Crypto: 7 coin oo lacag deg deg ah samayn kara 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 277

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  8 месяцев назад +17

    Hadii uu jiro mowduuc aad jeclaan lahayd inaan ka hadlo comment iigu reeb, qofkii u baahan inuu koorsada dalbo igala soo hadal email admin@abdishakur.me

    • @axyaa-diin
      @axyaa-diin 8 месяцев назад

      🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Asalaamu-calaykum. Eng Cabdi-shakuur waa ku salaamay baraaru-jiyeheenna, magacaygu waa Yaxye Dahir. ugu horrayn aad ayaad ugu mahadsantahay dhiiri-gelintaada. Karaamo korkaada ha ahaato waa kula soconaa waana kula soco doonaa. Intaas kadib waxan Allah ka rejeeynaa maanta inaan noqo guulaystaha maxaayeelay si aad ah ayaan ugu baahanahay waxaana ila xariira xaalado aad u adag. Dhabti waa ku farxi lahaa. Rejada ilaaheey kadib, xaggaagana waxaan ka dhowrayaa jawaab aan ku farxo. Ilaahayow sida khayrka ah na waafaji 🙏🏼🙏🏼

    • @axyaa-diin
      @axyaa-diin 8 месяцев назад

      🙏🏼🙏🏼🙏🏼 ... Asalaamu-calaykum. Eng Cabdi-shakuur waa ku salaamay baraaru-jiyeheenna, magacaygu waa Yaxye Dahir. ugu horrayn aad ayaad ugu mahadsantahay dhiiri-gelintaada. Karaamo korkaada ha ahaato waa kula soconaa waana kula soco doonaa. Intaas kadib waxan Allah ka rejeeynaa maanta inaan noqo guulaystaha maxaayeelay si aad ah ayaan ugu baahanahay waxaana ila xariira xaalado aad u adag. Dhabti waa ku farxi lahaa. Rejada ilaaheey kadib, xaggaagana waxaan ka dhowrayaa jawaab aan ku farxo. Ilaahayow sida khayrka ah na waafaji 🙏🏼🙏🏼

    • @IbraahimXuseen-ul5xb
      @IbraahimXuseen-ul5xb 8 месяцев назад

      Macalin plz luuqa iga so qabo

    • @MaazinBro
      @MaazinBro 8 месяцев назад +1

      sida coinka lo sell gareeyo fa, idada lolabaxo

    • @Labaalepro
      @Labaalepro 8 месяцев назад

      Ganacsiga online ka ah

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  8 месяцев назад +11

    Muuqaalka iyo screen-ka waxyar ayay kala horreeyaan dhinaca suuqa sababta oo ah muuqaalkii screen record-ka ayaa cillad ku timid, dibaa u duubay qiimihii suuqana waxyar waa isbedelay inta fahantay thanks

  • @abdiomar9509
    @abdiomar9509 8 месяцев назад +13

    7 coins ustaad uu sheegey waa ALTURA (ALU)
    IMMUTABLE (IMX)
    SEEDIFY FUND (SFUND)
    GALA AVALANCHE SOLANA IYO POLKADOT mahadsanid ustaad
    A

  • @madaxwayne6986
    @madaxwayne6986 8 месяцев назад +7

    Waxan ahay qofka ugu horeeyay maanta

    Mad i mal galin wll mid ka mid ah ❤

  • @EngBaariOfficial
    @EngBaariOfficial 8 месяцев назад +6

    Engr adoo raaliya comments noogu soo qor magacayada 7 coins ❤🙏🙏

  • @HAMZADEHEYEH
    @HAMZADEHEYEH 8 месяцев назад +1

    Guulayso 2024

  • @MohamedYuss
    @MohamedYuss 7 месяцев назад

    Hi, can you please tell us which platforms to buy or sell these coins

  • @mahadsomali4226
    @mahadsomali4226 8 месяцев назад +1

    Asc salaan kadib waan kaaga mahad celinayaa eng sida quruxda badan ee aad dhalin yarada ugu hagar baxdo allh hakaa abaal mariyo intaa kadib waxaan jeclaan laheen bal hal video in aad inooga soo sameyso goorma ayaa la iiska iibiyaa coin ka ee ugu fiican maxaase lagu garan karaa Mahadsanid

  • @SouleimanAhmed-q1w
    @SouleimanAhmed-q1w 8 месяцев назад +1

    Thank you pro

  • @Hibqo
    @Hibqo 8 месяцев назад +2

    Guuleyo 2024

  • @AliSaid-o5r
    @AliSaid-o5r 6 месяцев назад

    Asc, ustaadow aaway hee portfolio building ka aad sheegeysay Fadlan mar inoo sameey Portfolio building ka. thanks

  • @KablalaxAbdullahi
    @KablalaxAbdullahi 7 месяцев назад

    Thanks teacher

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 6 месяцев назад

    De wllo cashar bay u bahantahay in la barto iyo wadamada laga ogolyahay iyo sida lolabaxo lacagta iyo qaabka lo malgashado ma ba fahanzani

  • @apdinazirfarah1902
    @apdinazirfarah1902 8 месяцев назад +1

    Guulayzo 2024 malin wlpa ood bixinayzo wnku jiraa mana helo wlhi lkin wllky guul badan kuu rajaynayaa hadii aan helo iyo hadii kaleba guulayso wll abidkaa guulayso 2024 ilaa forever

  • @abdirahmanhussein2983
    @abdirahmanhussein2983 8 месяцев назад

    Eng Abdishakur was ku salamay, sxb forex trader ban ahay lkn cryptocurrency field inan kuso biiro ayan rabaa mel an ka barto ma igu hagi kartaa sxb?

  • @MaxamuudCabdiqani
    @MaxamuudCabdiqani 8 месяцев назад +1

    Guulayso 2024

  • @MohamedOsmaan-y1q
    @MohamedOsmaan-y1q 8 месяцев назад +4

    Ustaad qabka loo isticmaloo noo sheeg appka qabka loo soo dagsanayo loo is ticmaalayo noo soo gali ustaad inan fahana u baahanahy !

  • @kbulay7498
    @kbulay7498 8 месяцев назад +2

    War sxb past performances ma ahan sidaas cml inoo noqonaayo mustaqbalka. Dadka fadlan ha halaagin ee fahansi riskiga crypto iyo fundamentalka oo u kaco. Bull market walbo dad absolutely fahansaneyn bis maxey Somali uga soo baxey. 2017 somali OneCoin iyo Bitconnect wado, 2021 Cjs iyo bullshit hadane waxaan. Bismillah!!

  • @Tokiyo41
    @Tokiyo41 3 месяца назад

    Qiimaha coursadaada waa imisa?wll

  • @mohamedcabdi6116
    @mohamedcabdi6116 8 месяцев назад +1

    Guulayso 2024❤

  • @mahadsomali4226
    @mahadsomali4226 8 месяцев назад

    @AbdishakurHM Eng adoo mahadsan coins ka aan maal gashaday sideen ula socon karaa dhaqdhaqaaqooda

  • @RJ22536
    @RJ22536 7 месяцев назад

    coinbase io Binance coinanka ku jira ma isku midaa?

  • @libanabdidahir9358
    @libanabdidahir9358 7 месяцев назад

    Eng walahi qabiir ayaad tahay sadaashada way rumowday
    Thanks bro

  • @Beeldaaje10
    @Beeldaaje10 8 месяцев назад +2

    Mahadsanid ustaad maalinkasta waxbaan kaa faaiidaa eebe haku sharfo

    • @ahmedka001
      @ahmedka001 7 месяцев назад

      Sxb may caawin kartaa adoo raaliya please

    • @Beeldaaje10
      @Beeldaaje10 7 месяцев назад

      @@ahmedka001 maxaan kaa caawiyaa wall

    • @ahmedka001
      @ahmedka001 7 месяцев назад

      @@Beeldaaje10 wll wax fikrad ah kama haysto dhanka iyo suuqa crypto ee majiraan wax aad igu dhaanto please.

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 8 месяцев назад

    Ustad waxan qaatay coursada consalting sessonka arbacada meel lagala socdo ii tilmin

  • @AXMAROFFICIAL
    @AXMAROFFICIAL 8 месяцев назад +1

    Thanks teacher

  • @vankart1413
    @vankart1413 8 месяцев назад +1

    Wll Ani waxad iga cawiisa bitcoin sidan lacag ugu badalan laha

  • @thehassan1346
    @thehassan1346 8 месяцев назад +1

    Gulayso wll 2024. Inshallah

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 7 месяцев назад

    Scww
    Guulayso 2024 insha Allaah sxb

  • @xamseofficiall7509
    @xamseofficiall7509 8 месяцев назад +1

    Guulayso 2024
    Thanks.

  • @FatimaAli-fe7cx
    @FatimaAli-fe7cx 7 месяцев назад

    Diintu mxay ka qabtaa suuqaan horta wll

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 8 месяцев назад

    Eng cshukuur sidee isaga diiwaangelin karaa?

  • @farxaanxuseen9703
    @farxaanxuseen9703 7 месяцев назад

    Mahadsanid macalin maka hadli kartaa BITCOIN ETF iyo sida looga faaiiddo karo

  • @alwaajidumedia
    @alwaajidumedia 8 месяцев назад +2

    Facebook server kasoo hadal

  • @juhis12827
    @juhis12827 8 месяцев назад +1

    GUUL INSHA ALLAH 2024

  • @MohamedAbdullahiIsse-y9u
    @MohamedAbdullahiIsse-y9u 8 месяцев назад +1

    GUULEYSO 2024

  • @Madadaal0
    @Madadaal0 8 месяцев назад +1

    Subxanallah niyow Gala all time hight maku laabanayo ee dadka Low cap coins usheeg haqaldin. IMX marka laga reebo waxa kale aa sheegtay dhan waa 5x marki ugu badan tahay. 50x iyo 100x ayaa suuqa buuxo ee research fiican samey.

    • @shankaroon8172
      @shankaroon8172 6 месяцев назад

      Noo sheeg abowe intaa kaala soo xariiro

  • @Meyjgjb30
    @Meyjgjb30 8 месяцев назад +1

    GUULAYSO 2024

  • @guleidhussein8024
    @guleidhussein8024 7 месяцев назад

    Asc. Asxaabeey cidii garanaysaa fadlan ha la ii sheego lacagta sidaan ugala bixi lahaa Binance anoo Somalia jooga*

  • @siciidyusuf0505
    @siciidyusuf0505 6 месяцев назад +1

    Eng Halkee ka baran karaa

  • @thehassan1346
    @thehassan1346 8 месяцев назад +1

    Thanks wllka

  • @budgetdepartment3349
    @budgetdepartment3349 6 месяцев назад

    Thanks Eng

  • @WAYDIIN_PODCAST
    @WAYDIIN_PODCAST 3 месяца назад

    App ka amma web ka igu fiican ee la isticmali karo wa kee ustaad

  • @habibbouh4681
    @habibbouh4681 6 месяцев назад

    Gulayso 2024

  • @Walaalkaakujecel
    @Walaalkaakujecel 8 месяцев назад +3

    cabdishakuuroow nio maxaa uga saartay muuqaalkii sida server loo samaysto adigoo soomaaliya jooga facebook ga laga galo nio sxp kasoo jawaab suaashaa dhalinta indhaa u tahay sxp 😂 waanu ku canaanan markaanu wax u wayno sidaanu rabno

  • @badalmaxamedbaxal
    @badalmaxamedbaxal 5 месяцев назад

    Guuleeso 2024

  • @alibaana700
    @alibaana700 7 месяцев назад

    Asc brother waxaan rabaa mela an kaga xiriro WhatsApp?

  • @axmedmaxamedcali9398
    @axmedmaxamedcali9398 8 месяцев назад

    Asc ustadi Inan barto ayaan rabaa cryptocurrency sidee loo bartaa course diyaar Ayan u ahay

  • @SadaamAriYa
    @SadaamAriYa 8 месяцев назад +1

    GuulaYso 2024🎉

  • @SadaamAriYa
    @SadaamAriYa 8 месяцев назад +1

    guulaYso 2024 🎉

  • @Joogtayn
    @Joogtayn 8 месяцев назад +1

    Guulayso 2024🎉

  • @zilva21
    @zilva21 3 месяца назад

    Guulyso 2024

  • @IbrahimBooldhe
    @IbrahimBooldhe 8 месяцев назад +1

    Guulayso 2024😊

  • @AsmaAbdi-l7q
    @AsmaAbdi-l7q 8 месяцев назад +1

    GUULEYSO 2024🎉

  • @Dalxiis202
    @Dalxiis202 6 месяцев назад

    Sxb paskey security aa igu xiran waka shakiyey mxa sameya

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 8 месяцев назад +1

    Hambalyo 2024🙏

  • @rahmarobleh5057
    @rahmarobleh5057 7 месяцев назад

    Asc walal
    Waxaad nabarta bitcoin account sida losameyo A to Z.
    Mahadsabiid

  • @OthmanRazhid
    @OthmanRazhid 8 месяцев назад +3

    Runt ahnti irsaqda ilahey ba haya blse intadan marka hore lacg radin waxa eegta waxn ma xalal ba mise wa xaran...crypto hda barey bdana culimda waxey leyihn wa xaran....xga culumo kle ledahy macda iney thy xalal io xaran ba

  • @ANIOMOHA
    @ANIOMOHA 8 месяцев назад

    GUULEYSO 2024

  • @MohameddwelihassanRage
    @MohameddwelihassanRage 8 месяцев назад

    Sxp waxan ahey ardey bilow ah aadna u xiseynaya cashiradaada ee xagee Kala Soo xiriiraa walal

  • @idormedia4101
    @idormedia4101 8 месяцев назад

    Waxaan Kaaa codsahaa mowduuca In aad Telefon screen camero inoogu soo duubto
    Si sifiican Loogu arko

  • @mohamudqudka1845
    @mohamudqudka1845 5 месяцев назад

    Eng.abdishakur coins-ka magacyadooda sifiican noogu muuji sida Altura aad noogu muujisay

  • @LaylaJabuuti-mz4ym
    @LaylaJabuuti-mz4ym 2 месяца назад

    Ifrax cabdi liban walal guulayso

  • @Xapip.mursal.official1279
    @Xapip.mursal.official1279 8 месяцев назад +1

    Guulesa 2024

  • @MaryanLaki-yk7ms
    @MaryanLaki-yk7ms 8 месяцев назад +1

    Guuleyso 2024 wlle

  • @HEALTHMEDIA-z2w
    @HEALTHMEDIA-z2w 8 месяцев назад +1

    GUULEYSO 2024 INSHA ALLAH I AM THE WINNER 🏆 IF GOD WISHES 50$

  • @geeldoon100
    @geeldoon100 8 месяцев назад +3

    Wlhi waxba kama taqaanid analys wax la yiraaho yaa bilan qaadayo inaad helayso $5000 aad sheegaysid war nio suuqa sidaas uma shaqeeyo ee dadka waxa khaldan aad ka gadayso jooji

  • @Takeeye9191
    @Takeeye9191 7 месяцев назад

    Guuleyso 2024❤🎉😊

  • @Briantechnology
    @Briantechnology 8 месяцев назад +1

    GUULAYSO 2024

  • @mohamedalikalay
    @mohamedalikalay 8 месяцев назад +2

    Guleysoh ❤

  • @iidismailgaur
    @iidismailgaur 8 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @AsmoAhmed-j6c
    @AsmoAhmed-j6c 8 месяцев назад

    Wll guulayso 2024🎉

  • @MAAWEELHG
    @MAAWEELHG 8 месяцев назад +1

    1 guukayso 2024

  • @AadanFarhaan
    @AadanFarhaan 7 месяцев назад

    Guulayso sxp 2024

  • @abdurahmanalimohamed7011
    @abdurahmanalimohamed7011 8 месяцев назад +1

    Wll wax cilmi oo saida kama haysto lakin inan ku biiro wan raba xge ayn kaga biiri kara

  • @SadaamAriYa
    @SadaamAriYa 8 месяцев назад +1

    guulaYso 2024 2:23

  • @XazzanYare
    @XazzanYare 8 месяцев назад

    Juukeeso 2024

  • @Xafsoahmett
    @Xafsoahmett 8 месяцев назад +1

    1:GUULEYSO 2024

  • @abdullahidhegey2763
    @abdullahidhegey2763 8 месяцев назад

    Ustaad maanta imaady casharadaada se ku heli karaa

  • @mohamedmohamoud339
    @mohamedmohamoud339 8 месяцев назад

    Asc gudoomiye waan Ku salaamay waxan doonayaa inad warbixin naga siiso Kucoin iyo MEC

  • @SubanSalah
    @SubanSalah 8 месяцев назад +1

    Ma aqaani sida coins la isticmaalo macalin adigu ma igu caawin karta inad I maalgelisid

  • @ZakariyeXasanmaxmad
    @ZakariyeXasanmaxmad 8 месяцев назад

    Guleso 2024 in shallh

  • @XasanAxmed-k6y
    @XasanAxmed-k6y 7 месяцев назад

    Guuley.2024❤

  • @khaalidbiixi2495
    @khaalidbiixi2495 8 месяцев назад +1

    Guulayso Sxp

  • @africamk4882
    @africamk4882 8 месяцев назад +1

    Gooleso 2024

  • @Story_review-pro
    @Story_review-pro 8 месяцев назад +3

    Hadiiba aad haysato $500 ila soo xariir waan kuu balan qaadi doona in aan ka sameyn karo 10.000 ilaa 30.000 within sadex bilood iyadoo aanan waxba kaa qasaarin so marka hala barto cryptada

    • @nasriali4232
      @nasriali4232 8 месяцев назад

      Sidee uga sameen walal

  • @AXMAROFFICIAL
    @AXMAROFFICIAL 8 месяцев назад +1

    Ku guleyso 2024

  • @LuulAbdi-c9y
    @LuulAbdi-c9y 8 месяцев назад

    Guuleso 2024🎉

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 8 месяцев назад

    Guulayso Engeer cshkuur

  • @abdinasirabdinor6421
    @abdinasirabdinor6421 7 месяцев назад

    Guuley sandakan 2024

  • @bubgmobile5081
    @bubgmobile5081 8 месяцев назад

    guuleeso 2024❤

  • @hufaneali4599
    @hufaneali4599 8 месяцев назад

    Wll waxaan kaacadsanayaa xalal nimida in aad nooga hormariso dariiqa lacagta

  • @MSaalax-h8v
    @MSaalax-h8v 8 месяцев назад +1

    guu leyso

  • @FARMADHIGE
    @FARMADHIGE 8 месяцев назад

    What's appka description soo dir ustaad

  • @FarhaanMk
    @FarhaanMk 6 месяцев назад

    Guuleyso Boss 💪🎉

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 8 месяцев назад +1

    Guleyso 2024 ka

  • @UmuAmiirachannel
    @UmuAmiirachannel 6 месяцев назад

    Walal app ka Binence kuma shaqeyo uk

  • @FARMADHIGE
    @FARMADHIGE 8 месяцев назад

    Guulqyso 2024

  • @DrAbdirisakmohamedDrAbdirisakm
    @DrAbdirisakmohamedDrAbdirisakm 8 месяцев назад

    Guulayso pro 2024

  • @hassanabdula
    @hassanabdula 8 месяцев назад

    Xafiiskaada maso booqaan karaaa from USA 🇺🇸