EXCLUSIVE: Wareysiga Raysalwasaare Ku-xigeenkii Hore Ee Soomaaliyeed Mahad Guuleed. 1/2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • EXCLUSIVE: Wareysiga Raysalwasaare Ku-xigeenkii Hore Ee Soomaaliyeed Mahad Guuleed.
    Disclaimer!DIGNIIN!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RUclips
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Fadlan muuqaalkaan ha qaadan Amar La'aan.
    Waxaa ku jiro Muusic copyright leh, iyo graphics sababi karaa in lagu ganaaxo haddii aad la degto.
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond RUclips!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Комментарии • 328

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  Месяц назад +41

    Fadlan Rugmo Kanaalkaan, Abdijaliil Show. Waxaan soo wadnaa Barnaamijyo badan oo xiiso leh. Mahadsanidiin.

    • @user-oe1kd8we5y
      @user-oe1kd8we5y Месяц назад +1

      Cidkasta oo neceb somaliland ku jirto ma wareysansa mada ahayn weriye somaliyeed mise waxad tahay weriye heer danahooda ka shaqeya

    • @CabdiraxmanAxmed-mt1tn
      @CabdiraxmanAxmed-mt1tn Месяц назад

      Mahadsanid zxp wllhi xaqiiqdii siro iyo barnamijyo naga qarsonaa baa noo bidhamisey intaan iyo in kabadan baan kaa filanaynaa midna waan kaa codanayaa noo badi barnamijka Amniga qaranka waliba aad wareysaneyno Saraakiishaa ciidan ka qaranka❤❤

    • @CabdiraxmanAxmed-mt1tn
      @CabdiraxmanAxmed-mt1tn Месяц назад

      ​@@user-oe1kd8we5yzxp bal ka fikir dhawana aad ugeysaneyso bulshadaad ee mesha ka saara caadifadda qabiil😢

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад +29

    VIVA 5 Somaliya waa lamtabtan ❤💯👍🙏aniga waan ka so horjeeda in somaliya lakal goyo aniag somali ban ah From SSC
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🙏👍💯❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Месяц назад +27

    Mahdi Guleed wax badan buu dalka usoo qabtay waa shaqsi wanaagsan , daacad u ah shaqadiisa, wagii dacwada bada juhdiguu geliyay majiro qof kaloo geliyay, mahadsanid mudane.❤❤

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Месяц назад

      WAA KHAAINUL WADDAN !!!
      MARKA UU DOONO INUU KU NOQDO DALKIISII WUXUU KA SOO CODSAN DOONAA MADAXWEYNAHA JAMHURIYADDA SOMALILAND SAAMAXAAD IYO DANBI DHAAF !!!!!!!!

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Месяц назад

      @@ahmedgailehkama Soocodsanayo Maanta Qareen Mahdi Guuleed ❤❤❤❤

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Месяц назад +6

    Mahdi guuleed madaxweynaha soo socda ee jamhuriyada federalka Somaaliya❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Месяц назад +4

    Mahadsanid Wariye abdijaliil osman ❤❤❤

  • @sakariyeabdirahman7609
    @sakariyeabdirahman7609 Месяц назад +2

    Fadlan xildhibaan gobsan keen waraysiga xiga ❤mahadsanid

  • @Mubarak-v2d
    @Mubarak-v2d Месяц назад +27

    Sxp wd mahadsantahay
    Ee ka ku xiga
    Shiikh Sharif ka dhig

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 Месяц назад +12

    Kan maxaa wax laga waydiinayaa waa kaba qaadkii farmaajo

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Месяц назад +6

      Xasan dhiiqo oo tuug ah, ciidankii shirqool ku baabiyay, 24hrs diyaarad saaran, umadii somaliyeed qabiil qabiil isu diray, musuqmaasuqiiste number one ah, shacabka barakinaya, shisheeyaha kabaqaad u ah, ma xasan dhiiqo ayaa wax lagu taageero leh duliga lugaha qalqaloocan.

    • @user-oe1kd8we5y
      @user-oe1kd8we5y Месяц назад +1

      Ninkan beenmad sheegin waa kaboqaade xata degankiisu aduunka ugu necbyhy kan weriyaha isku shegeynaa waa weriye heereysan

    • @nadifoomar9161
      @nadifoomar9161 Месяц назад +1

      @@user-oe1kd8we5y😂😂😂 aalaha kucafiyo

    • @Mohan_Abdullahi
      @Mohan_Abdullahi Месяц назад

      Jaahil ​@@user-oe1kd8we5y

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 Месяц назад

      Farmajo xakuimadiisii wax qabad muuqda bay qabatay mahdi iyo khayrana qayb bay ka ahaayeen adi xasan munafiq /musuq oo wadankii burburiyey, ciidan, dhaqaale iyo wax kastoo hurumar ah lagu gaadhi lahaa. Xasan mayd cashuuri indhahagu ha arkeen mbb.

  • @ardaaproduction1363
    @ardaaproduction1363 Месяц назад +5

    Abdijaliilow sualaha calaliska ka daa indrow plz and plz!!!!!

  • @wiilkiicumarowmaxamed2335
    @wiilkiicumarowmaxamed2335 Месяц назад +15

    Xukuumadii farmaajo waxay lahayd nidaam dowladnimo oo kala danbayni jirto inkasto xaga amniga ayna fiicnayn hadana marka xaga dowladaha dariska ah la eego waxay inoo ix tiraami jeeren sida dowlad awood leh,
    Maxaase socda maanata 😢 heer aan badeeni dood galino

    • @barliin01
      @barliin01 Месяц назад +1

      Aad ya aad markaa qabnimaa jirte abniga uunbaa liite

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Месяц назад

      Dowlad iyo nadaam Ka fiican burburkii Ka dib ma soo marin

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 Месяц назад

      Bada io wxs asaga io team kisa kadanbeye wacalada

    • @ubaxasad6952
      @ubaxasad6952 Месяц назад

      Risotfd❤​@@User-wrg23se4

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 Месяц назад

      bada farmaajo ayaaba ka dmbeeyay, inuu 4 dekadood ka kireeyo ayuu rabay

  • @cawilqorsheeye3663
    @cawilqorsheeye3663 Месяц назад +5

    Mahdi guuleed waa nin odayg ah aqooyahan ah xishood badan runtii ruug cadaa siyaasadeen anigoo meelobadan kukala duwan.

  • @moanour3350
    @moanour3350 Месяц назад +1

    H:E Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Masuul ku suntan Aqoon,Karti iyo Daljacyl..Allah ha ku dhawro...

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p Месяц назад +7

    Reer waqooy ayuu kuleeya ahay adeer meesha qabiil ayaa ka shaqeeya

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад +7

    Anigoo ixtiraam badan u haya Mahdi Guuleed hadalkiisu waa Xamar Joogis bay kaa rabtaa waana u garaabayaa

  • @DrNeeri
    @DrNeeri Месяц назад +1

    Abdijaliil - you are good reporter

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 Месяц назад +4

    Viva somalia

  • @yusufbacle7893
    @yusufbacle7893 Месяц назад +1

    Wlhi aad ban ku tagyera keep going wareysiyada aad ka umhimsan sida amniga iyo arimaha koonfur iyo waqooyi
    So badi wariye

  • @fosishirwai
    @fosishirwai Месяц назад

    Wariye sidaan ha kaa ahaado excellent

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +5

    Mnsha allah mahdi guled waa nin somalinimadu ku wayntahay, ilaahay somali ha mideeyo inaha allah

    • @taphaymaax7558
      @taphaymaax7558 Месяц назад

      You must joking,he is fucking Ethiopian.

  • @AidrusBAhmed
    @AidrusBAhmed Месяц назад +5

    Mahdi iska xoogso oo fursadaha ha dayicin

  • @bishaarCabdulaahi14
    @bishaarCabdulaahi14 Месяц назад +2

    Wariya Abdijaliil show waa ku salaamay szb runtii waxaad tahay wariya aad u qiimo badan szb waxaan kaa codsan lahaa hadii aay macquul tahay inaad soo waraysato Mohamed Abdulahi farmaajo iyo Odawaa yusuf Raage

  • @yusufmahamed8535
    @yusufmahamed8535 Месяц назад +2

    Maasha alaah

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад +10

    Allah shanta Somalia isku wada keeno allow run ka dhig iinsha Allah

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 Месяц назад +1

      Aamiin lkn maxa logu dhagan yahy SOMALILAND hadii sadexdii kalaba an lahyn, cidina lahyn halysla dono

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq Месяц назад

      @@maxamedyuusuf6593 ma aqan allah soo wada hanuuniyo dhaman tooda

  • @AbdimananmahmoudRashid
    @AbdimananmahmoudRashid Месяц назад +2

    Farmajo again insha allah insha allah😢🎉

  • @jamalu-diinqaransuge5200
    @jamalu-diinqaransuge5200 Месяц назад +4

    Mudane RW Waad mahadsanthy Runtii waxaan Qirayaa inaa kamid thy Dadka Waqti dheer kubixiyay Midaynta Somalia Taasna waan kaaga mahadcelinayaa!
    Hadaan Su aashayda ku waydiiyo Kwrn Xisbigeenii Nabad iyo Nolol Ma kamid thay wali Mise waad kala faataxaysateen Maadaama aad Dhahday waxaa udoodayaa in Somaliand Hesho RW Iyo madax waynaba!!?

  • @avv.mustafsiow4741
    @avv.mustafsiow4741 Месяц назад

    Abdi jaliil thank you so much for this interview

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Месяц назад +1

    Abdijaliil Show waqti FIICAN oo baahi-ween looqabay warbaahin hufan buu kusoobiiray. Keep going Adeerow

  • @mohamedsharmaan7779
    @mohamedsharmaan7779 Месяц назад +4

    Mahdi guuleed waa oday soomaaliyeed waa nin aan marar badan ku arkay ama ku aqaan difaaca qadiyadaha soomaaliyeed

  • @Soomatv
    @Soomatv Месяц назад +1

    Xabashi baa Igu amaanay Midnimada Somalia 🇸🇴 😅😅😅😅😅😅

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад

    Waa Runtiisa RW kuxigeenkii Hore ee 6 sano Kudhawaad Ahaa Dowladii Nabad iyo Nolol in loola Imaado Laaluush qaado ee Noo Codee Arimahaas loolama Imaado Kooxdii Nabad iyo Nolol Banaanka Ayuu kamaqlay Sheekadaa Loobalan Qaaday Xildhibana Qaarkood Ex RW Xigeenkii Nabad iyo Nolol Mudane Xil Qareen Mahdi Guuled❤❤❤

  • @daadirqaadutube444
    @daadirqaadutube444 Месяц назад +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 Месяц назад +11

    GOORMAAD IMANAYSAA!!

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 Месяц назад +1

    Ninku waa hadal yaqan. Mansha Allah

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy Месяц назад +1

    Yes

  • @user-gb1cm6ow8s
    @user-gb1cm6ow8s Месяц назад +2

    Sxp qlli ah

  • @YusufAbdi-lt3ni
    @YusufAbdi-lt3ni Месяц назад

    Mahadsanid abdijalil

  • @Moalimow
    @Moalimow Месяц назад +1

    17:25 excellent question, Cabdijaliil.
    Malaha haddii daacadnimo iyo biseyl jiro waxaa lagu bilaabi lahaa wafdi heer wasiir ah ama kasii hooseeya, ayaguna wafdi heerkaas markey Soo diraan kadib ayaa madaxweyne loo gudbi lahaa.
    Waxaa muuqata iney ahayd drama uu brother-ku director ka ahaa balse fashilantay.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад +4

    Wax reer waqooyi lays ku dhahaa ma ba jiro e beri hore la kalategey

    • @Abdirahman-o7v
      @Abdirahman-o7v Месяц назад

      😂😂 ma inbaa reer koonfur u guurtay miyaan waqooyiga lawada daganeyn maamulkii doonaa ha ka dhisnaadee

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад

      @@Abdirahman-o7v waqooyi ma jiro waa shimatern madaafiic dii laascaanood ramadaan kii la la dhacayey baa cuney no wax naga fhexeryaa ma jirto

  • @abdirahmandirir3279
    @abdirahmandirir3279 Месяц назад +1

    Marnaamij muhiim ah

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 Месяц назад

      Sxb ciyaaraha ayaan ka hadlaa ii camir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir sabiskaraaybta ha iga baqiilin😂

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Месяц назад +3

    Marke hore keen Gobolka aad ka soo jeedo waxa aad hada ku doodeysaa waa shinberyow hees!!!

  • @usher25801
    @usher25801 Месяц назад

    Mahadsanid cadijalil show fican

  • @AbdiHarir
    @AbdiHarir Месяц назад

    insha Allah kuwa wakhtigu ka Daba imaan Doona ee wadku Dili Doono Adigaa uga horeeya oo meel Aanay Dadku Rabi ugu yeedhaya Adigoo calooshaada ka fikiraya Alle swt Deg deg hakuu soo Qabto

  • @JJAbdi
    @JJAbdi Месяц назад +1

    Geedkaan madaxa dhuuban kulaha xukuumada la qeeybsado koonfur iyo waqooyi loo qeeybsado waqooyi majirtee isaaq iyo somalida kale dheh 😂

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv Месяц назад

    Mudane Mahdi Guuleed Masha Allah waa siyaasi dhexdhexaad ah, Muhiimadiisuna waa Danta Dalka iyo Dadka eex iyo nin jecleysi mayaqaano.

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Месяц назад

    Abdi jaliil ku mahadsanid interview gan wll.
    Mahdi Gulled ❤

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv Месяц назад

    Sharciyada iyo Talada Somaliland Xamar buu yaalaa.❤❤

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 Месяц назад

    Mashaa Allah guul somaali weyn

  • @mursalosman6158
    @mursalosman6158 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr Месяц назад +1

    Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Месяц назад +2

    "Waar orod oo reerkiina keen."
    Salebaan Maxamuud Adan, oo ah gudoomiyaha Guurtida Somaliland, ayaa warkaasi ka soo yeedhay, mar u la hadlayay xubin ka soo jeeda gobolkii xaalkiisu hadda wax iska baddalay ee Sool.
    Is the case any different here?
    Not really. If Mr. Guuleed is true to his words, let him get on with the job assigned to him and to his peers. Only if and when they could stand as the default choices of many higher political portfolios, including those of president and prime minister.
    In the meantime, keep the peace and keep the noise as low as possible.

    • @cabdiraxiinkhadar4433
      @cabdiraxiinkhadar4433 Месяц назад

      Reerkooda ayuu u tagi kadibna soomaaliland ayuun baa qaranimadeeda laga shaqayn.

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Месяц назад +1

    Cod iyo caqli midna ma heysaan
    Wax miiska la isu saarana aduunka
    Kama dhicin wax lagu riyoodana
    Maaha, by talk and force magalo ee waa by vote

  • @MaxamedJaamac-lf8jt
    @MaxamedJaamac-lf8jt Месяц назад +1

    CABDI JALILI SHOW WLL WAXA AAD SOO WARAYSAT SIIYASII XASAN CALI KHARE. RWS HORE HADAN AH MUSHARAX. MUSHARAX MADXAWEYNE 2026

  • @diirieabdullahi5702
    @diirieabdullahi5702 Месяц назад

    Ereyga waqooyi sax maaha. Wasiirka waxaa wacan in uu Xaafadahiisa un sheegto ileen Waqooyi waa jiheee.🩵

    • @asxaabi
      @asxaabi Месяц назад +1

      Woqooyi wuxu ula jeeda intii somaliland protectorate la isku odhanjiray 80 sanadood ayuu ingiriisku gacanta ku hayey

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo Месяц назад

      Annaka waqooyi mid ayey noo tahay, wixii dhexdooda ka jira ayakay u taashtaa.

  • @w410921
    @w410921 Месяц назад +1

    Somalila Mafia ayaa xukunta, dawladi Kama jirto

  • @user-yw2rs6iw7f
    @user-yw2rs6iw7f Месяц назад +1

    HOOYADAADII QADAAD WAYNTA LA MACAAMILI JIRTAY EE QOODHA SALAAXA AHAYD WAS EY EY DHALAY OO CALOOSHII USHAQAYSTE AH ILMO FURAASH NIJAASA AYAAD TAHAY

  • @SaleebaanOsman1122
    @SaleebaanOsman1122 Месяц назад +1

    Kani waa nacas somaliland waar wadankaaga ku laabo ninyow

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 Месяц назад

    Sheekadaan u ka hadlayo Mudanuhu waxay valid noqon lahayd wixii ka horeeyey xasuuqii Sool . Hada wax la yiraahdo W/Koonfur aya 50/50 ah ma jiraan Gobolo ayaa la noqday

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 Месяц назад

    Masuul dalkeena wax usoo qabtay ❤

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Месяц назад

    Waa runtii, Mr.guuleed.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Месяц назад +2

    Mahdi waxa looga yaqaan nin shaqo tagey ,

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 Месяц назад +2

    Ninkaan is a munafiq somaliland ayu u shaqeeyaa beentiis midnimo ma raboo

  • @sidiiqqumanemedia4644
    @sidiiqqumanemedia4644 Месяц назад +3

    Aniga isoo qabo wariye😂

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад

    Waaba runtii xaqiiqda ayu kahadley

  • @MuuseaadanAadan
    @MuuseaadanAadan Месяц назад

    Ninkabaqaada
    Dadku maysoodooran
    Ee farmaajo ayaa
    Sooqatay si uu kabaha ugu qaado

  • @Siciidaadan12
    @Siciidaadan12 Месяц назад

    NIO SOO SHAQAYSTOO HADHAW WARQADIINA CAFISKA SOO DOONTA 😂😂😂😂

  • @AbdifatahHusein-mx1vx
    @AbdifatahHusein-mx1vx Месяц назад +1

    Masuul deganan badan

  • @msa_1439
    @msa_1439 Месяц назад

    Somaliland is not Somalia and never to be part of Somalia

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka Месяц назад

    Walahi waa Legend waa soomali dhab ah ninkan m weyne soomaliya wu noqon kara reer muqdisho waan soo dhaweyneyna laakiin muuse iyo feysal faaruq wuuna ka soomali san yahay isaaqa qaar ban ba soomali dhalad ah aheyn oo oroma ah sida muuse iyo reer kiisa waa lahuba waa taariikh hore

    • @moepra1521
      @moepra1521 Месяц назад

      Ana muuse reerkisa ah intad isaaq kala gurayso ama aad caayeyso ogow wax somali ah iskuma soo dhawanayan ka shaqe sidi la iskugu soo dhwan laha adoon qabiiL.iyo shaqsi caayin

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Месяц назад +1

    Waxba u muuqabane isagaa iskii u shaqaysanayay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Waa xaaskii labadaa ee xarmaajo qabay 😂

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂 reer xamarku waa masaakiin walahi nin soo baxsaday bay wax ka dhagaystaan

  • @shiresheege
    @shiresheege Месяц назад

    Calooshiis ushaqaystaha uugu wayn dadka Somaliland kasoojeeda.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад

    Farmaajo wuu ku mahadsanyahay inuu diiday
    Dhexdhexaadinta uu soo jeediyey Abey Axmed ee
    Farmaajo iyo Roble waa bahdil meeshi oogu dambeysay.
    Arimaha Dowlada Soomaaliya waxay u taala Soomaali
    Waana Warimo hoose
    Diinteeno waxay inoo sheektay hadii Qoysku isqabto waxaa dhex galo Dadka ehelkooda ah
    Arimaha Soomaali dhexdeeda ah Abey Axmed Meel uu ka soo gali karay ma jirin.

  • @mathsolution9301
    @mathsolution9301 Месяц назад

    Sxp odowaa yuusuf raage noo soo qawo

  • @hagarman6522
    @hagarman6522 Месяц назад +1

    Adkee su aalaha aad waydiinaysid siyaaoyiinta adoo og siyaasada falka

  • @MuhanadAadam
    @MuhanadAadam 7 дней назад +1

    Mahdi

  • @Engabokor9000
    @Engabokor9000 Месяц назад

    Wariyuhu manaagbaaa waaxey qosol kana nacnacdi

  • @hagoganemohamed5384
    @hagoganemohamed5384 Месяц назад

    Odayga dawlada wuxuu Ku amaanaya in madaxweynaha iyo resalwasaaraha ciidamo somaliyeed ilaaliyaan😢

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Месяц назад

    Intey doonaan hajoogaane saw dalkuun ma joogaan

  • @AbdiHarir
    @AbdiHarir Месяц назад +1

    Munaafaqad Uu madaxweynaha jamuriyada somaliland ku masabidayo Ayaa Badhaaciskiisa ku dhex jirta inan Gumeed

  • @siciiddejong1738
    @siciiddejong1738 Месяц назад

    Mahada mohmud guuled shakhsi codkara

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад

    Ethiopia inay Ku fakarto Inay qaadato Bad Soomaaliyeed way u gaartay
    horey ayey u qaadatay dhul iyo Dad aad ubadan
    Waxay arktay Soomaali u kala ordeyso oo danaheeda u fulinnyso.
    Soomaalidu waxay tiraahda Nin Geeliisi dhacayo lagama celin karo.

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 Месяц назад

    Yaad matashaa horta dambiile calooshii u shaqayste ah bad tahee 😅

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Jaariyada xarmaajo faqash caadaqaate damiirlaawe

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Caadaqaate jaariyada xarmaajo

  • @Waheen-j7h
    @Waheen-j7h Месяц назад

    Car ha yidhaahdo koonfuri waxay waqooyi ogoshahay waxaas iyo waxaas oo barlamaanka la keenay ayaa jira waa la waday mashaariicbaa loo ogolaaday way xidhiidhi jireen wax cad oo gaal iyo muslin iyo somaliyi ogtahay ayaanu koonfur uga haynaa dadka reer somaaliland huuhaa ayuu ku dawarsanayaa

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 Месяц назад +1

    Mahdi guled wa gesi gesi dhalay wana nin waxbadan ka og wana shaqsi aqli saliim leh siyaasada xadaradleh anigo from ceelhur wa tageersan insha

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 Месяц назад

    Caqli xumaa kani. Ma reer iyo soomaali oo dhan ayaa 50/50 wax uqaybsanaya

  • @MukhtarOmar-by9dm
    @MukhtarOmar-by9dm Месяц назад +1

    Dadka Somaliland iyagoo xilal ka mudan kuwan aad hada ku fadhidan haysta ayay ka dagalamen iyago dheeli iyo cadalad daro ka cabanaya, ee maxad hada ku qancin ma ku xigeen waliba la wiiqay.

  • @abdinuurmohamed1976
    @abdinuurmohamed1976 Месяц назад

    Ninkan wariyuhu qosol buu ku gawracay

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 Месяц назад

    Midnimo cid daacad ka ihi ma jirto ee nin walba tiisa ha wato deegaankiisana ha dhisto

  • @ZuldaanAhmed-l5g
    @ZuldaanAhmed-l5g Месяц назад

    Iska soo shaqayso cidna ma matashide adiga iyo kuwa kala midka ah ee koonfur joog

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Месяц назад

    Somaliya waxa ay u burburaysaa xaasidnimada Somaliland. Somaliland iskaga hadha, qaranimadeedana u qira, sidaas ayey ku jirtaa danta dadka soomaaliyeed. Haddii taas la waayo, siina wadaan beentan midnimada ee aan xaqiiqada ku saleysneyn, Somaliland waxa ay ku qasban tahay in ay sameyso wax kasta oo ay ku gaari karto qaranimadeedii luntay 1960kii.

  • @user-Aidarusqorane
    @user-Aidarusqorane Месяц назад

    Bal wariyaana u sheeg in aan Somaliland lagaa soo dooran ee xamar lagaa doortay 😅😅

  • @mmh8047
    @mmh8047 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr Месяц назад

    Naag Naag

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 Месяц назад

    Lixda Somali xageey naga soo gashay

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Месяц назад

    Nef dheer

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 Месяц назад

    👉👉👉 sixiroolayaashii subxaanallah

  • @greeno882
    @greeno882 Месяц назад

    Sidan comedy show miyaa mise wa sidee????!!!!!😂
    Waxaanu shaqo ku lahayn kulahaa waxaasan qabtay iyo waxaa ana gacan kulahaa 😂😂..
    Nin idiin soo shaqa tagay weeyaan oo calooshiisa u shaqaysta ah.. idinkay idiin taalaa ilma adeerayal anagu noocaa nacas nacaska ah wan ka tashanay