Aduunyo 😭😭😭😭 || Qiso xanuun badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • #Like #Subscribe #Comment #Share
    #Qiso #Qisooyin #dhacdo #dhacdooyin

Комментарии •

  • @ILEYSS
    @ILEYSS  11 месяцев назад +31

    Sxbayaal instagramka 10k ma igaarsiin kartaan?👇
    instagram.com/ifiyenuur?igsh=dWw4MTQ3a2Nld3Z2

  • @abdulrahmanmursal1615
    @abdulrahmanmursal1615 Год назад +25

    Umu caadil sida ay aduunka ugu dhibtootay abaalkeda jano ugu badal howla habaar alle hakugu rido caadil alla muxuu xaywaan yahay.

  • @samiiramohamed8099
    @samiiramohamed8099 11 месяцев назад +8

    Ciil dartiis wn ilmeeye yaa allah 😢😢😢😢

  • @zesi23
    @zesi23 Год назад +22

    Dictoraysada iyo umu caadil labadaba Jano Allah hageeyo😢❤

  • @ahmedaliabdulahi6519
    @ahmedaliabdulahi6519 Год назад +84

    Daawadaha kowaad igula saliya rasuulka scw

    • @Raqia4450
      @Raqia4450 Год назад +2

      Scw

    • @maxamedjaamac150
      @maxamedjaamac150 Год назад

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @HodonHalli-ql5qk
      @HodonHalli-ql5qk Год назад +1

      Scw❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Год назад +3

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ShamsaAdan-o9d
      @ShamsaAdan-o9d Год назад +1

      Scw scw scw

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 Год назад +11

    Alla ifiyow hlkee kla soo xiriira wll 😢
    Qisadeyda mid ka xanuun bdan ma jirtee 😭

    • @nadar472
      @nadar472 11 месяцев назад

      Instagramkisa kala xariir nh

    • @NuuroMaxamuud-b1j
      @NuuroMaxamuud-b1j 10 месяцев назад

      😢 abayo aniga isheg plz

    • @Hanigaraad-c1e
      @Hanigaraad-c1e 2 месяца назад

      Abyo aniga iisheeg youtube baan leeyahay

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g Год назад +11

    Waa qisada kaliya oo iga oohisayay😢😢😢😢😢waridka haloo bari noqdo

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Год назад +40

    Umu caadi aduunyo kuma raxeesan aaqiro janatul fardowso allah geeyo🤲🤲🤲🤲 😢😢😢😢😢

  • @Ubax-Yousuf7wb6l
    @Ubax-Yousuf7wb6l 10 месяцев назад +11

    Xnuun bey uso dulqadatay allha ka abaal mariye 😢

  • @Engbisle1
    @Engbisle1 Год назад +14

    Waa ehlu jano qof walba oo aduunka cadaab ku maro haduu yahay qof ilahay ku xiran qof walbo la dulmiyana akhiro ayu ka helayaa abaal marintisa

  • @queenali3603
    @queenali3603 Год назад +7

    Wlh waa ilmeeye😭😭qisada xnuun we dhafte wlh allow walidkena kuwa unaxriista nga yeel😢😢❤

  • @Asmarfaysal-zj6ls
    @Asmarfaysal-zj6ls Год назад +11

    Murugo iigama dhamato wlhi inta ay qisada socotay 😢

  • @NasaraCcasiis
    @NasaraCcasiis Год назад +22

    Allow dhigtooradaa ka abaal mari 😭

  • @Aswanbashir2598
    @Aswanbashir2598 Год назад +19

    Qisadan samayn badana bisinke😢Ilaahayow hooyoyinkeen janada ku abalmari intay kadhimatay iyo inta unoolba abalkeda magudi karne🥺😭ciil bay igudisha qumaydas xge kudanbaysay horta wllo

    • @badramaxamed1067
      @badramaxamed1067 Год назад

      Alle ha unaxariisto 😢❤

    • @Aswanbashir2598
      @Aswanbashir2598 Год назад +1

      @@badramaxamed1067 amiin maskiinta imtixanbay adunka kumarte Ilaahay janadiisa haku arsaqo

  • @farhionuur
    @farhionuur 8 месяцев назад +7

    Umu caadil inta hore qisada isku mid baanahy oo eedadey ayaa isoo korisay welibo si xanuuun badan lkn ilmaheyga mustaqbalka alle igu ma salido inshalllah umu caadilna alle ha naxariisto cadiloow ilmahaaga kaa aaridoono wey kaa aareen umaleynaa xiligaanee

    • @ebiannur1872
      @ebiannur1872 7 месяцев назад +1

      ❤🧠

    • @MaxamedAmiisha
      @MaxamedAmiisha 5 месяцев назад

      Sorry sister 😢😢😢😢

    • @nasraqaali75
      @nasraqaali75 2 месяца назад

      Allah ha awlaada baari ah ku siiyo. Dhibkana Allah ha dheef kuugu badalo.

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 Год назад +7

    Wllhi waa qiso xanuun badan😭😭😭Uma caadil adunka waa lagu imtixaane yaa rabi Abalkeeda janatul fardowsa ugu dhig🤲😭

  • @Fareha_jannah
    @Fareha_jannah Год назад +9

    Runtii manta wa iga oohisay😢😢 ninkaas siduu iiga nasiib badanyahay iyo sida uu u ciqabay janadii dunida lagu siyey 😢😢 hal mar hoyaday wajigeda ha lagu tuso iskana dhimo hadi lai dhihi laha naftayda wan ku badalan laha dhibka aan la.anted maray alla og😢😢😢 ilahow hoyoyinkena u naxariso😢

    • @Umubushra1Zahrasheikh
      @Umubushra1Zahrasheikh 7 месяцев назад

      Haa walaahi 😢😢😢😢😢😢 aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲

    • @Umubushra1Zahrasheikh
      @Umubushra1Zahrasheikh 7 месяцев назад

      Abaayo sorry noloshu waa maalmo qudha iska Samir walaashay MCN intaad nooshahay uducay hooyo mcn Allah unaxariisto

  • @Aniitaakhan
    @Aniitaakhan Год назад +8

    Wanaag sanow lakin ilaa xad ha wanaag sanaanin sbb too ah waxaa jiro dad aan uqalmin wanaaga😏😏😏😏❤❤❤❤

    • @Aliinaa1
      @Aliinaa1 Год назад +1

      Haa lkn waa wiilkreda😂

    • @Aniitaakhan
      @Aniitaakhan Год назад

      ​@@Aliinaa1hadoo yahay qof kuu dhow xataa wanaag sanow lakin dadka inta aad wanaagsan tahay ha uumujinin👌👍

  • @S.A.H.R.A_0
    @S.A.H.R.A_0 Год назад +4

    Alx finally gawadh foolxun😩👍🏼

  • @عايشهسعيدعثمان
    @عايشهسعيدعثمان 11 месяцев назад +2

    Mansha allah qisado cajiib ayey جزاك الله خيرا

  • @Hodo79
    @Hodo79 Год назад +24

    Hooyada abalkeeda Alle jano ha ka dhigo 😭🤲🏻

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 Год назад +7

    Ifiyow beryahan xadhkahad soo goosatay shukran❤❤

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze Год назад +4

    Ifiyoow soo raadi oo soo hel nolosha udambaysay caadil cadaabta Alle ha ku fogeeyee😢

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 Год назад +5

    Qisada iney sidan ku dhamatay waka xumahay Ya Allah Waxan sugeyy In Cadiil Oo Arki doono wajiga Xaskisa oo Hooyadisana Inu dulmiyey oo ogan dono lkn macala asaf ma dhaciin hadi qof asigo dulman dhintay uma Cadiil waye qofkas Ya allah aniga waxan aad ula Yaabay dadka Dadka dulmiya maxey nolosha ugu Waraan Oo waxkasto ugu xir galan Iyago xolo islaamed cunayan 😢

    • @AmuunAbdalla-e7d
      @AmuunAbdalla-e7d Год назад +2

      Walagu ciqabaya ama waxa ay sameyeen mcn loga dhiga oo iney fogadaan LA raba
      Hadi aysan fikirin ama ka tobad kenin
      Sidaasi lagu cadaba

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 Год назад +1

      @@AmuunAbdalla-e7d Haa Shukran walal ilen ilahay qabashadisa wa mid shadid oo adag 😢🥺 يا رب استغفرالله العظيم واتوب اليك 🤲

    • @AmuunAbdalla-e7d
      @AmuunAbdalla-e7d Год назад

      @@makkadagan876 Haa wlhi

  • @MunaAxmed-w9q
    @MunaAxmed-w9q 10 месяцев назад +4

    Dectorada Allah ha ka abaalmario😢

  • @ZiinaadiJIMALE
    @ZiinaadiJIMALE Год назад +5

    Umu caadil doqon bee aheed Cadow gaada ma taqaano 😢 qofka inuu aqliyeyto baa fiican

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll Год назад +1

    asc ifiyo waan ku dhegest markan shaqeynayo maka malin hure waad iga qoslisey oo waxad cadeeysaey inaad tahey reer baadiyo dhameestiren oo agaba badiha waxa lagu istamao oo dhan ayad u abtirisye masha alha

  • @OmaryamoCali
    @OmaryamoCali 16 дней назад

    Waan layaabay wallah ifiyow caadi matihid ❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅

  • @abumoalim
    @abumoalim Год назад +4

    Ilaahayow waalidkeen unaxariiso oo Janadaada geli, ma Hooyaa dhibaa, subxanallah.

  • @SafaNajiib
    @SafaNajiib Месяц назад

    Subxanallah ale ha unaxaristo umu caadil. Walahi xaqiqo ahaan hoyo waa nicmo aduun oo dhan qofkii haystoy ha iska dayicin fursadas 😢

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh Год назад +3

    صلوعلى نبيكم محمد اللهم صل على محمد صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤

  • @MayowNuurow-k5y
    @MayowNuurow-k5y Год назад +2

    Allah qiso murugo bdn😢😢😢😢😢😢😢😢 allah wiilku dogonsanaa anu naagta umaba xanaaqsaniba ee wiilka dogonka ah aan aad u nacay qisada gudaheed

  • @FarduusAbdirashiid
    @FarduusAbdirashiid 23 дня назад

    Toolo gabdhasta o rajo ah maxa duunida logu cila ilhy hooyonkyga hunaxaristo yarbi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @qadracalixasanqadrush2795
    @qadracalixasanqadrush2795 11 месяцев назад +4

    Videoka xafadena saran fagax ❤

  • @najmoyussuf3841
    @najmoyussuf3841 Год назад +2

    Ciil ba iqabtay walahi hooyadey iska dhaaf ma hoyo kala sas u qura Alx illahay casi walideyn igama dhigin illahow waxan dhalayna o igaso goayna haka dhigin 🤲🏻🥺

  • @JamaalYuusuf-t2p
    @JamaalYuusuf-t2p Месяц назад

    Wan oo yay wallhi subxana laah 😭😭😭😭😭

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Год назад +1

    Wiilka iyo xaaskaba doqomo iimaan daran ayey ahaayeen.Doqonimada wa kama fekerin nabsi inuu ka soo boxo caruurtoda iyo ayagaba.Iimaan darida na wa Ilaahey cabsidiisa eber ahayd.Subxaanallaah wa sheeko xanun bdn.Hooyo miya wx lo dhigo jirtaa.Ilaahow awlaada noo xafid oo baarri inooga dhig aamiin yaa rabbi.

  • @Zakari2
    @Zakari2 Год назад +5

    Wara wakusexa raba qiso xunun bdn mluuseexa karo 😂❤😢

    • @SN-bm2km
      @SN-bm2km Год назад +1

      war anpe wa sexan waye 😂

  • @idilmahamed-bg2yj
    @idilmahamed-bg2yj 3 месяца назад

    Wlhi waa qisadii Kaliya oo anan la ilmayey😢😢😢 😭😭😭😭 hooyo mcn abwe tnx ileys 🎉

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 2 месяца назад

    From sowda qalib kib goin walal key 🤲❤️

  • @Geenyo2025
    @Geenyo2025 Месяц назад +1

    Qosolka ayu iga dhameeyey❤❤❤

  • @fadumoabshir9618
    @fadumoabshir9618 2 месяца назад

    Team sowdo qaalib is muujiya ani waa iskeenay

  • @WardoHanishaafici
    @WardoHanishaafici 2 месяца назад

    Yaa allah yaa allah illaahow damiirka io damqashada hanaka qaadin ma waalidkey waalidkey waaba walidkey mid idhalin xita sas uma gali karo ilaahow dadka qaar dartod hanoo cadaawin yaa rabi😭😭😢

  • @WarsameSaid-sl1bo
    @WarsameSaid-sl1bo Месяц назад

    Hayaan illah ha unaxariisto

  • @aydarusabubakar5052
    @aydarusabubakar5052 Год назад +6

    Waxaan Ahay Truck driver Mar kasta Waxaan Ku Shaqeeyaa ileys ilaa aan ku marro Dhulwaynaha Maraykanka Gobol ka Gobol ileys Laakiin Qisadaan Aad iyo Aad ayaan uga Murugooday

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 2 месяца назад +2

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما كما على ابراهيم وعلى ال انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @MaryamoMulki
    @MaryamoMulki 2 месяца назад

    Alaaa xumaaa wiilkaaaz ma hooyadiiz buu ugaley allow hooyooyinkii noo dhoor😢😢😢😢😢 aad baan umurugoodey waxey aheed qisadii ugu xumeed aan dhageestey 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Khawlaibrahim-p6l
    @Khawlaibrahim-p6l 3 месяца назад

    Inailayhi waa inailayhi rajuucun 😢hooyo mcn😢

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 9 месяцев назад +2

    acuudu billah waa qoys imtixaan ah khowladu waa jinooleey

  • @Khawlaibrahim-p6l
    @Khawlaibrahim-p6l 3 месяца назад

    Hooyo mcn 😮

  • @dahirjama8349
    @dahirjama8349 Год назад +2

    Noloshaan camal waa sooomaray 😢😢😢😢😢😢

  • @xamda72
    @xamda72 8 месяцев назад +1

    Qisadii iigu xanuunka badnayd😢😢😢

  • @Nax.sleyyyy
    @Nax.sleyyyy 2 месяца назад +1

    Xasbunallah 💔😭

  • @muna-Cabdi
    @muna-Cabdi Год назад +22

    Qisadi igu murugo badaned oo igu naxadinta badane ilaailah ilalah😭😭😭 nabigenu (scw) wuxu yidhi aduunyadu waa itixaanka dadka muu'miniinta marka hada nolosha aduunku ku ciisho dulqaado ilahay aya kul jira🥺☝

  • @SayidCali-v6x
    @SayidCali-v6x Год назад +3

    If Ifiye Legend wanku taageeraa qisooyinkaagii xayaat iyo sucaad ba ugu layaab badnaa

  • @MireCabane
    @MireCabane Год назад +3

    Wllh wax badan ayaan ka faaida qisoyinkada waxana dhageesta hbnkii markan seexanayo jizakallah wllkie ilaahow caasi walideen hanaga dhigin sheekadan markaan dhageestay hurdo dhan way iga soo dhici waysay wllh 😪🤕 allow 2dayda waalid u naxariiso 😢🤲🏽

    • @aishabintusharma1928
      @aishabintusharma1928 Год назад

      Hurdadhaaaba iga guuri leheed qisadan hdan hbeen dhagysan lahaaa

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 Год назад +1

    Wallahi qiso xanuun badan oo murugo badan wallahi😢

  • @tahacali457
    @tahacali457 11 месяцев назад +2

    Aad iyo aad ayaan u jeclahay qisooyinkaan aad soo gudbiso ileys sow

  • @H.h.j.j.unknownperson
    @H.h.j.j.unknownperson Год назад +8

    Kani i daawanayow waxaad ilawday saliga nabiga❤❤❤❤ scw

    • @Yaarajh
      @Yaarajh Год назад

      Waa mahadsantahay waa isoo xa suusisay 👍👍👍👍👍

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Год назад

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b Год назад

      Scw❤

  • @AsmaAhmedfarh
    @AsmaAhmedfarh 11 месяцев назад +2

    Ilaahyow nin wngsan oo hooyoadi usamfale isii oo aaad hooyodi ujecel❤

  • @نوره-ق5ر4د
    @نوره-ق5ر4د Год назад +5

    Qisadan Mar hore inaad soo galisay Ila thy

    • @INA_MOHAMED4
      @INA_MOHAMED4 Год назад

      Dadweynaha channel aa so gudbiyey

    • @Yaarajh
      @Yaarajh Год назад

      Haa ani xataa waa dhageestay

  • @KhadarKy
    @KhadarKy 7 месяцев назад

    Waa Qiso Xanuun Bdn

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 Год назад +3

    Runtii waa qiso aanka yaabay,dadku xaasid sana.bal maxay tahay waxaas,waa xaaraan ilaahaybaa nalehe

  • @alfanaancowke
    @alfanaancowke 7 месяцев назад

    Aniga marwalpa si foojigan udhageestaa😢dhaqatarada wa cajiib❤😢

  • @NasaraCcasiis
    @NasaraCcasiis Год назад +6

    Allow jinaa janada gali

  • @HudaHayman
    @HudaHayman 4 месяца назад

    😢😢😢 ax ax ax. Ilaahow janodaada ku casuun yaa rabi

  • @FatuuFatuucabdi
    @FatuuFatuucabdi 2 месяца назад

    Allah unaxriisto

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 4 дня назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaffoMahamed
    @SaffoMahamed 3 месяца назад +1

    Nolosha shaqalinimada wax ka xanuun badan malahan ilahey hana
    Bixiyo inta ku jirta😢😢

  • @NasaraCcasiis
    @NasaraCcasiis Год назад +5

    Heedhe waxay dadka noocan wllhi ciil baan dhimanayaa

  • @ApthirahmanThalmar
    @ApthirahmanThalmar 9 месяцев назад +2

    Labdii. Saaxibul naar 🔥 ahaa Halkee ay ku dam beeyeen

  • @luqmaanmuhamed6306
    @luqmaanmuhamed6306 11 месяцев назад +1

    😭😭😭 wax kale oo aan dhaho ma aqaano 😢😢😢😢😢😢

  • @HUDAqurux
    @HUDAqurux 9 месяцев назад +1

    Walhi cila dartis aya dhunta i kala godey😢

  • @SaaraAakil
    @SaaraAakil 10 месяцев назад +1

    Walhi IFIYE qalbigayga ayuu xaday 😢

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy Год назад +4

    90ka waa layga horeeya😢😂😂

  • @maajid33443
    @maajid33443 2 месяца назад

    dareenkeyga wax aan ku cabiro ma aqaano Allow inta wanaaga fasha u ixsaan fal Allow maamadas imtixaankaas adag martay janadaadii fardowsa ku irsaaq Allow baariyaal naga dhig Allow naxriistaada iyo janadaada kuweydiisaneynaa

  • @FadumoAbdulkader
    @FadumoAbdulkader 2 месяца назад

    Fron Sawdaqalib wan ku salamay

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 11 месяцев назад +3

    Allow jannoh fardowsul calaa ka waraabi ya rabbi walahi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sahrujisaliim4256
    @sahrujisaliim4256 10 месяцев назад +1

    😢😢xanun badanaa

  • @Cadnaan19
    @Cadnaan19 Год назад +4

    Saxiib ifiyoow dadka aadka kuu taageera ayaan ku jiraa dad badan ayaa igu caaya oo i yiraahda war ma ciyaal baatahay maxaa qisoo yinkaan beenta ah u dhageysataa anna waxaan dhahaa waa run walhi qisooyin xaqiiqooyin ah buu soo gud biyaa miyaan ku dambaabayaan wallo😢❤

    • @SuhurAbdi-xd5dl
      @SuhurAbdi-xd5dl Год назад +1

      Bisinka inanku beent muxu ku falay ma qofbaa hal saac qiisoo been ka hadali kara qiisooyanku waa xaqiiq

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD Год назад +1

      Maya ee ha daynin inaa ku xirnaatid qisooyin kiisa asxaabtaada iyagaa waxka qaldan yihiin

    • @Cadnaan19
      @Cadnaan19 Год назад

      ​@@SuhurAbdi-xd5dlthanks wllo

    • @Cadnaan19
      @Cadnaan19 Год назад

      ​@@DARWIISHADhaye abyo❤

  • @arday661
    @arday661 Год назад +2

    Qisadan Mar labad baan dhagaye sanaya Saad naguso celisayi

    • @mowaddahmoh3636
      @mowaddahmoh3636 Год назад +2

      Haa hno waa marlabaad bu inoogu soo celiyay 😅

  • @MaidoYusuf-ev2uo
    @MaidoYusuf-ev2uo Год назад +1

    Jingaas foolxumada badan eh😂😢😢😢😢

  • @SumayoFarah-rg4de
    @SumayoFarah-rg4de Год назад +2

    Hooyo machan was jeclahay

  • @MohamedHassanAadan-gn2iv
    @MohamedHassanAadan-gn2iv Год назад +1

    Wllhi noloshayda intaan qiso soo daawanayyy waa qisadii ay iigu murug badnayd 😢😢

  • @iqramohamed-n6d
    @iqramohamed-n6d 6 месяцев назад +1

    Xasbunaallah🥺

  • @HayaatOsman-g8d
    @HayaatOsman-g8d 2 месяца назад

    Cadil io nagtiisa quruxda bdn intee ku dambeeyan 😭

  • @DaganQadar
    @DaganQadar 2 месяца назад

    Sowda qalib ka nimid❤

  • @FatxaKhadar-sh5bo
    @FatxaKhadar-sh5bo 2 месяца назад

    From sawda qalib

  • @muscabmaxamuud4057
    @muscabmaxamuud4057 Год назад +1

    Ifiyow xafadeyda soo ag martay 🙂😉

  • @MARWA-1654
    @MARWA-1654 Год назад

    Hooyo lagama kaftamo runtii allow hooyo noo daa ❤️❤️

  • @AyaanAli-f1d
    @AyaanAli-f1d 2 дня назад

    Ifiyoow qisadan yaa kuu soo tebiyay wall

  • @ffarxaanofficial
    @ffarxaanofficial 11 месяцев назад +1

    Ninkan damiir laawaha Ayaan layaabanahay 😭

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Год назад +4

    Qisoyinka cabsida nosoo gudbi

  • @HibaaqHusein
    @HibaaqHusein 2 месяца назад

    Aamin

  • @Mohammed-sh7nw
    @Mohammed-sh7nw Год назад +2

    alaahu acLam hooyo waa Qaal

  • @iqrowarsame-w2m
    @iqrowarsame-w2m 2 месяца назад

    M.a soobadi wallka😢

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll Год назад

    hur u soco waan ka hela qisoyinka carabta waxan ka qata cibro iyo taxadar qota dheer maka noo soo badi

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 6 месяцев назад +1

    Subhanallah ameeen ya Allah 🙏🙏💔🤲🏼😭😭😡😡

  • @ClassicDon-kv3bw
    @ClassicDon-kv3bw 6 месяцев назад

    Jazzakomo Allaah Kheeyran Akhii waa laa xoomadey qisadan wllhi!! Lakin mamada jannatol Firdaws Allaah haa ugo badalo nibaatada! wilkeydi iyo gabadhasi jaahanamo ayaa uu raayijna aqiro In Shaa Allaah!!!!!

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb Год назад +1

    Arxandarana alle macafiyee😢