SUBXANNALAH MAAMADII USUUXDAY DAYAX XAASKIISA DARTEED QALAD WAYN AYAY GASHAY LKN ISMA OGA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 47

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 17 дней назад +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 17 дней назад +2

    Masha Allaah Ayaan qurux ❤ duhur wanagsan so dhawow

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 17 дней назад +1

    Allha unxariisto ya aya inshallah

  • @jasminaisse3314
    @jasminaisse3314 17 дней назад +1

    Alle ha u naxariisto wllshy kitaabkeeda midigta alle ha ka siiyo

  • @FaadumoCabdi-l1i
    @FaadumoCabdi-l1i 16 дней назад

    Allah unaxariisto qabriig Allah uwasiciyo abayo

  • @mayaannas7137
    @mayaannas7137 17 дней назад +1

    Ilahay ayaa isaga hayo isagaa ku irsaaqaayo inah alaah mama

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 17 дней назад +1

    Aamiin Yaaaa Allaah Subxanllahi subxanllahi Subxanllahi Alxamduillaah 😭😭😭😭😭

  • @MadiinoMaxamed-i5w
    @MadiinoMaxamed-i5w 17 дней назад +1

    Amini yarabi ❤😢

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A 17 дней назад +1

    Ilahay Ha Unaxariisto Qof Wanaagsan Ayay Aheed

  • @falishassan231
    @falishassan231 17 дней назад +1

    Illahay ha unaxariisto walasheen

  • @RayaanHonasti-e4c
    @RayaanHonasti-e4c 17 дней назад +1

    Ayaaaney wa runtaaaa xaqiiq 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 alle aduuma diisa wu isu ade jiyaaaaa

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 17 дней назад +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 17 дней назад +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 17 дней назад +1

    Ilahey arzaqda asaga aya no balan qadey Ilahey kuwa aminsan hanaga dhigo awalba wa noled hada wa nolan donta ilahey ha u naxaristo walashena

  • @amranali7913
    @amranali7913 16 дней назад

    Wlhi been maaha alaah hadu albaab soo xiro mid buu furaa anaa arkay alx tuugsiga haleeska dhaafo dadow shaqesta

  • @falishassan231
    @falishassan231 17 дней назад +1

    Aaaamiin yarabi

  • @nastehoabdiomarnasteho3972
    @nastehoabdiomarnasteho3972 17 дней назад +1

    amin amin

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 17 дней назад +1

    Wcs walashay Ayan qurux xbbt duhur wanagsan ❤❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 17 дней назад +1

    Farhiya Ilaahay ha u naxariisto. Laakiin maamadu way iloowday Ilmahana Ilaahay inuu u maqan yahay.Dawladuna agoontii askarta dhashay in loo arxamo ayay ahayd

  • @Sacdia42
    @Sacdia42 17 дней назад +1

    Ilahay Naxariistiii Hana siiiiyooo😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nastehoabdiomarnasteho3972
    @nastehoabdiomarnasteho3972 17 дней назад +1

    amin ya rabi Allah unaxariisto

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 16 дней назад

    Alhamdulillah Aniga waxa Ka Mid Ahaa Dadkii Ducadada Loo Qabanayey Farxiyo Kaso Qeyb Galay.Lkn Mamoyin kaan Tuba Raaca Noqdey wallhi Ma Aqaano Sbbto aaqiro in la Aado Moga miyaa Is dhaha Qof Dhintey waxas iga Balan qaadey oo Beena .inyaro Run sheega markii laga Reebo

  • @ZahroWeheliye
    @ZahroWeheliye 15 дней назад

    Abayo ayaan maamadi maalinta tacsida hadlesay ameeyba thy weyba isku eg yihiine 😢❤

  • @FaadumoCabdi-l1i
    @FaadumoCabdi-l1i 16 дней назад

    Aamiin yarabi

  • @RUAAgele
    @RUAAgele 17 дней назад +1

    Aala akbar yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @IphrahPharahhussen
    @IphrahPharahhussen 17 дней назад +2

    Allahu akbar

  • @RayaanHonasti-e4c
    @RayaanHonasti-e4c 17 дней назад

    Aaamiiiin alle yaraxma 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 allow una xariiso

  • @Sacdia42
    @Sacdia42 17 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @falishassan231
    @falishassan231 17 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 17 дней назад +5

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @falishassan231
    @falishassan231 17 дней назад

    Sujuudul sahwi aan kudaraa ayaanay

  • @shukricabdullahi
    @shukricabdullahi 16 дней назад

    Horta diinta in la bartaaa fcn gabadhaaas allaah ha u danbi dhaafee camalkeeda aa aduunka ku sameeyn jirtey lee aakhiro allaah kula xisaabtamaa dadkaaasne waxeey ugu soo qeyb qaaateen waaa caan bes iyo fanaaankaas ayaaa qabay lkn inteey allaah ku caasisay oo is qaaawisay xisaabteeda allaah hortiisa wey talaaa un😢

  • @falishassan231
    @falishassan231 17 дней назад +1

    Ayaanay waxaa igu soo dhacay maalinti aabahay dhintay waxan ahaa dhoocil yar eedaday intay galgalatay ay oowday markaasa laguyiri uudhuuntay ee ma dhiman because ilma badan ayuu katagay markaasay tiri maxay itarayaan maxay itarayaan eedadii ilaa hada majecli

    • @Nasraneyruus
      @Nasraneyruus 17 дней назад

      Alle ha unaxaristo abayo in kasto ay qaldaneed edo iska csfiya

  • @IphrahPharahhussen
    @IphrahPharahhussen 17 дней назад

    Subxanallah

  • @MaxamudCabdi-z5b
    @MaxamudCabdi-z5b 17 дней назад

    وعليكم السلام والرحمة الله وبركاته

  • @ZahroWeheliye
    @ZahroWeheliye 15 дней назад

    Bisinka alaah ayaa na irsaaqa ma oga miyaa

  • @NajmoBotan
    @NajmoBotan 17 дней назад

    Allha unaxristo

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 17 дней назад

    Naftada ruxii u naxo wad jeclaneysaaaa oo wad ku farxeysaaa

  • @FarxiyoXasan-lo8yx
    @FarxiyoXasan-lo8yx 17 дней назад

    Wcs

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 17 дней назад

    Ascwrwb farxada ka keentay ohinta ee dhibmalahan ruxa abalka ku galo ama u gud ama shekshek ilajy ayadisa kuyiri al jezaru ix,san inal ix,saanik anaga man dhihin adiga qalADkada isasax

  • @KikiAfcad-q8d
    @KikiAfcad-q8d 17 дней назад

    اللهم💚ﷺصل💚ﷺوسلم💚ﷺوبارك💚ﷺعلى💚ﷺنبينا💚ﷺمحمد💚ﷺوعلى💚ﷺاله💚ﷺوصحبه💚ﷺاجمعينﷺ💚

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 17 дней назад

    Wax ey qalad gashay majiran lkn who are you?

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 17 дней назад

    Iney jiran tahey ubadna ujooga shaqo awoodin laga yaabaa dhinaca kale dadka diinta ma fahansano

  • @QaaliAbdullhi
    @QaaliAbdullhi 17 дней назад

    Wcs ina gobdooney

  • @SagalMaxamuud-oc3kb
    @SagalMaxamuud-oc3kb 17 дней назад

    Haa wlhi rabiyow gefkeyna iyo geerideyna hakulmin rabiyow❤🎉

  • @SaynabMohamed-p9o
    @SaynabMohamed-p9o 17 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤