa saaraya talow oo nolosheydaba qalad kama gelin may anaa qaldamayy anaa meeshi 3yrs kahor ka dhaqaaqay ku noqdey yes oo aniga qaldan sax,isla caawa bay wax walba isbeddeleen waana u aqbalay saan uarkay uun say wax noqdeen baan ku aqbalag aniguna se wax weyn ima gaadhin welli alxmdullilah waan kasoo laaban karaa halkaa isla caawaba istaageyyy.
Waatan kor iyo hoos kaftan kuugu sheege😑❤️.
Adiguna kasdaraney
Ikadin waydo
Ko'hashada aan ku qabo💔😢
Inta daawanaysa 2/3/2024
Like ❤ isku muujiya xarfaneey 😂😂
😥 kalgacalkan baas😥golden voice waayo xasus mudan ayaan dhagaysan jirray 11 year maaha wakhti yar
25/10/20/23 ban daawanaya anoo weliba niyad jabzan 5 snno qofaan jeclaa ayaan si fudud ku waayey ma garanayo qalbigaygu siduu usoo kabsanayo😢😢😢iisoo duceeya inta iga danbaysaay please qalbiyadda hala ilaaliyo🥺🥺😢
I.a zxp qlih wad bogsoon qof kuu qalmana wad heli sxb niyd samaan ayan ku rajynaaa qalbiyada hala ilaaliyo wlhie😢❤
still 2023 wali tagera waynaa u ahahy aadna heesi hiisa waa udhagaystaa
I don't forget for my life 😢💔💔💯
Muunadii fanka iyo boqorkii codka Cabdifitax tacabir yare we miss you😓
Heeskan week kasta waan soo booqdaa 2018-9-1👀👀
Ana isoo booqo huno todobadka danbe isku dooq baynu nehe fadlan👌👌👑👑💯✌️
Sodokale
U r like me 💚
Aniguna 31.3.2023
Still listening 18/11/2022
We miss u abdifatah tacabir ❤️🥹🤴💯
You mean September 18 2022
Me too 25/10/2023
waxooga Midhaha inyar Qalad ba ku jira
Adiguna Kasdaraney ii Kaadin waydee
kalsamida aan kuu qabo
ayaa ikaa ag keentee
bay ahayd😍 any way Codkaga kuhaystaa quruxow
Inabti waa kasdaraney say Amiga ilatahay waa sax
Walalo waxa weyaan adiguna kasdaraney
Micnaha kas aqli ayu noqonaya saan filayo aqli daraney idhihaa weyaan
Abdifitaah codka ku duugan Umalaynmaayo inuu fanaan kale soo hawaysan karo.
😎Yasalaaaaaaaam fanan fankisa anu jeclayn lakiin haku noqon 2013 waxa la jooga 2020 2021😍
Macalin macalin axyaa fan🥰
Who else is listening to this masterpiece after 2022 August?
Fanan buuxa Cod leh Abdifatah yare❤
1/1/2024❤😊
Heesta ma asaga leh horta mida kle hdu ku celin laha mcn mrkle
This man has amazing voice ❤️😍❤️😍
2023 alhamdullh🤲
Waataan kor iyo hoos kaftan kuugu sheegee 😢😢😢
Xasuustii cumar dhuule😢❤
Alfanaan cabdi fataah tacabir ❤
halla yaa halla yaa ehlu caashaq like ta hayla dhaafina🙏
Updi fatax yare tagero buuxda wlhi
fanan hada jirah ka cod mcn wlhi ma aqaan
2023\11\20😢 🎧