Waa runta lkn nolasha hanaadi ay so martay sow nolol adag maha Dadka hooyo iyo aabo uu hesatay halagu dhoho rerkaga ma han Iyaado qofki jecla ay waysay Rerkeda neh lo shegay in aysan ka dhalan qoskaan Murugo bdn kadib iyado so ficnatay Hadana dadki sow arinteda ma ogaan Murugo kale oo bdn kadib sow aabo mishaari ma dhiman Mudo kadib sow hoyadeda ma dhiman Mudo kadib sow rerka abaheda ma dhihin gabadhaan anaka ma dhalin dhaxalka walalkena rabna Sow xanun ma aha midaas Sacdiyaaaay😢
Ilays iyo ifiye ba aad ban u salamaya wlhi habeen walba Ila aan qiso sii dawado ma seexdo run ahantiina aad ban u xiisaya qisoyinka aan aadka ugu xidhnahay
Maadama aan ahay dawadihii kowad ifuka saluya rasuulka scw
Salalaahu calayhi wasalam
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️
I’m l
I.e.e.d..............x.............x..,dd r😮ق.ا.ق ق يخخقخق خب .خب. قب.ه. بغب ب .🎉😅😅😅 40:50 م🎉😅🎉كظ و مممممممرررر م مؤ رم .ىر. ؤؤ. ؤ. ءءء ظنظثظظثثظطثطمننننءءؤ
scw
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Scw❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️
Dadka qisada part part ka dhiga
Ninkan uu dhama I love you ilays ❤️
Dadka hadalkoodu waa sun halis ah illaahay sharkooda hanaga hayee subxanallah 😥
aad iyo aad ayan uga xumahay dhibatada gabdhaas so gaartay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
hadhw ban dhagesan donna hada wasi degsana golden voice waka heyna keep going 🎉❤
Qiso Cusub mashallah
Ifiyaw saan kuusugayey Allaa og Weel baan rabay inaan dhaqdo anoo is leh fiiri inu wax sodhigan kuarky❤😂
𝗐𝖠𝖠𝖻𝖺 𝗄𝗎 𝖽𝗎𝗅 𝖽𝗁𝖺𝗊𝖺𝖺 𝖺𝗇𝗂𝖧❤😂🔥
@@MarwaAhmed-z9l laantiis hawsha malaqaban karo wlhi😂😂
Semi😂@@MarwaAhmed-z9l
San kuu dawanaye dambi baare noqde cida dhan walayga yaqan maclinkeyga wa ifiyee😇😎
Ku sali nabiga scw ❤
Dhibtaa oo kale makaga tagi lahayd nin 😢
waar ifiyoow dambi baaris tii mxd nooga deysay baa la yidhi isku dhexwad qisooyinkaan carabta waan ka daalnee 😂❤
Wllhi wa qiso xanun badan allah unaxariisto dhamantod sbabta wxa leh dadki warka fafinayay ibnu admka qaar wa shayaadin😢😢😢
Alxamdullilah ani waxaan any gabar adag oo diinta ku xiran gabadhaas way is dishay khalad Wayn ayay gasha lkn ilaahay ha unaxariisto😢❤❤
Waa iimaanka gabartaas iyo ineysan baranin sifiican sida tan maatiga ah Diinteeda Islaamka ah. Waayo qofa Diinta islasmka sifiica uyaqasno lagayaabo inuu Nafta isdhhafiyo ayadana Alle hawnaxariisto
Waa runta lkn nolasha hanaadi ay so martay sow nolol adag maha
Dadka hooyo iyo aabo uu hesatay halagu dhoho rerkaga ma han
Iyaado qofki jecla ay waysay
Rerkeda neh lo shegay in aysan ka dhalan qoskaan
Murugo bdn kadib iyado so ficnatay
Hadana dadki sow arinteda ma ogaan
Murugo kale oo bdn kadib sow aabo mishaari ma dhiman
Mudo kadib sow hoyadeda ma dhiman
Mudo kadib sow rerka abaheda ma dhihin gabadhaan anaka ma dhalin dhaxalka walalkena rabna
Sow xanun ma aha midaas
Sacdiyaaaay😢
Ax ax alla xanuun badanaaa allow uwada naxariiso dhamaantod qoyskas
Subxanalaah subxanalaah sax. kokoolis saaid kuso korte ma fiicna sidaas gabadhas maskaxiyan ayee u xanuun sate 😢😢😢
ilays
Miskiin illahay ha u naxariisto
Qisada waan la socona pro
Wllo qisadi maxay ku soo dhamaatay morgo aad ii xanuunisay
Alla bilaadnku xumaa allow hanoo baahin
😢😢😢wallahi edadaxun aya aqira lowest oo addunka kucadabty allaha ujiseyo gabadhana rbi hownxristo iyo 2da waalid esokorsay😢😢😢wllahi wa xanuun😢
Alaaha u naxariisto
Ruun ahaanti mishaari wlshis iyo c/naasir doqomo waaye hadi aay iska amuusi lahayeen hanaadi wey guur san lehed abaheda neh wuu nolaan laha oo sida dhan uma murgi leheen lkn waa qadar allah uu naxaristo mishari iyo gabadhisa hanaadi iyo xaaskisa allah uu naxaristo😢
200k coming soon🎉🎉
Waa qiso xanuun bdn😭😭😭Ala xasisanaaa 😢
😢😢😢wa qisa aad uxanun badan ma aheynin iney isdisho mana aheynin iney dadka dhageesato hadaladoda
Waqti fiican kaso garay anoo leh ala talow ifiye maso dhigay aa arkey wa ku hurdaa❤😂🤪🤩
Wcs ifiye 🤝
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw calayhi sallaatu wasalaam ❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤
Danbigiisa oo dhan wxaa iska leh eedada hanadi 😢😢
AH😢
Wlhi wa qiso xanun bdn😢
Qiso cajiib😮😮
Thanks wll 👍❤
Tani Qiso way dhaafty 😢 lkin wax ilhy laga magan galo weeyi
M.a ifiyow barta kaga hay WLL mcn nolow❤
😢😢 dadka qaar markay ku arkaanadoo meel gaadhay waxy laabtood u holacdaa sidaran alle xaasidka shartiisa hana hareer mariyo 😢😢🤲🏻🤲🏻
Ku sali suubanha scw scw scw scw scw 🥹♥️💯
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️
Ax ax ax ax ax xanuun badanaa😢😢😢😢😢😢
Abooowe Macn Qisooyinkii Hore Ee aad Ka sheekayn Jirtay Noo Bilow waa iga Codsi😭💔
Abowe RUclips kale furo qisoyinka cartoon ka soodhig channel kaana mesha kasi wad walahi 1day 100k kudayanoyso cartonka noso celi 😢
قدر الله وما شاء فعل يااخي انتبه على صور
Soo abbdi wllo wan ku taaageeraaye❤
Aniga markan seexdo dhagesta inta ilamada aha 😂😊
dacadi qalpiga ka ilmeye aad bey u xanun badantay marke dunidan ka hor imado qof ku garab is taga adan heysan😢😢😢😢😢😢
Ifiyow sideed wax u wadaa aaway qisooyinkii yurub iyo America
❤
😭😢😭😢😭 😢 alle haw naxariisto
Ilays iyo ifiye ba aad ban u salamaya wlhi habeen walba Ila aan qiso sii dawado ma seexdo run ahantiina aad ban u xiisaya qisoyinka aan aadka ugu xidhnahay
Ileys walhi waku wata ❤noolow❤
Dadka kale part part bee ka dhigan lkn adi wa dhamestirta m.a
Keep going bro
Saaxib hadan runta kuu sheGo
Markan dadka u sheke nayo waxan dhaha erayga Haa ayan dhaha waliba shekada ugu qurxiya
{AdiGa ayn ka bartay Maclin 🎉}
Tnx ifiye
Wd kumahadsanthy wllo madama aad noso gudbineyso qisoyin aynu ku cibro qaadana thanks
Aabaha haduuba ogaa in lawada ogyahy waxey aheed inuu wadan kale geeyo meshaa nolol ugasameyo 😔macal asaf
❤❤
Cunto macan hadaa kariyo ILEYS AMA IFIYE ka ma suula ihey ka sakow❤🎉keep going my brother
Xalka diin ayuu ahaa
Hanadi edadeed baa wxs oo dhan sbb u ahayd alla xumaa dadka warka wareejiya inkaar baa ku dhacdy edadaas
Subhanallah❤😂
hurdadii aya timid mnshaa Allah
mhdsnid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ya allah ad bey ii tabatay qisadan wlhi waliba aad iyo aad dadka waxa ku jiro dad xun ee ilhy ha naga qabto dadkas
tnks pro
Already 5qof baa iga soo horeyso 😂❤
Shukrn ❤
Amina
Ilyes bientôt 200 k
Gabadha kastaa ma qurxoon tahey anagu ma fool xumahey kaama yeeli
IFIYE wn ku jaclahay
Mzuul last 2days wa zo qadinty anyway our golden voice tnxx❤
ifiyow kuwait maa joogta adi
Walal qisadan aad iyo aad bay ii xanuujisey ilahay ha wada naxriisto
Mahadzanid zxp
❤❤❤❤مرحبا
😢😢😢😢
Paix et salutation sur lui ❤
Asc wllo ifiyow mrkan bilaabay markaan qisadada dhagysty inan geesiyad noqday oo aan aminay iney wax walpo dunidan ka dhici karaan ogaady 😢❤ Alhmdullilah Calaa kulli xaal
Qnigq is dhahahi ciyow lama so dhigaya alx thanks pro❤
Azxpy iso dhwaye
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢Drs hanaadi
58:12
Best prodcast 🎉
Wlhi walaasha marmar ayay doqon noqotaa
sheeko aad u xanuun badan wlhi 😢
DAD WAR KIISA HADAAMBA DHAGEYSTO LKN WAANBDAREEMI KARAA ADOO HOOYO IYO AABO LEH AYEY HABARYARTAA AMA EEDAA DHUUNTA KUUGALEYSAA 😢😢😢
WAR QALBI YADA DAD FEERIS KUTAHAY
AAWAY KUWII DULMIGA KEENAY WAA QASAB LKIIN AFKAADA WAXA XUN BARTAY
Wlhi waan jeclahay qisooyinkaga markad bilaabeyso xitaa qosol igu disha sidaa igu macaneneysid thnks golden voice ❤
Wcsm wllo
Subxaanallaah walahi waan ka naxay ax😭😭
Waar saaxiib warka waad tarmisaa maystidhi
waxaan ku siinaya taladii abwaan hadraawi ee ahayd «saddex eray halkii dooni soddon yaanay kugu qaadan»
dadka kugu xidhan dad waawayn baa ku jira ee garaad kooda ixtiraam. Mahadsanid.
❤thnks 🎉
Subhanallah
❤🙏🏼
Qisaden hore ayd uso deysay ifiye nur💯👈
Ala ifiyow may kugu dhacaan waxa ku dhacay waad isdaldali lahayd noi
Ya Allah 🤔🫢🫢💔💔💔🙏
Anigu hadaan odaga ahaan lahaa maalinta 1waad baa naasir dililahaa oo nafta dhaafin lahaa si ayna sirtu ufaafin tankale may meesha iskaga tagto waa qof wax bartaye walihi dhag jalaq mausiin lahayn 😂😂😂
Qisadaan musalsalka haboon ahee isoo xasuusisay
😂😂
😢😢😢😢😢
Ilyaasaw sxb baryahanba sheekoyin kaagu waa mashaali😊😊😊