Mareexan iyo Dhulbahante Weligood Beelweynta D5 Wey Isxigaan Daaroodka kale Weligood bey iska Jeclaayen Nin iyo xaaskisa oo kala Xarooden Isugu Ma Dhacaayan Walaalnimada ka dhexeeso Baa Kaweyn Marka Guuleysta❤❤❤
Waa yaabe nin iyo naag berri hore calaf koodii kala dhamaadey maxaa la isu daba wadaa? waar halaga xishoodo hooyo hodan ninkii nana u tashada dhulbahan toow.teedakale ma qasab baa ineey daryeesho nin aan qabin?
Mareexan iyo Dhulbahante Weligood Beelweynta D5 Wey Isxigaan Daaroodka kale Weligood bey iska Jeclaayen Nin iyo xaaskisa oo kala Xarooden Isugu Ma Dhacaayan Walaalnimada ka dhexeeso Baa Kaweyn Marka Guuleysta❤❤❤
Mareexaan waa gob marba hadduu siyaad ka dhashay oo gobonimo kLle soomaali maba laha ❤❤❤❤❤❤siyaad siyaad siyaad kama horayn soomaali kamana danbayn soomaali
Wayaa hooyo dadka caaa loow marexan afka ka dhaafa naagta iyo ninka iyagaa
Isu dhalay ilmo
Marexan leee ku jirtan
Raadsada naagtan
Dhafa marexan
Viva marexan iyo Dhulbahantee ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
True
Waa run mareexaan waa reerka daarood ugu gobsan anoo isaaqa ayaa taa qiraya dhulbahantena waa reerka ugu waalan.
Viva mareexaan iyo dhulbahante
Daahir Calasow Beryahaan shaqafiicanbuu Somaali Uhayaa Sidaan aniga Ufahmay Qabiilna lama Wadaago, Aniga waxaan ahay, Mareexaan oo Naagtaas Anigay Ina adeertay tahay, Lakin Cadaalada Inaan Karunsheego, kama leexan doono inshallah
Mash allah
Waa gabar adkeysi badan alkoleeste haday 15 ka dhashay taash in loo saaro bay mudantahay
Naagtaas Mareexaan Way Qaldantahay Waayo mahayn 60 Jir Xanuunsan inay Xabsigayso, Way kuqaldaneyd👈
Dabcasar wa legend walahay mansha Allah
Hoyo somalied o wil yare 9 jira o dhulmahanta o leygu daayacay kula tugsaada abihina America joga wa nasib daro
Odey alkuliiste ah miyaad hada isku heysataan? Hooyo hodan iyo ilmaheedana halaga xishoodo.
Waa yaabe nin iyo naag berri hore calaf koodii kala dhamaadey maxaa la isu daba wadaa? waar halaga xishoodo hooyo hodan ninkii nana u tashada dhulbahan toow.teedakale ma qasab baa ineey daryeesho nin aan qabin?
Odey xikmad ay ku salaysantahay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dabcadar tuug qabyaladaysta ah marka wax lo sheego wuxu ku dhihin hooyaday aya dhulbahabte ah awoowgay aya ogaden ah
Ina adeerti aya cabtoy ah
naayaa Gabadha ka dhamow
Carirtobeu.kudhibantahay.ma.ninkina.utashatan
Muu odhan wuxuu yidhi balwad waan iska ilaaliyaa
nin iyo naag is qabay oo is xumeeyey maxaa keenay Mareexaan iyo dhulbahante iyo qabiil
Daahir calasow sixirka madaw buu yaqaan isagaa sheegay ka carara maamada way kala tageen odayga meel dajiya caruurtiisa ha caawiyaan
Ingrids kama kicin re hj
Babcasir. Waydii. Marixaan Gandaa. Warsame maxaa lagusameyay
Mareexan I'd malaha warya
Tty
Qofkani ma waly ninku hadu musliydis gaby maxa ula dabasocotan mayad dhashy
Malagu xiray dab casir
War ninku gabadha waa hore ayuu furey dhulbahante gardaro ayaad gabadha ku maageysaan ee orda ninkiina wax u qabta
Waa ku mixlashay Hooyo 65. Ah sima qabataan
@User-s5z2tmaxkal meesha ma yaale ku xumeyn ayan uguursaday bay dhahday wana wax dhaca malinkasta lkn odaygu hada wa alkoliste maha qof la hayn karo
@ iyadu waa qof sidee ah. Qof wayn oo dhan. Kakhaldan yahay waxay tiri nin waxaan uguursaday in aan ku mixlasho Suuriya gal in bal wad leedahay
Uf faqash xaarmajo xaarood dameeer
Harbatan ma u egtahay dadka yara xanuusan