Hooyo Soomaaliyeed Oo Lagu Cusunriyeeyo Qardho Beesha Saleebaan | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Hooyo Soomaaliyeed Oo Lagu Cusunriyeeyo Qardho Beesha Saleebaan | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Комментарии • 135

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 2 дня назад +19

    Somali Shaydan baa isku diray lkn isma necba Allow sheydaanka naga qabo Allahuma aamiin🤲🏽🤲🏽

    • @XalimoSahal
      @XalimoSahal День назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CisiCumar
      @CisiCumar День назад

      Shaydaan ma jiree
      Somali iyaga dhaqan xun

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez День назад +3

    Illahay waxaan qagabaryaya in ilahay ilmahaa ku caafiyo aabohod caaxfiyo amiin

  • @Umo580
    @Umo580 2 дня назад +6

    SUBXAANLAA RUN HADAY TAHAY WA DULMI SOOMALIYA KAJIRA

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 День назад +1

    Mashallah tabarakallah Daahir Calasow iyo inti ka qayb qaadatay sadaqada Allaha wax khayr qaba oo barako leh Allaha ugu badalo .Gabdhana Ilhay swt kurbada haysata Allaha ka dulqaado

  • @qamardagan8175
    @qamardagan8175 2 дня назад +6

    Sidaan dareemay gabadha danyarada xanuun ayaa ula jira stress weyn ayaa jira iyadaa dhaqtar u baahan allaha garab galo

    • @FalxadoSahra
      @FalxadoSahra Час назад

      Waa habar ciisa maxamuud OO maafiyaaa walee daahirow maafiyoo dhanaa kusoo wacaysa

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 2 дня назад +8

    Ciilbadanaa 😢
    Qalbiga kahadashey gun gacanta ugashey

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned День назад +1

      Naag sodoh ku sheeg dhibtay reerka ceeb maleh afkeda kadhahday

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 День назад

      @@SagalMohaned ani sededaba ruuxa dhiban cidii dhibtaa kan kufiirsadaa iiga sii daran sbbto ah 2gabdhod tu abgala ayqaban tu gbdh cayra ay dhashay ba wax ehel ahaan oga dhawaa calshan hawiye ahaan inta kale wa isla cidi qabtay marka waxba qiil ha uraadin wa gob gadhn saa iskuma wada qaban ilmada dhabankeeda kasocoty tu la mida iga socoty wlhi baan garanyn oo aanan isku qabiil ahay gbdhni😒

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io День назад +4

    Mucjisa Rabbi haydunku dhacdo.waayo cuqubada caruurta iyo Rabbiyoo laydunku dacweeyay intaa baa idinkku filan.

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 2 дня назад +8

    Waligiin reer aan tolkaaga ahayn lama guursado hadaad guursatana dhulkooda ha dagin waa go’doon

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A День назад +3

      Waa saas ayado xumaan eheen😢

    • @habibamohamed1079
      @habibamohamed1079 День назад +2

      Cashar aan ka qaatay haddii aad guursatana reerkisa ka fogoow

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 дня назад +2

    Allaaya qalii alaaaya sharaf kulahaa daahir calasow😂

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 дня назад +13

    ILAAHOOW HANA CEEBAYN ALLA GUNSANAA REERKU WAA NA CEEBEEYEEN HADAAN NAHAY REER PUNTLAND ILMAA IGU SOO JOOGSATAY WAA NECBAHAY DADKA DULMIYA DADKA

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 дня назад

      Naag waliba waa lacag doon daahir baa lacagbixiyay maqleen

    • @jujucade4485
      @jujucade4485 2 дня назад

      @@qaaliyusra7541 Na Astaqfurllah Kuwa Ilma adeeradod sidaaa Io Ka Daran U Dulmiyaaan Hada Qabiiil Ceeeb Kala Carareyso Mamada Nabsi Haka Qaaadan

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 2 дня назад

      @@qaaliyusra7541
      Allah ka cabso walal😢

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 2 дня назад

      @@qaaliyusra7541, qof baahan haddii uu yiraahdo hala icaawiyo ceebmaaha.
      Qofdhiban laguma digto.
      Haddii aad adigu ladantahay allah waa u simantihiin.

    • @bismus9944
      @bismus9944 2 дня назад +3

      Walalo gabadhan way dhibatey saan tahay, puntland masuulkama aha ee nin Ayaa dhibatayey😢 gajow ceeb ma ahan

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday 2 дня назад +4

    Nin iyo naag is jecel oo wada shaqesanaayaan ma arki karaan 😢
    Ilbey ku kala geeynaayaaan uf
    Naarsiistiga nagu badan😢

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 дня назад +9

    لا حولا ولا قوة إلا بالله 😢

  • @manaomar212
    @manaomar212 День назад +1

    Axay ax 😢dulmi badanaa dadka qaar oo qarinigaan jooga illahow u gargaar ya rabi

  • @geelegaab
    @geelegaab 2 дня назад +8

    War qabiilkeeda maxaad ka rabtaa maad musin nimo wax ugu qabatid

  • @XasanBiit-f5d
    @XasanBiit-f5d День назад +1

    Dahir alasoow Allh hakuxafido wll

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 дня назад +3

    Subxaanalaah fursada marar qaar waykuso martaa sorry kamay faaidaysan nimcadaas blse alle ayaa uqadarin xitaa shirkado ayaa shere lagu darsadaa Subxaanalaah koley qadar alle ayaa dhacday wax ka khayr badan allaha siiyo

  • @qadanali599
    @qadanali599 День назад +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭 Wallalahi waan ilmeyey alle waxan kaga baryayaa in uu dhibkasta oo ku haysta haka dul qaado

  • @caasha93
    @caasha93 2 дня назад +10

    San u oynayey madaxa ixanunay wlhi qabiil walba dad xun oo cunsiri ah walaga hela sorry hooyo ha oynin😢

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 День назад +1

    Subxaanalaah ayadaa dhibaneeyd oo xoolihii dhaafen oo ninkii ka waashey markii ay garab siin lahaayeen beey weerareen. Ilaaheey baa nafteeda uga soo badbaadiyey imtixaan beey martey Allaha muraadkeeda ha u sahlo

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 День назад

    CIIL BADANAA DADKA XIDIDKa la noqdayna qaarbaa ah kuwo ilaahey ka baqeyn. 😢😢😢😢😢😢

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 2 дня назад +1

    Ilhy ilmah ha ku cafiyo

  • @Sahra97Sahra97
    @Sahra97Sahra97 2 дня назад +1

    Allow garab gal gabadha dhibanaha🤲🤲🤲😭😭😭

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe 2 дня назад +3

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك 🎉

  • @hamdidahir3246
    @hamdidahir3246 День назад +3

    Guurku waa kii illahay kuhagajiyo ee qabiil kuma xirna gabar wxaad arkaysaa ina aderked ruma xumeyey

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 День назад +1

    Wlhi gabadhan si bay idanqisay 😭😭😭😭Subxanallah

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 дня назад +2

    Gabadhan Saleban Maaha Wa madhibaan

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A День назад +4

      Hadey tahay anke so gabar somaliyeed oo la dulmay mahan😢

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt День назад

      Sax walaal. Soomalinimada ayaa nawada Deeqda walaal. Allah hanoo badiyo dadka sidaadoo kale ah oo qiimaha leh InshaAllah

    • @laylomaxamed1279
      @laylomaxamed1279 День назад +1

      Dhaqan xumada iskadaa wll madhibanku miyaanan walaaalaheen ahayn

    • @fariidoxaaji8738
      @fariidoxaaji8738 День назад

      Madhibaankuba soo soomaali maaha soomaalinimadaa naga badan

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 дня назад +2

    4wiil 2gabdhod udhashay aasay xumenayaan wale cidii alle lagu daayo maxay dhib qabaan😢

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 дня назад +1

    Waan la ilmiyeey wlhi😭😭😭

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 дня назад +4

    Tuugsiga daahir CALASOOW dadkii waa kharibay habaynba midbaa soo fariisanaysa naa allaah barya oo shaqaysta

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 дня назад +4

    Tyroodkii Ayaa igu kacay wlhi😢

    • @LuulCalasow-vz1ci
      @LuulCalasow-vz1ci 2 дня назад

      Xanaqa muu lakacaa illahey hakaa caafiyo

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 День назад

      @@LuulCalasow-vz1ci haa abyo calashan ma xamilikadtid waxkastoo ciila Ama murugo kusaabsan isla markiiba dareen ahaan waad is bedelaysaa allaha dhibka naga saaro iyo uurku taala la oyno maalinlasta aamiin

  • @XamdaXaliimo
    @XamdaXaliimo 2 дня назад +8

    Sorry dumashii rer qardhod kaso garbaxa gabadhas

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 дня назад +3

      ceeb looma dhinto gabdhii caruurtooda korinayseey tukaan ay laheyd ka dhaceen oo furteen iyadoo nool oo magalada joogta

    • @Sky4Abdi-zt3yp
      @Sky4Abdi-zt3yp 2 дня назад +2

      Gabadha ilaa hada kama maqan wax bay iga dhaceen way ii tashanayeen baan ka maqlay. Caruurtiina iyadaba soo qaadatay wax lagu eedeeyo uma jeedo.

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 2 дня назад

      ​@@Sky4Abdi-zt3ypwaxaan waa gunimo waxaas ookale

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 День назад +1

    Daahir calasow Allaah ku xifdiyo reer qumus gb 😢😢😢❤🤲

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn День назад

    WAA LA GARANAY RER CILMI MATAAN

  • @CabdiCasiisi
    @CabdiCasiisi День назад

    Subxaaanalllah illahay hakuu gargaaro abaayo mcneey

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 20 часов назад

    Walaahay waan ooyay gabadhan dibaato badan baa kamuuqata allow caawi ilmahana Allah hakuucafiyo iyo adigaba

  • @MawliidMaxamuud-pz9hx
    @MawliidMaxamuud-pz9hx 2 дня назад +1

    Intas tugsi aya wada xaran bad tahy

  • @CabdiCasiisi
    @CabdiCasiisi День назад

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @hodanqaali8823
    @hodanqaali8823 День назад

    Soo qor nalbarka ismahaan

  • @Rivlaxr
    @Rivlaxr День назад

    Asc. Illaahow u gargaar wllaasheen yaa Rabi. Somalida hadey Arkeyn qofku in uu tolkii ama rag garab sidey u badan yihiin wey dulmiyaan wanna qabiil kasta in kastoo lagu Kala daran yahay ALLAAHU ACLAM.

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 13 часов назад

    Innaa Lillaah wainnaa ileeyhi raajicuun, saana majirtaa, Islam nimadii ma sidaanbay isku badshay

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 2 дня назад +4

    Sorry wll osman mohamud maxa idin ku dhacay bisinke 😢😢
    Gabar caruur idiin dhashay miya sida Yeeshen

    • @munaahmed8786
      @munaahmed8786 День назад

      Cisman maxamud gabadha maxumayne reerki ay ilmaha udhasha xumeeyey cismanka kale saad hada u aragtay u arkeen reerka hadulmin

    • @drsaishaaliabdi8917
      @drsaishaaliabdi8917 День назад

      @@munaahmed8786 wll aniga ah osman mohamud ma mgrty Dee gabdhu magaladeney joogtey maxa lo wayey qof ka celiya cida dulmineysa

  • @nuuranalka6083
    @nuuranalka6083 День назад

    Allow yan mj aroosin adaa ka magan gly

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra Час назад

    Habarta waa ciisa maxamuud

  • @SamawadoSaid77
    @SamawadoSaid77 День назад

    Marsha allah✈️

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 дня назад +4

    Bal ilmadaa kasocota bal Eeg Hooyada gabdhow meel hal qabiil daganyahay ha degine Ama ha u raacina Goboladke degaan waa soomali Oo idil Ayaan kala jeedaa waa gun meeshee kaga badanyihiin waa ciil iyo uqdad kujog

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 2 дня назад +2

      Waa saas walal aniga mar hore ayan dhahay gabar walba reerkeeda ha guursato waana dulmiga aan ka arkay dadkeena uff😢

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 День назад

      @@Aziiza_A sorry abyo xitaa haday Guursato yeysan kayeelin Meel dadkiisu kubadan yihiin maxaa yeelay Qaar guna baa kujira Oo Aan laga Celjnkarin aniga dagaaladii sokeeye habyar hooyo qaraaba yihjn baa la qaxday Ayado uurle ayee isugu tageen Ama qaar la dagaashay wayna u Guuriyotay marka qabiilku soomaliyeed ceeb malaha gurkuna wa calaf lkn kuwa guna ayaa kudhex jira 😥

  • @CabdiCasiisi
    @CabdiCasiisi День назад

    Aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx 15 часов назад

    Hooyooyinka soomaaliyeed waa dhibaateysanyihiin reerka ilmahaas ay ka dhasheen hacaawiyeen 6 caruur ah yaanlagu dayacin hooyadaan masaakiintaa.

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 День назад +3

    gabdha HG guurkiin ka fiirsada hawiye iidii dhama shisheeyah 😢

    • @Rivlaxr
      @Rivlaxr День назад +1

      Asc. Allaha u gargaar abaaydey iyo intii Islam ah. Guurku waa calaf Allow noo wanaaji yaa Rabi. Cismaan Maxamud ma wada xumo ee dad xun ayaa Haley.

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t День назад +2

    Majeerteen guur xumaa

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra День назад

    Anigana ii soo dira daahir calasow 25 baan u soodiri telefanka ii soo dir daahiro jamila baa lay yiraahdaa

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra День назад

    Waa nixun

  • @Taliso-zh2dl
    @Taliso-zh2dl День назад

    Aamiinaamiinaamiin yarbi

  • @fadumo11bare85
    @fadumo11bare85 День назад

    Ninku waa lajooga

  • @AaminoAamino-us2rj
    @AaminoAamino-us2rj 13 часов назад

    Asc..bah.dhulte.waa.wàsaqiin

  • @FataaShire
    @FataaShire 2 дня назад +1

    Ax ax waa arin xanun vadan

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra День назад

    He,s bustar waaye kaas aniga daahir waxaan ahay majeerteen kaa soo kale waa xurnun ah

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 День назад +1

    Gabarey nin aan tolkaa aheyn heysku gursan

  • @nolashawaasamir9849
    @nolashawaasamir9849 2 дня назад

    Alla Ciil badanaa waa dad ey garab ka heli laheed ee ehelka ahaay yee kugu xumadaan

  • @CabdiCasiisi
    @CabdiCasiisi День назад

    Scw scw scw scw scw scw

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 День назад +1

    Habartaan been badanaa sheekadaan garyaqaan baa loogu tuubo raacin qardho Somali oo dhan baa joogta

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День назад +1

    dadkan oo kale sadqadaku baxda qoflacag laahan jiray oo kacay way ku baxdaruntii

  • @sacdiyomaxamedaxmed
    @sacdiyomaxamedaxmed День назад +1

    Dhibkaan waxaa garan kara qofki shisheeya ilma udhalay

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 День назад

    Hada lee iska ilaali yeysan caruurta kaa xadin walaal 😢😢😢😢😢

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k День назад

    Gabadha hadeey koow dhibaatadaas la kulatay mxey cadaado ilmaha ulaso aadi weydey meel eey kaligeed ku thy mx dhigay bisinkee😢

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io День назад +3

    REER QARDHOOD RABBIGII LEEYDUNKU DAAYAY BAA IDIN SUGAYA.

    • @frank77w
      @frank77w 17 часов назад

      Xisaabta alle qolo ma taqaan ee dadka way wada sugi

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 День назад

    War reer cilmi mataano maxaad caruutina ku ilawdeen gabdhaad qabtaana uxumayseen 😭😭😭😭😭

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k День назад

    Daahirow gabadhaas u hiili oo wx u qabo

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 2 дня назад

    Sonami ayadhacay

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 17 часов назад +1

    Caaliya shariif baad sheegtay in gabadhaan xaalkeeda iyo in istaahil la yiraahdo lalana guursadey masertey kadibna ninkeedu la joogo hada cadaado 100kii 40 run thy inta kalena been ,maxkamada ha leysla keeno gabadhaan iyo caaliya si qofkii runta sheegaya loo ogaado.

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 19 часов назад

    war tab baa la bartay is ooohin xoolo lagu urursado

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra Час назад +1

    Habarta nin putland madax kasoo noqdaa qabaa

  • @CisiCumar
    @CisiCumar День назад

    Soomaali is cunsuriyeeya😂😂

  • @samiirofaarax2181
    @samiirofaarax2181 21 час назад

    Naa mj afka kala baxa anagaba hawiya na abuusa

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 День назад

    Gabdha caawiya

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 дня назад

    Waa garaacay shaashada 😅

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h День назад

    😭😭😭😭😭

  • @layloyusuf7682
    @layloyusuf7682 2 дня назад

    Reer ciise

  • @sacdiyaalinor3416
    @sacdiyaalinor3416 2 дня назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN День назад

    Gabadhaan yaan la siinin waxba. Ha ku waana qaataan dadka kale. Meel aan la tagin ayaaga takeey. Dhol u taariikh kuleh " wax xun" aan dad taktey ,wiina soo aragtey. Bandar Beylo( dholkii beylada laga dhigey) iyo qandala( dalkii qaanta ahaa). Nagahaan - Saleebaan , Abgaal iyo intakalee, qaladka idinkaa is kale.
    Intaas uu dhib ah maxey usoo tagi weysay. Mise waxey Isla heed, Salibaan aan sir laaheen ... aa ku shaqey Neyso. Waawareyyyyyy.

  • @amaalhassan6048
    @amaalhassan6048 День назад

    Dadkama qabiilbaa lagu caawiyaa why qabiilkeeda loogu celcelinayaa oo loga shakinaa maa laiska caawiyo

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h День назад

    maxa hooyo dhiban allow u gar gaar gabdhaheena somaliyed oo caruurta u xafid ay ku daaleen

  • @fadumo11bare85
    @fadumo11bare85 День назад

    Waa beenteed

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A День назад +1

      Walal adiga miya aqoon u leh waa beenteed maxaad u leedahay miyaadan Rabbiga ka xishoneen😢

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 День назад

      @@Aziiza_A malaha qolada dhibka u gaysatay bay kureer tahay oo qabiilka qaaday ha ubixin😅

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 11 часов назад

      @@hodandaahir5232
      Macquul🥹

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 2 дня назад

    Sorry wlhi hoyadan intay oynaysay waa la oynayay madaxaa i xanuunayo alx ayaa ku hayay manta dhan wayo dhibatada haysata hoyadaa wlhi waa dhimato illahay loga magan galo illahaw adaa awoda sad cawa unada ugaso qaday wax ay wax ku qabsato illahaw barakadada ugu dar oo ay is tagtaa ma mada noqotaa hoyadii kartida lahayd ee ilmaheda u shaqsysan jirtay illahaw u barakee sadaqadaa somali maxamed siyeen 🤲🤲🤲

  • @GareenMedia
    @GareenMedia День назад

    Sorry gabadhan waa la ciilay. Wax haloo qabto gabadhan, waa gabar fartunato ah oo shaqaysanaysa. Meel ay ku amaan helayssnaya hala dajiyo.

  • @CcasiisAadan-wq4mp
    @CcasiisAadan-wq4mp 2 дня назад

    Kan waa naxeebeeyey

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra Час назад

    Naagtaan saleebaankay dhibi jirtay waa beenteed anagaan naqaan gardheere nin la dhahaa qabi jiray oo dowlada putland madax ka soo noqday

  • @aamiinosmanosman9078
    @aamiinosmanosman9078 День назад

    🥲🥲🥲

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h День назад

    hartiyoow waa idinku ceeb gabadhan waa in la xaal mariyo wlhi waa la idinku ciqaabin

  • @CcasiisAadan-wq4mp
    @CcasiisAadan-wq4mp 2 дня назад

    Fagax caan bey ahayd

  • @sacdiyaalinor3416
    @sacdiyaalinor3416 2 дня назад +2

    Ala cidaas firxumaa naag aan qabno waa daarood madhahno hebwaayo unaqaan ayaguna naagta hawiye bay uyaqanaan 😭😭😭😭😭😭😭

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 День назад

      Rerkas wa sidas hooyadey o ay dhalen bey dhihi jiren naagti haawiye wa dad rer badiyo ah o uqdad hawiye qaba wlhi

    • @FalxadoSahra
      @FalxadoSahra 16 минут назад

      ​@@khadrahilowle4877naagtaan naag u eg OO markii danbe qardho aan ku ogaa baa gabarsaleebaan ah dhiibi jirtay ayadaa iyo ilmaheeda allahu aclam igabadhii saleebaan way dileen

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 дня назад

    nagtan waa mj ama waa ureer abti

  • @sacdiyaalinor3416
    @sacdiyaalinor3416 2 дня назад +2

    Darood firmaleh ilaahow adaan kaa magan galay waligood na naagaha way dilaan wayna silciyaan😡😡

    • @omhajar69
      @omhajar69 2 дня назад

      Dadku nooc walba wey leeyihiin in wanaagsan iyo inxunba

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 2 дня назад

      Saas ha dhihin dadku isku wada mid maaha umad dhan hal qof loma caayo

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 2 дня назад

      Yaa allaah dhibaatada naga saar oo daalkeena nabad sii

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k День назад

      Darood dhan halkee u galaafatay abaayo alle ka cabso

    • @shamsofarasle8198
      @shamsofarasle8198 День назад

      Qabiil kasta dad xun weyleyihiin😢

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 2 дня назад

    😭😭😭😭