WHAT KHADRA DAHIR CIGE ACTUALLY SAYS - SOMALI LYRIC BREAKDOWN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 1

  • @abdirahmanhusseinahmed4400
    @abdirahmanhusseinahmed4400 8 месяцев назад

    Danteenii murugtaybaan
    Maxaar ku luuqayaa
    Markaan talo meel dhigaba
    Maxaad u maroorisaa
    Muranka horta kuugu wacan
    Jacaylkaan maalayaa
    Miskeedi anoo ku idhi
    Macaankiisana dhadhami
    Maxaad uga maarantayood
    Qadhaadhkana u muudsataa
    Waxaan kaa magansadaba
    Maxaad mooyi u tidhaaa
    Meel daran aaad uga shaxdaa
    Manaxe iyo xaasidbaan
    Daad koodii moosayaa
    Markaan muska tiiriyaba
    Maxaad meel uga gubtaa
    Is mood siiska kuugu wacan
    Macnaaa lays dhaafsadaa
    Murtiida hadal ila wadaag
    Meeshaan ku idhaa ka qabo
    Maxaad maad uga dhigtaayoo
    Muraadku u baylahaaa !!!!